Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Wadhaf iyo shinbiiro war is kuma hayan waxa Alif AHUN Abwankii weyne ee cismaan Aadan xuseen (cismaan Askari)waxan dhigay hoboladii waberi hetan waxa wada Qadayey AHUN maxed yusuuf cabdi iyo shankaron Axmed sagal waxan ku dawadey National theater hargeysa waxey Ahey Riwayad Qaliya waxana dawaday dhowr haben
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@MahadBonbo-eg6ii11 ай бұрын
Ma oraankaro. Anago
@hibaaqsaakin97906 жыл бұрын
Horta qalinle sawir kaas mooye mid kale lagama hayo miyaa mida kale cawyska dalmar wllo qalinle live ma u aragtay?
@caweyskadalmar6 жыл бұрын
May ma arag wuxuu badnaa Muqdisho ana Hargeysa ka imid. Inta badan faniinta Soo martay Hargeysa waa arki jiray suuqa ama xaafada waaberi oo jaar ahayn. Kooxda la odhan jiray walaalo hargeysa guri noo dhow uu lahaa aun Ismaciil Yare ayey ku qayili jireen inkastoo aad u yaraa.
@hibaaqsaakin97906 жыл бұрын
@@caweyskadalmar ok wll si fiican baad iigu sharaxday maaashalh baa tahay wlhi nasiib fiican baad leedahay mar hadaad kuwa kaloo dhan aragtay asagu saan taariikhdiisa ku maqlay xamar buu iska joogay kuna dhintay xataa markii la kala cararay meelna ugamu bixin baan maqlay aad baaan utaageera qalinle iyo maxmed mooge
@caweyskadalmar6 жыл бұрын
Hibaaq Saakin wll adiga muddan. Muqdisho iyo Hargeysa aad umay waynayn. Hargeysa intaan jeer arkay aun Huuryo tira ma leh isaga Dacar, Basbaas. Xamar hadaad tagto theatre ka iyo xaafadaha dawladu u dhistay faniinta waad arkaysa. Hargeysa guryaha waaberi dawlada ayuu dhistay idaacada ayey u dhaweyaan. Waxan aun Qalinle, Saado iyo Kinsi X Adan inay ku bilaabeen Kooxdii Ciidanka Asluubta ama Xooga baan umalayna markii danbe u wareegeen waaberi.
@xasancabdi97706 жыл бұрын
Hibaaq Saakin qalinle waligiisba muqaalkuma hesin nin xishoodbadan allaha dinbigiisadhaafo