Maxaa siyaasad ahaan loo faquuqay beesha Wadalaan Gorgaarte, Suldhaan C/risaaq ayaa nooga waramaya

  Рет қаралды 5,930

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@GloLeaders
@GloLeaders 5 сағат бұрын
Maansha Allah sxb Abdirazak Suldaan waan kusolaamay guul guul
@yussufi
@yussufi 7 сағат бұрын
Waan soo dhaweynayaa suldankan. Suldankan wuu ka duwan yahay saladintii hawiye aan dhegeysan jirey, aan sababeyo: 1. Waa nin ilbaxa, aqoonyahana taarikhda waxbadan ka og, 2. Waa nin hadalyaqaan ah weliba diplomatic ah. Hadalkisu miisaman yahay, aan lahayn qajajacdii, been buunbunintii, maahmaahyihi faraha badnaa ee odayasha beelahu ,caanka ku ahayeen 3. Kama muuqdaan calaamadihii ay isku buunbuunin jiren saladinta somalia sida, koofiyadii weyneyd, ulihii dheerdheera, cimaamadihii iyo shaalalkii faraha badnaa, Hadaan soomali nahay Odayaal noocaan ah ayaan u baahanahay inay salaadiin noo noqdaan
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 сағат бұрын
Adigaaba cajiiba! qof mutacalim ah, ayaad tahay! waayo Dee , sida miisaaman ee aad u hadleyso🫡🙌👏iyo cabirka maskaxeed🙏👏❣️Boowe🎉Mahadsanid 🫡👏
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 17 сағат бұрын
Wadalaan waa dad layaqaano afgooyana dadka daga iyagaa ugubadan waana dad sharaf badan cayna ilaahay ayaa ka dheereeyey
@sulamanbakool8747
@sulamanbakool8747 17 сағат бұрын
Waxa ka hadashay waa wax taariikh ah. Wadalaan way ku dulman yihiin hanaanka wax qeybsiga Hawiye..
@MuxuyadinSheekh
@MuxuyadinSheekh 9 сағат бұрын
Wadalaan gorgaate waa caan 50ka qoys waxay yaalaan maalta u sheeg suldaanka.
@pyyuusuf
@pyyuusuf 2 сағат бұрын
Lafihii lafole lagu asay mesha lo bixiyaya in lagu asay lafihii wadalan gorgarte waa nimanka kaliya sisax ah uladagalamay talyaniga 😢
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 18 сағат бұрын
Kkkkkkkkk wuu waashay Afgooye Geledi ayaa iska leh
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 12 сағат бұрын
Buufle afgooye wacdaan ayaa la dhahaa waligeed ayaa la dhihi jirey
@Sunny45553
@Sunny45553 17 сағат бұрын
Wadalaan iyo silcis gorgaate qoryooley iyo afgooye ba wa ku arki jirney
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Сағат бұрын
su,, aal suldaan ku waxuu ilaaabay inuu xasan cade u sheego hooyada dhashay ceyrr ineey aheeyd wadalaan gorgaate eedo caasho wadalaan waxaana ka farcamay reer xasan wadalaan fii fii ar wadaan iigeeya gibta asc
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 18 сағат бұрын
Gobolka shabeelada hoose maa Hawiye iska leh Yaab
@Heimatar
@Heimatar 7 сағат бұрын
NACAS ISKA HADLAY SH/HOOSE AFKAAGA URAYA KALA BAX SULDAAN ISKU SHEEGAA TAHAY XAAN IRAAHDAA
@fuadfawzi1425
@fuadfawzi1425 20 сағат бұрын
Daamme, magac dannyeer uma ekooo?
@fuadfawzi1425
@fuadfawzi1425 20 сағат бұрын
Subxaanka yaa cadiim; maxaa waaye cayda intaas le’eg. Cay ceeb waaye!! Xishoodaa lays faray
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi 14 сағат бұрын
Muhiimadu waxa waaye Cidii la dagaalantay Gumeystaha wax kama noqoto dalkan. Dalka waxaa haysta Pro-italia tuugadii & daba dhilifkii ayaa soomaali ku habsaday.
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 16 сағат бұрын
1902
@tacliintech4448
@tacliintech4448 9 сағат бұрын
Qofka Soomaaliga ah, ma rabo inuu shaqaysto, xooggiisa maalo. Been iyo probogando ayuu rabaa inuu wax ku cunno. War shaqaysta oo beenta aad soo Allifaysaan iska daaya.
@IstarlinElmi
@IstarlinElmi 23 сағат бұрын
Beenlow bahane habar kinter am habar ukun dadka beenta ka dadaa moryaanta wariye noqonaday ma uu xumida habar kinter yahay beenlow bahane
Erdogan oo ku soo wajahan Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 14 М.
Новости дня | 16 декабря - вечерний выпуск
11:42
Euronews по-русски
Рет қаралды 922
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 37 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 26 МЛН
Путин: "Доводят нас до красной черты"
1:11
Euronews по-русски
Рет қаралды 6 М.
Бундестаг решает, доверять ли канцлеру Шольцу
1:06