Xasan Aadan & Khadiijo Qalanjo|| Soo hor caashaqa|| Kaban Version|| Carwo Lyrics

  Рет қаралды 7,590

Carwo LYRICS

Carwo LYRICS

Жыл бұрын

Пікірлер: 4
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 9 ай бұрын
Gacan Barakaysan Batumaysa Kaban iyo Boongahaba❤❤❤
@abokoryare8039
@abokoryare8039 Жыл бұрын
Ereyadii maxamed cali kaariye Laxanki cabdiqaadir muuse lugay Riwaayadi sida ma is ku qabna mise waan qasana 1975
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Wow hadhow bay oran la iima heesin la illama hadlin show hurdaa ihelay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
#LyricsSoohorcaashaqa #HassanAadan Naftayda waan Kuu huri Lahaa Hantina kaa bixin Lahaa Hagar kuuma quudheen Halistaad i gosiyo Halkaad igaga taalee Hawaa dhalisa Caashaqa eey Hiyigu raac Heddbaa keenta Geerida eey Ku hor timaad Raga iyo haweenkuba Midna haybad ma yeeshee Ka kaloon Lahaynine Hadhow bay odhan Layma heesin Laylama hadlin Doob hurdaa i helay Hoobeeyooy Soo hor caashaqa Aan heshiinee. #KhadiijoQalanjo Dhankayga waan kaa Hanan Lahaa Haween u roon Kuu noqon Lahaa Hawo guur ma diideen Hadaan hubo dhankaagee Hadaad hagar baxaysee Habeen keliya Caashaqu yeey Ma hirgalo Haye kuma fulaayee Horta baro Ragga iyo haweenkuba Waxay haybad ku yeeshaan Habsamaanta guurkee Meeloo huro Oon horseed wadin Looma haadsho Way hawirantaa Hoobeeyooy Haki caashaqa Aa haa haaaaa Yuu habaabine. #HassanAadan Jacaylka waan KuLa habayn lahaa Hiilna kuu noqon Lahaa Hawl kuguma dhaafeen Adigoo haraad qaba habeen Kaama seexdeen Hamaa keenta caashaqa eey Halacsiga huqbaa keenta Hibashada eey nabar hore Ragga iyo haweenkuba Midna haybad ma yeeshee Ka kaloon Lahaynine Hadhow bay odhan Layma heesin Laylama hadlin Doob hurdaa i helay Hoobeeyooy Soo hor caashaqa Aaa haa haa haaa Aan aan heshiinee #KhadiijoQalanjo Hawd geed laa Lagu soo hirtaa Hareeri dooglaa La hadhsadaa Haradoo biyowdaa Dadku ka haqab beelaa Kaliil beeshu hayaantee Horraad jar uga tuurteen Hablood ugu hoddeen Hadimiyo Lugooyaad Badaan kaga hadhaan Ragga iyo haweenkuba Waxay haybad ku yeeshaan Habsamaanta guurkee Meeloo hurro Oon horseed wadin Looma haadsho Way hawirantaa Hoobeeyooy Haki caashaqa Yuu habaabine --------------END. Hees xus iyo xusid mudan mid ka mid ah heesaha ugu macaan ama ugu qaalisan heesaha talantaaliga Guud ahaan Carro Eddeg si khaas ah waa heesaha aan aadka u xiiseeyo-: Heestani waxay ka qayb ahayd ama ku jirtay Riwaayadii Caanka ahayd ee SIDAA MAYSKU QABNAA Mise waan qasanaa Ee uu Curiyey, ama hal Abuurkeeda Lahaa, Abwaankii Weynaa Mu'alifkii Cilmiga iyo Jacaylka DR. AUN -Mohammed Ali Kaarie 1976. Heesta waxa Laxameeyey ama codka u sameeyey Ustaad Cabdiqaadir Muuse Luggey AHUN. Kabanka waxaan filayaa inuu Jiim Sheekh muumin garaacayo haddii aanu garaacayna Daa'uud ama Goobe midkood ayaa tumaya sidaan filayo walow aanan hubin. Xagga Coddadka ama Luuqda waxa inagu soo gaadhsiinaya Cod Libaaxle Hassan Aadan Samatar iyo Boqoradii Quruxda iyo Bilicda 👸 Khadiijo Mohamuud Qalanjo.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR HEESTII GUULEED (QARAAMI KABAN)
14:55
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 8 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 703 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 883 М.
SAMATAR IYO QALANJO || SOO HOR CAASHAQA WITH LYRICS QAARAAMI XUL AH
10:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 23 М.
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 671 М.
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 503 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 761 М.