Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "XURMA DARAN"

  Рет қаралды 77,186

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 11 ай бұрын
Xurmo daran waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay. Dareenka abwaan Cabdi Iidaan ayaa laga dhadhansan karaa codka M.A. Kuluc.
@alisomali3687
@alisomali3687 11 ай бұрын
Allaha unaxariisto Kuluc; Allaha cimrigiisa barakeeyo mulaxaniistaha weyn ee Xasan Great! Heestaan waxa macnaha u yeelay waa laxanka aad u qiimaha badan.
@mohammedh1120
@mohammedh1120 11 ай бұрын
Xassan Gareyt Asbuucaan ayuu dhintay isagana Allaah ha unaxariisto.
@alisomali3687
@alisomali3687 11 ай бұрын
Allaha unaxariisto!
@aadanabdi292
@aadanabdi292 5 ай бұрын
Intaan aniga lay xaman xilba iiga wareegee xumaantiyo dhibaatada xogaygaan ku doortee nabsiga xaabo lagu day Hadaan xaynka kuu sudhay xeerkaa kuu ma dhiganinee Xidigagaa cirkaa qabo koley kuguu xidhiidhshee
@sayidhabiib478
@sayidhabiib478 11 ай бұрын
Ku mahadsanidin bahda waayo waayihii wacnaa in aad,heesa inta badan soo raacisaan macaga abwaankii curiyay❤
@AwaysElmi
@AwaysElmi 11 ай бұрын
tolow heeskan hadii ay qaadi lahaayeen Ragga qaar sidee ayuu u e kaan lahaa codkiida Allaha u naxariisto Maxamed Axmed Kuluc
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 11 ай бұрын
Ilaahay haku naxriisto maxamed axmed kuluc waa fanaankii an ugu jeclyhy inta rag heesta ilaa hadana kama daalo waligiis asagoo kale nasoo mari maayo from galkacyo Somalia guul
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
Xurmo daran inaad Tahay Xogbaa iiga ma haysidee 💔😔😔luul xasan Cali Qalbi adaagidaa oo Naxariis daranidaa
@ahmedhaji7341
@ahmedhaji7341 11 ай бұрын
AUN mulaxamiistihii weynaa Xasan sabriye afrax naneysta wa gareed oo afsomali ah
@hassanomer2863
@hassanomer2863 11 ай бұрын
Hees qaaliya. Iidaan kuluc iyo xasan greatba AHN. Xasan great geeridiisii 7cisho kamay soo wareegin
@Miicaadyare
@Miicaadyare 11 ай бұрын
Heesata waxaa Lahaa midhaha Cabdi iidaan Wuxuuna uqaaday luul cali xasan Walaal gurigeedaan ku booqday Canada 1995 Qisadoo dhan iyey iga sheekeysay 6 heesood ayuu utiryey Waxaa ka mida Jacayl biri magoyso waxayna iisheegtay inuu heeskan ku Guhaanay wayna ilmaysay walaashey luul waan salaamaya Caafimaad iyaan urajaynaya
@KhalidAlimohamed-fc2ck
@KhalidAlimohamed-fc2ck 5 ай бұрын
Heeskazta oo ay qadeen hoboladii waabari waxay ku timi qizo dhapa. Padankana heesaha qaramiga ah qizadooda ma,soo raaciyaan dadka KZbin soo dhigaa qisadooda
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 6 ай бұрын
Ilaahow u Wada Naxariiso Mohamed Ahmed iyo ninkaHeesta Iska Leh Abdi iidaan
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 11 ай бұрын
❤❤❤waayo waayihii wacnaayoow mahadsanid ustaad cumaar
@KhalidAlimohamed-fc2ck
@KhalidAlimohamed-fc2ck 5 ай бұрын
Alle ha unxristo maxmed axmed #KULUC. Waxa uu haa halyey wadaniya oo zoomaliyeed fankana ugu soo halgamay wadankeena hooyo ee #SOMALIA
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
Hees xus iyo xasuus mudan AHUN Kuluc
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 11 ай бұрын
Eryada heesta Aun Cabdi Iiddaan Faarax Miisiga Xasan sabriye xasan great Aun Codka Aun Maxamed axmed kuluc.
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 11 ай бұрын
Heesta waxa erayada leh Abdi iidan oo jacaylkiisa ku cabiri jirey heeso. Laxanka sidan maqlay wa Hassan sabriye Greit. Waxana ku luqeeya alfanan mohamed Ahmed kuluc.
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 11 ай бұрын
Xurmo daran waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay. Si dareen leh ayuu kuluc u qaaday heesta.
@AwaysElmi
@AwaysElmi 11 ай бұрын
Nasashada Jimchaha iyo waayo waayihii wacnaa ku mahadsanidiin
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
Wallahi markaan maqloo Qiisadan Jaawii Murug eeh baan dheex Muquurtaa Macno weyn aay kaa Taarjumaysa 😟😟
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
illahay haku Naxariisto Cabdi iidaan
@abdibirre4281
@abdibirre4281 2 ай бұрын
ALAHA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD KULUC. ABDI IIDAN IYO LUUL
@FarxiyaDaahir-wj7fx
@FarxiyaDaahir-wj7fx 3 ай бұрын
Ax ax xaya Sodo Ilahi hadin naxristo
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 11 ай бұрын
Heestaan oo dhammeystiran dhowr sano ayaan raadinayey. Mahadsanid saaxiib Waayo Waayihii Wacnaa.
@abdifarah3545
@abdifarah3545 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto labadaba
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
Sawiirkeed-naa Waa Taas nasiib umay yelaan inaay Abwaanka weyn Cabdi iidaan faraax aay Calfaato 😔😭😭
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
ma hubtaa
@Ahmed-xm5uo
@Ahmed-xm5uo 3 ай бұрын
Waa heesihii aan qaadka Ku bartay
@abdirahmanosman509
@abdirahmanosman509 9 ай бұрын
midka soo qorey iney heestu soo baxdey 1969 ayaaba iigu daran heesta waxaa loo sameeyey wariyadii weyneyd shukri maxamuud afrax waana markey radio mogdisho ka shaqa bilawudey ee ma waqtigaasaa?????????? iska hubiya warkaas maaheyne😊
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 ай бұрын
Adeer luul baad uu u tiriyey abwaan cabdi iidaan luul cali xasan muumin xgaad ka keentay naagtan aad shukri ku sheegtey inaadeerkay buu ahaa abwaanku anigaa 1979kii weydiiyey anagoo ku qayileyna guriga maandeeq kadib waa amarka ilaahay anigaa iyana guursadey inaadeerteed 10 ka dib khadar maxamed cabdi muumin oo labadooda aabo ilmaadeer labaad ahaayeen markaa jooji beenta iyo wax aanad War ka hayn
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 ай бұрын
Heestu 1969 kii bay soo baxday markii abwaabka bishii december kacaankii oo dalka laba bilood haystey sii daayey war ma haysid taad sheegeysaa ma luul bay qurrux iyo jidh iyo cod ku gaadheysaa Luul oo yar miyaad aragtay anaka na weydii
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
#Waayo_Waayihii_Wacnaa Mahad Weyn Walaal
@abdifarah3545
@abdifarah3545 6 ай бұрын
Xurmo daran abwaan cabdi iidaan
@Mudugboy1
@Mudugboy1 11 ай бұрын
🔥👑
@shaakirsiciid61siciid32
@shaakirsiciid61siciid32 11 ай бұрын
Qiso Dhab ah by ahayd
@MojoShire-k3q
@MojoShire-k3q 3 ай бұрын
💜💜🎼💜👌💜👍
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 6 ай бұрын
Erayadii Abwaanka Jaceelka Cabdi Iidaan Laxankii & Musikada Xasan Sabriye “Hassan Great” Muqdisho 1968
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
Balan darada Dumarka qarkood
@KhadarAxmed-te9ut
@KhadarAxmed-te9ut 4 ай бұрын
Khavaraxmeb
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 9 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite (eagle-eyed).
@AlikaysaAli
@AlikaysaAli 7 ай бұрын
hee
@looyaan323
@looyaan323 11 ай бұрын
Xidigaha cirkana qabo koley kugu xiiriishee
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 11 ай бұрын
Eryada heesta Aun Cabdi Iiddaan Faarax Miisiga Xasan sabriye xasan great Aun Codka Aun Maxamed axmed kuluc.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "INDHA DARAANDAR"
10:48
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 15 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
Qaraam: Laac
10:27
Goray Haldhaa
Рет қаралды 31 М.
Ka Hadhbaan Lahaa - Maxamed Axmed Kuluc
9:43
Ik Hajji
Рет қаралды 41 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 326 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,6 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "GABADHYAHAY KALGACAL BAAN"
12:36
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 27 М.
maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd
11:56
Qaraami Channel
Рет қаралды 72 М.
Maxamed Axmed Kuluc ahun | Ka Hadh Baan Lahaa | Hees Walwaaled
9:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 9 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН