No video

Maxamed Bk Iyo Axmed Piif Ayaa Maxaadaro Ku Qabtay Magaalada Hargaysa.

  Рет қаралды 195,247

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 366
@lipanmo6
@lipanmo6 3 жыл бұрын
MAXAMED SICIID BK ADUUN IYO AAKHIRO ILAAHY HAKU ZHARFO WLL🙏❤
@mahdaycabdirisaaq7875
@mahdaycabdirisaaq7875 3 жыл бұрын
Qofkasto khayarka jecel aysaaro like subscirberse iyo Shere
@kamalmaxamud4594
@kamalmaxamud4594 3 жыл бұрын
Wahaabiyo diin qabayaal kuwa aad culimada aad modeen ayaan diinta muxamadiya heysan oo wahaabiyiin oo.yuhuudu.iyo maxamed Binu. Wahaab sameeyey fankinii ayaa ka dhow wahaabiyada islaamaka oo dhana waxay heysataan galo.cidii heysan wahaabiyada cindigooga we galo
@bodenthatcher6738
@bodenthatcher6738 3 жыл бұрын
i dont mean to be offtopic but does anyone know a way to log back into an instagram account..? I stupidly forgot the password. I would appreciate any assistance you can give me.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Waa waddo dHuxuLeed ee izkaGa soo baxa ALLaH yacisak moHamet Saet Bk 💚🤍♥️
@CamelCorps
@CamelCorps 3 жыл бұрын
Codka bk ee wacnaa oo hada quraan ku akhrin doona insha allah waan soo dhawaynaya
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 3 жыл бұрын
Bk timaha wada sin sxb guulayso masha allaH
@hhhhhh6818
@hhhhhh6818 3 жыл бұрын
Adigu maad sintid mise isagu hadu diinta soo galay oo adaa ilahay uuga dhaw?
@mr.ironmindset1973
@mr.ironmindset1973 3 жыл бұрын
Maxa kaa galay timihisa mad la leedahay
@maidetahar9468
@maidetahar9468 3 жыл бұрын
Mashallah. I have seen him always smiling. This is a part of faith
@amirismail9396
@amirismail9396 3 жыл бұрын
الله يثبتك والله فرحة ما بعدها فرحة...اسال الله رب العرش العظيم ان يحفظك ويثبتك يا محمد
@abdirahmanabdillahi3042
@abdirahmanabdillahi3042 3 жыл бұрын
Isma lahayn: Labadii fanan ee heesta isku laayay ayaa khayrku midayn Donaa, Alxamdulilah
@mrlaqanyo5621
@mrlaqanyo5621 3 жыл бұрын
Mashallh waa nimco rabbi ilaah qofkuu kheyr la doono diinka ayuu fahamsiiyaa.
@user-tz4hc5hd4v
@user-tz4hc5hd4v 3 жыл бұрын
col miyay ahaan jireen walaal
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
Heestee ayay ku diririreem
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 3 жыл бұрын
Warun way isku qabsadeen heesta oo ay iska daba qaaden imika khyrka way izku racen mazha allah
@aymanyare1655
@aymanyare1655 3 жыл бұрын
@@Turjumaanka armu idila cishqiga lkn ahmed aya oga horeyay wll 🥰
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
Waan kula dhisaynaa Bk goobtaa adaa arki doonee noo keen boos kii waa balan haduu illaahay idmo soomaalinimo ayaan kutusaynaa khayrka dartii inshaa allaah
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 жыл бұрын
mashallaah tabaarakallaah maxamad mubaarag guulayso aduun iyo aakhiraba allaahuma aamiin
@iman1527
@iman1527 3 жыл бұрын
Qofke Allah hanun la dono cid dumin karto ma jirto qofke Allah dumiyay cid hanunin karto ma jirto Ragan aya tusale inugu filan Allah xafido
@fosiasoubaneh4628
@fosiasoubaneh4628 2 жыл бұрын
Masha Allah Félicitation
@sekeriahassan3482
@sekeriahassan3482 3 жыл бұрын
Maasha allaaah ilaahay khayrkaa iyo hanuunkaa uu waafajiyay ha ugu wado
@mohamedabdi7714
@mohamedabdi7714 3 жыл бұрын
Masha Allah WALLAHI jargacata ayaan dareemi ....Allow soo hanuuni inta Heesta oo dan
@ridwaannuur3287
@ridwaannuur3287 3 жыл бұрын
Mnsha Allah ilahy ayaa soo hadeeyay sh maxamed ilahy ha sooo hadeeyo inta kle ee fanka ku jirta inagana ilahy ha inaso hadeeyo dhamaanteenba aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 жыл бұрын
Masha Allaah tabaraka Raxman farxad iyo indha qabowsi ba halka ka dhacay, idinka oo Libaasu taqwa xidhan marka so gashen madasha Ilaahay haydin barakeeyo adduunyo iyo Akhiroba ( AXMED KHAYR IYO MAXAMED MUBARAK) amiin amiin yaa Allaah😢😥🤲🤲💝💖💕
@hodanalidirire3870
@hodanalidirire3870 2 жыл бұрын
masha Allah. tabaragal lah
@safiyahassan6284
@safiyahassan6284 3 жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah Ilaahay khaatumada khayr ha inagu khatimo🤲🤲💜
@abdixakiin1845
@abdixakiin1845 3 жыл бұрын
mashalah.wll
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Mashalah tabaarakalah
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 жыл бұрын
ManshaAllah...Alle Swt aya ku jaclaadey ku kormariyey marna ma qasareysid hadi aad Rabbi isku jirto wll
@farhiyomohamud4196
@farhiyomohamud4196 3 жыл бұрын
Masha Allah
@ilko-dheere
@ilko-dheere 3 жыл бұрын
Machaallah BK.. NO so duceyaa ina ALLAH dariiga wanagsan nu ku ridoo..
@khayrside8126
@khayrside8126 3 жыл бұрын
Lacagta qaybtayda waan bixinaya meesha bk dhisayo inshaAllah
@hfhdjjtiir4u329
@hfhdjjtiir4u329 3 жыл бұрын
Masha allh
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
Wxaa ilaahay mahadii ah Inaanan waligay Dhagaysan Isagoo Heesa KZbin na aanan ka baadhin BK Lkn Hada Aan dhagaysanayo Isagoo Dhanka Wanaagsan Ujeeda. Inatakalay kasoo Baxa Wado Dhuxuleeda.
@shamsaabubakar6882
@shamsaabubakar6882 3 жыл бұрын
😇😇😇 wallhi isku mid baan nahay
@faadumoomar2650
@faadumoomar2650 3 жыл бұрын
ماشاالله تبارك الله ماشاالله تبارك الله ماشاالله تبارك الله
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Masha allah 🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿
@soolmediainc49
@soolmediainc49 3 жыл бұрын
Bk wali ma hagaagsana waayo madaxiisa timaha siduu ujaranyahay eega waa sida ciyaalkii
@cabdirahmanadan5496
@cabdirahmanadan5496 3 жыл бұрын
Maansha allah wll ilaahay diinta haku xafido
@khadarmahmuud9370
@khadarmahmuud9370 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 3 жыл бұрын
Mashaallah may Allah guide us all
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 3 жыл бұрын
Masha allah
@libanmilano673
@libanmilano673 3 жыл бұрын
HEES CUSUB HADII AY AHAN LAHAYD LIKETA 3000 BAY GARI LAHAYD 😅😅😅
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
😁😁
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 3 жыл бұрын
Mansha Allah tabarakallah 😍❤️😍
@AliFanaanVloges
@AliFanaanVloges 3 жыл бұрын
Masha allh Mohamett Bk Alex Ha Kugu WadoH walaalo
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mashaallah.
@abdimahamedhoussein3812
@abdimahamedhoussein3812 3 жыл бұрын
Masha allah walalkay horay u soco
@khadarbashiir3807
@khadarbashiir3807 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
Maansha'allaah Tabaarakallaah yaa muxamad mubaarik
@munaqalbidhaya6312
@munaqalbidhaya6312 3 жыл бұрын
Manshallah tabaraka alleh haydin barkeyo walal
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 жыл бұрын
masha allah
@badarguray4700
@badarguray4700 3 жыл бұрын
Mansha Alllah
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 3 жыл бұрын
masha allah masha allah
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 3 жыл бұрын
Maansha alaah ku dayasho wacan
@xyz-wv9nb
@xyz-wv9nb 3 жыл бұрын
He looks so much happier
@anazkaniaxmad4348
@anazkaniaxmad4348 3 жыл бұрын
mansha allh bk awalbah wuxuu ahaa farxaani mansha allh wan sugaynaa isakoo ku aqriyayah codkisa macan quraanka kariimkah
@abuuaa1341
@abuuaa1341 3 жыл бұрын
inta kalena ilaah hasoo hanuuniyo aamin aamin ...
@calimaxamed198
@calimaxamed198 3 жыл бұрын
Masha allah bk illahey hakuusiyaadiyo hamigaaga wanaaagsan
@marwaibrahim8484
@marwaibrahim8484 3 жыл бұрын
Mashallah bk iyo bif ❤️💚😍♥️
@japkagamer4703
@japkagamer4703 3 жыл бұрын
Bk iyo biiF sHaLay coL baY ahaaYen maaNta wa waLaaLo ___ aLLaHu aKBaR
@wajaale3761
@wajaale3761 3 жыл бұрын
Saw kuwii awal heshiiyay ee dubai show ku qabtay
@queentanya3787
@queentanya3787 3 жыл бұрын
Haa hees bay isku qabsadeen ah armuu i dilaa cishqigu laakin marhore ayey ka heshiyeen
@aymanyare1655
@aymanyare1655 3 жыл бұрын
@@queentanya3787 haa lkn ahmed aya laha hesta
@umusafiarahorabileh7010
@umusafiarahorabileh7010 3 жыл бұрын
Mnsha allah tabarakallah
@ayaanjama9294
@ayaanjama9294 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarkalah
@abookeysalaad6504
@abookeysalaad6504 3 жыл бұрын
Msha Allah
@AQOON-WADAAG.channel
@AQOON-WADAAG.channel 3 жыл бұрын
Inta hakey kasoo hanuuneen ku dambeysana haku dayato wanaaga iyo gusha ay nolosha ka gareen walalahen
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 жыл бұрын
Masha Allah. Allah ha idiin xifdiyo. Khatumadana kheyr ha idinku khatimo intii halawsana hasoo hadeeyo Amiin
@atishh7332
@atishh7332 3 жыл бұрын
ماشاالله تبارك الله
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
*Maasha Allaah*
@cumarabukar5290
@cumarabukar5290 3 жыл бұрын
Masha Allh allh ayaa mahad iskale
@rukiajiran8267
@rukiajiran8267 3 жыл бұрын
Manshaalah ×2
@caashocuud6959
@caashocuud6959 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallaah wllh waqti fiican bay fankii wurunka Ahaa ka baxeen hada dhalinyaro badan bay tusasle wanaagsan unoqonayaan ajir farabada nah ka helayaan saas baa loo baahan yahay Allah idin barakedyo adun iyo aaqiraba aad ban idin taageeraa Alle dsrtiisna idin jeclahay xafidullaah😍😍
@falisabdullahi8547
@falisabdullahi8547 3 жыл бұрын
Mashaa allah mashaa allah ilaaheey waa idin jecel yahay ilaaheey hanuunka asa iska leh rabi wada saaax da ha naku doosiyo cimri dheer iyo cafimad taam aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@Lovely-qw4ov
@Lovely-qw4ov 3 жыл бұрын
Manshalaah manshalaah
@shacaybmustafe9340
@shacaybmustafe9340 Жыл бұрын
Mashllah
@khadragaryar6362
@khadragaryar6362 3 жыл бұрын
Manshallah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 жыл бұрын
Alxamdulillah yaa Rabbi Mashaa Allah walalayal Maxamed iyo Axmed❤❤
@fadumoboru2177
@fadumoboru2177 3 жыл бұрын
Manshaallah May allah Make your journey better to spread the diin
@amiirmaxamad6103
@amiirmaxamad6103 3 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay markuu khayrka Ku waafajinayo way sahlan tahay alxamdulilaah
@husseinaden4509
@husseinaden4509 3 жыл бұрын
Mnsha allah bro ilaahay hakuugu wado sida wanaagsan, awilba waad u ekeed qof dhowrsan, waan iska garanayey, waayo aadaab baa kaa muuqatey bk khayr badan bro
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Mashallaah
@musabhaji3436
@musabhaji3436 3 жыл бұрын
Mashallh, al-xamdulilaah
@samiraburco6735
@samiraburco6735 3 жыл бұрын
😍masha allaha😍🤲🤲💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@amd7630
@amd7630 3 жыл бұрын
Maasha Allah libaaxyo
@suheybwaceys3394
@suheybwaceys3394 3 жыл бұрын
M.a Mohamed b.k keep going
@umusaynab2391
@umusaynab2391 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarka Raxman marku ILAAHAY KHAYR kula dono wa sida maxamed mubaarka iyo wallken daaciga wen Ee biif Masha Allah ILAAHAYOW inta kalan soo hadee Aaamiiin 🙏♥️
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 3 жыл бұрын
Mncho alllaH
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 3 жыл бұрын
Masha alaah 👍
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 3 жыл бұрын
Bk timaha sida muslimiinta I xiir Ilaahay dartii
@Short_factz
@Short_factz 3 жыл бұрын
Ilaahaybaa hanuunka iska leh masha Allah
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 3 жыл бұрын
Masha allha ilahay ha idin siyadiyo iimanka
@hodanalidirire3870
@hodanalidirire3870 2 жыл бұрын
Alloow Haroow iniiwad
@amirismail9396
@amirismail9396 3 жыл бұрын
الله يعزك الله يعزك ويرقع قدرك
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 3 жыл бұрын
Masha Allah from "Barnidaan jeclaaday" to Daaci... سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم. Masha Allah ninkii marfashyada shidayayna wakaas siday tahay u sheegay... anaa soo maray oo waliba heeeka ugu sareysa ka gaadhay, waa runtii si fiican baa loogu fitnoobay. Ilaahay subxaanah iyaga iyo a thabaat baan weydiisanaynaa.
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 3 жыл бұрын
Igu beertay caashaqaa cajiib iga dhe
@ikraancaydiid2089
@ikraancaydiid2089 3 жыл бұрын
Man shaaLah
@MohamedOsman-tb3db
@MohamedOsman-tb3db 3 жыл бұрын
Masha alah wll wa muxadiro fcn
@hiboosmaan4092
@hiboosmaan4092 3 жыл бұрын
MAANSHA ALLAH intaha samaha jecel rabi haynaga yeeloh
@umuusahraachannal4852
@umuusahraachannal4852 3 жыл бұрын
Mansha Allah wllo gulaysta
@illayaahmed9021
@illayaahmed9021 3 жыл бұрын
mohamed sicid mubarak masha Allah tabarakalah
@ashaburale3279
@ashaburale3279 3 жыл бұрын
Mohammed Mubarak mashaallah
@tufaahabdi1804
@tufaahabdi1804 3 жыл бұрын
Mnsha allh rabiyow anagana xaqa natus quluubtena quraanka xabuuxi
@ashaburale3279
@ashaburale3279 3 жыл бұрын
ALLAH AKBAR
@imanisse4329
@imanisse4329 3 жыл бұрын
Mashaallah bel
@umuzubidahashi4134
@umuzubidahashi4134 3 жыл бұрын
Mashalaah ilaahay idin hanuuniyaa mahad leh🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nimotyga3227
@nimotyga3227 3 жыл бұрын
Mashallah maxamed mubarak wa ninka keliya ee adan arkayn isago farxaad la an ah markasta wu faraxsanyhy oo wa qoslayaa alle waxan ku weydinaya hanunka iyo wanaga ad hada so dhexgashay in alle kugug wado
@zuhuurahmed4111
@zuhuurahmed4111 3 жыл бұрын
Ilahowsohade dadka ilhay jeecel like
@kowchannel
@kowchannel 3 жыл бұрын
Maashaa allah
@Rashkacaddow
@Rashkacaddow 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakal Allah ❤🤲
@AbdulAzeez-it5ei
@AbdulAzeez-it5ei 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@mohadomohamed5861
@mohadomohamed5861 3 жыл бұрын
Masha. Allah
@suhrizain4193
@suhrizain4193 3 жыл бұрын
Manshaa allah allow udanbidhaaf wll leheen
@mohamedismail9806
@mohamedismail9806 3 жыл бұрын
samigey BK kolkii horeba sunnada iyo iimaanka waa ka muuqatay qofka xariga alle haysta iyo kankale isku muuqaal maaha masha allah sujuuda kutaal alx alle ha xifdiyee
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,6 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
Caruur Qabiila Caana Ka Dhashay oo Hargeysa Gaajo ugu Dhimanaaya
9:05
Surah Al Kahf (Be Heaven) سورة الكهف
40:15
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 17 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН