No video

Maxamed Axmed Kuluc Iyo Caasha Cabdo Malika 🔥Iyo Heesta "FORGET - ILLOW - انسى الماضي"

  Рет қаралды 243,975

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxankaba
A/ Cabdillaahi Qarshe AHN 1971

Пікірлер: 85
@user-ew8ek4dd8s
@user-ew8ek4dd8s 8 ай бұрын
Yaa dhagaysanaya 2024😂
@asmacabdi904
@asmacabdi904 3 ай бұрын
Aniga 😅
@cabdiraxmaanaadanibrahim8456
@cabdiraxmaanaadanibrahim8456 2 жыл бұрын
Heesta yaa tiktok ka soo raacay😀
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Mimi hapanaa sitaki kuona wewe waxan ku dhagysanaya Nairobi kenya 2024 allha unaxristo maxamed axmed kuluc
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
Aamin
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 жыл бұрын
Caasho Cabdow Maliika wuxuu Ilaahay ugu hibeeyey cod inaba caadi ahayn, caafimaad iyo cimri dheer Allah siiyo
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Aamiin.
@somtelsl3906
@somtelsl3906 2 жыл бұрын
@@roblemaer4834 xagee ku nooshahay?
@M.Suriyan
@M.Suriyan 2 жыл бұрын
@@somtelsl3906 USA
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@somtelsl3906 Waqooyiga Maraykanka.
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Mirihii : Cabdillaahi Qarshe Laxankii : Cabdullahi Qarshe Qabasho: 1971 Wallahi waad Ku fara yaraysatay madaxaad inoo saarantahay (WAAYO WAAYIHII WACNAA)❤️🙏❤️🙏❤️❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Cabdilaahi qarshe aabihii fanka
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
@@calimaqdis5952 Heesta calanka Somaliya waxaaa sameeyay cabdilihaa qarshe.. Qolabaa calankeeed
@ahashi7828
@ahashi7828 5 ай бұрын
Waa 1960Gii markii Moqdisho ahayd Caasimadii Afrika ugu ilbaxsanayd Illaahay Somaali ha mideeyo Aamiin 50sanadood ka badan ayaa Heestaan weli waxay tahay No One in Afrika.
@hamsenouh3456
@hamsenouh3456 4 ай бұрын
Aamiin ilaahayow wadanka noo midee. Hadii dowladii somalia zideedii u taagnayd wlhi waxay ahaan lahayd wadanka africa ugu djaqalaha padan,ugu ilbaxsan,ugu aqoonta padan,ugu warzhadaha padan,ugu ciidan wanagsan,ugu khayraadka padan. Imkana ilahay ayaa inoo mideyn kara shanta somaliyed
@alisaid2008
@alisaid2008 9 ай бұрын
Mirihii iyo laxankii c.qarshe codka caasha cabdoow iyo m.a.kuluc
@mawliidxasan2002
@mawliidxasan2002 2 жыл бұрын
8 sano ayaan raadinayey lk n waqtigii aan maqlay cunug baan ahaa BBC da ♥farhaan maxamed jimcaale iigu dambaysay
@hamzeseid9888
@hamzeseid9888 2 жыл бұрын
Waa looga horeeyay hees 4 luuqadooda ilayn nimco Somali, english, Arabic and Swahili.😘😂
@ibonur9447
@ibonur9447 2 жыл бұрын
Ax yaa caleeg Alla yaa rahma Mahamed Ahmed Alle ha xafido Asha abdo
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan cabdilaahi qarshe Laxankii cabdilaahi qarshe
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 2 жыл бұрын
Mama casha cabdo saleeman ilahey haa ku dhowro adiga iyo familyga oo dhan Amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran waxaa tahay national singer oo tariikh fiican leh
@amarmohamed1094
@amarmohamed1094 2 жыл бұрын
From hanoolaato ✌️
@subeer9047
@subeer9047 6 ай бұрын
Anaa dhagaysanaya ❤❤❤2024 yaa ila dhagaysanaya
@bigmantatee
@bigmantatee 2 жыл бұрын
Dad taariikhle baanahay aduunka laynagama tirtirikaree aan isdaba qabano soomaalieey
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 3 ай бұрын
Ruun
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
50 sano ka hor baa heestan loo qabtay Raadiyo Muqdisho.
@user-le9ek4in7w
@user-le9ek4in7w 6 ай бұрын
Fanandan cod macana❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmaanmohamad3388
@abdirahmaanmohamad3388 2 жыл бұрын
Axyaa soood fan waa kii hore 🙏🙏🙏
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 жыл бұрын
Heestan waa top waa luuqado badan
@suhaibmahamed7468
@suhaibmahamed7468 Жыл бұрын
Intaan heeso madax ka gala dhageysanyey halkay heestani ku maqneyd.❤❤❤🎉
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Miiiimi Nataaaaka
@hamsaabdi1626
@hamsaabdi1626 Жыл бұрын
Heesta caawa iigu horeysa Axyaa sowt labo legend
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
Nimco.happy nagu wareriyenee miyaysan ogeyn hestaaastaan💕👍
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 2 жыл бұрын
Anaa u horeeyo
@AxmedYuusuf-s6p
@AxmedYuusuf-s6p 20 күн бұрын
Axasan sounds
@CabdiMaxamed-cx2kl
@CabdiMaxamed-cx2kl Жыл бұрын
Yaa dhageysaanaaato 2023😂😂😅
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Aniga
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Kuluc iyo Caasha cabdooow.
@abdiahmedyaasiin3373
@abdiahmedyaasiin3373 2 жыл бұрын
Waan kaa hayaa sxbow qaar aan maqal ayaan hada u daarayaaye Ayaan happy iska ilow
@faaraxcaydiid109
@faaraxcaydiid109 2 жыл бұрын
Kow dadki hore wlhi boqoro ahayne
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 жыл бұрын
Heestan waa in ey caasho cabdow ku dartaa mussika internationalka ah mohamed ahmed waa dhintey Aun
@dayibaxmed4701
@dayibaxmed4701 Жыл бұрын
Midhaha cali sugule duncarbeed waa unique waa la garan karaa
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 2 жыл бұрын
Nimco happy ha soo qaado,
@mubarakali5458
@mubarakali5458 9 ай бұрын
2023/11/17 12:02 AM Ayaan daawaday❤❤❤
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 2 жыл бұрын
War dadki nimco happy ku waashay may heeskan tusaan 😂😂😂😂
@huud7497
@huud7497 2 жыл бұрын
Heestan hadi la cusboneysiyo wa huba iney sida hesti nimco happy u kla ka ceyso
@ali09ify
@ali09ify 2 жыл бұрын
Heestan so cusbooneysiiya aduunka caan noqone
@malabsansidii2067
@malabsansidii2067 4 ай бұрын
Heestan waxan ka maqlay abtigey YuYu 😂 wana cashaqay heestan
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
2 Legends
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 жыл бұрын
heesta Nimco happye heesten ayaa laga soo qaatay fanaanku ka soo dheegtay markaa sidaa haloo ogaado heeskasta in hees laga dheegto waxaa jirta gabay dheegasho ama hees dheegasho ee saa ufahama murtida
@user-pv6sf2bi6z
@user-pv6sf2bi6z 5 күн бұрын
M.a
@dalmarmanchester7613
@dalmarmanchester7613 2 ай бұрын
Fanka wamesha kaliya faxad iyo raaxo lagudareemo
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 ай бұрын
Ereyada iyo laxankii Cabdillaahi qqrshe AUN .
@ustaadbashiir8076
@ustaadbashiir8076 2 жыл бұрын
WHAT A GREAT SONG!
@xikmadokooban9358
@xikmadokooban9358 4 ай бұрын
2024 markale aan dib u sooxasustay .
@mohamedhared8410
@mohamedhared8410 2 жыл бұрын
Nimco happy mala dhageysiyey hestan teeda luuqa galee somali English carabi iyo kasawahili old is good 👍
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 2 жыл бұрын
Radio hargeisa kuxasusta
@najiibbashiir3777
@najiibbashiir3777 2 жыл бұрын
I don't see you 😭😭😭
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Loves
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Wooof caleeg🎸🎸🎸❤️🥰❤️
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Жыл бұрын
Marka hal-abuurkii dhabta ahaa jiray weeyi.
@happyofficiall
@happyofficiall 2 жыл бұрын
1889 dhagaysan jiray raadi 4 batari leh qofka ugu shidan ahaa lolz
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Life
@ibrahimmohamed2813
@ibrahimmohamed2813 2 жыл бұрын
Waawaaaaw hot
@zempii6546
@zempii6546 Жыл бұрын
Caadi ma aha
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
wowowwowow
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 8 ай бұрын
heesta qissadda ay ku timi yaa hayana,???
@ahmednasirali8005
@ahmednasirali8005 2 жыл бұрын
😅😅heesta qatar weeye
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 Жыл бұрын
Wllhi waxaan hees waa dhaftay
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Miiimi miiimi nataaaka
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Cali Sugulle Ayaa Sameeye
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Sxb shaqo kuma lahan Cali Sugulle (Duncarbeed) heestaan Wareysi Laga qaday fannaanadaan ayeey Ku shegaysaa in uu lahaa Cabdullahi Qarshe waana kahelaysaa KZbinka 🙏🥰🖐️
@munirjrmunir6542
@munirjrmunir6542 2 жыл бұрын
Nimco happy inta imaw dheh hortetyta Aya lasamey
@sabrina-zr2qc
@sabrina-zr2qc Жыл бұрын
❤🔥🔥🔥
@Aadanfarxaan-qu8el
@Aadanfarxaan-qu8el 4 ай бұрын
heeestan waxaa looqaady nin intuu gabadh guursady hadana arooskii baxsady hhh
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Like
@maxamedxaaxi5157
@maxamedxaaxi5157 2 жыл бұрын
Asal
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
📊📊💃💃💃📊ku.arko...doonayaayeee👁👁📊📊📊⚽️⚽️⚽️Hodon..miyaa..gobaad...guud Haldhaaley.. Magacyo.badaney...muuqeed.ruuux.noociyadeed.?????
@Cabdulaahiamiin-le4xb
@Cabdulaahiamiin-le4xb 2 ай бұрын
654
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lives
@AbdiMaxamed-vx6qs
@AbdiMaxamed-vx6qs 10 ай бұрын
Abdis10A
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
dadka ka masersan nimco hoppy waad is yeseysan hadii 50 sano ka hor hestan jirtey isaqow orda dunida ka ibiya oo ha tageeran hadii kale stop maseer shit people
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 2 жыл бұрын
Isaaq labada heesood ba wax buu ku leeyahay fanka somaliyeed, habar yoonis baa udub keeda taagtay
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
Wareeysi Caasha Cabdoow November 2011 By VOA Somali
43:00
Ik Hajji
Рет қаралды 45 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Caasha Cabdow & Axmed Naaji | Heesta Duqa Waa Taqaan
9:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 14 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
qeybta kowaad taarikhda maama caasha cabdow
29:08
MACLOW MEDIA
Рет қаралды 12 М.
DOOD: SHEEKH AXMED DIIDAAT IYO BAADARI STANLEY STONBEG
31:46
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 965 М.
Caasha cabdo Heesta mugdi iyo melxunaan maraa
6:19
Saafi somali Music
Рет қаралды 25 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "XURMA DARAN"
5:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 68 М.
CASHO ABDU MALIKA
38:19
LIBAN SHOW
Рет қаралды 134 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 53 М.
Fanaanadda Caasha Cabdow iyo heesti Daahirow😍😍🙏🙏❤️
10:43