Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015

  Рет қаралды 2,179,926

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

Күн бұрын

Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2014

Пікірлер: 915
@salmanura5109
@salmanura5109 5 ай бұрын
heestan walaahi qalbiga ku dhista qof aan si dhaba u jeclaa ayaa iga dhaqaqay waan guursaday si aan u ilaabo lakiin may dhicin 12 sano ka soo wareegtay maalin maskaxdayda kamuu bixin alhamdulilaa waxaan ahay hooyo ubad haysata maansha allaah waxba yanaan jacayl haysane xasuus taada la noolanayaa intaan ifka joogo farxad ku noloow walaal noloshu kuma xumayso hadaynu calaf isku yeelan waynay adigu eeda ma lihid alle haku garab galo wll.
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 3 ай бұрын
Wll wxd tahay gabadh wanaag badan ku jiro hadii aad aduunyada isku heli waydeen ilaahay janada ha isukiin tuso marwo sharaf lehna hakaa dhigo si fcn kuu dabsaara aad si fcn ugu raaxaysato haha sorry😜
@Diiriye-yp2ze
@Diiriye-yp2ze 2 ай бұрын
😅ppp Ppp 😅 P😅 P😅 😅 Pppp P P P
@abdiqafar9185
@abdiqafar9185 Ай бұрын
Gobanimo hadey ruux ku abtirsanlaheyd adigey kugu abtirsan laheed.
@abiibakarsadiiq5614
@abiibakarsadiiq5614 4 жыл бұрын
2015 waa wakhtigiii AAN jeclaaday in aan gabdh aan arkay qurux deeda aan la sheekaysto gabdhii waxaan gacan ta KU dhigay 2018 /3 gabdhii ilaa imika waan wada hadalnaaa aduun ka ayaan iskugu jecelnahay ilaahaw noo rumoo aamin
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Aamin wll
@maxamedraampoo2704
@maxamedraampoo2704 3 жыл бұрын
😂😂😂nin bilaa arin ah aya tahay Gabadh ad miyaa dadka u shegaysaa
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 3 жыл бұрын
Amen imika 2021 ka waran
@asiyoahmed3204
@asiyoahmed3204 3 жыл бұрын
AmeN Wll IlahY hagUu Rumeeyo
@amuunwarsame9604
@amuunwarsame9604 3 жыл бұрын
Aamen wll lknze wxs maficne maad sida isku dhantan😂
@mohamedabdirzakahmed6326
@mohamedabdirzakahmed6326 3 жыл бұрын
14 October 2021 ayaan dhagaysanooyaa😰😰😰💔💔 qof aad u jeclayd si dhabaa dhib iyo dhayf wada qaybsateen ax wlhi waa hees dareen dhab ah xambaarsan😰
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 2 жыл бұрын
Sido kle
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
@BeeldaajeMohamoudabshir
@BeeldaajeMohamoudabshir 19 күн бұрын
Dhibane ayaan ahay 😢
@FadumoShugri
@FadumoShugri 5 ай бұрын
2024 ban dib u dhagaysanaya 😢 🙋‍♀️
@cabdifataaxcarabyoutube6990
@cabdifataaxcarabyoutube6990 6 жыл бұрын
wlhi heestan wxy I xasuusisaa markaan dalkaygiii hooyo joogay ama dhalinyaranimadaydii markan joogay dalkaygii gaar ahaan sanaag ama ceerigaabo weliba ceelafwein idinku faanaa ilaahay haygusoo nabad celiyo dalkayga somaliland
@farxaancabdi3934
@farxaancabdi3934 5 жыл бұрын
Meel Baas bay ahayd alle umahad celi
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Cabdi fataax alle hakuguso nabad celiyo dalkaaga Ani heestani iga turjumeysa qiso igu dhcdy
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
@@farxaancabdi3934 👎👎👎👎👎
@ducoqabe5221
@ducoqabe5221 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo walal.✊
@umuyacquubmsbruukiskuwaara8089
@umuyacquubmsbruukiskuwaara8089 4 жыл бұрын
Ala anuu sanaag waankusoo noqday kadib 15 years adna alaah hakugusoo celiyo adoonabada
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Somalida dhan jacayl malagaga wada baxay walaxowla cmntga dhan caloshu ku hurina😂😂😂😂😂😂 2019 yaa dhagysanyo
@saaraqurux3849
@saaraqurux3849 5 жыл бұрын
jeclka somlida we isku xumeysa aniga kula hadlaya xita my heart broken😁😢😭
@ceeblayar2660
@ceeblayar2660 5 жыл бұрын
Somali jcyl ma taqano qalpi jabka yaqanaan uun 💔💔💔😢
@aysarabdi868
@aysarabdi868 5 жыл бұрын
Somali jecel ma yaqanan markee o gadan inaad jeclatay waa laga baxaa uf 💔😢
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 жыл бұрын
Ani ga wll waa lagaga baxay waana xasuustaa marwal ba hada waxaan isku dayayaa inaan ilaawo iiso ducee wll
@nimoritadiamond9501
@nimoritadiamond9501 5 жыл бұрын
Queen muuna candidate allaha ku fududeeyo
@abuilwaadhariri8432
@abuilwaadhariri8432 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢 inay igu zoco lamoodaaba wlhi ax........ ax Qofkaan 4years jeclaa Hadana idhahay lv ma aminsani waxaa igaga xun ax......... 😢😢😢😢😢😢 Bk marwalpa xaqiiiq buu Ka heesaa nolow 👍👍
@radwamaxamed9466
@radwamaxamed9466 6 жыл бұрын
Abuilwaad Hariri xjbb
@najaaxnoura2694
@najaaxnoura2694 6 жыл бұрын
pro adunka waa izka zidaaz ee samirka lee badi
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Abu ilwaad aniga kula mida 4years ana qofkan laso wadey jcyl hadana iga tagey ila hada wllhy ma ilaabo
@mohamedhassan2810
@mohamedhassan2810 5 жыл бұрын
@@asaldhaladnimco8307 idman
@sahalsulubibrahim2389
@sahalsulubibrahim2389 4 жыл бұрын
@@asaldhaladnimco8307 dhib male walaaal
@khaalidinho1130
@khaalidinho1130 4 жыл бұрын
Inta 2028 dhagesan donto bal ila socod waxan ka so hadlaya 2020 hadu alle nagarsiyo
@queenarraweloh5947
@queenarraweloh5947 5 жыл бұрын
Ninbaa dhabti dayaxa dagay💥 Dhakhso gaar siina dhaaf🚶‍♂️ Dheere ha isku dhiipin nacab🏃‍♂️🏃‍♂️ Mohammed bk🙏 6-4-2019😓😔😥
@mohamedhussein7209
@mohamedhussein7209 5 жыл бұрын
Waan kulahaya ina adeer
@mubarakbarkhad6439
@mubarakbarkhad6439 4 жыл бұрын
Afkaga caano lagu qabay
@yahyemohameth3568
@yahyemohameth3568 2 жыл бұрын
Nafyahay so dhabar adeygtay🙄
@guledyare7119
@guledyare7119 5 жыл бұрын
Mohmed saed Bk 2019👏 Nafyahay so dhabar adaygtay💪
@hiboadnan9095
@hiboadnan9095 3 жыл бұрын
Masha Allah xasus igaarah hargeisa cadeey from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 maanto le 28/12 2020
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
Maxamed bikeey ❤️❤️💯 codka macaan Love ❤️😭😭
@khadarahmed1064
@khadarahmed1064 Жыл бұрын
Inta dhagaysanaysa heestan hada inta ku mirqamaysa iyo inta dareen udhegaysanaysaa Mid kasta meeqankisa ku salamayaa Maalin axada Time:2:13 Julay 30/07/2023 EmotionaL zong😢❤
@AmaalAbdilahi-yy9bv
@AmaalAbdilahi-yy9bv Жыл бұрын
❤❤
@sundussaacid826
@sundussaacid826 5 жыл бұрын
3/2019 yaa ila daawady waayeel ilbaxaa iska ruxaya nadasha Mideeda kle heesta waa jcyl dad ka ilmaysiisy
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Aniga wllhy iga ilmeysiisay heestasi qiso igu dhcdy xasuusta
@nimcoabukar3182
@nimcoabukar3182 8 ай бұрын
1/24/2024💔
@abdinasir2513
@abdinasir2513 5 жыл бұрын
26-08-2019 Nafyahay soo dhabar adaygtay dhaaxuu ku hayee haduu mar uun kaa dhamaaday.kasoo kabo dib udhiciisi
@AmiirZaleban
@AmiirZaleban 2 ай бұрын
Qoftaydi oo iga tagtay ayaa hestan daartay anoo qayilaya😢
@henokgebree
@henokgebree Жыл бұрын
I really like this music and his voice I don’t know what he is saying but I really enjoyed the music I am from Eritrea ❤️🇸🇴❤️🇪🇷❤️👍🏿
@zakariyecabdilaahi5151
@zakariyecabdilaahi5151 Жыл бұрын
ናይ ፍቕሪ ደርፊ ናይ ምጉዳእ እዩ
@kingmuniir.
@kingmuniir. 2 жыл бұрын
Still listening 1:32: pm 1/9/2022 Khamiis😪😪
@hoodohappy6608
@hoodohappy6608 Жыл бұрын
27_ 10_ 2022 insha allh markle so boqana dona hadii ilaahaya idmaayo mara ana farxadayda laso kopi karynin 🤲😔💔
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
07/01/2020 mantra ihaysato qisada heestani 🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@fowziawarsame8910
@fowziawarsame8910 8 жыл бұрын
boqorka codka mahamed bk eesh acala hees waxad ba mooda heestan iney aniga iga hadleyso the best song :-) :-) :-) :-) :-)
@mohamudabdi3137
@mohamudabdi3137 10 жыл бұрын
waa xaflad waa yeel baan u fahmay kkkkkkkk
@hamdamonourwarka162
@hamdamonourwarka162 10 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waaa xafladii waayeelka odayaal bidaar leh ayaaba jaaasaya subxaanaka yaa cadiim
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 5 жыл бұрын
Kkkkk
@abdiraafacabdimajiid3996
@abdiraafacabdimajiid3996 3 жыл бұрын
Kkkkkkk haaa waayelada lasooka inaa
@quenkawsar4652
@quenkawsar4652 3 жыл бұрын
😂😂😂😂👍
@fatimaalinur1463
@fatimaalinur1463 9 жыл бұрын
haduu mar uun kadhamaday kaso kabo dibu dhicii bk fannan jira afkga caano lagu qabay
@faHiima354
@faHiima354 3 жыл бұрын
Hankuuu dhawacey jacylku intad Waday dhaymihisa dhaqaq qyrka dhacme 🥺wlhi Ben ma shegye intasa itabtey Nacala jcylow kugu yal gormad iga dhmanysa 😭😭
@snipervdeejay174
@snipervdeejay174 9 жыл бұрын
jamal aden jama jooga vienna aad iyo aad ayaan uga helay heestan kamana caajiso iinoolow bk ma fanaan kula dhigmaa jira
@ahmedqaisar6160
@ahmedqaisar6160 Жыл бұрын
I’m still love this music till 2017 up to now 15/11/2022❤
@kaysesalebanomar1273
@kaysesalebanomar1273 3 жыл бұрын
26/05/2021 germany hamburg city 🇩🇪 hees xasuus leh nafyahay soo dhabar adaygtay🥲
@chicken4820
@chicken4820 2 жыл бұрын
Ilaahay ban ku dhartay last year October qalbijabkii igu dhacay waxaan aan ka noolahay waaye waa aduun iyo xaalkiisa
@zunduznor6133
@zunduznor6133 2 жыл бұрын
Emotional song 😭❤️
@farhanmohamettfarah3269
@farhanmohamettfarah3269 Жыл бұрын
@nimcocali6649
@nimcocali6649 3 жыл бұрын
Waxaan dhayal suuro gelin dharaaraha kabashadee 😢😢 jecyl jceyl xanuunka uuleeyhu Qof soomara uunbaa garanya
@queenamal4533
@queenamal4533 28 күн бұрын
Waan ogaa inad icidlen donto blse i aamin kadis ayad iigaga dhigtay💔🥹
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Hestan waqtigan firsanayay jecyl xun ba ihayay hadana wan so dhabar adegay cishgu dhaxo ihayay hda wu iga dhamadey waxila kaso kaban laha🥰
@muhabashiirabdi6099
@muhabashiirabdi6099 5 жыл бұрын
Manta yadawanaya isago leh xamr hayska maqnato😂😂😂🤔
@amra2205
@amra2205 5 жыл бұрын
Muha bashiir Abdi aniga bro
@kordahab3079
@kordahab3079 5 жыл бұрын
Aniga bar0
@barkhadabdi9786
@barkhadabdi9786 4 жыл бұрын
Maantana Wuxuu leeyahay I love muqdisho
@farhanmohamettfarah
@farhanmohamettfarah Жыл бұрын
Kasoo kabo dip udhiciiza ❤😢 ebbe sowjad xalaala oo aaan jaceyl isku guursano😢
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Addicted this song untill i forget my ex.❤ it's time to begin the new chapter of my life🤍🙏 18 july 2023 3: 00 am jijiga dds qumaada
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 11 ай бұрын
14 October 2023 1: 40 night 🌙 😢 LasAnod
@nimcoabukar3182
@nimcoabukar3182 8 ай бұрын
Sxb ma bogsatay hadeer😭🥺🥺
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 8 ай бұрын
@@nimcoabukar3182haa lakiin, Qalbigu Saaxiib Ma Yeesho 💔
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 8 ай бұрын
26 jan 2024 3: 05 am Laascaanood xaafada dhiif
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 7 ай бұрын
1 march 2024 Friday LasAnod dhiif area 3: 10 am
@khadarkhudaaro5205
@khadarkhudaaro5205 3 жыл бұрын
2021 ayay ibaxysa 😢
@qweeninash9120
@qweeninash9120 3 жыл бұрын
@Khadar Khudaaro😢💔same here 😭
@faizacali
@faizacali 7 ай бұрын
3/3/2024 still fav song ❤😢
@farhanmohamettfarah3269
@farhanmohamettfarah3269 Жыл бұрын
Habeen khamiisa so galyza October 26 2022 xasuuso❤😢 Kamapa daalo dhagayzigeeda Nafyhy so dhabar adeyg tay 😢
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 3 жыл бұрын
2021 Hargeisa somaliland🥺♥️
@SagalJanno
@SagalJanno 8 ай бұрын
1 February 2024😢😭💔
@hodancabdi3260
@hodancabdi3260 8 жыл бұрын
Heestani anoo c.doolow bey dhiirigalin isiineeysaa thnks fanaanka qarniga bk
@asmakhadarbaaruud1303
@asmakhadarbaaruud1303 2 жыл бұрын
😓😓😓😓😓dhibaka iga haysta jackal way igu socota iso duceya walalhayow ina alle qalbi iqabojiyo
@hoodonaasir3333
@hoodonaasir3333 8 ай бұрын
Waxaan dhayal sura galin dhararaha ka bashade naf yahay so dhabar adayg tay dhaxu ku hayay cishqigu hadu mar un ka dhamaday ku dhaaf xiligi adkaye kaso kabo dib u dhicisi😢😢😢
@salwachanne
@salwachanne 2 жыл бұрын
Heeatan waayo aan dhageysan jiray oo qalbi jab u dhageysan jiray wa jirta lkin da wa iska dhageysana uun🥰🥰🥰🥰🥰1/2/2022🥰🥰🥰🥰🥰
@abdul-rahmanbelel
@abdul-rahmanbelel 9 ай бұрын
Axya Music Axyaa Sabaan😢😢 21.12.2023❤ oLd is gold
@bisharoabdi9090
@bisharoabdi9090 8 жыл бұрын
Odayga, dhakada xiiran qaabkuu u dheelaayo qosol were he. kkk
@blackbeuty2873
@blackbeuty2873 8 жыл бұрын
+Bisharo Abdi hhhhh you saw that too? way too fun
@istahilmahamoud7046
@istahilmahamoud7046 7 жыл бұрын
Bisharo Abdi hhhhhhhhhhh ma dhelayo wuu boofboodaya hhhh
@rodamaxamed5722
@rodamaxamed5722 7 жыл бұрын
Black Beuty llzyoim
@abdi6893
@abdi6893 6 жыл бұрын
Bisharo Abdi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kingjey7322
@kingjey7322 6 жыл бұрын
Kkkkkk
@somalichallenge1
@somalichallenge1 8 ай бұрын
Taarikhda heestan waxa iga shekeyey nimcaan hillaac 😢
@maxamedbakayle1589
@maxamedbakayle1589 10 ай бұрын
2023 15 nov.. malin arbacaa hees xasuus iga mudan 2016 wkhti Aan jcyl la daalo dhacayay bn ku dhaaafay xaqiiq mnt wn dhageysanaya qof Aad xasuustii jcylk bn waheshanayaa
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 10 ай бұрын
Markaan isdhaho waad bogsatayba sow ma damqado😢28/11/2023
@fatuushkim7276
@fatuushkim7276 2 жыл бұрын
Fri/October/2022☝️☝️☝️haysku dhiibin Nacab😩🤞
@mohamedmajidho4253
@mohamedmajidho4253 5 жыл бұрын
Safr mrkn galaa dhagystaa hestn xasus
@saytuunqrxinaahmed2658
@saytuunqrxinaahmed2658 4 жыл бұрын
Khake
@khadiijocatuush3911
@khadiijocatuush3911 Жыл бұрын
Nafyahay soo dhabar adaygtay dhaaxuu ku hayaa cishqigu haduu mar un ku dhaaafay kasoo kabo dib udhiciisii Bk heesihiisa mrkasta aan xoogaa xnuuna gudaha ka dareemo waan soo aada si aan ugu nafiso waayo dareen dhaba ayuu ka hadlaa 💔😭💔
@asmaharun8763
@asmaharun8763 Жыл бұрын
Nafyahy soo dhabar adaygty 😢😢 2/10/2021💔💔💔😭
@ubahabdulahi4830
@ubahabdulahi4830 3 жыл бұрын
19-12-2020 Nafyhy Zoo Dhabar Adgty 😰💔
@najaxcali3617
@najaxcali3617 Жыл бұрын
Wax dhagay sanaya Malin arbca ah 2022/10/26 🥺💔
@anfacabdi5319
@anfacabdi5319 Жыл бұрын
Naf yahay soo dhabar adag thy dhaxa Ku haaye cishqiga Ka soo kabo dib u dhiciisa 2019 Aya is baranay 14 December 2022 wan kala harnay
@simrandahir8109
@simrandahir8109 2 жыл бұрын
21 0ctobar 12 2021 😭💔
@yahyejamac986
@yahyejamac986 8 ай бұрын
Still listening 2024 hadad ila dhagaysanayso like hayla dhafin😢
@NawaalHashi
@NawaalHashi 2 ай бұрын
Bk 2024/ 6 /14malin khamiza ah 18:00
@xidigtamedia4941
@xidigtamedia4941 5 жыл бұрын
maxamed bky nin jira
@rahmaruuxi7413
@rahmaruuxi7413 3 жыл бұрын
2021😢😭💔la dhaf xiligi adga
@ayaanmahamed7930
@ayaanmahamed7930 3 жыл бұрын
Waxa jirtay wakhti habeen iyo malin aan dhagaysan jiray maalmihi ma doba ee noloshayda isoo maray dib ayan uso radshay manta 26.8.2021😭😭xasuus
@nolashawaasamir9849
@nolashawaasamir9849 3 жыл бұрын
Waa sidaa sabayo aniga xitaa dib usoo raadiyay waa isku dayay inaan jecelka dhantaalmin ilmhane wada korsano waan dhabar adegay blse akhirkii darbi ma ahi waa dumay waana ka kaban dona insha allah
@kamilaalinor7329
@kamilaalinor7329 3 жыл бұрын
23/01/2021, kasow kabo diib u dhiciisii 👍👍💔👍👍
@mohamedsead1198
@mohamedsead1198 2 жыл бұрын
Shaydanku waa garac bk intu fanka ku jirey hesihisa man dhegaysan jirey imnkana marku fanki ka fadhistey shaydanga ayaba igu qasbaaya in hesihisi odhan dib u dhegaysto😶😶
@kingmoha6307
@kingmoha6307 2 жыл бұрын
Waxaanba modaa heestu iney aniga igahadleyso 🙄😭
@safiaamiin1609
@safiaamiin1609 2 жыл бұрын
15 August 2022 Kaso kapo dib u dhiciise 💔😢
@maxamedali4024
@maxamedali4024 9 жыл бұрын
Caadi maaha alfanan bk nafyhy soo dhabar adaygtay dhaxu ku haye cishqigu aad ban uga helay hestan
@siidka1438
@siidka1438 3 жыл бұрын
Pk runti waa fanan inabo cadi ehen hesihisana waxey batabanayan xaqiiqda jclka
@akramdhajka1937
@akramdhajka1937 6 жыл бұрын
waa suaale islamaha maxa jaska baray odayashana ka madoobeye
@momedabdiwahab6317
@momedabdiwahab6317 5 жыл бұрын
Heesta dadkii loogu talagalay meesha majoogaan 😅😅😅
@fardowsaosmaan6338
@fardowsaosmaan6338 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Momed iyaga umatalaya ma aragtid waayelka la hysta ciyaarta odeyga ku qoslay wllhy anigu
@mustaphaahmed5926
@mustaphaahmed5926 2 жыл бұрын
Ninkani markii uu fanka ku jiray waan neceba hada lkn aad baan u dhegysta waliba calacalkiisa j3celhay Nafayahay soo dhabar adaygtay💔
@ibraahinxasan9763
@ibraahinxasan9763 2 жыл бұрын
xishow
@najmadheemen553
@najmadheemen553 3 жыл бұрын
04,04, 2021💔
@hazwaajasaciid
@hazwaajasaciid Жыл бұрын
😢dharaaraha tabshada 2021/9/27 4:27 pm axad 2023/2/24/5:30 jimco 🥀🤎
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 4 ай бұрын
Waxan umalayn reer Comments anaa oogu danbeya Cid wax soo qorta anigana wax badan idiinma sheegi karo zhpyaal 💔💔 heestan hada so boqtay. Oo aad iga danbayso like igu soo xasuuyiya😢😢😢
@6ix9inecopypro
@6ix9inecopypro Ай бұрын
Ana Wali 😂😂 joga😢😢😢
@QurxsansidihoyadedLadan
@QurxsansidihoyadedLadan Ай бұрын
Ana kasi danbeya😂​@@6ix9inecopypro
@NawaalHashi
@NawaalHashi 2 ай бұрын
Bk 2024/ 6 /14malin khamiza ah 18:00
@shaakiribnunaxar4243
@shaakiribnunaxar4243 3 жыл бұрын
Xasuus inantii uhoreysay aan xiriir jaceyL wadaagno muddo dhan 2014_2018 dhip iyo dheef wada marnaY blse imika aduunka wa igu cidlaysaY gurigeeda dhabta ah bay u hooyataY oo wey geeriyootaY rabbi naxariisti janno haku siiYo wali kumaan ilaawin blse ilaahay baa iga kaa jeclaaadey😰😓😓😰
@muhibamaanka89
@muhibamaanka89 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@nuuracabdirashiid431
@nuuracabdirashiid431 3 жыл бұрын
Aamin 😰
@shaakiribnunaxar4243
@shaakiribnunaxar4243 3 жыл бұрын
@@nuuracabdirashiid431 amiiin walal
@hamzakileh5546
@hamzakileh5546 2 жыл бұрын
allaha unaxaristo
@ayaanabdulahi50
@ayaanabdulahi50 2 жыл бұрын
Ilhay haunaxaristo wllo
@dhalboqortoyo6543
@dhalboqortoyo6543 2 жыл бұрын
Hestan marksta wanso boqda wana jeclhy Qof ad ujaclayd sidhaba dhib iyo dheef qaybsaten Dhankisa hadi adweydo😭ano kujecl bad igatagty si anku ilawo Unban ugursaday anigo yar wxn hysta ciyal waxn ahy xaas hadana hal hbn qalbiga kamad bixin true love never end wxn kurjynya nolol qurxbdn Hestan waxa isku mawelin jiry mrky soobxdy lkn hada hooyo ciyl hysta ahy 😭wxba yanan jcyl kunolan lkn kaga xsus igu filn iyo naxristadi ilhy mustqbl qurxbdn hakusiyo wdnka jogtna hakugu nbdgeliyo love you wallky❤💯🙏
@hindaaleel2625
@hindaaleel2625 2 жыл бұрын
Wllhi qoraalkaga wan la ilmeeyay waban dhafiwayay wllo adna Alle reerkaga haku barakeeyo
@munish-m6793
@munish-m6793 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭 aaamin abayo wan daremi kara xanunkga adine ilahy nolol frxdleh haku siiyo😢
@munamuuse8649
@munamuuse8649 Жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay walaal Alleh Reerkaaga hakuu qurxiyo💔😭😭😭🤲
@guulaaleibraahim9321
@guulaaleibraahim9321 Жыл бұрын
Akhriskiisa waan kusoo noqnoqday commentkan anoo weliba ilmaynaya
@taariikhlemedia216
@taariikhlemedia216 Жыл бұрын
Alla maxa ruux goba aduukan dul saaran walhi wall qalbigad ka hadashay. Runtiina waxd tahy qof qalbi fiican. Aniguna waxn ku leyahy wall waxad tahy ruux qaliya oo waliptna gob aha. Kolay kuma garnayo balse waligay man ararg qof gobnimada iyo wanga inta leeg leh guulyso wallo meel kastood joogto💯❤️
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 жыл бұрын
Still Waan Dhagaysanayaa 2021💔😢😩😭 Naf Yahayn Soo Dhabar Adaygtay💔😢😩Dhaaxuu ku Hayee Cishqigu💔😭 Haduu Mar Un kaa Dhamaaday💔😢😭 Kasoo Kabo Dib u Dhiciisii💔😢😩😭🙆‍♀️
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Still waan dhagaysanaya heeesta waxan u malaynaya ana ugu dambeeyey hadaad iga dambayso like igu so xasuusi 💯
@widerbigman2770
@widerbigman2770 Жыл бұрын
sacdiyo qurux mxa qalbi kujecel ku ciyaarte abaayo 😢😢😢 nolosha kuma xumeyse inta noshahy xbbi cafis baa iga thy 😢 wxn biniadam lo geysan baa igeysate balse saas ee thy malin nh murugo ina darento majcli 😞😞 abid inta noshahy farxad kunolow aqira nh halki macaned janatul fidhowsa 🙏🙏
@ugbaadsiciid6563
@ugbaadsiciid6563 Жыл бұрын
Am sry wllo qalpiga alle Ha kaga reepo😢
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Axxx waan ka xumahay walal, Mid qayr qabta oo aad ku ilawdo ilahay haku siiyo 😢
@hodmansaleban1474
@hodmansaleban1474 Жыл бұрын
​@@wondroussoul5414😢😢😢
@nimcocabdi2941
@nimcocabdi2941 Жыл бұрын
Wan dhagey Sanya heesta mar kale 2023 qofki iga dabeya 2024👋😭
@MawliidDiirato-lx8rz
@MawliidDiirato-lx8rz 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢 2024
@ubahabdisalaanmohamed9393
@ubahabdisalaanmohamed9393 6 жыл бұрын
Wan kaso kabtay dib u dhicii cz im strong somalis women
@ciiltireboramawi3370
@ciiltireboramawi3370 3 жыл бұрын
Inta dawaneysaa marku fanka ka baxeyaa is muujiya✌️😂
@hipoargsan7226
@hipoargsan7226 3 жыл бұрын
Salma lajecly iso xasusisy hestn ya ila mida🙄😅
@mohamedamiinabdihashi8019
@mohamedamiinabdihashi8019 3 жыл бұрын
Ani wllo
@zakiabdirashid7650
@zakiabdirashid7650 3 жыл бұрын
16/Dec/2020 Hyderabad India 🇮🇳🇮🇳 hees xasuus igu leh welcome 2021 sanad kheerkisa wata insha Allah 🥰🥰🥰
@ggmoha1190
@ggmoha1190 3 жыл бұрын
Happy New year 🎊😁
@ugbaadcali4383
@ugbaadcali4383 3 жыл бұрын
april6/4/21 💔
@idilcali6631
@idilcali6631 7 ай бұрын
Heestan waxan dawanayaa 2024/2/4tedi waxa igu kalifay xanunkan kala kulmay qofkan adunka ugu jecla hubal wad ii cidlaysay ano marwalba ku ducaysan jiray inan. Marwadada xalsha noqdo 😢ilhy banku barye allan kugu rebaye nabsigaygu kugu dhac😢😭💔
@Ibraahinxasansangaab
@Ibraahinxasansangaab 4 ай бұрын
Sorry me from UK 🇬🇧
@maxamedibnuxasan2852
@maxamedibnuxasan2852 3 ай бұрын
sorry Me From Somaliland🇮🇹
@NaimaAhmed122
@NaimaAhmed122 2 ай бұрын
​@@Ibraahinxasansangaabkadibneh 😅
@abdurazaksomali5101
@abdurazaksomali5101 4 жыл бұрын
Ax jacaylku somalida oo dhan baa qalbi jab iyo murugo ubadan waxana sabab u ah is faham la'aanta iyo markay arkan inad si dhaba u jeceshay bay ku qiyaamayan 💔💔💔💔😢
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 ай бұрын
Wan ogahay heesta midhaha macaan inaad dib usoo raadisay 2024😢 like iisar
@manoqaali
@manoqaali 2 ай бұрын
💔😭
@MaandeeqAli-t6i
@MaandeeqAli-t6i 7 күн бұрын
😢😢😢
@deganiitaabaadir8133
@deganiitaabaadir8133 3 ай бұрын
Still wn dhaysaanayaa 2020 ilaa hada 2024 Kasoo kabo dhibi udhiciisiy malin khamiisa sacaduna thy 15:36 galabnimo😢 dib ayaan usoo booqn doonaa😢❤
@saamiyahussein5465
@saamiyahussein5465 8 жыл бұрын
heestan dadka ani cml ah aya logu tala galy 😢😢😢ery macan ha isku dhibin 💔💔💔💔💔
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 6 жыл бұрын
Saamiya Hussein i speak tell
@hiboabdinasir8494
@hiboabdinasir8494 6 жыл бұрын
💔💔💔💔
@nuuraabdilahi268
@nuuraabdilahi268 5 жыл бұрын
Saamiya Hussein5f5f5fffHuffff 5fff yr yr olds þþ tþþþtt 5 ģf5fg5ggt 555555555 mins 55555555mins555 when you are f 5gt ģgggggg 55 Ttt55t55t5try 55 Ttt55t55t5try yr old 555 5n5 5 has a lot 6th I I 5Ttt55t55t5try Ttt55t55t5try Ttt55t55t5try Ttt55t55t5try Ttt55t55t5try Ttt55t55t5try Ttt55t55t5try ģgģfģf t tt t t t t t t t ģg fggģg fģffģfgggģģgģg gold yr old old mmm m.m 5try yr old yr yr old old mmm m Ore O5 a yr lot 6th I I t yr olds þþ 5f5ffksk I f fff 5try 555try yr t t t t t t t t t t fttftfftft5af fttftfftft5af fttftfftft5af ffggggffggfgfggfggfffffggggffffffff ģf5gt fff5 fffgggfffffgggffggfggyrg ggfgģggfgggfggfgģggfggffgggfgggfffffggffgfgfgfffggfggyr ggfgģggfgggfffgggfgggfffffggffgfgfgfffggfggyr ffff fff 11th today that t t t t t t t t t t ffffgggfgggfffffggffgfgfgfff922292829892g9ggfg9fg9222 a a ggfggyr ggfggyr old old mmm ggfggyr old old 5 m.m 5try.m 5try 555try yr t t t t t t t t yr olds þþ g I f fff 555555 5g555f 55 55556th today today 555555555555 that t t 5f 555th I t yr ffg g 5ttþþþttg5tcþ 5ttþþþttg5tcþ f2 t I min s fff 11th today that t t t t t 555mins g fg5fg5g5fft f wafff ge s ģf5gt g s free a lot 6th I I t ģf5gt ģf5gtf ģf5g5yr t ģf5gt ģgggf5gt ģf5gt ģf5gt 5ģgg5c ģf5gt 5I 555s 5I yr 5I 5th 555try 55 5I 555s 5 ģf5gt 55t5try ģ5gggg ģf5gt t 5 gt t t t t t t t t f2f t t t 5th 5try 5Þtþtt t6th f fight 5try 5try 555try 5555try 5try httfps5fg55t tt gggf555://kzbin.info/www/bejne/b3S6nWWpp7esbbuof55 yr TTgff 5 g
@abdikaficadawe3519
@abdikaficadawe3519 5 жыл бұрын
Kaliga mahan iskumid aya nahay huuno
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf 2 жыл бұрын
Jacaulku waa inuu qiimahaaga kor usii qaadaa waa inaa ku dareenta inaa qof qaali ah tahay oo inaa happy ku ahaataa, adiga iyo qofkaagaba waa ina marwalba isku kalsoonaataan ama wada jooga ama kala fogada, mar hadii intaasi jirin jacayl maaha , waa xiiso waqti kooban lahaa oo dhamaaday ❤️
@maamemo7277
@maamemo7277 Жыл бұрын
Runtaa weyaan wle
@caways_carrabay
@caways_carrabay 5 жыл бұрын
🗣"INTII, AY DHIILI GALISO HEESTANI FADLAN LIKETA DHACKU SII..🙏
@drsnaimahsny5301
@drsnaimahsny5301 5 жыл бұрын
Reer hargeisa waligood ba way shidnaayeen 😍😍😍kaso kabo dibi u dhciii 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️💃💃
@drmaansammohamed450
@drmaansammohamed450 6 жыл бұрын
wlh heestan waayo hore aya ayey ixasuusisa lkn allx waa laga baxay hadana marwo ahay 🤗🤗🤗🤗
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 6 жыл бұрын
ibtisaam godhe hor mar wacan quruxee
@neverlosehope4365
@neverlosehope4365 5 жыл бұрын
Isbadal ka qurux badan in aad heshay ayaa rajaynayaa wll
@shugrimaxamed8123
@shugrimaxamed8123 5 жыл бұрын
Jmsjbskkudaica 🍸💗💗🍸💗💗🍸 💗💗💗💗😍😍😍 💗💗💗💗😍💗😍 🍸💗💗💗😍💗😍 🍸🍸💗💗😍😍😍 🍸🍸🍸💗🍸🍸🍸 🍸💜💜🍸💜💜🍸 💜💜💜💜💜💜💜 💜🌹💜🌹💜💜💜 🍸🌹💜🌹💜💜🍸 🍸🌹💜🌹💜🍸🍸 🍸🍸🌹💜🍸🍸🍸 Hands if you know ye have rye I met yesterday rye e he is not we
@salebanibrahim3086
@salebanibrahim3086 5 жыл бұрын
DMVNJGF
@xamarweynetvchannelsoamalia
@xamarweynetvchannelsoamalia 5 жыл бұрын
@@shugrimaxamed8123 kl
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 4 жыл бұрын
Wlhi heestan wayo hore i xasusisa oo adka lkn alhm mnta waxan hayza qof naftiza iga jecel noloshu w samir wlhi ku dhaaf xiligi adkaye kaso kabo dibu dhicizii 26/11/2019 😍😘🥰🤩
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
Wakhtiga aad shegtay wllhi taariikh madaw ayey ii ahayd malinki wiilan is jeclayn magalada wada kognay walidkay i ogaden layga so fogaynayey ayey ii ahayd runti sida owged reply Kugu so galay walina wanu kala maqanahy allaw isukayaso dhawe 🤲🤲🤲☹️
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 3 жыл бұрын
@@ridwaanmohamed5980 alle haysku kiin do dhaweyo wllo
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
@@zuniita_isse3105 aaaamin walal qali mahadsanid markan arkay sanad ka hor inad qoralka so dhigtay waxan niyada iska waydiyey qofka la hadlaysid ma nol yahy wanba kugu farxay sidad iguso jawab celisay farxad ku nolow
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 3 жыл бұрын
@@ridwaanmohamed5980 noloshu kuma xumayso wllo❤💯🙏😍
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
@@zuniita_isse3105 ❤❤❤❤❤
@quenpuntland3557
@quenpuntland3557 6 жыл бұрын
Alla mxa niyada ku dhista heestan ilahow haygu celin malimihi madobaa
@drs.ayaankhaliifmohamed5327
@drs.ayaankhaliifmohamed5327 5 жыл бұрын
Aamin Walal
@hothanyaziin9166
@hothanyaziin9166 4 жыл бұрын
Amiin wll
@abdiqafarilyaas1428
@abdiqafarilyaas1428 4 жыл бұрын
Rali noqo wll kaliga maahee
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 3 жыл бұрын
Aaamin wll inkastoo maalmahas horaan toodi wacnaayen balse gadaal waxkasta iska bedeleen
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Jacayl waa cudur wlhi uf Waliba waxa ugu xun qof aan illhy isku kiin qorin inaad jeclaato waayo hadad oganlhy inaad iswayaysaan maad jeclateen Inta bdn dadka is jecel isma helaan amarka illhy ama qofaad jeclayd MA heshid wlhi aniga jacayl waa isoo maray cajaaaib ah oo waali ah sanad iyo badh ayuu iyuu I hayay lkn maalin ayaan go aaansaday Inan masaxdayda ka gooyo anan islahayn waad ka gulaysan bal amarka illhy salada markaan tukado ayaan ka ducaysan jiray in alle qaliga iiga saaro oo laba rakvadood Ayaan tukan jiray wlhi illhyna waan baryi jiray in alle maskaxda iiga saaro akhurkii wlhi 2 week kadib qof kale Ayaan noqday alxamdulilh qoftii ba layma moodo salaada iyo inaad rabi bari daa waa nasteexo marxakado xun xun ka gudbinaysaaa asxapeey bal ilaa tijasbiya wlhi waaa guuul 😭😭😭😭
@salmanwarsame2701
@salmanwarsame2701 4 жыл бұрын
Jacaylku waa guurka dabadii jacaylkaasi ayaa xaqiiqo ah runtii
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
@@salmanwarsame2701 saas waa la dhahay lkn aniga ma amiinsani because dadka laysku daro ama waalidka isku daraan. Ayaga oon is aqoon badanka iskuma waraaan muxu jacayl u Iman wayay?
@salmanwarsame2701
@salmanwarsame2701 4 жыл бұрын
@cayuuni beauty dadka la isa siiyo kama hadal ee waxan ka hadlay in jacaylkuba yahay gurka dabadii sidana waxa inoo sheegay suubanaheena muxamed scw. Fikir ahantaydana waxan aaminsanahay marka dadku yihiin kuwa iimaan qaba in haddii la isa siiyo iyaguna isku qanacsan yihiin inay ka fiicnaadaan kuwa dhawrka sano haasaawaha ku jiray ee is guursaday sabbtoo ah labada qof marka iyaga oon aqoon fiican isku lahayn ay is guursadaan haddii midi qalad la yimaado midka kale wuxu is odhanayaa qofkan wali maad fahmin dabeecadiisa saxda ah ee ku Samir inta aad fahmayso sida uu midba midka kale ugu samrayo ayuunbay caruurtoodu waaweynaadan marka wixii ka danbeeyana meel lagu kala tagaaba ma jirto. Mahadsanid wllo
@Sacdiyohassanapdi
@Sacdiyohassanapdi 5 ай бұрын
Illahayow nafteyda wan ka jachya Adonkaga lkn ima oga oo wuu iga jasjas ilahey qofka Nabisgu qof ka kalo wu helay ilaheyow wan ku baraya Adonkaga xuman io waxa ka oysiyo ah tusan oo nolo qurux padn u dooro ilaheyow muruga wuu habeen ka sexani wyo ka ilali ilahey waa Adonkaga naftaz i ilali aniga wan ilashan wyo oo wu iga tagay😢😭💔Mohamett kuma ilapi dono love u 😭
@waayeelkajaqafsada7849
@waayeelkajaqafsada7849 4 жыл бұрын
15/6/2020 ayay ahayd maalintaan go'aankaygii kaba ambaysta ahaa kusoo gaba gabeeyay 4 sanno oo aan jacayl u xaq dhawrayey sida luulka lkn ugu dambayn ogaaday inaanu ahayn sax Muu ahayn jacayl beena labada dhanba wuu ahaabalse marar badan duruufaha jira, kala maqnaanshaha badan, iyo shakiga badan ee qofku kugu tuhmo cid kale ayaa dabeecado aan fiicnayn abuuraya. Ugu dambayn heestani waxay ii daarnayd last 15 days . Way adagtahay lkn qasab waxa ah runta inaad aqbasho. Noloshaadana waa inaad ku xidho himilooyin iyo han meel gaadhsiisan ee aanad ku xidhin qof walow haba ahaado qof dadka kaaga dhawe.
@رتاجمحمد-ق6غ
@رتاجمحمد-ق6غ 4 жыл бұрын
Ilhy haku ilowsiiyo dhibta
Maxamed BK (KASOO KABO DIB U DHICI) New Song 2014
5:58
SomaliNewMusic
Рет қаралды 330 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,9 МЛН
Maxamed BK Heesta Mareyta Cashaqa 2015 HD in Burco
5:51
Mustafe Dhaqan Channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maxamed BK (QARDHAAS) New Song LIVE 2014
5:02
SomaliNewMusic
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED BK |  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 2024 LIVE ON STAGE
7:01
Maxamed bk - Jawharad Best Official video HD
5:26
Ceelsheekh News
Рет қаралды 3,6 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 490 М.
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
Maxamed bk | CAFIS BAYNU KALA NAHAY | New Somali video HD
5:08
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,9 МЛН
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 798 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,4 МЛН
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,9 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН