Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "DUBAAQ" _ ( KAAR )

  Рет қаралды 15,144

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 10 ай бұрын
Inuu diirsho sowdku Bal maan kula daaloo Daliiliyo deelka maansada'e Allaa yacizak Mohamed Ahmed Kuluc Rabi janadii kugu bishaaree
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 10 ай бұрын
Wah wah ish cala qaram jilip weynti is heshsy Allh unaxaristo dhamantood
@abdiaye
@abdiaye 10 ай бұрын
What a Jam ! Jidhkaa i jidhidhcood maqalka heestan .
@RadioQaraami
@RadioQaraami 10 ай бұрын
Cajiib caadi maaha Allow kuu naxariiso
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 10 ай бұрын
Waayo waayihii wacnaa Mahadsanid malaayiin jeer💯👋👋
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 10 ай бұрын
Igumay daawateen Dulmigaan qabee Malaa way Laba dibleysteen
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 5 ай бұрын
Heestu Waa Kaar Waa Erayadii Abwaankii Weynaa (AHUN) Ismail Sheikh Ahmed Jama Warsame Yousuf (Ismail Cagaf) Kamankii Aabihii Cuudka (AHUN) Moh'oud Ismail Hussain (Hudeydi) Boongihii (AHUN) Ali Abdi Fayruus Codkii Boqorkii Masraxa (AHUN) Moh'ed Ahmed Muh'ad Osman (Kuluc) Alle Ha U Wada Naxariistee Iyaga & Wixii Dhamaan Umadii Nabi Mahammad Ba Ah (NNkH) Aamiin Aamiin Aamiin
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 7 ай бұрын
Alaha unaxariisto rag waategey
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ AUN cagaf iyo kuluc
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 10 ай бұрын
Dabuubtaan kama dabeeyseene, Malaha ruuxii weey dagaaleene. Saaseey sax kutahay.
@mdhalo101
@mdhalo101 10 ай бұрын
🔥
@MohamedAbdirahman-i5k
@MohamedAbdirahman-i5k 5 ай бұрын
Heestu markay kaa hadlayso ayay macno leedahay. Alla yaa jacaylkayga ii dhagaysiiya oo fahamsiiya ereyadan waxaan aaminsanay inay ayadoo ordaysa ii imaan lahayd.
@maxdar11
@maxdar11 5 ай бұрын
Igumay daawateen dulmigaan qaba ee Malaa way laba dibleeyeen eeee, Jacayl kaaga was anna mirqaan ayaan u dhagaysanayaa kkk
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 10 ай бұрын
Waaow
@MaxamedCabdilaahi-xl7jx
@MaxamedCabdilaahi-xl7jx 8 ай бұрын
Waxaan xasuusta wahktii soomaalidu fiicnayd
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 10 ай бұрын
Dumar Nin Doontaa, Ilaaq Dalbayee, Anays Diloodoo, Bas Baan Ahayee. BEEYDKA UDANBEEYA KULAABTA, SAASU SAX KUYAHAY.
@garanuug1289
@garanuug1289 10 ай бұрын
Laxanka qaraamiga ah ninka midhaha samaysay waxa k miisaan culus ninka laxanka alifay
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 8 ай бұрын
Laxankii qarshe
@BuuxCiise-df9jc
@BuuxCiise-df9jc 7 ай бұрын
​@@SuperAbdul0000abwaan saxardiid ayaa allifay
@maxdar11
@maxdar11 6 ай бұрын
Ka qaadaya kwrn rag kala dhacay may ahayn wallee
@ismaacilcalimuxumed2641
@ismaacilcalimuxumed2641 10 ай бұрын
Inay is dilo Doogsiban Ahayee
@abood4477
@abood4477 10 ай бұрын
Faananita matan ku dayo
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Sidaan ahay oganlay
8:05
Muhyadin shahid - Topic
Рет қаралды 3,1 М.
Laxanka Kaar - Kuluc Aun
8:55
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 5 М.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
Maqal Group
Рет қаралды 4 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Beentaada Hore
11:13
Maxamed Dhuule - Topic
Рет қаралды 23
"Boqorka Codka Anigu Maxamed Axmed Kuluc baan u Aqoonsay" Ustaad Xudaydi
26:29
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 110 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 417 М.
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
10:23
SUPER EAGLE
Рет қаралды 174 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН