Maxamed BK (KASOO KABO DIB U DHICI) New Song 2014

  Рет қаралды 330,387

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

Күн бұрын

Maxamed BK (KASOO KABO DIB U DHICI) New Song 2014

Пікірлер: 190
@idilnuur6416
@idilnuur6416 3 жыл бұрын
La dhaaf xiligi adkayee kasoo kabo dib u dhiciisii 😢 15/12/2020
@beerlulaaden8811
@beerlulaaden8811 10 жыл бұрын
I love this song I can't stop listening at all well done best of the best
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 7 жыл бұрын
Beerlula aden 🚶 nice 🍪 cool
@mostlydriving426
@mostlydriving426 2 жыл бұрын
I remember early 2014 when I first heard in hargaysa Holliday, I was real in love ❤
@ridwaanaliahmed5473
@ridwaanaliahmed5473 Жыл бұрын
@@mostlydriving426 ooo
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
30/3/2021 3:00Am habenimo Nafyahy soo dhabar adaygtay Dhaxu ku ahaye cishqugu Hadu mark un ka dhamaday La dhaaf xiligi aadka Maljoogay xiligan waxa iso jediyey hestan i dary jacyl hore igu so laba ka leyay
@naimaabdi9244
@naimaabdi9244 2 жыл бұрын
Wll hada iska wrn ma ku gulaysaty jclki misa wali wan daremaaa xaladada qalbiga adkayso
@gabarmudug1901
@gabarmudug1901 6 жыл бұрын
Ala maxaan abaal uhayaa heestan Bk❤️
@ayuubmaxamad3230
@ayuubmaxamad3230 Жыл бұрын
Heesta waxay ciirsi u tahy Qof ba marka iyo wayihiisa xanuunka Heesta Waxan ciirsday oo cuskaday Tiri badan iyo marar badan manatana waxay ka mid tahy mararkaas Qofkasta oo qalbi wangsan oo qalbi Dacad ah leh waxan u Rajaynyaa Nolo bilaa ciil iyo bilaa caloolyow ah Wax kasta oo bina aadan ku dhac waa ay igu dheceen lkn wax ka xanuunbdn ma jiraan Qof wehelkii iyo jacayilkiis ina u bahato malmo barkinta waan aan dul Aalay ilmadaydana waan ku rusheeyay barknta Rabi waxan ka baryay inuu si Fudud qalbigyga uga saaro Ma ahi Dadka sida Fudud wax ku ilaawa 😢
@RidwanAbdi-wq6wl
@RidwanAbdi-wq6wl 2 ай бұрын
Hadda ma noooshahay wll haddaad nooshahayna maka kabatay xuniinkii😢
@deeqatusma8617
@deeqatusma8617 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 30/ November 2020 Kasooo kabo Dib udhaciii
@hanaismaciil9885
@hanaismaciil9885 3 жыл бұрын
Mnta bishu thy 11/12/2020 aadban umurugsanahay marku qof aD jeclayd yacni ku khiyaamo wlhi aada udhaacmay noloshay tariikhbay inoqondoonta
@zamzamabdullahi8410
@zamzamabdullahi8410 3 жыл бұрын
Ane hwnka nolosheyda xasuus ku leh 10 /12/220 wn maalinta jcyl oo idil ka meedhay nafteyda sister ani adi hal hwn kala horeynaa san filaayo😥😥😥
@munoahmed9290
@munoahmed9290 3 жыл бұрын
Hw bixin waad helli nasibkaaga
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076 3 жыл бұрын
Jaceyl majiree huno wax baro then noloshaada hore mar gaadh sii markaad noloshaada meel saaarto ayuu mid walaaba kudaba carari mid qurux badan iyo mid lacag leh ha isku dhiibin nacabka sister 👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdijibarguleid7873
@abdijibarguleid7873 3 жыл бұрын
Haa niyad jabin walal
@hoodomowliid9062
@hoodomowliid9062 3 жыл бұрын
Noloshu wax walba cashar weeye wax kastana sabab bay kugu dhacayaan mrkaa wlley nin bini aadam haysku dulayne o haw calaacaline dib uun hawgu noqonin wxaa ad kaso jabtay ok
@kowtharjamac4205
@kowtharjamac4205 7 жыл бұрын
dhankiisa hadiii aad waydo waxaa ku gu dhacaa nugleeel wxaaan dhayal suragalin dharaaraha kaba shadeee
@mnamhmd1470
@mnamhmd1470 6 жыл бұрын
Jacaylkaygii 13jirkaykii igu kadhashay ayaan wadaa ilaa hada 14ayaan jira waa sanad kaamila way jirtaa dad kugu dhaliilaya oo qarba si ufakaraya waxaan aaminsanahay mihiimadu inaysan ahayn da’da oo ay tahay maskaxda iyo sida uu qofka ufakaraayo jacaylkayga hami wayn ayaan la tiigsanahay alxamdulillaah
@EntertainmentFlimsChannel
@EntertainmentFlimsChannel 4 жыл бұрын
is really wll horey usoco nolozha kuma xumeyzo
@dhemanali4941
@dhemanali4941 3 жыл бұрын
Mnsha aLh ❤
@hoodomowliid9062
@hoodomowliid9062 3 жыл бұрын
Maxaa da a waxaas hala imanee jacylku waqti bu leeyheee u weynow wxaa jacyl lama dhehe waa caruurnimo magca unbaad maqasheene inaga jooji wll
@zuusuugaasoomar116
@zuusuugaasoomar116 3 жыл бұрын
Xitaa Anaa moha
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 10 ай бұрын
20 Jir ayad Noqotay Ee Maheshay Jaceylkaagii
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 6 жыл бұрын
Heestan si Dhabay Itaabatay Waxadba Mooda Inuu Anga Iga Hadlayo Kasoo Kabo Daba Dhaciisa Axyaa fanan Maxmed Bk
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
Who still listening the song 2021 👂👂🎶👀🏆🏆🏆🏆🏆🏆
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Cajiib heesta ereydan iyo codka uu maxamed bk waa is heleen.
@bilansahal296
@bilansahal296 3 жыл бұрын
2021/5/20 ka soo kabo dib u dhicii😰💔💔
@drsmariam4748
@drsmariam4748 Жыл бұрын
Waxn dhgeysnya november 2022 Jceylku hwaaro
@hodanaxmed9999
@hodanaxmed9999 3 жыл бұрын
2021 April 23 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@majdalali468
@majdalali468 6 жыл бұрын
😰😰😰😰 manta ayeey iheysataa wlhi
@naimaabdi9244
@naimaabdi9244 2 жыл бұрын
2013 dhamadkisi ila hada jcl an marnaba isbadlayn maca hadi an guursaday Wlhi waa daren ad uxun jclku Heestan inta iga samaysay waaa *waxan dhayaal suura galin dhararaha kaabashade * Ila hada suurto gaal imaay noqon heestana kama daalo dhaagaysigeda ila wakhtigan la taganyay 2-6-2022 💔💔💔💔
@awosaleban105
@awosaleban105 2 жыл бұрын
Ax😭😭Waa run jacaylka dhabta ah waligii kama dhamaanyo qalbigaaga Ilahay niyada hakuu qaboojiyo wll😭
@naimaabdi9244
@naimaabdi9244 2 жыл бұрын
@@awosaleban105 amiin wll
@beerlula8986
@beerlula8986 6 жыл бұрын
Mohamed zaciid bk ninkaaz heezihiizu jacayl haliz ah igu abuuraan wlhi
@kabtanqasali6230
@kabtanqasali6230 10 жыл бұрын
Nice song fanaanka qarniga bk nolow
@ikranabdalla8966
@ikranabdalla8966 2 жыл бұрын
2:38 am 5/3/2022 haben sabti soo galeyso 🥺nafyahay soo dhabar adeegtay💔
@arahmn9692
@arahmn9692 2 жыл бұрын
Nafyahayn so dhabar adaygtay dhaaxu ku hayay cishqigu Hadu mar uun ka dhamaday kaso kapo dip u dhacisii😮‍💨😭
@MissNimo22
@MissNimo22 9 жыл бұрын
Live long my brother
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
wllhi heestan 😢😢
@hibaknuora8515
@hibaknuora8515 6 жыл бұрын
Nafyahay so dhabar adageytay dheexu ku haya cishqigu
@ahmedcabdi3748
@ahmedcabdi3748 3 жыл бұрын
Legend fanku tabayo xiligaan bk
@fatimaomar1940
@fatimaomar1940 10 жыл бұрын
Ayaa hess
@kawsarjano3816
@kawsarjano3816 3 жыл бұрын
Nafyahay soo dhabar adeektay 🥰🤨🥺😩🥰❣️
@yaasinmaxmed8202
@yaasinmaxmed8202 9 жыл бұрын
Waxaas hees Kaa ah
@munahassan9490
@munahassan9490 2 жыл бұрын
Hmze waa hees an adiga kugu soo xasuusto wakhtig 2014 marke an ku jacel noho aaad waday
@ddkhh6484
@ddkhh6484 8 жыл бұрын
😢😢
@fatxifaarax1941
@fatxifaarax1941 9 жыл бұрын
ceeeb
@sadaamjamalxaajidhugad3751
@sadaamjamalxaajidhugad3751 6 жыл бұрын
Waxa kugu dhaca nugayl waxan dhayal suura galin dhararaha kabashadee nafyahay soo dhabar adaygtay dhaxuu ku hayee cishqigu haduu maruun kaa dhamaday la dhaaf xiligii adkaye kasoo kabo dib u dhiciisii😭😭 intii iga dambaysay like ta kusii qabta Dee haduu idin soo maray jacayl xasuuseed😂😂😂
@شبكةالرياض
@شبكةالرياض 3 жыл бұрын
Qq
@شبكةالرياض
@شبكةالرياض 3 жыл бұрын
1Q221+1-!a
@dahiralimohamed1175
@dahiralimohamed1175 4 жыл бұрын
Markii igu horeysay waxaan kadaawada qof status so dhigtay inta bilowga heesta ah anigoo xaladu igu xunthy aana kala tagnay qof aad u jecla mudo 3sano ahna wada soconey waa aduunyo iyo xaalkeed alxm everythings😥😢😩
@ruweydoomaar8001
@ruweydoomaar8001 3 жыл бұрын
Waxan iskukay tagy bahdil jacyl xun murugo aan kalkulmay kii aan jclaa bk abaal bn kuhya wa heesta aan iskudhayo mar walba
@naimaabdi9651
@naimaabdi9651 6 жыл бұрын
xasuuus ayaan galay cawa waxaan soo xasuustay 14/9/2014😭😭😭
@fardowsagacal3807
@fardowsagacal3807 3 жыл бұрын
Hanku dhawacay jacalku intat waday dhaymihisa dhaqaq qayrka dhacme inba dhabtii dayaxa dagay dhaqso garsinada dhere haisku dhiwin nacab nafyahay so dhawar adegtay dhaxu ku haye cishqigu hadu mar un ka dhamaday ku dhaf xiligi adkaye kaso kabo dib u dhicise😭😭😭😭😥😥7/11/2021😥😥hestan way itawatay in bdn qisadayda in laga qora moda Ax
@mohamoudabdullahi8156
@mohamoudabdullahi8156 2 жыл бұрын
Allah ku yeelo sidoo niyadaada rapto🥺
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 Жыл бұрын
Fardowsa wa sida aad sheegtay ani baa kula mid ah oo 3 gabar oo aan jecladay intaba aan helin midii 2baad horey baa laga guursaday tiii koobadne waa garoob tii sadexadne wan kala tagnay
@mumtazmohamed121
@mumtazmohamed121 Жыл бұрын
Dhib iyo dheef qaybsaten dhankiinsa hadi aad waydo waxa kugu dhaca nugayl 😢😊
@swedishgamer5151
@swedishgamer5151 6 жыл бұрын
Heestan Aniga qeemo weyn bey Ka ledahay agdeyda Waayo jecel Dhib iyo dheef isla so marnay ayaaba IgA dagay😭😭😭
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 4 жыл бұрын
2020 Ya daawanaYa😀🙋‍♂️
@fadumowiilo115
@fadumowiilo115 10 жыл бұрын
fanankan waa fanan qaaliya markasta bulshada usoo bandhiga heeso dhiro galina ani ahan heestan sameen bay igu yelatay waxan rajeeynaya dhira galin in ay ii noqoto thankz Abwaanka soo qoray
@fadxaaxmed9113
@fadxaaxmed9113 2 жыл бұрын
Xidhiidh bilaamay 2012 dhaamadany 2019. Walina waan jeclahay 2021 bishii10 guuursdy. Calaf ayaanu isku yeelanwey adna reerkiisa alle haubarkeeyo Ana wax khyr qabaa alle haisiiyo aaan ku ilaaawo
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 Жыл бұрын
Aamin Alle Haku siiyo badel kheyr qabo
@ismahanabdirizack138
@ismahanabdirizack138 Жыл бұрын
@@farxaanaadan4237 dyikm
@farahduulduul4734
@farahduulduul4734 3 жыл бұрын
Heeeskaan si dhab ah by itabanaysa waayo waxaa jiray Ruux aan Rajadeydi u limiyey hadana igu Noqdey qof aan u qaadan waayey wuxu igu sameyey maalin cad cidla iga dhaqaaqay anigoo indhahayga ka jecel waliba Without reason “ nafyahay so dhabar adeygtay la dhaaf xiligii adkaa kasoo kabo dib u dhicisii “
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 3 жыл бұрын
Sorry abowe waad helin mid ku qalanto🙏🏻
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 10 ай бұрын
Sorry
@donpozz8892
@donpozz8892 2 жыл бұрын
🙏🙏😭 xasuus 2015 Gabadhi an jecla ba la iga Guursaday manta waa 10/2/2022 xsuus ban galay 😭
@subeir3498
@subeir3498 5 жыл бұрын
2015 up to now wali kma xiiso dhcin ❤🙏
@jihaanjibril6109
@jihaanjibril6109 10 жыл бұрын
qof aad u jeclaayd si dhab ah dhib iyo dheef qaybsateen,,,,, warkisa haddi aad waydo,,,,,waxaa kugu dhaca nugeeyl waxan dhayal suragalin dhararaha kabashadee,,,,,,,absolutely the best!!! clap clap for the best singer of the year.
@MOHAMEDHUSEIN.
@MOHAMEDHUSEIN. 5 жыл бұрын
Jihaan Jibril waa runtaa
@kadarhassan2046
@kadarhassan2046 10 жыл бұрын
eshqiyaasak walaahi heesiba heesta ay ka danbayso way ka shidan tahay BK ilaahay wax ilaahay nool ayuu kaa dhigay ABWAAN JAYLAANI aad ayaan u salaamayaa balse abwaan waxaan kaa sugayaa hal hees ah oo aad u dhiibto fanaanada sanadkan aan ugu jeclahay ASMA walaahi waan kuu ducayn kkkkkkkkkk thnks all xidigaha geeska
@dandunhan350
@dandunhan350 6 жыл бұрын
Hadi marun iga dhamadey wale been maha idhaaf xiligi adka wanku farxsany ugu dambeyn ina kaso kabty walow waqti dher igu qadaty masana wan farxsany
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 4 жыл бұрын
Ala mxan hestan jclhy wlhi thnx❤❤❤❤❤😥😭😭😭manta Jaclki ika dhamaa
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 Жыл бұрын
Naf yahay soo Dhabar adaygtay😢 Dhaaxuu ku hayee Cishqigu😩 Haduu Mar hun kaa dhamaadey🥺 Kasoo kabo Dib u dhiciisii😭😭😭
@omarN
@omarN 10 жыл бұрын
Bk waa mucjiso, hees kasta oo bilaa dhadhan ah waad macaanaysaa. Noolow alfannan😓😄
@husseinsabtow410
@husseinsabtow410 4 жыл бұрын
ForReal she is realy gona but i still did not miss her ...2020 im Still here listening. The song
@annisamohammad121
@annisamohammad121 3 жыл бұрын
Ax😭anaah xaalad xun ku jirah o kaso kaban lah wllyaal iso duceeya😒😏
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
Mudad dhawac kugu cusibyahy heesaha calacalka iska daa wllo hadad rabto inad hore u boogsato ayub chanel soo dawa siida qoof aad jeceshay lo ilawo Hubal inu ku canfic doono
@suaadminaj4809
@suaadminaj4809 10 жыл бұрын
Bes bes maxamed bk intaaa ku joojiya heesaha wlhi waay farabateen heesihii aad soo sarteen wow ilhy haidindayo xidiga gees viva xidigaha gees jira oo jooooga
@farahfarahjama4607
@farahfarahjama4607 6 жыл бұрын
2018 /3/17wali wn dhagystaa axaxaxa
@mawlidwayrah5748
@mawlidwayrah5748 10 жыл бұрын
master of music axmedwali indr runtii mucjiso ayaad tahay fanaaniintani way joogeen hargaysa iyo abwaanadu lkn macalinka tilmaanta iyo tamarta siiyay waa adiga sxb furunle jigjiga way kuu darsatay macalinka qarniga la aantaa xidiguhu waa hawo aan shaqaynayn vivva sxb
@xilkascabdullahi2836
@xilkascabdullahi2836 2 жыл бұрын
Ilhy qalbga ha ii qaboojyo💔😭 iso duceya🙏 plz
@abdiasismohamed9352
@abdiasismohamed9352 9 жыл бұрын
woow waxaas ayaa fanaan ah
@qaysqoraneqawdhan2781
@qaysqoraneqawdhan2781 10 жыл бұрын
bk aXsan fanaaaan alle haku dhawro WLL waan kuu hambalyeynayaa anigoo ah khadar axmed ali OF BURCO noolow inder
@nimcobadan5404
@nimcobadan5404 5 жыл бұрын
Listen😭
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076 3 жыл бұрын
Dhibka LAGUMA waa ree marbaa lagabaxaa dhibta ha isku dhiibin nacabka
@moburco9119
@moburco9119 10 жыл бұрын
Fannaanka ,Qarniga alfannaan Bk Iyo Abwaanka Sannadka Alle ha idin sharfo
@fartuundaahiraadan907
@fartuundaahiraadan907 4 жыл бұрын
Aniga ayey hada iheesata😭😭💔💔💔😭😭
@hudaabdilahi4648
@hudaabdilahi4648 3 жыл бұрын
Alha ha kasaaro
@cmaradog649
@cmaradog649 7 жыл бұрын
Wali yaa daawada 2018
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 7 жыл бұрын
Cmara Dog 🐶 hahaha wali lama gaadhine 2018
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Cmara Dog waa hees banjaree ma banjarbaad tahay,sxb 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mustafaelmi7381
@mustafaelmi7381 6 жыл бұрын
Cmara Dog aniga
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Cmara Dog aniga kaasii dambeeyay xataa sxpow heestu xasuus horay igalisay
@mustafaelmi7381
@mustafaelmi7381 6 жыл бұрын
Anas cabdi Risaaq bk heesihiisu wakhti walba way la jaan qaadayaan
@abdirisaqnuur7197
@abdirisaqnuur7197 Жыл бұрын
Farxiyo wll waayo badan nolow 😢💔
@khadarabdilaahi1797
@khadarabdilaahi1797 10 жыл бұрын
waar bk waa layabay waa hestayda aan ka tageero aniga haduu maruun ka dhamaday intaas aya ba khatara
@sundusosman
@sundusosman 5 жыл бұрын
19/11/2018 wali waan dhagaysta wali
@abshiryare7586
@abshiryare7586 8 жыл бұрын
bk ax yaa fanan heestan aniga ahaanray samayn ayay igu yeelaray markastan waan dhagaystaa waan rahaynayaa inay rajadayda soo celiso
@zakikassim2661
@zakikassim2661 9 жыл бұрын
Axyaa. Bees ka hadlaysa. Wax badana adama Ku dhaca. Soo na jiray. Ila Xawa iyo adan
@dimplegirls158
@dimplegirls158 Жыл бұрын
Ilahy dhibtaa igaa saar iyo culeyskaa 30/may /2023
@ziralinour6165
@ziralinour6165 5 жыл бұрын
Mahamed Bk ILikE LisTening For His songs Every Time😎
@ayanyusuf3332
@ayanyusuf3332 3 жыл бұрын
Jacayl dhamaday Alxamdulilaah 😊
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
WAXAAN DHAYAL SUURO GARLIN DHARAARAHA KABASHADA😢
@najmanadar9453
@najmanadar9453 3 жыл бұрын
25/12/2020 💔 3/32021💔🤚😭 wali waakasamri la aHaY😭😭😭iisooduceeya😭😭😭😭
@updishakouromar8515
@updishakouromar8515 3 жыл бұрын
Allah samir io iiman haka siiyo kula mid baan ahay 27/5/2021 illa io hada 💔
@LiibanhasanKolompia-hk4nq
@LiibanhasanKolompia-hk4nq 7 ай бұрын
Qofaad ujeclayd si dhaba Dhib iyo dheef qaybsateen Dhankiisa hadii aad waydo Waxa kugu dhaca nugayl Waxan dhayal sura galin 8/7/2020. Wa malintu calafku nakala dheereyey qoftan jeclaa ilaa manta oo ay tariikhdu tahay 10/2/2024 wax jacyl ahba wan isks la ya sy
@ubahcali1871
@ubahcali1871 6 жыл бұрын
Xasuus long time 2014 to bosaso axxxx alx manta
@Faizaelmi1
@Faizaelmi1 3 жыл бұрын
2021 yaa so niyad jabay💔😭🤣
@abuukarcabdilahi2201
@abuukarcabdilahi2201 3 жыл бұрын
Aniga😭
@Faizaelmi1
@Faizaelmi1 3 жыл бұрын
@@abuukarcabdilahi2201 allaha ku qalpi dhayo wll mcn
@samirahuzzain6089
@samirahuzzain6089 6 жыл бұрын
Ax hestan kaso kabo dibu dhicisii wali aman soo kaban anigu
@nashaadinacabdi869
@nashaadinacabdi869 2 жыл бұрын
I love this song wlhi still 2022❤🥺🥺
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
wlhi anba hesta wan jcla manta soo boqday 🤣
@nasramohamed8287
@nasramohamed8287 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah waan kasoo kabtay jcylkii💔😇
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 Жыл бұрын
M.a Ano kula kaftamayo Gabar aad isku magac tihiin baan si dhab ah u jecladay waliba jacaylkii igu horeyey runtii gabartas ilaa hada wan jeclahay runtii Mana ilobin ayida Alla jaceyla hawaaro
@fanprojuser171
@fanprojuser171 3 жыл бұрын
2021 yaa dhagysnaya
@МааиваапМаапвааи
@МааиваапМаапвааи 3 жыл бұрын
Wllhi aniga ayey manta I hesataa qof dunida ugu jeclaa ayaan wayay
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 7 жыл бұрын
Waah Waah bk fanaan jira
@afnanali5866
@afnanali5866 10 жыл бұрын
Maxamed bk caadi maha
@yassindaha352
@yassindaha352 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
mancha Allah bk fanan qaran Allah ha ku sharfo
@raxmaaxmed6756
@raxmaaxmed6756 6 жыл бұрын
kasookabo dibudhiciisi wlhi xasuus galay caawa ilaahada waan kaxiiso dhici waayay 23/10/2018 ayaan dhagaysanayaa four years ago ayan xasuustay walle long time
@wardahqurux6467
@wardahqurux6467 3 жыл бұрын
yaa ila dawanaya 2021
@abdisamadoon9437
@abdisamadoon9437 10 жыл бұрын
wooooooooooo waxaasa jaceyl ah bk aabaha jaceylka alle ha ku dhawro
@saynababokor6626
@saynababokor6626 9 жыл бұрын
Waaaaw asal asal yasakam calek
@barwaqogood7526
@barwaqogood7526 6 жыл бұрын
Wlhi waa Run
@hawakiin4185
@hawakiin4185 10 жыл бұрын
woooooooow cadi maha bk
@cilmiyare3455
@cilmiyare3455 6 жыл бұрын
heestan zi gooni ah Aayay meel ku tabanayiza
@mubaarigsiciid4922
@mubaarigsiciid4922 5 жыл бұрын
Zido kle wlhi wllo waxan xasuustay 8 /20/2019
@aksiirahmed4077
@aksiirahmed4077 3 жыл бұрын
1/4/2021 ilaaa hdan dhagysanyaa😭😭
@abdifatahahmed6695
@abdifatahahmed6695 4 жыл бұрын
2020❤
@abdulwadudkhadar19
@abdulwadudkhadar19 4 жыл бұрын
abdifatah ahmed sorry bro Iska adkayso 😂😂
@hioryirh7181
@hioryirh7181 3 жыл бұрын
Ha isu dhiibin nacab omg filing sad😭😭😭😭
@wardahusein4312
@wardahusein4312 5 жыл бұрын
Qof aad u jeclayd is dhaba hees iga qadan bk fnan qaran
@MushtaqAhmed-ou7rl
@MushtaqAhmed-ou7rl 10 жыл бұрын
Waaaaaw waa kahelay heestaan
@edilqueen6174
@edilqueen6174 3 жыл бұрын
Iska iloowo wixii tagtay naftahay 24/04/2021
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718 9 жыл бұрын
bk yasalam yasalam axala fanan inder heestana cadi maha
@prettynaima1933
@prettynaima1933 3 жыл бұрын
Ax yaa hees😥🙏❤️
Mohamed bk--kaso kabo dib u dhici @lyrics 2020
6:01
MARUNTAGEER SHOW
Рет қаралды 7 М.
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 798 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 111 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 22 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 490 М.
Maxamed BK (KALA DHIMASHO) New Song 2016
5:05
SomaliNewMusic
Рет қаралды 915 М.
MAXAMED BK |  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 2024 LIVE ON STAGE
7:01
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 543 М.
Been Go Lagu Daday
7:46
Maxamed Bk - Topic
Рет қаралды 12 М.
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,1 МЛН
MAXAMED BK┇ JACAYL WADKII GALAY ᴴᴰ ┇LYRICS
6:59
ZACK FILMS
Рет қаралды 3,2 МЛН
MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
5:46
Abdi Dahir official
Рет қаралды 805 М.
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
CABDI HANI HEES CUSUB SAREEDO 2019
6:17
xidig films hd
Рет қаралды 1 МЛН