No video

Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliima Khaliif Magool - Sida Canabka Beeraha

  Рет қаралды 24,607

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

RIWAYADII TALO IYO TALLAABO OF ABWAAN MAXAMUUD MAXAMED YASIIN DHEEG 1968 LAXANKII Xasan Great

Пікірлер: 17
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
فعلاً الأغاني القديمه عندها طابع وذكريات اكثرمن حلوه ....ربنا يرحمكما ويجعلكما في الجنة مغول وكلع
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Allha unaxaristo xasan sabrie iyo maamo magool iyo kuluc
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Abwaan Dheeg ayaa erayada leh laxankana Xasan Gareed.
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 6 жыл бұрын
Ilaahay labadoodaba Haw naxariisto, foolaadkii fanka Afsoomaaliga
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Erayada: Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) Laxanka: Xasan Sabriye Afrax (Xasan-Gareyd) Luuqda: Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Cumar Khaliif (Magool) Kuluc. Sida canabka beeraha Ama kayn caleenliyo Dhul cagaarku siman yahay Caad iyo Garloogubay Cosobkii ku yaalloo Cawshu gaardiyaysoo Cidi daaqin baad tee Cawo waxaa leh Ama ciil bixi lahaa Calaf nimuu ku siiyoo Cunto ku la wadaagood Gogol ku la cawaysaa Magool Cirka oo daruurliyo Casar hogol darroortiyo Cadceed subax la moodyow Waxaad ii la cayn tahay Dayaxoo cawayskii Carrigoo mugdi ahaa Dhulkii wada caddeeyee Cawo waxaa leh Cadraddii nasiibiyo Calaf kuu aroosee Carruur kuu xambaarteed Gogol ku la cayaartaa Kuluc Cabbaadhyaha ku yaalliyo Cududaha iyo laafyaha Caaddilkii ku uumaa Qurux cayn la doonaba Inan yahay tin iyo cidhib Cadka kuu dhammeeyo Ceebba kaa ilaashee Cawo waxaa leh Ama ciil bixi lahaa Calaf nimuu ku siiyoo Cunto ku la wadaagood Gogol ku la cawaysaa Magool Adba wiil codkaraa too Cilmi iyo aqoon loo Caaqil taliya baad tee Ruuxaan caawa ku la simo Ifka cagaha soo dhigay Cidi sheegi maysoo Adigay cajabiyee Cawo waxaa leh Cadraddii nasiibiyo Calaf kuu aroostee Carruur kuu xambaarteed Gogol ku la cayaartaa Kuluc Sida ciidda waynoo Cooflihiyo dhallintii Isu soo caddaysoo Golahii ciyaaraha Cawayskii isugu timi Carfigiyo udgoonkana Caynkoodii baad tee Cawo waxaa leh Ama ciil bixi lahaa Calaf nimuu ku siiyoo Cunto ku la wadaagood Gogol ku la cawaysaa Cawo waxaa leh Cadraddii nasiibiyo Calaf kuu aroostee Carruur kuu xambaarteed Gogol ku la cawaysaa Cawo waxaa leh Ama ciil bixi lahaa Calaf nimuu ku siiyoo Cunto ku la wadaagood Gogol ku la cawaysaa
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 4 жыл бұрын
@omar Serbia, mahadsanid
@calixuur7602
@calixuur7602 3 жыл бұрын
Halkeedii baad dhigtay mudane
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 3 жыл бұрын
Abwaan dheeg wuxuu leeyahay qaybo badan fanka soomalida ka mida gabayo sida delay iyo shiinlay qaar kamida heesaa ugu mcn weliba isagoo mudo yar ku jiray fanka hadana waa tiirkamida rukunada fanka soomaliyeed
@cumarcawke6539
@cumarcawke6539 5 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa abwaan dheeg oo hada kamida golaha guurtida somaliland wana heesta aan aadka u tageero oo sida ninku inanta dhula oo quroon ugu aamanyo iyana ay cirka ugu amanayso ax yaa hees
@muscabaxmed2100
@muscabaxmed2100 3 жыл бұрын
Ma ka daalo heestaan. Xasan gareed laxankiisa ayaaba sii maceynaya.
@abdullahialta9196
@abdullahialta9196 7 жыл бұрын
somalida yab ayey leeyihin hestan laxankeda xassan gareyd ayaa iska leh xoutube ayey ku jirta wareyska u gareyd bixiyay xate wu qada barobba ahan cml 67 ayu laxdnkan sameyay wane laxanki ugu horeyay xassan
@dayibcabdixasan5047
@dayibcabdixasan5047 6 жыл бұрын
abdullahi alta
@ahmedabdigindhe2447
@ahmedabdigindhe2447 6 жыл бұрын
Alta maba dood ayaa ka taagan xasan sabriye afrax (gareyt)
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xuus xuus mudan
@regularwarya9443
@regularwarya9443 4 жыл бұрын
Sida aan fanka ugu dhacannahay haddaynu reer Galmudug nahay bal heeskan eega . Laxanka : Xasan Gareyt (Dh.marreeb) Cuudka(music): Xasan gareyd Codka barki(1/2): Magool from Dh.marreeb Erayada : Abwaan Dheeg. F.G ah: heeska oo diyaarsan oo eraxo kale ku sameysan ayaa dheeg kaga dhegay Xasan Sabriye Afrax . Intaas oo xubno ah ninkii isxaanka loo falay ee erayada qallalan la yimid ayay u tiirinayaan heeska qoladan iidoor inkastoon dadka ugu jecel nahay boobkan waa inay joojiyaan fanku waa howl wadareed qaybtayada noo qiraan.
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Dhib male, kulli wa wada Somali!
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Sxb adigoon iidoor iyo waxkale sheegin inta badan heesta ereyadeeda abwaankii sameeyay iyo fanaanka qaadaya uun baa la sheegaa iyadoon cidna ka xaqirayn cidna la amaananayn
Ka Hadhbaan Lahaa - Maxamed Axmed Kuluc
9:43
Ik Hajji
Рет қаралды 32 М.
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 395 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Sidaa Dhidar
9:20
Muuse Ismaaciil Qalinle - Topic
Рет қаралды 451
MAGOOL.mpg
6:28
mousta volcan
Рет қаралды 25 М.
Sida Sagalka Roobkoo
8:05
Release - Topic
Рет қаралды 110
Muse Ismaciil Qalinle Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "ARAMIIDA"
9:32
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 486 М.
Magool and Kuluc. sida canabka beeraha.wmv
6:32
gorgornews
Рет қаралды 208 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН