Shankaroon iyo Mohammed yusuf Aun. Hees qiimo leh❤ Mahadsanid saaxiib ka soogeliyay ✋
@ikhajji3 жыл бұрын
Ada mudan walalo
@SuperKahin5 ай бұрын
Waxay ku jirtay riwaayadi waraf iyo shimbir war iskuma hayaan waxaa laha hal aburki isman askari AHUN
@alwayslegend21773 жыл бұрын
Murtidaan Maanta Waxaa Badalay Kun yaaaya Shiida Iyo Waan ku Fuulayaa Cajiib Soomaliyeey Halkaan Ayaan Ka Nimi Ee Aan Ku Noqono Dhaqankeenu Waa Saxar La. Guulayso Soomaali