Maxamed Bk 2018 (KA SOO KABO) Showgii Berbera Hees Cusub ! HD

  Рет қаралды 331,797

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

Күн бұрын

Qof aad uu jeclayd si dhaba dhib iyo dheef qaybsateen dhankiisa hadii aad waydoo. Waxaa kudu Dhaca nugayl waxan dhayal suura gelin dharaaraha kabashadee
#KASOO #KABO
©2018 Dailymusik production Music video audio lyrics Entertainment films and the Early Artist

Пікірлер: 183
@shankaroonl2631
@shankaroonl2631 5 жыл бұрын
Waay meel xasuus igu lee barbara cadey magalada jclka inta xasuus ku labaan thy love isaar
@Zizouu94
@Zizouu94 5 жыл бұрын
Berbera wa magaalada ugu jeclahay waqooyga wxa rajeyna Malin ina booqasho ugu tago , reer berbera sln sare wxa tihin dad qalbigeyga jecelyahy sababtana yan la I waydiin 💔 lkn marwalba guul Aya idin rajeyna 💙 🇸🇴 🙏
@Najuuyar
@Najuuyar Күн бұрын
Waxa kugu dhaca nugel waxan dhayal sura gelin dharara kabashe☝️😭 Nafyahay so dhabar adaygtay dhaxu ku haye cishqugu hadu marun ka dhamaday KASO KABO DIBU DHICISI🤦‍♀️
@lovelymum927
@lovelymum927 5 жыл бұрын
Nacala jecel ku tala iska jir intaa iga dambyso jcl😭😭🤦xanunkisa ani aya so argay wlhi bls kunasib sada adi aya argi dhuuna jclk wo xo yahay ilove qof an oghay
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 4 жыл бұрын
😒😒
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Thank you for watching my all fan's don't for get like share comment subscribe to get any video upload this channel
@aydrusabdi1276
@aydrusabdi1276 5 жыл бұрын
Mansha allah Guul iyo gobanimo viv Somaliland iyo inta samaha jecel Guul one day waan iman insha allah from moqdisho viv irirsamaale
@swisschannel1999
@swisschannel1999 5 жыл бұрын
WAAH WAAH WAXAA SAA WIILA
@swisschannel1999
@swisschannel1999 5 жыл бұрын
😍😘
@ibracali7697
@ibracali7697 2 жыл бұрын
Xasus walashey aad iyo aad u jeclahy ikah igama qadee shamaso ali ayaa dhagey san jirtay abaayo hadad ii maqleyso wan ku jeclahy wa halka gabar oo aabahey iyo hoyadey dhashay allow ii dhowr
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Heesta wa motivation cadiya 😢❤
@suhuurmusdhaf1372
@suhuurmusdhaf1372 Жыл бұрын
Hben sabti sii baxayso axad so galeyso 29 October heestan waxad modaa iney aniga iga hadlayso waxan ku jiraa xaalad adag ilhayow qalbiga ii qaboji 🥺💔
@mahdaali3565
@mahdaali3565 5 жыл бұрын
Maxamed bk iyo baradaan ku dhashay I miss my Somaliland 😭😭😭😭
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
Waaw magaladaydi ku dhashay #BERBERA BK waa Hanti qaranku leeyey Inta jecel halyeyga qaranka #SOMALILAND M_S_BK LIKE hyla dhafin
@anarabotaan1132
@anarabotaan1132 5 жыл бұрын
Nacalaa, adiga iyo BK bidaar weeyne Buunkina ku yaal!!!!!!!
@apdihakiinmaxamud3335
@apdihakiinmaxamud3335 5 жыл бұрын
Bk nin qaranka soomaaliland ku dhaarta kii ka gubtoow was hooyadaa iyo xamar qarax wayn ba soimaaliland ha jirtoo ha joogto
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Sido kale magaaladan.ku dhashay lkn kuman barbaarin
@ummuyaqub2657
@ummuyaqub2657 5 жыл бұрын
anatabo taan maxad kucayaysa wilkaa jalas bad tahay kalab
@aragsanomar2781
@aragsanomar2781 5 жыл бұрын
runtaweeye huuno
@hipibintufaarahabdi438
@hipibintufaarahabdi438 5 жыл бұрын
Nolow maxamed siciid Bk wadini dhabha fanaka Somaliland ku faanto 😍😍😍😘😘
@maxamedibnuxasan2852
@maxamedibnuxasan2852 4 ай бұрын
Waxa Kugu dhaca nugeel waxan dhayal sura gelin Dhararaha Kabashade 😢 7/6/2024✅
@maanyuusufahmed3365
@maanyuusufahmed3365 5 жыл бұрын
Masha aalh mahamed siciid cabdi bk horay u soco fanaanka qaranka nolow intay nolo jirto
@kaabaargsan9767
@kaabaargsan9767 5 жыл бұрын
Manshalaha bk halyaay qaran nolow intay nolol jirto 😍
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 5 жыл бұрын
Hibak Osman naagihii yuu waaley ninkan
@abwanahmedbelguim5208
@abwanahmedbelguim5208 5 жыл бұрын
Alla heeskan xuusus bay igu leedahy wlhi ax jacayl ka waxa dareemi kara qof uu ku dhacay
@aasiyaabdi3072
@aasiyaabdi3072 5 жыл бұрын
Ax waruntaa pro
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Hees xasuus muruga igu reebtay weyan heestasi wllhy wayo wayo iso xasusisey
@abdirihimrodol5629
@abdirihimrodol5629 4 жыл бұрын
Masha allh waar sow gobol kii xadarada xeebta ayuu haa nadamka daawo
@abdikarinsaleban7507
@abdikarinsaleban7507 3 жыл бұрын
Waan Joogay Maalintaa Magaladayda Oo Waan Joogay Showga Lkn Maanta Fanka Kuma Jiro😢
@shushubbe3101
@shushubbe3101 5 жыл бұрын
Nafyahy dhaxu ku haya cishqigi❤ Haduu mar uun kadhamaye 💔 Kasoo kabo dib udhicisa😭
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Xanuun badnaa jacel aan lagula dadihinen oan lagula cisenen waqtiyadii adkaa wansodhafay alx hadana Alle iguma celiyo still listen wali hada dagesanaysid like isaar wall🥺😲
@cabdicaliibnushabeell5475
@cabdicaliibnushabeell5475 4 жыл бұрын
Ax jacayl xumaa markaan lagula wadin heestan waxaa caawa ii keenay inan nafta kusasabo waayo inan aanu jacayl soo wadnay ayaa markii ay ogaatay inan jacaylkeeda la il daranahay ayay khiyaamo igula dhaqantay😭😭😭😭
@aasholuul1151
@aasholuul1151 3 жыл бұрын
Ax aneh cawa ayuu ikeenay
@amiish4049
@amiish4049 3 жыл бұрын
@@aasholuul1151 markad Adu qalbi jaban hees murug ah dawato xanunka umba kugu badanaya ee ilahay isku xidh🙌🙂
@jeyhasab9572
@jeyhasab9572 2 жыл бұрын
Isgiji waxas walagabaxa 🥺❤️
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 5 жыл бұрын
Berbera cadey I miss you my home ❣😘😘😘😘
@jimcalenuur9847
@jimcalenuur9847 5 жыл бұрын
Abti ciwaankaga isoo baas
@ayaanbardaan82
@ayaanbardaan82 5 жыл бұрын
maxamed siciid bk hadan mar agtiisa ka ciyarilahaa sida hablahaaa ciiiil ma qabeen
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Fadumo quruxwng iyo bk lamaane jcyl❤❤❤👏
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 5 жыл бұрын
Gabadha midigtiisa taagan ee muraayadaha xidhan caadi ma aha sidey uciyaareyso. weyla heysataa heesta👍
@somalitiktok9371
@somalitiktok9371 5 жыл бұрын
Waa xaaskiisa
@reeromo439
@reeromo439 5 жыл бұрын
marwada hpnkii xfda ku Alaa miteyaaan de
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 жыл бұрын
😂😂
@abdiwaes7552
@abdiwaes7552 5 жыл бұрын
Waa dadki hormuudka u ahaa somaliland halka ay maanta joogto
@khaledcalwaan1267
@khaledcalwaan1267 5 жыл бұрын
Horta alle hasoo hadeyo aaamiin dhaha marna adigiyo marwadaada noolaada inbadan
@zahramuxumedaxmed1909
@zahramuxumedaxmed1909 3 жыл бұрын
Allah waa soo hadeeyay
@IbrahimGalbedi
@IbrahimGalbedi 5 жыл бұрын
Nolow Mahamed said abdi fanan dalkisa iyo daadkisa jecel
@zuhaybzhaqale4261
@zuhaybzhaqale4261 Жыл бұрын
HeesTan wllhi weligey Hees Ka laxan macaan ma arag hore iyo dambaba💔🥺
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
WAXALAHA WAXA FANAN JOOGA HARGAISA BK BAA ISKU DHAAMA
@abdulahiahmedfarah6513
@abdulahiahmedfarah6513 5 жыл бұрын
Berbera allaha barakeeyo iyadiyo ummaddeedaba.
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 5 жыл бұрын
Fadumo qurux wanag iyo mohamed bk farxad noogu waara noloshiina oo dhan dadkayagii
@anarabotaan1132
@anarabotaan1132 5 жыл бұрын
Nacalaa, adiga iyo BK bidaar weeyne Bunkiina ku yaal!!!!!!!!!!!!
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 жыл бұрын
Bisinka caydu waa maxay wll isda ji😂😂
@sacadacasawe2797
@sacadacasawe2797 5 жыл бұрын
nafyahy soo dhabar adaygtay dhaxuu ku haya cishaiguh haduu maruun kadhamday ka soo kabo dibuu dheceseeh
@waayoarag3460
@waayoarag3460 5 жыл бұрын
Marwoo fadumo qurux ninka aga ilaasho. Had ii kale way kaa xadikkkkkk
@mustafexasanaxmedmustafexa7871
@mustafexasanaxmedmustafexa7871 4 жыл бұрын
Xaskiisa fadum ay magaalad u dhaltay bk ceergaabo udhshay
@fahiimadeganbintusaajin3216
@fahiimadeganbintusaajin3216 5 жыл бұрын
Magaaladeydi home 🏠 landkeygi kuu xiisey berberaaaay ❤
@khadijagulied189
@khadijagulied189 5 жыл бұрын
Bk noolow wale wa geesi qarana alle ha ku dhowro geeeesi geeesi dhalaya Bk wa cadowgo jaabiye cadoega somaliland ayu jaabiye noolow geeeesi somalilander noolow allow no dhowra inamdayada somalilander noolada e namadyadowo
@salmansalaiban9748
@salmansalaiban9748 3 жыл бұрын
2021 Bishii 10...21 igu dambaysay heeskan Berbera hooyada jacaylka💔💔😰😓😢
@kafiyahassan5793
@kafiyahassan5793 5 жыл бұрын
Horta mxaa daba dhigay naagtiisa miyay ilaaalinaysaa naaa wll yaaa ku hayaa caruurtii 😜
@munamo676
@munamo676 5 жыл бұрын
Waaawu Bk
@zhacniqalpihnurah7150
@zhacniqalpihnurah7150 5 жыл бұрын
berbera❤💋 meezhay xuduntayduh taalay mis wllhi my home💋💋💋
@picspaintingvlogs9417
@picspaintingvlogs9417 3 жыл бұрын
2021 throw back hdan dhageysanaya
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 жыл бұрын
Berbera kuleyl badan baan ku xusuusta lakiin badadedan ka heley
@Caliyare-k1c
@Caliyare-k1c 5 жыл бұрын
Nin ku wayn fanka bk keep going
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@waiskaltouma4732
@waiskaltouma4732 5 жыл бұрын
Ali Ibrahim 777
@waiskaltouma4732
@waiskaltouma4732 5 жыл бұрын
Ali Ibrahim 77316655
@Caliyare-k1c
@Caliyare-k1c 5 жыл бұрын
@@waiskaltouma4732 heee
@kumnankdortayindeeqey7706
@kumnankdortayindeeqey7706 5 жыл бұрын
mshla Maxamd zicid Cbdi bky alle rali kanoqy
@ShamsoAli-wo5pq
@ShamsoAli-wo5pq Жыл бұрын
Heestan walee sameyn weyin ayey iigu Lee Dahy waayo 2022 ayaa sxb keyga qaliga ah ayaa u weynay allow asagaw cafimd qaba ii soo nabad celi anigo qalad ka galin ayuu mar qudha iga tagay wali wan ku sugaya nolosheyda cabdi kaafi aad iyo aad kugu xiisay waa hadaa qoraalkeyga aqrido asxabey ii soo duceya inaa helo sxbkey an jeclahy inuu ii soo noqdo
@ayaanahassan9945
@ayaanahassan9945 5 жыл бұрын
Masha 💜👌💔Allah 👌👌👌👌👌👌👌 Bk❤❤
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 5 жыл бұрын
Ayaana Hassan99 bk hablihii wuu waaley
@abdiqani1996
@abdiqani1996 5 жыл бұрын
Legend bk fanan qaran
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Thank you
@abdiqani1996
@abdiqani1996 5 жыл бұрын
@@SomaliNewEntertainment adiga mudan sxp hore scod wcan
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 5 жыл бұрын
lipaaxa qudhac dheer dhilo calankii xabashida yey wadataa uf waa kuwey wasijireen
@engjubo1762
@engjubo1762 5 жыл бұрын
Nin rajaad fanaan qaran weeyaan
@muusealiabyan838
@muusealiabyan838 5 жыл бұрын
Really abti
@abdinaziryaziin6921
@abdinaziryaziin6921 5 ай бұрын
Runtii kama daalo heestan ❤
@khalidibrahim7071
@khalidibrahim7071 5 жыл бұрын
Heestani anay igu socotaa
@aishasaleban3020
@aishasaleban3020 5 жыл бұрын
Walaal biikeeyow heestani way itaabatay ax ax ax
@idirishiis4086
@idirishiis4086 3 жыл бұрын
Heestan waxa daremi kara qof uu jcyl somary uun
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 5 жыл бұрын
Bk❤❤❤❤❤
@hamsedollar3594
@hamsedollar3594 5 жыл бұрын
Ku dhaafa xiilagiza adkaa
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Mohmet Sead Abdi Hassan #bk ❤😘
@hoodaaxmadhoodaaxmad1447
@hoodaaxmadhoodaaxmad1447 5 жыл бұрын
masha alllh maxmed bk guuuuuuuleyso viv somalilnder💜💟💟💜💓💙💜💙💜💜❣💜❣💔💔💚💕💚💕💚💕❣💕❣💕❣💝❣💝💜❣❣❣💛❣💛💚💛💚💚💛💚💛💙💛❣💛❣💛❣💛❣💛❣💛❣💛💌💛💌💛💌💛
@somalitiktok9371
@somalitiktok9371 5 жыл бұрын
Dharaaraaha qabshadee
@hibaaqcabdi3672
@hibaaqcabdi3672 4 жыл бұрын
Walaahi Anna soo maray
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 5 жыл бұрын
Still hestan manacin 😢
@updirahmanmire286
@updirahmanmire286 Жыл бұрын
Zakan dhageyzanayaa😂
@hanimohammed1436
@hanimohammed1436 5 жыл бұрын
Mansh Allha guul hawaro jecelku
@deqayousef7099
@deqayousef7099 2 жыл бұрын
Who is here 2022😓
@farhanbudubada4146
@farhanbudubada4146 5 жыл бұрын
Maxamed bk ❤👍
@user-cr5tw6cr3n
@user-cr5tw6cr3n 5 жыл бұрын
Abowe magac ma waysay😁
@zainabyusuf5869
@zainabyusuf5869 5 жыл бұрын
Noolow maxamed bk
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 жыл бұрын
msh alle fanana qAraaan
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 5 жыл бұрын
faysa kiin BK hablihii wuu waaley
@kamiilaqali5332
@kamiilaqali5332 5 жыл бұрын
wawa mazh Alllha barbar cadey
@nashwaqd1290
@nashwaqd1290 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fataaxibra8715
@fataaxibra8715 5 жыл бұрын
maxamed bk ilove you
@MustafeCawil-yc2hv
@MustafeCawil-yc2hv 8 ай бұрын
♥️🎧
@dekaaliduale3960
@dekaaliduale3960 5 жыл бұрын
2015 till now
@soggywenus5899
@soggywenus5899 2 жыл бұрын
mxmed bk ❤️ ❤️ ❤️ somaliland ❤️ ❤️ ❤️
@duniyoxaalkeed8333
@duniyoxaalkeed8333 5 жыл бұрын
Kasoo kabo dibu dhiciisi : Alfanan BK .
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 жыл бұрын
😀😄😂🤣
@afnaanibrahim3694
@afnaanibrahim3694 5 жыл бұрын
Asl weeye
@kingkhadarck9987
@kingkhadarck9987 5 жыл бұрын
Berbera MagaLo qaran 🏩🏰🏣🏤🏥⛲
@reactionpage7347
@reactionpage7347 5 жыл бұрын
Meeshan aad kaakumo moodo ee uu ka heesayaaa waa xagee
@hoodoomer1984
@hoodoomer1984 4 жыл бұрын
Emotionally 😭😭❤
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak Ай бұрын
SEPTEMBER 2015 19 SEPT 2015 SCATTERED THUNDERSTORMS 6:00
@fataaxibra8715
@fataaxibra8715 5 жыл бұрын
hees xasuus mudan waw
@MuxsinXaaji
@MuxsinXaaji 8 ай бұрын
Bk duula
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Nice song😍😍😍😍😍
@nuuramohamed7349
@nuuramohamed7349 5 жыл бұрын
Hes mcn qirle
@khalidmuuse9260
@khalidmuuse9260 3 жыл бұрын
Berbera indho u daran Uf
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 5 жыл бұрын
❤Allow dhawr🌼 somaliland 💚
@zahrasanyare3046
@zahrasanyare3046 5 жыл бұрын
Wooooow
@fadumoizze1840
@fadumoizze1840 5 жыл бұрын
Midaan Ku agqalashay waayo kkkkkkkkkkkkkk
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 5 жыл бұрын
Fadumo Izze xaskiisa
@mohamedahmedmohamud2240
@mohamedahmedmohamud2240 5 жыл бұрын
Wow ka soo kabbo
@yaxyeck1559
@yaxyeck1559 5 жыл бұрын
Maxamed bk 😍😍😍😎😎😎😎😎😘😘😘😘💪💪💪❤❤❤
@maxamednuur4327
@maxamednuur4327 5 жыл бұрын
ax hes an tagero
@sundusjamal2348
@sundusjamal2348 2 ай бұрын
4/Aug/2024
@ilariaterzo7003
@ilariaterzo7003 5 жыл бұрын
👏👏👏👏👏❤👍👍
@aaminosaciid3452
@aaminosaciid3452 5 жыл бұрын
Adkaarta
@malyunmuxudincawale8504
@malyunmuxudincawale8504 5 жыл бұрын
💔😢😢
@khalidibrahim7071
@khalidibrahim7071 5 жыл бұрын
Marka saa loo eego
@alihiirole8488
@alihiirole8488 5 жыл бұрын
Weee wee kahely pilhi
@abdi.rihmanmohamednuh1592
@abdi.rihmanmohamednuh1592 5 жыл бұрын
Waad ifaysaa
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 5 жыл бұрын
Mashallah but she should stay at home not dance with him on stage always
@siciidsiiarag8446
@siciidsiiarag8446 3 жыл бұрын
M Allan but she should stay at home no Dance with him on stage always
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Taan uqabo Ayaban layaby ninka ma xadaba dhigy
@muxiyodiin7593
@muxiyodiin7593 5 жыл бұрын
de maxd ugu diidaysaa fadumo waa odygedii ha iskala dalxisteeee daa
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Maya walydh odygeegi inuyahy laguma hystee hady fananad tahy haaa lakin mar woo iska dhig zxibeey kudhihilaha anu
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 5 жыл бұрын
Asma Cabdi adigu fadulisanida maxa ka galay ee kaga jiraa ado midhan ban masha allah odhanayn oo ilaynayaa dadka is jecel 🙊
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
@@yummyyummy8263 kkkkkkkkkkkk Allah walalo xasidad ma ihi Lakin dee wayara ceeb inad nin un dabasocoto xt hakuqabe micnaha marwomarwo Aya lyska dhiga ninka ma had by ka eegysa 😂😂😂
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 5 жыл бұрын
Asma Cabdi may wllhi hadday is qaban isku xalal na yihin fankuna shaqadisa tahy isku faraxsanhyihin adna masha allah un dheh qaali ado raliya cafisna aynu kala ahaano💋
@hayatmohammed2903
@hayatmohammed2903 5 жыл бұрын
Bk I love I want married you I'm 20 years skinny I have,American passport I will take u to America.
@shako7423
@shako7423 5 жыл бұрын
Hhhhhhh seriously?
@ayaanintifaac321
@ayaanintifaac321 5 жыл бұрын
Doqon iska ciday na soco laxyahy
@ayaanintifaac321
@ayaanintifaac321 5 жыл бұрын
Wad riyotay
@abdirahmanahmed3923
@abdirahmanahmed3923 5 жыл бұрын
I have American pass dheh😂😂😂😂😂😂
@shako7423
@shako7423 5 жыл бұрын
@@ayaanintifaac321 xaaaidsanida mxd inanta ugu diiday 😂
@jimcalenuur9847
@jimcalenuur9847 5 жыл бұрын
Waar tan fadumo.ya ka qabta ninkan
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 жыл бұрын
😂😂😂🤣
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 жыл бұрын
Maxaa luga qaban ninkagii weyaan wayilaasha naysaa 😂😂
@mohamedaben9488
@mohamedaben9488 5 жыл бұрын
mohamedaben46
@mohamedaben9488
@mohamedaben9488 5 жыл бұрын
mohamedaben46
MAXAMED BK (CAYNABA) HEES SHIDAN MUUQAAL CUSUB HD
6:59
Somali New Entertainment
Рет қаралды 127 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,5 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 134 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 96 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
MAXAMED BK HEESTII MUNA  2020 WACDARAHII SHOWGII LONDON
5:59
Faiza Amir
Рет қаралды 3 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 5 МЛН
Hees cusub Dhawiso Dubai....Maxamed Siciid BK
5:02
Tarkeezmedia
Рет қаралды 387 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,2 МЛН
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 817 М.
Maxamed bk - Jawharad Best Official video HD
5:26
Ceelsheekh News
Рет қаралды 3,6 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН