Maxay Jabuuti uga horjeedaa aqoonsiga Somaliland ka helayso Ethiopia.

  Рет қаралды 32,760

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Күн бұрын

Dood si hufan loogu lafa guray Jabhadaha ay Jabuuti ka dhex wado Somaliland iyo xidhiidhka sii xumaanaya ee labada dal.

Пікірлер: 115
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 ай бұрын
MAREEXAAN IYO DAAROOD WALIGOOD DABME MADAX KA NOQON MAAYAAN XAMAR HARGEYSA IYO JABOUTI.
@guuliyogobonimo
@guuliyogobonimo 3 ай бұрын
hee maxaad samenaysaa?
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
When life gives you an enemy like Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹. Fight like a British 🇬🇧 Somaliland.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 3 ай бұрын
Hahha Qadiyadda kala gooynta Soomaaliya, dadka waqooyi degan oo dhan, isku ma wada raacsana. Marka jabuuti, ma waxey aqoonsaneeysaa reer sh. Isxaaq, beesha dhexe oo kaliyah, in ay noqdaan wadan.
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j 3 ай бұрын
Jabuuti waa soomaliya ayay ka midtahay somaliland guul ❤❤❤itoobiya guul itoobiya our brothers well come beside us
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 ай бұрын
Ma axmaarbaad tahay bartay afsomaliga?
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Jabuuti waa dawlad caalamka aqoonsan yahay. Somaliland yaa aqoonsan? laysma barbardhigi karo. Guul Jabuuti.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Yaa ka hadlaya in jabuuti tahay dal aqoonsan yahay arimo kale ayaa la isku hayaa cayaarta la qabso
@Certified-k4j
@Certified-k4j 3 ай бұрын
Jabuti wa xafad yar
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
@@AbdulAli-ku9he miskiin hadaanu u soo jeesano waanu u dhamayn karaa
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹 iyo Somaliland maaha isku download. Somaliland dalkeedii ayay dib ugu noqotay.
@Sirad47
@Sirad47 2 ай бұрын
Ilaahayoow dadkayga caqligooda u barake...amiin..waa dad daacada,waa dad very actives ah, waa dad xurmo leh ummaddana xurmeeya. Cafis badan cidna aan xumaan u hayn Allahayoow guulee dadkayga, cadowgooda jabi camalkodà hagaaji horumarkooda u hirgeli aaamiin yaa Allah.
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei 3 ай бұрын
Djibouti calankeedii wuu dhacayaa dhawaan caasimadeedun waxey noqoneysaa Hargeisa somaliland❤❤❤❤
@khadrayusuf5122
@khadrayusuf5122 3 ай бұрын
Somali laan watashatay ee allaw cadaw geeda jabi jabuti iyo soomali al xaasid maa yaflax
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 ай бұрын
Siyaasada dadkii lahaa haloo daayo, dameeraha dhaqashadooduna dadkii yaqaaney ee xaqa u lahaa haloo daayo
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 3 ай бұрын
Somalliland is in full control of our own territory and border. Somaliland wasn't built on begging. We shed blood, sweat and tears to be the independent successful country we are today and can negotiate and co operate with any country in the World. There is absolutely nothing Somalia can do because we made it clear that we are not part of them!!!
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis 3 ай бұрын
Doodaas oo kale waa nice wada asxtaaay viva somaliland ❤❤❤❤
@achaaigal3722
@achaaigal3722 3 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 will forever don’t be jealous
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
WA BENTIIS DOWLADA LAMA HISHINEYSO QAWARIJIIN YAHUUDA
@houssein1919
@houssein1919 3 ай бұрын
Xaarka Isla duwa rée dhuun dararac
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Jubuti.wa.dawlad.aadna. Gaadhay.guul.jubuti Awdal.ested Gadabuursi.ciise Guul.isuku.duubnaada Munafaqada.iska.ilaaliya
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 3 ай бұрын
Xabashi haddii ay ku aqoonsato maxaad helaysaan?iyadaaba sankaraad ah oo nafi haysaa
@elmimusa3630
@elmimusa3630 3 ай бұрын
Djibouti waxay arkaysaa hadii heshiiskani sidaa ku dhaqan galo Djibouti way u dhamaaneysaa in the near future
@ZonageVers
@ZonageVers 3 ай бұрын
maadaama aynu nahay mucaarid dadka reer jabuuti waxaanu jecelnahay in aanu helno madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliland inagoo garab istaaga mar kasta oo ay noolaato dawlada Somaliland taasi oo ka dhigan inaynu nahay dad walaalo ah balse waa inaynu ka fogaano siyaalsada munaafaqnimada ah ee ay wadaan dawlada Jabuuti iyo madaxweynahooda Jabuuti cadawgooda ictiraafka shacbiga Somaliland mar kasta oo khatar ah
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 3 ай бұрын
Professor maaha Sola yaa yidhi
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 3 ай бұрын
Falanqeeye sare mr siciid ku soco
@fadumomohamoud1733
@fadumomohamoud1733 3 ай бұрын
Ninyow landers ah weeye siciid ciyaar maaha hooyadiibaa nin dhashay
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 2 ай бұрын
Guul Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto iyo Etiopia habalyo habalyo
@AliDayr
@AliDayr 2 ай бұрын
Do you accept the diplomatic persons or no
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 3 ай бұрын
Ismail waxa la yidhaha the old hand of Africa magaca waxa lahan jirey loona yaqaney siyad bare
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v Ай бұрын
WALAAHI HADAYE LEYADHK IYO BIYAA IYO TAREEKA CARAJOOGA DAKADA WAXAYA KALA SOO DAGAAN JOOJIYAANA SHIBIRA KA HAAHIRAYA JABUUTI
@AliDayr
@AliDayr 2 ай бұрын
Mr. Cabdullah we don't neglec Djibouti. But what is Djibouti have dignity in world without somaliland??????
@ashamohamed3568
@ashamohamed3568 3 ай бұрын
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
MUUSE JUDAAN WA IN TIIRKA LW SARO SUQA LAGU JIIDO
@houssein1919
@houssein1919 3 ай бұрын
🎉
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Waar soomaliland ciidan difaaca mahaysato
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 3 ай бұрын
Ninkan Sola waa bilaa caqli
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Waar muuse biixi wuufashilmay walaahi waa jaahil bilaa aqoona
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 ай бұрын
Way macaluuli.
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 ай бұрын
Waa laga saaray SOMALIA ITALIA IYO JABOUTI URURKII JAAMACADA ARABTA.
@yassin9909
@yassin9909 3 ай бұрын
Somalidu waa inay heshis heshaa, ma dhici karto in Somaliya la kala qaybiyo.
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 ай бұрын
Habar dheli weydey aleelo ku waalatey. Cirka soo dumiya.
@zahrasaed791
@zahrasaed791 3 ай бұрын
CADAWGA CADAW GIISA LALA SAAXIIBAA EE KADABAASHA CADAWOOW. WALLAALTINIMADIINII BEENEED MUNAAFIQINIMADIINII XAASID NIMADIINABA WEY DHAMAATEY WAKHTIGAASI.SOMALILAND HOREY USOCONEYSAA 💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫶🫡🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🤲🏽🤲🏽🎉🤲🏽🎉
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 ай бұрын
Waar Ma jiro wax somliweyn la yidhaa Somaliland waa waa wadan jira jirina doona inshaAllaah Xasan gurguurte iyo Ismail ciilqabe Iyo Fiqi jaahil Allaah ha jebiyo jabweyn cadowga Somaliland inshaAllaah
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 ай бұрын
Snm wa burbur donta mar dawa
@aweysali8546
@aweysali8546 3 ай бұрын
Midka hore ee dooda qaatay walaahi kaas sonali ma ahan oo bilaahi somali ma ahn oo taoaahi somali ma ahan walaahi waan ku matagay warka ninkaas waa xaywaan aan geed loogu soo ganban
@ibrahimmaxamuud-em5nu
@ibrahimmaxamuud-em5nu 3 ай бұрын
Asc
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
AL SHABAAB KIRIMINAL SHEYADIINTA NARTA WAXA KENEY SOMALIA KONFUR NIN ISAAQA
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 3 ай бұрын
Mou ama heshiiska isfahamka waxa wada galey ethoipa iyo somaliland Marka aad leedihiin jabuuti xaqbay u leedahay inaymka cahoots heshiiskaas ama ay ka hor timaado wa khalad jabuuti laguma xad gudbin qaranimadeeda dhul iyo bad midna sidaas oo ay tahay jabuuti waxay wada wa gardaro cad hadii aya u aragto dhaawac dhaqaalena wa iney ethoipia shukan sataa oo ay ka dhaadhicisaa inaney ethoipia ka wareegin dakadaha jabuuti lkn somaliland ayan u dhibaateynayaa heshiiskaa awgii xaasid ayuu noqonyaa qofkaasi wana kibir iyo dulmi uu ku dhaqaaqayo ismaaciil cumar geele somaliland guul guul ayan u rejeynayaa heshiiskana wuu hirgalayaa
@MaxamedabibOmar-dg6ks
@MaxamedabibOmar-dg6ks 3 ай бұрын
Soomaliand iyad ayaa isa hore marisay hakudaalina walaalayaal midkale umabaahan sida uu sheegay danjire maxamed Ahmed barwaan iyaga ayaa dalabaday etoopiya cidan umaydalabn
@halganabdi8643
@halganabdi8643 3 ай бұрын
Faan baq baqda mesha kala taga faan laan😂😂😂😂😂
@DjMüllar
@DjMüllar 3 ай бұрын
Ictiraaf ma heleysiin Ethiopia wax xitaa nima siineyso maskaxdiina ka shaqeeya reer qawdhan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Jabuuti waxay uga soo horjeedaa Somaliand xaga dhaqaalaha
@yassin9909
@yassin9909 3 ай бұрын
Ethiopia guumeysi ayay rabto. Hadii eey dikad rabto meesha ay rabto ayey kala soo dagi karta. Duul iib macquul ma aha.
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v Ай бұрын
ADIGU SOOLOWA MA HADALAYASA CARUURTAA BAA DAYANA OO GAAJOONAYE MA DALKA IYO DADKA U QABANA KARTAA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
SOMALILAND WA LAGU KALA TEGEY
@yassin9909
@yassin9909 3 ай бұрын
asc
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedaden9366
@ahmedaden9366 3 ай бұрын
Muranka u dhexeeya Jabuuti iyo Somaliland waa mid ku salaysan dhaqan-dhaqaale siyaasadeed, sababtoo ah Jabuuti wax dhibaato ah kuma hayso madax-bannaanida Somaliland, waayo safaarad Somaliland ah ayaa Jabuuti ku taal sida Somaliland oo kale, markaa waa su'aal dhaqaale oo keliya.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
BARBARA WAXA KA MUHIIMSAN HOBYO GARACAD O SARAN CARABTA
@museweston1303
@museweston1303 3 ай бұрын
Aqoonsi ma qabiil baa lagu noqdaa horta waa yaabe isaaqu way waasheen walaahay somali iyagaa ugu dhul iyo dad ba yaroo kolkaasay qaran Ku waasheen
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk 3 ай бұрын
XIDHIIDHKA JABUUTI MARKEEDA HORABA GOONI ISKUTAAG MAY OGOLAYN WAAYO ITOOBIYA. AYAA UWAREEGAYSA SOOMAALLND. LAAKIIN HADII MIDNIMO TIMAATO ITOOBIYA DOONIMAYSO QARAN AY DHUL ISKU HAYSTAAN OO DHAQAALE KAGALO OO AWOOD KUYEESHA
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 2 ай бұрын
Waxgarad
@kaafikaafi
@kaafikaafi 3 ай бұрын
ITOOBIYA, IYO SOOMAALIYA, WAXBA KAMADHEXEEYAAN, WAA (2 WAA DAL OO KALA MADAXBANAAN). SIDAASI DARTEED #HADAL IYO ILEEYN KALA QALAN HILIB, HADABA SHACABKA SOOMAALIYEED EE GOBOLADA WAQOOYI, WAXAA WAAJIB KU AH ILAALINTA MIDNIMADA #5-TA, SOOMAALIYEED.
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 3 ай бұрын
That guy who is talking about be one,you can't force people.we Somalilanders has moved on, you should do the same
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 3 ай бұрын
Hahah. Qadiyadda kala gooynta Soomaaliya, dadka waqooyiga dega isku ma raacsana. Jabuuuti, ma waxey aqoonsanwwysaa reer Sh. Isxaaq.
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 3 ай бұрын
Jabouti ma rabto inay somalia kala tagto iyo inay isu tagto midna ma ogola
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 ай бұрын
MALAGIISA GALAY KAN WAJIGA XUN EE FARAHA LAGAY WAXAANU AQOON U LAHAYN.
@mohamedjita
@mohamedjita 3 ай бұрын
In Djibouti 🇩🇯 iidoors are 0.05% of the population and gadabuursis are 2% too, afar are also 10% , the rest are 88% of issa. Yaa beenaley kadab
@arawelo4324
@arawelo4324 3 ай бұрын
Oo wadanka ma imika aya la kala jarayaa 30 sano ayu kala maqan yahay
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 ай бұрын
Jabuuti waa iney dhadhamisaa waxey soomaali ay ku heysey 30kii sano ee la soo dhaafey. Qaxoonti,qax ,dagaal,gaajo iyo bara kac ,waa maalinteedii ay bixin laheyd dhibtey ku heysey soomaalida.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Jabuuti, uma taliso somaliland, hadii ayaa Jabuuti ayaa doonayso samaliweyn iyadu ha ku biirto ,somaliland wax maxy sababta hoos geeynwysa dad aan aqoon lahay ,,cumar geel waxuu ka hor imanayaa inanay dadka ka soo jeeda somaliland way soo guuraysa ,somali waxay somaliland uga soo horgeedan dhaqalah ,cid loo joogin mayso,hora loo soconayaa ,viva somaliland
@MyAfrican1986
@MyAfrican1986 3 ай бұрын
Somaliland stop dreaming.
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 ай бұрын
Orodoo laaskii tag waayehee intaad ciidan kaxaysato
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Muuse waa Geesi Qaran. Ha ku biirin Garaad lawayaasha. Mutacalimiintu Reer Somaliland Muuse waxay u Aqoonsadeen, Geesi Qaran.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
SOMALILAND WAX LA DHAHO MA JIRTO DHULKA BADA SOMALIA WAXA U DHINTEY AWOOWEYASHENI AYA DIFACEY ANAGA DIFACEYNA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
ITOPIA GAJO BULAACO KIRIMINAL INJIREEY WA LAGU KALA TEGEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
ITOPIA GAJO BULAACO IYO TALYANI WAXA LA QATA IN TALYANI SABABTO EH AYAGA WAX AYEY KUSO KORDHINAYAAN SHAQO HORUMAR OSPEDAALO WAXBARASHO BINI ADINIMO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
ISAAQA RABA ITOPIA HADEY RABAAN HA U GURAAN DHUL BAD SOMALI LEDAHEY LAGAMA GADAYO ITOPIA
@NurJama-ct9tv
@NurJama-ct9tv 2 ай бұрын
S/land reer baad ka dhigtern markaa iska daaya magacan oo isaaq/land dhaha reerna dowlad ma noqdo meelna gaadhi maysan intaad qabiil la taagan tihiin
@Nuurtowambe999Nuurtowambe99
@Nuurtowambe999Nuurtowambe99 3 ай бұрын
Laftinaga 😂😂😂😂😂oramo land amxaaro land maxa qaldan😂😂😂😂😂😂saaan marqaanle miyaa😂😂😂😂😂😂😂
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud 3 ай бұрын
Waar jabuuti baale bada muuse biixi leeyey itoobiya ayaan siinayaa
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 ай бұрын
Duli baad tihiin innta aad gacanta hoos haysataan Oromo aduunka kaleh ka doonta Aqoonsiga Hargeysa
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 3 ай бұрын
Cayda intaad iska dayso si ilbaxnimo leh oo dood ,xin iyo xaasid waxba ka heli maysid afxumada nabadana waa ka fogaysaa colaadna waxba kaagama tarto
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
KUWA RABA INEY KENAN DHULKENA ITOPIA GAJO O 140 MALYANA O KA GADEY BADA SOMALIA KUWAS HA LAGA SIFEYO DHULKA SOMALIA
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
War so baadi jabuti cunaha ma qaban
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
SOMALI QABIIL AN LA XASUQIN MA JIRTO WAX KASTO WAXA KA WEYN WADANKENA XORTA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
AL SHABAAB WAXA KENEY MUUSE JUDAAN MINGISTE
@NajiibRohman
@NajiibRohman 3 ай бұрын
Waxaanad fahmi karin ha noo soo gudbin markaa. Ma rabno male iyo wixii lamida
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
NINKAN ISAAQ SHEGTA O HADLAYA HADU RABO ITOPIA HA U GURO ASAGA IYO KUWA MASKAXA O KU JIRA ISAAQ
@sakariaismail4284
@sakariaismail4284 3 ай бұрын
Solo is sick to be honest
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
😂😢😢😮😮😅😅😅😊😊😊😊😅😅😮
@houssein1919
@houssein1919 3 ай бұрын
Rée l'AFA site
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 3 ай бұрын
Oromo afka baratey iyo basaasiin ayaa kala warqaadanaya🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡
@cabdirashiidmaxamed5829
@cabdirashiidmaxamed5829 3 ай бұрын
Illaa casharloodhigo kibirkadaynmaayaan illay belaayoma arkine
@sakariaismail4284
@sakariaismail4284 3 ай бұрын
Djibouti don’t like Somalia to unite as one nation or Somaliland to be recognized period. Those from Somalia think Djibouti is supporting the unity of Somalia which day dream, the main reason is Djibouti will never survive with Somalia come back or new nation to emerge as Somaliland
@axmedali783
@axmedali783 3 ай бұрын
Mou ka farmaajo iyo xasan garguurte ee xeebaha somaliland waa sax ka muuse biixina waa xeeb soomaaliyeed oo waa khalad malaa soomaalidii way waalatay muuse biibi guul 😂😂😂😂😂
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 3 ай бұрын
Jabuuti haday danteeda ilaashanayso somaliland iyaduna danteeda ayay ilaashanaysaa oo marnaba danteeda cidna uga tanaasuli mayano anaga oon cidna ku duulayan oo aan cidna faragalinayan lkiin ka yeeli mayano in ay u xidhnaato badayadu jabuuti sagaal dal ayay ku soo dhawaysay dalkeeda markaa soomalilad marnaba may odhan maxay dalkeeda u keentay quwadaha shisheeye anagana nama odhan karto
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 3 ай бұрын
Geele iyo muse judaan maalina ma dagaalamin ee waxay cayaarayaan sidey dadka somaliyeed u qaldi lahaayeen somalina qayamada labadaas odey waa ka digtoon tahay
@MouminIsman
@MouminIsman 3 ай бұрын
War niyahahaw dadka beenta ka da. Canfartu waa 13% intakale waa waa Ciise iyo Xooga Isaaq ah o xaafad qudha degta iyo Samaroon. Somalida kalena way joogaan.
@idrisselmifarah498
@idrisselmifarah498 3 ай бұрын
The first person You are blindly arguing it is clear that you are snm. The second person is very logically acceptable and is not contending for a particular tribe or Organization. The third man is also in line with the first man.
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 2 ай бұрын
Somalia you shouldt not talk,shame of you.
@QaliaAli
@QaliaAli 3 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂
@advancedtv1110
@advancedtv1110 3 ай бұрын
🤢 these ignorant never understand
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 3 ай бұрын
Sola ayaad ku casunteen oo dabada ka leefa maalinba ninka somalia ka madaxa
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Hooyadaa miyaa fulinatsa kk Adeerka Reer Awdal baa le. Hooyadaa was yaa xaqiir. Berbera gee.
@guleit89
@guleit89 3 ай бұрын
Alshabab aya somalia mamulaysa hada tiri been aya sheegtay nin neceeb fafinaya tahay
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 3 ай бұрын
Beenale weeye sola- Ethiopia ma somalia aya u malaysa oo baryotamayo
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 ай бұрын
Isaaqu .Markay dad la doodayaan sida dumar shaadali karsaday bay sheeko caruureed ku war wareegaan Jabuuti baan cunaqabataynaynaa Lagu doodayaa
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 77 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Hadii Cabdiraxmaan Ciro doorashada ku guuleysto,Sidee bay Somaliland u ekaaneysaa?
1:18:36
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 7 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 124 М.
"Saddexdii jeer ee aan dhacay Khasaare may ahayn.." Faysal Cali Waraabe
9:59
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 77 МЛН