**Maxamed Axmed Kuluc ihn & Rooda Maash | Dhoof Nooli Kulente

  Рет қаралды 456,272

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

10 жыл бұрын

CAWEYSKADALMAR.COM
FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 219
@zuhourabdirzak8660
@zuhourabdirzak8660 5 ай бұрын
Old is gold one of my fvrt❤😊
@sifaatchannel9905
@sifaatchannel9905 4 жыл бұрын
Maantaan dhagaysanayaa 2020 31 january from bangladesh student. Diu
@jamalabdi2518
@jamalabdi2518 4 жыл бұрын
Dhaqaaq toobiyaha qaad dhulku taako taakiyo dharaartii dalaalimo --- miro iyo cod macaan oo talantaali ah .watched 14 Dec 2019 Bosaso
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 2 жыл бұрын
This is one of the most important and beautiful songs still are available touch your heart ❤
@sidiiqbashiir8403
@sidiiqbashiir8403 4 жыл бұрын
Allah Haw raxmado Maxamed axmed kuluc Runtii Xasuus gooniya ayay iileedahay Heestani August 2020 ayaan dhagaysanayaa
@maxednugaali8757
@maxednugaali8757 4 жыл бұрын
Malaa Igo kudhawro waxa kudhoba ilaahay kumasoo dhoweeyee gaadiidka Midaan dhicin dheeliyina sii raac dhqaso meel walbuu taga waaw gaadiikasi waa neecee ma diyaaradbaa ma gaadhibaa ma gadiidka bada maneeya anigu waxanu odhan lahayn waa mid kusalaysan jcylka iyo dhawari taankiisa gacanta ayuu kuwadey abwaanka sameeyey heesta yaà salaam
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
How many times i listened this song. I 'M NOSTALGIC. 22 mars 23 Paris France
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
Who is counting?
@sahalenterprise6610
@sahalenterprise6610 Жыл бұрын
@osmanugaas669
@osmanugaas669 5 жыл бұрын
Alaha unaxariisto inta dhimatay magoil iyo kuluc waalaba fanaan oo cajiiba laaklln runti gaba laqadeyasa waa rer jjabuuti waa fanaanad oo caana alaha xafido
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@muhiimxuseen784
@muhiimxuseen784 3 жыл бұрын
01/01/2021 hbn sabdi so galeso Xasus ban udhagesana ax oo way adunyoy wayo bdn 😭😭 bqrkeygi allow ku naxariso #Maxamed frxdi kamey danben 29/8/2015 sabdi mlnki leyso shege qabarki aha geridaada marwalbo safar uu aadayo ayu hestan iso diri jire ama qoral ayado ah wanku xise xbb mcn AUN melan dhawaqada dhag maqlen cagana ku garen ba iga aade godku wasac ku noqay abw 😭🤲😭💔 AUN kuluc 🤲🤲 gadasha wax bdn ley niyad jabiye ley dhawacay saa ii kol koli jirte wan tabe &canantadi dhira galinta ehed waa yartahay muhim aad wax brshada ani jcl kuma ihi wll sxb ku ahay dhaqso labiso iga so wac schoolka /sii labiso gariga so kaxeyna ana ku geynayo wax idhaho waa waye oo frxdas isiya blse ana dhaxda xirte wan jcla gusheyda ina aragto.meysa dhicin lkn kuso niyesta mar walbo hada jmcd ban wada i.a gul ban rajeyna Roda geri kuma maqal cimri dher mami🤲💋💉
@quruxbila2022
@quruxbila2022 2 жыл бұрын
Wallahi kula qiiroiday wll alle ha uwaasiciyo qabriga adiga hakaaga boga dhayo
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 9 ай бұрын
allah ha unxristo qabrigana ha waasiyico adna waxa ka dhabeysa inta nooshahey inaad sameyn qof ugu yeeshu sida u kugu yeeley mohamed ❤
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 9 жыл бұрын
AUN maxamed axmed kuluc ,aabihii fanka somalida
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
Paris, France, 9 juin 2021 Emotional song ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN M. Kulac was romantic Jacaylkii dhabta ahaa Jacayl aan dhamaanayn !!!!!!!!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*erayadii : maxamed cali kaariye (digtoorkii jacaylka)* 😭
@markovmed9199
@markovmed9199 2 жыл бұрын
This song I remember !!! G ete tres impressionné juste qu'a m1non , par la reine de voix eigue Djiboutien 🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍
@fadxiabdi7398
@fadxiabdi7398 2 жыл бұрын
Beautiful somali classic! Kuluc my my favourite of all time. Allaw ku naxariiso. SANS Oublier la voix d 'or de Roda. Wa dhaxal gal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@kingcraxmancade7917
@kingcraxmancade7917 5 жыл бұрын
Masha allaaah dadku waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri
@cabdifataaxmaxamuud1201
@cabdifataaxmaxamuud1201 8 жыл бұрын
waa Erayadii maxamed cali kaariye ,dhakhtarki jaceylka ,iyo boqorki codka maxamed axmed kuluc iyo magool
@abdilahicurgu2590
@abdilahicurgu2590 7 жыл бұрын
cabdi fataax maxamuud maaah mogol# ee waa rooda maash gabada la qaadaysa heesta
@NimairaNoah
@NimairaNoah 7 жыл бұрын
Abdilahi Curgu wllkey magool ayaa iska leh heestaan
@rasheedamedia7112
@rasheedamedia7112 2 жыл бұрын
Ilahoow janefatadooso ku geey aameen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@aealol4684
@aealol4684 4 жыл бұрын
Axyaa Cod Legend Kuluc iyo Rooda Maash Haldoorka Fanka Djabouti waxay ka mid tahay Hablaha ugu Cod mcn Djabouti
@drsnaimahsny5301
@drsnaimahsny5301 4 жыл бұрын
Alle how naxriisto kuluc Xasuus iyo wakhti xasuus leh 11:00 pm 18 march 2020 adis Ababa xasuus wlhi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Allow ku naxariiso maxa haldoor naga baxay se dhib ma_leh waa loo dhashay geerida,godka laggu janne kulucoow... Aamiin aamiin
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 4 жыл бұрын
AMIIN
@idirismouse4365
@idirismouse4365 3 жыл бұрын
Aa
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto🤲
@moustaphaelabe8688
@moustaphaelabe8688 2 жыл бұрын
Popular songs 🎵 ♥ 👌 Radio Television Djibouti special every Friday morning🙏👍
@maxamedmaxamed2940
@maxamedmaxamed2940 7 жыл бұрын
Look at this woman's beauty the somali women of the past how they love their Afrikanees today the somali women are lightening their skin with creams.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Maxamed Maxamed you fight.
@iwarsame946
@iwarsame946 4 жыл бұрын
She beach herself too.
@xamaasahmed841
@xamaasahmed841 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxaristo wuxu aabihi fanka somaliyed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@baxnaano1436
@baxnaano1436 7 жыл бұрын
waaaw inaba caadi ma ahan xili ay sxbteyda ay iga dhoofeysay ayaan soo xasuustay heesta kabanka waan jeclhy heesihii hore inadan .... ENGR.BE HAPPY
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Dhoof waa hees xusuus gaara igu leh aniga 2011 isgoyska zope xamar
@roblehronniee86
@roblehronniee86 3 жыл бұрын
C'était mon chanteur préféré Med kuluc, que dieu accepte son paradis éternel amin, le 15 janvier 2015
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@mohamedosman1815
@mohamedosman1815 3 жыл бұрын
Heesstan Kampala ayaan ku dhageysan anigoo arkay ah 2017. Caawa 14 March 2021 oo Xeebta Liido fadhiyo ayaan ku nasanayaa
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 8 жыл бұрын
very likely song every time all the best Allah yarxamahum kuluc iyo magool. thank you CD caweyska dalmar. big respect
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
Ilhaahay ha u naxariisto Maxamed Axmed. He is favorite you, you my not know I'm old school. Walaal waad mahadsantahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
Fanaan Qaali ayuu ahaa in badan baan raadiyey heesihiisa oo clear thanks RTD iyaga haya kayd badan.
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 8 жыл бұрын
Yeah i know u r old school, and all so the last six years i knew this page it was so special to me and finely thank you for all and keep going Allah yaxfadak
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
+ibraahim mohamed muse you welcome. I enjoy myself older music. I miss music played by band not synthesizer. I wish Waaberi musicians still alive teach new generation and stop synthesizers. I uploaded a video Abdiqadir Juba singing live Oslo Norway I saw Muse one of waaberi great saxophonist. I wish we have more like him. I put link here. Thanks again Adeer.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
+ibraahim mohamed muse juba link kzbin.info/www/bejne/apbYnpSvp71-aas
@thezharmo.official1597
@thezharmo.official1597 4 жыл бұрын
Hees aan ku xasuusto wakhti aan yaraa oo aan tvga qaranaka kasoo gali jirty aad yaan u jeclahay heestan❤️
@dadsgirl721
@dadsgirl721 4 жыл бұрын
Ani caawa iigu horeeso 😢😢😢😢😢 what a song
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Ilahy ha unaxaristo ragii hore sharaf bay lahayen waa fanin qaali ah lkn kuwa hada markay heesta qadayan naag cml u niiki yan ragii hore maba niikin jirin kuwan hada jooga fananin lama dhihi karo waa qaniisin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@bakarcade6843
@bakarcade6843 4 жыл бұрын
Waa xasuus 8/march/2020 iyo damaashaad dalka qatar.
@djdaafo8032
@djdaafo8032 2 жыл бұрын
Heesta waxa garan Kara qofka marxaladan Ku Sugan ilaa 2019 Waxaan qaadadaa dhexdaan xidhanayaa dhakhso iigu soo noqo 2022. Sanadka .........
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
waa caasimadii bilneyd ee Djbouti.
@McSaaray
@McSaaray 9 жыл бұрын
Some time like1990s Roda M. Meel fiican ayay dhigtay, I don't look back Magool any more, by this song,
@adanjama7617
@adanjama7617 4 жыл бұрын
lkn magool qaabka u keentay way soo dhawaysay ufiirso marka ay leedahay dhambaal iyo waraaqaan dhiig kusoo qoraayee xaga laxan mogool inaba caadi maaha
@madheedhle
@madheedhle 8 жыл бұрын
wow, Rooda heer sare ayey keenty
@roadtovalhalla8871
@roadtovalhalla8871 6 жыл бұрын
yo,,,im here downloding songs for my dad i think he is on mid life crisis......2017
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Ай бұрын
2024 😢 yaraanti ban xasuustay wlhi 2002, 2002
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
22/6/2020 Habeen Is Nin Ah Jawi dagan Bal Inaan kudhirado Dhaxdaan Xidhanaya malmalba Aan dhiteysanee Dhoof dhoof Noli kulante
@ahmedabdiomer3167
@ahmedabdiomer3167 4 жыл бұрын
Very excellent nice song
@saleemaanabdihirsi2821
@saleemaanabdihirsi2821 3 жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO aamiin aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
Erayadii maxamed cali kaariye Aun , waa hees aad u macaan , fanaaniintii waa weyneyd , maxamed axmed kuluc iyo Magool
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 6 жыл бұрын
Amiin Mohamoud magool ma ahan ee waa roodo
@gamaleh33
@gamaleh33 5 жыл бұрын
Warya wa RODA MAASH
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
War roodo Maash ma laha dee heesta ee waa runtiise Magool ayaa la qaadi jirtay ee fanka barta intaydaan iska hadaaqin @@abdowabdow8486
@awilmohamedabdi2472
@awilmohamedabdi2472 5 жыл бұрын
Rooda maash weeye
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 9 жыл бұрын
Waw nice abaha fanka somaliyeed iyo roda mandeeq oo la.kentay i like this song
@asmakayse1442
@asmakayse1442 3 жыл бұрын
Ax hadan dhagaysanayaa 2/3/ 2021 sacadu 10:29 malin salasa 😭
@amorosalonso8739
@amorosalonso8739 3 жыл бұрын
abaa waan dhagesanya waa subax hore ee 23.03.2021 waa malin farxad badaan alx
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 жыл бұрын
CLASSIC OLD SCHOOL......YSLAAM WAXAASA HEESA,,,,,,,,DHAQAAQ OO TOOBIYAHA QAAD ...DHULKU TAAKO TAAKO
@gamaleh33
@gamaleh33 5 жыл бұрын
Dhowr dhowr nabaad kusii joog ha dhantaalin caashaqa
@haasanabdi8900
@haasanabdi8900 3 жыл бұрын
Kuluc fanaan la mid ah taariikhda ma soo marin
@salmanyare8537
@salmanyare8537 2 жыл бұрын
Alle haw naxrsto amiin ya allh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@jamaalabdikarim3098
@jamaalabdikarim3098 8 жыл бұрын
waxalagu.xasuusta.wayo.waayo.iyo.alla.haunaxaristee.abihii.mashraxa.m.axmed.kuluc.iyo.dhaktarkii.jacayiilka
@mohamed51904
@mohamed51904 9 жыл бұрын
ilaahoow godka kuu nuuri yaa rabi geeridu aqoon bay kugu dishaa.
@sahroomar2775
@sahroomar2775 7 жыл бұрын
Mohamed Awad
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
AAMIIN
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
Rooda Maash I think is a throwback to the great Somali female singers that mostly emerged in the 70s.
@qumanecabdi8526
@qumanecabdi8526 2 ай бұрын
2024 30 may khamiis xusuus wacan me and saaxiiib mubaarik
@lovelywithlaylla5635
@lovelywithlaylla5635 4 жыл бұрын
Waxaan ka imid gym aad u dalanahy waxaa iguu soo dhacday heeskan o lovekeyga ii qaday malinkuu bixi rabay habiinkeeda 2014 ..
@mohamedxange3401
@mohamedxange3401 5 жыл бұрын
xusuus gooniya ayey ii leadahay heestan oh.
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Wakhti tagay iyo dad tagay midna masoo noqdaan 2020/6/25 khamiis ayaan dawanaya Illahay ha unaxriisto kuluc
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 3 жыл бұрын
AMIIN AMIIN
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 Жыл бұрын
Eeshcala fanaaniin.kuluc Legend Alle haku naxariisto❤️wayo wayo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280 5 жыл бұрын
Alaha unaxariisto maxamed axmed kuluc fananan qaran
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@abditahbedelmohamud495
@abditahbedelmohamud495 9 ай бұрын
Wakhtigu waa cajiib hargeisa Ayan kudhagaysan jirey heestan manta USA an jooga Minnesota 15 Sano kadib
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 4 жыл бұрын
Waxn dhgynasnayya cwa 27 jaaanyo..... I am to master offrered programs to bangaladhesh
@ayaanyusuf5415
@ayaanyusuf5415 6 жыл бұрын
Waxan xasuustaa wakhti aan qahira kasoo baxayey ayuu qof iiqadey xasuus😓
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Markaas wllo miyaanad ooyin marka heestaa laguu qaaday?
@maxamedcali9373
@maxamedcali9373 2 жыл бұрын
dad wa dadkii hore
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 Жыл бұрын
Ereyadii maxamed cali kaariye AUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@nabadraadshe
@nabadraadshe 7 жыл бұрын
Waa erayadii macaana eye AUN abwaan Maxamed Cali Kaariye . Mahadsanjd walaal.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Adiga ayaa muddan
@mohameddahir2125
@mohameddahir2125 6 жыл бұрын
mashaa allaah walhi waa fanaaniin caan ah axsan murti iyo cod wallee kala dheer kuwa hada inoo heeso iyo kuwii hore
@munaali8555
@munaali8555 4 жыл бұрын
Yasaalam hadaa waaxa soocoda ciir ee liiski dhaayda ahaa waa kaa aduunyo socotay alee ha u naaxaa riisto
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 3 жыл бұрын
Axya fanaan Allow u naxariiso maxamed maxamed kuluc
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Kuluc
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Ahn Kuluc Iyo magool Oo hore hestan uwada qadi jiray
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Legends are Gone😞
@HaboonHaboon
@HaboonHaboon 2 жыл бұрын
22/7/2022 ayaan dhagaysanayaa xaqiiq xasuus ayaan ku jiraa
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Naagtan reer jabuuti aad bay u cod macaantahay waxa kale oo aan dhegeystey iyadoo hees ay maandeeq iyo aun maxamed suleymaan wada qaadaan la qaadaysa maxamed suleymaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Gabadha waxaa la yidhaahdaa ROODA MAASH, "Naagtaan" ma aha eray lagu yidhaahdo gabadhaha ama dumarka ka baxsan Xamar, waa cay oo kale sxb.
@abdirashidosman3990
@abdirashidosman3990 7 жыл бұрын
ale hakuu naxariisto maxamed axmed kuluc
@najaxabdi7129
@najaxabdi7129 2 жыл бұрын
21/7/2022❤️
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 9 ай бұрын
Marka dadku dadka ahaa ... codka uu dabiiciga ahaa ee la taataabanjirin, markii dubka dumarku dabiiciga ahaa ee aan la maqaarsaarijirin. Eebe ha kuu naxariisto Kulucow, boqorka codka miisaaman (laabta iyo cunaha). Caafimaad iyo cimri-dherer Maashaay, boqorada codka dhuuban.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@abditahbedelmohamud495
@abditahbedelmohamud495 Жыл бұрын
Wakhtigu.waa cajib.runt. Heestan.207 an.kudhaysan.jirey hargeisa Manta.aya igu.xigta MN USA. Joogo 15 sono.
@hhskajabbkaoakababaha7453
@hhskajabbkaoakababaha7453 5 жыл бұрын
2019..........
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 жыл бұрын
Yaaasalaam Maxaan xusuuso galey
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 3 жыл бұрын
yaa daawanaya July 2021
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 3 жыл бұрын
Ax wa markii iigu horaysen dhagaystay😔7/7/2021
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Heeskasta oo aan is idhaahdo dhagayso maxed cali kariye ayaa leh abwaanku heesa badnayaaaa
@jamaalmaxamed3304
@jamaalmaxamed3304 7 жыл бұрын
masha allaah
@Degaliah
@Degaliah 4 жыл бұрын
Alow unaxariso isagiyo umada nabi mohamed ba wa barigay Roda maash isqabeen
@poqoradareersheekhisaxaaq8601
@poqoradareersheekhisaxaaq8601 6 жыл бұрын
Ha dhantaalin caashaqa ❤❤❤❤
@roblehronniee86
@roblehronniee86 3 жыл бұрын
Marhaba adna ha dhantaalin
@khaliifxirsi6668
@khaliifxirsi6668 4 жыл бұрын
Waayo waaayo iyo barisamaadkii
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 жыл бұрын
Hees la isugu tagey Erayadii maxamed cali kaariye Laxakii xasan gareyd Codkii kuluc iyo magool Yaaa salaam
@hallimamahamud5604
@hallimamahamud5604 6 жыл бұрын
xasuus markii igu haraysay aan dhagaystay waxay ahayd 2010
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 9 жыл бұрын
(IHN) WAA ERAYADII ABWAANKII CAANKA AHAA M.A.KAARIYE (ihn)
@aadanmohammed8316
@aadanmohammed8316 7 жыл бұрын
kaydiid heestan waxa sameeyey cali sugule maxamed cali kaariye fankaba kumuu jirin markay heestu socon jirtay xamar na waxa u heesi jiray qaasin hilawle oo af talyaani ku heesi jiray fanka iyo heesaha tuugada iyo beenta ka daah
@sumayacarey2140
@sumayacarey2140 7 жыл бұрын
Www
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Aadan Mohammed ader fanka.ciyaarta kadaa wax ma gaqaan ba tahy
@abdihassan3836
@abdihassan3836 5 жыл бұрын
Heestan Waxaa wada qaadi jiray fanaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Axmed Kuluc iyo hooyadii fanka Xalimo Khalif Magool. Ma garan gabadhan Ilkaha dhaadheer meesha ay ka timid.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Sxb caydu ma fiicna, Rooda Maash waa fanaanad Soomaliyeed o reer Jabuuti ah.
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 6 жыл бұрын
AUN kuluc Amiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@araweloinasuldan9442
@araweloinasuldan9442 3 жыл бұрын
Feb 2021
@aragsan6552
@aragsan6552 7 жыл бұрын
Waaaaw
@sm3237
@sm3237 9 жыл бұрын
Waa midhihii abwaan xasan xaaji cabdilaahi Xasan ganey
@ahmedabdisuldaanabdigoox1470
@ahmedabdisuldaanabdigoox1470 7 жыл бұрын
illaahay hawnaxariisto aamin
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 5 жыл бұрын
Mohamed calli kaariye alfey
@saleemaanabdihirsi2821
@saleemaanabdihirsi2821 3 жыл бұрын
9 june 2021
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 4 жыл бұрын
alle ha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Axax dalkuwuudhisnaa Markaan😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Wll waa Jabuuti wayna dhisantahay. Xamar bay u eegtahay.
@mubarigcabdiraxmaan6460
@mubarigcabdiraxmaan6460 4 жыл бұрын
12-3-2020 kampala
@aaminadajiya6038
@aaminadajiya6038 5 жыл бұрын
Heestan wlhi love ku ahay waayo mi only one love ayaa iga maqan illahow isagoo cfmd qaba isoo laabtaa meel kstuu joogna illahow ku ilali
@salmandanl12
@salmandanl12 4 жыл бұрын
Madadaalada guided
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
28 juin 2021
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
Caweyska dalmar sxb isheeg meesha ka danbeysa fananiinta waa magaladee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Walaal waa Jabuuti
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar shugran
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lagatas
**Maxamed Axmed KULUC Ahun | Heesta Diigaa Habeenkii | Dawo
7:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 276 М.
Barnaamijka Tacsiga Maxamed Axmed Kuluc
35:47
Universal Somali TV
Рет қаралды 135 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 79 МЛН
**Maxamed Axmed KULUC Ahun | Heestii Balag baa la ii Sudhay ama Badda
8:28
Roda & shimaali
7:18
Jabuuti TV
Рет қаралды 165 М.
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 373 М.
Xulka heesaha cumar dhuule cali qaybti 3aad kaban iyo cod Aad u macaan
1:52:22
Cabdikariin yare | Heestii Dhoof | Qaaci show
5:16
shiiqa boys
Рет қаралды 42 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 21 М.
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,7 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 101 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 101 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 730 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 938 М.