Waa run waxaad ku hadashay waxay guursan lahaayeen hadii gabooyaha carabtu lacag usoo dhiibto
@yasinxusen558250 минут бұрын
Waa yaab waxa aan nahay dad yaab leh somali somali ku hadlaya oo gabadhiisa aan laguursaneyn
@imthehero76Сағат бұрын
Cidaan Abgaal run oogu imaaw laab-laab ma yaqaaniin
@bagaasemooge6858Сағат бұрын
Wlahi wa run
@cbdalkrmahmadgalal2 сағат бұрын
الرسول صلي الله عليه وسلم قال تزوجو...لاخلقها ونسبها وجمالها.... النسب شي مهم مهم جدا علي كل شخص
@MaxamedcabdulaahiAxmed-w9mСағат бұрын
باهي ماهو النسب انت ما تعرف فرغ نسب والعنصري يا هدا
@XXx-xp8ll16 минут бұрын
Dhib waa ku qabaan hadii qoyskeedu deyrinaayo.
@saaripoisaari96393 сағат бұрын
Su'aashan mar hore ayaan iswaydiiyay ?
@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ضСағат бұрын
Sababta way caddahay waana xigmad, sababtoo ah dalkani ma jirto Dawlad islaami caddaalad dadka ku dhaqda, haddii maanta gabartaada u guuriso qof Reer dadka la hayb sooca ah ciyaalka aad awowyada u noqonayso caruurtaadana abtiyaal u noqonayaan haddii lagu xadgudbo maalin walba waa inaad u dagaasho fitnadaas haddii kaga maagan karto inaadna gabadhaada siin cid aanan isqabqabsi kala kulmi doonin waa arin wanaagsan.....
@XXx-xp8ll18 минут бұрын
Gabadha in laga doonto Aabaheed ayey aheyd. Hadii aad amar la'aan iska wadateen sooryadu maxay sheegeysaa.
@MaxamedcabdulaahiAxmed-w9mСағат бұрын
Sideehe uga gurubnaa reer hebel waan karahay reer fulaan
@ناصرمحمد-ي6خ26 минут бұрын
walalkey maxamad goorgate hawiye ceebmalahe hadana waa isgursana uqdada iska daya qbilsharf leeh oo abgaal ldhashay ayad tahay hoore usco gabdhhena wa laradiya ninki hela nasib leh
@AbdirahmanAli-t8j2 сағат бұрын
In aysan guursan daliil uma ahan in ay diidan yihin guurkodo
@JamaMohamud21 минут бұрын
Dulmiga soomaaliya ladagay war halaga hawl galo arrin kaas. Xassan cadde waa mahadsantahy barnaamij kaas joogtee walaal.
@hagal55223 сағат бұрын
Wallahi waaruntiis
@hagal55223 сағат бұрын
Wadaad guursaday ma arkin
@hassanosman5686Сағат бұрын
Ninkaan warkiisa waa cadyhy
@abdullahibashir489415 минут бұрын
Laandhere nimo adigay kabilaabatey kuguna dhamata pro
@maxamedcabdiqani613229 минут бұрын
100 Qofoo Halmar Isla Guursato Ayaa Loo Baahan Yhy
Dadkan waa Abgaal EE reeraha islaameed AF xumada Kala tagga
@abshirali313Сағат бұрын
Waan k xumahay
@abdikadirmoallim12683 сағат бұрын
Ninkan wa gar leeyahy lkn somali qabyalad io qurun ma deyneyso
@abdullahibashir489414 минут бұрын
Mamadu waa madax ilaahow kudaa
@cbdalkrmahmadgalal2 сағат бұрын
ههههه...مجانين يا اخي ايش فيهم هذا القوميه يحمدو ربهم وينعو ب بعظهم البعظ مش ضروري يحقرو بانفسهم
@aliliibiya166334 минут бұрын
Ar iga kacsha ow yiri kulahaa in laga kacsho maheeyn
@MaxamedcabdulaahiAxmed-w9mСағат бұрын
انت ما تعرف فرق النسب والعنصري
@cabdidaahir82173 сағат бұрын
Xaqa hadii la duudsiyo feerahuu ka dilacaa gabdhoda ey ninka somaliga u diiden o ay dhahen waa midgan wa nasab dhiman gabdhahoda yurub iyo america aden african madow o galo ah iyo mexcico kan madow aya iska heeysto
@mursalquule2 сағат бұрын
Kani waa duli eey ah
@maxamuudisxaaq7092 сағат бұрын
Culumadaas meel kama banaana waa 4 xidiglayaal kkkk