Maxay tahay halista wayn oo ay wajahayaan gabdhahan Suuriyan ka ee ku hadlo Afsoomaaliga!!

  Рет қаралды 20,336

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@CumarSalaad-q5f
@CumarSalaad-q5f 3 ай бұрын
Walaalayaal aan wada caawinno waa Maato mudan inla caawiyo Annagana waanoo Sadaqo iyo Sharaf
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 3 ай бұрын
Soomaaliyey rewr siiriya waad ogtihoin dalkoodu markuu caadiga ahaa siday soomalida usoo dhoweeyeen iyo sidii laynooga qaddarin jirey.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Gabdhuhu waa naxariis Allaha xifdiyo. Syria waa wadn Soomaalida soo dhoweeyay xilliga dagaalada sida la sheego ee hala caawiyo waa martideena waana walaalaheen Muslimiin.
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 ай бұрын
وَأَقْرِضُوا اللَّهَ قَرْضًا حَسَنًا وَمَا تُقَدِّمُوا لأَنفُسِكُم مِّنْ خَيْرٍ تَجِدُوهُ عِندَ اللَّهِ هُوَ خَيْرًا وَأَعْظَمَ أَجْرًا وَاسْتَغْفِرُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
Ruux kasta oo Ilaahay dartiis u kaalmeeya! Waxaan Rabbi u tuugaya tani waa adduunyo aayatiin malahee inuu ugu bedelo inuu ku arsaaqo janno firdowsa oo uu ka badbaadiyo maalinka shidada weyn.
@basilalmalk32
@basilalmalk32 3 ай бұрын
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه 😢
@basilalmalk32
@basilalmalk32 3 ай бұрын
اسأل الله شفاء العاجل لك الشكر عبد العزيز
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np 3 ай бұрын
Caafimaad taam ah ALLE ha siiyo xanuunka ka dulqaado 😢
@mubaaraksalaad8373
@mubaaraksalaad8373 3 ай бұрын
Sxbow Suriyanka marwalba sogudbi Ajar aya ka Helesa Anaga Wan kugu Tagereyna insha Alah
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 3 ай бұрын
Somali iyo suriyaan hala cawiyo intaa dibaaaan
@MaryanMaryan-u1r
@MaryanMaryan-u1r 3 ай бұрын
Caafimaad taam ah alle hasiiyo xanuunka hayana alle haka dul qaado aamiin ya rabbi
@JamacKahiye
@JamacKahiye 3 ай бұрын
YA rabi
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 ай бұрын
ساعدوا الله يساعدكم. ان شعبنا شعب كريم. من فضلكم ساعدوهم
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 3 ай бұрын
Walaalayaal. Halla caawiyo qoyskaas aabbihio ka xanuunsanyhay Qofkii wax la baca isaga ayay aakhito kaga horraysaa.
@hodanibrahim-l4b
@hodanibrahim-l4b 3 ай бұрын
allaah yasir umuuraan wamuurul muslimiin ishallaah qeir sister
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 ай бұрын
Allaah yaa rabi saacidhum aamiin aamiin yaa rabi raxmaan
@FATIMASHEIKH-tc4pe
@FATIMASHEIKH-tc4pe 3 ай бұрын
Rabiyoow raxmaanow ucaafi awlada yaryarka ah
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 ай бұрын
Alow u gargaar walaahi wey dhibtooden😢😢😢😢😢😢
@goldensilver210
@goldensilver210 3 ай бұрын
Allah ha caafiyo wey mudan yihiin in loo gurmado madama muqalka abaha mesha aay kentay
@abdikarimsharif3773
@abdikarimsharif3773 3 ай бұрын
ilahay Cafimaad taamah allah ha siiyo
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Ax maskiin ilahay faraj khayr qaba how furo insha allaah
@Macalindugsi23
@Macalindugsi23 3 ай бұрын
Allah ha caafiyo Ameen yaa rabi
@mubaaraksalaad8373
@mubaaraksalaad8373 3 ай бұрын
Dadkan wlh Waa in la Cawiyo❤❤
@MohamedAli-lh6gi
@MohamedAli-lh6gi 3 ай бұрын
Ilaaliyow caawi gabdhan aabaheda iyo kuligood inshallah ilaahi cawi inshallah ❤suriyaanka family geeda inshallah
@bukhatir1454
@bukhatir1454 3 ай бұрын
Ilaahay hanaga saaro dhibka hadaanahay umada islaamka ah😢
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 2 ай бұрын
Suuriyan ka waa udhaqan dawarsigu Yemani dawarsaayo ma jiro waa dad dhaqanle
@syo9329
@syo9329 3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة أسأل الله العظيم رب العرش الكريم أن يشفيه شفاء عاجلا غير آجل ❤وأرجو أن يساعده شعبنا الكريم انهم مستحقين حقا وضعفاء أسأل الله أن يحفظهم
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 ай бұрын
Yaa allah cfmaad taam sii
@GamingOne-t9i
@GamingOne-t9i 3 ай бұрын
Waxaa AanbKuu Sheegayaa Sheikhoo Syrian Iyo Somali Qofkii Baahan Waa La Caawinayaa Meesha Ka Daa Somali Baa Ka Horaynaya Syrian Labadoodba Way U Siman Yihiin In Wax Lala Qabto Qofku Haduu Muslim Yahay Waa Walaalkaa Kaa Somaliga Ah Ayuu Kuula Mid Yahay Sidaa ULa Soco Khayr Allaha Ku Siiyana Khayr Baad Wadaaye
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH
@caishawali8198
@caishawali8198 2 ай бұрын
Walaalayaal caawiya waa musaafiriin wadanka dad kuma lhn😢 dadka wanagsan oo somaliyeed caawiya Allaha idin caawiyo nabiga SCW wuxuu yiri (والله في عون العبد ماكان العبد في عون أخيه) Allah SWT adonka wuu caawiya haduu walaalkii muslim ah caawiyo
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 ай бұрын
War dadkan waxaa nawar meel madegaan meel walba maraan ilaahay caafiyo hadii ay runtahay
@MahamedlHasan-rp3ku
@MahamedlHasan-rp3ku 3 ай бұрын
caawiya allaha idin caawiyo sadaqada aduun io aaqiro wadku liibaani
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 2 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 ай бұрын
Haday bukaan. Dhaqtarka gee oo adigu daawee lacag hasiin
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
SXB S SARE 👋 ABDI AZIZ REALLY THEN ALLAHAYOOW CAAWI AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@TmmmChcc
@TmmmChcc 3 ай бұрын
War ilaahay dartii haloo saacido suuriyiintu waa dad fiican markii soomaalidu uqaxday sifiican bay ula dhaqmeen oo si wanaagsan bay usoo dhaweeyeen hadana dalkoodii wuu bur buray walaalayaalow ilaahay dartii ucaafiya umada waa la,isku eegayaaye
@zola2487
@zola2487 3 ай бұрын
Ilaahow caafi
@KhadijaRashidIbrahim
@KhadijaRashidIbrahim 3 ай бұрын
الله يعطكم العافية
@skylinesomali9892
@skylinesomali9892 2 ай бұрын
Alaahayoow caafi oo Wax sii😢😢😢
@CalinuurMaxamed-rd3gq
@CalinuurMaxamed-rd3gq 3 ай бұрын
Allow caafimaad sii yaa Raxmaan
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 2 ай бұрын
أسأل اللّه العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه
@asadmuse8978
@asadmuse8978 2 ай бұрын
Walalayal hala cawiyo si ilahay ino cawiyo akharo iyo adunba ilahayna wuxu yiri isu naxariista an idin naxariiste ugu dabayn waxaba ilahay uma wayine walaynagu egaya ilahow ugar gaar
@QueenTina-i9u
@QueenTina-i9u 2 ай бұрын
😢😢😢😢😂😂ALLAHA CAAFIYO WALAALAHEEN SURIYANKA AH
@Mohammed-j5j1u
@Mohammed-j5j1u 2 ай бұрын
ساعدوا إخوانكم السوريين
@ahmedwali4611
@ahmedwali4611 3 ай бұрын
Allaha eaxmanka ha idin garkaaro
@KhaalidEdi
@KhaalidEdi 3 ай бұрын
Allow caawi
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 3 ай бұрын
😥😥😥hala caafiyo ❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
LANBERKOODA HALKAN IIGU SOO QOR SAAN U CAAWIYO MARAYACAGI I SOO GASHO
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
WAXAAN KA WADEY MARKEY LACAGTII I SOO GASHO 😭😭
@mohamedsherif134
@mohamedsherif134 3 ай бұрын
Allow caafi
@warsamemayele
@warsamemayele 3 ай бұрын
Caafimad taam allah siiyo
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 ай бұрын
Walaloow u soo gudbi way dhibanyihiin
@Suuban11
@Suuban11 2 ай бұрын
Bal caawiya somaliyey adinkuba wa iscaawisine😢
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
M.A. LANBERKA WAAD KU SOO QORTAY CASHA AXMED BARSAAN
@khalidmuhumed9004
@khalidmuhumed9004 2 ай бұрын
muqalka hada lataganyahay waxa dawatey 16k kawarama hadi qufkiw uu 1dollar soodiro
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 ай бұрын
Mararka qaar tajamuud ayaa loo baahan yahay
@doone9873
@doone9873 3 ай бұрын
Dadka hada waxa tarayaso si fican waxa u tar number ka xata loma jedo away number number dadka tusi mida kale dad soo qaxay aya waxa ka shege isku xishod
@gjama9511
@gjama9511 3 ай бұрын
Dadkan Suriya iyo Yaman ee Somaliya Joiga siiba Xamar iyo Hareeraheeda waa in inta lasoo ururiyo Loogeeyaa Beesha Lixaad iyo Xalane , waayo iyagaa Soobarakiciyey dadkan
@nuuramahamed4415
@nuuramahamed4415 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@Mideye157
@Mideye157 3 ай бұрын
Somaliyey ha loo gurmado reerkan
@mrazizi583
@mrazizi583 3 ай бұрын
SOMALIA VISA BA LOSO QATAAH IN LAGA TUUG SADO KENYA WAXAY QABATE SIRIYAN IYO FALASTIN BDAN O ISLI NAIROBI USO SHAQA TAGE HHH WAXA YAB AHEED VISA LA WATE WAA DALXIIS
@IfrahinaCadey
@IfrahinaCadey 2 ай бұрын
Visa dalxiis mey ku imaadan neh dadkan😮
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
I.A.
@doone9873
@doone9873 3 ай бұрын
Ale dartis haloo cawino please mida kale adiga mesha Soo dhigay mesha phone away dadka tusi mida kale dadka si fican waxa ugu qabo adiga ha dhibsan please waxana haka shegin please dar ale waxa cawin
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 3 ай бұрын
Wuuw ku qoran yahay number ka shaashada
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 2 ай бұрын
War hala caawiyo daruufta ayaaa kawaan waxa haysta
@CabdimaPer
@CabdimaPer 2 ай бұрын
Hala caawiyo qofwalba woxoo awoodo ha udiro 1 Cinti xataa utuura sadaqo yaraan magasho 😮
@abdiali2478
@abdiali2478 3 ай бұрын
Why cisbitaalada dad leh eey u caawin la yihiin
@saidmuktar
@saidmuktar 3 ай бұрын
Aduun ilahay aburaay Arab ayaan ugu neecbahay
@Keyd47
@Keyd47 2 ай бұрын
😂 subxanalaha
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 2 ай бұрын
😢
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Reer garawe waad ceebaysan tihiin hadii sidaas ku dhowrataan dadkaas tabaalaysan
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 ай бұрын
Wax tabaalaysan majiree waa shaqo tag
@SalmaanXasan-dp3yd
@SalmaanXasan-dp3yd 3 ай бұрын
Rabi kabaq oo hadadan wax siineynin afkaaga qabso
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 3 ай бұрын
Maxaad ku ogaatay walaal ​@@SafaMarwa-ww8wc
@MoussaAhmedAli-e4e
@MoussaAhmedAli-e4e 2 ай бұрын
Haloogurmado dadka wll heen Ah ee islamka ah
@khadragelle7801
@khadragelle7801 3 ай бұрын
Waa suruyaan waa beenaalayaal waa dad kun diinood haysta dawarsiga waa dhaqankooda wax ka been badan ma jiro marba suuri intaad u ururinaysaan kumaankun doolar siiya walaalihiina ku bakhtiyaya agtiina suuqyada iyagaa guba carab oo dhan ayaa iska eriday turkigii ayaa eryey yurub jinsiyadii way u diideen waa dad damaaciina waa sixiroolayaal been iyo masiibo saadsada siday u saad sanayeen ayaa .illahay tusay kooda yar ito ka weyn beenta way ka siman yihiin waa dadka ugu neceb dadka madaw caruurtoodana dawarsi ayey baraan tuugo weeye
@sheqsadeq9987
@sheqsadeq9987 3 ай бұрын
Adiga hadadan wax ku tareynin afkaga kareebo wllo beentooda adiga ma xisabineyside
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 2 ай бұрын
Waar ilaahay miyaadan ka baqayn wll haddaadan waxba siinayn faraha ka qaad dadka dhiban ilaahayyow ugargaar
@mafakkaam1278
@mafakkaam1278 3 ай бұрын
Mashruucaan maba dhamaado miyaa suuriyaan ka oo idil ee muqdisho ka tuugsada maalintii kaliya waxay sameeyaan 200$ ugu yaraan , ninka meesha fadhiyana waa beentiis ,waana lala soo heshiiyay lacagta loo soo diro in lakala qeebsado sababtoo ah waxay ogyihiin in soomaalida dadka ajaanibta cad cad ee jecelyihiin dhayaan qof cad ayaa lacah siiyay
@jamaalaxmed-eo6yt
@jamaalaxmed-eo6yt 3 ай бұрын
Walaaloow hadaadan dadkaan danyarta ah hadaadan wax u qabanaynin ha u gafin dadkaan C/caziiz aa dhaawacooda arkay ma aha wax been ah marka Allah uga baq hadalkaada InshaAllah. Suuriya waxay ahayd wadamada carabta wadankii ugu xushmaynta badnaa dadka Somalida marka duruufta hakula digan walaalkay
@fertunali1007
@fertunali1007 3 ай бұрын
Soomalida baahan keen ayagaa ka. Xaqbadan dadkan.dadkeena suriya jooga waxa jira dad wexey cunan an heysan cid siiso wax malaha.naagtii siriyanka ehed ee tugsaneysay muqdiaho gabar somali ayey kula dagashay lacag isii oo u ceysay 😂😂 her aya lagaray somali iyo ajaanib jeceyl
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 ай бұрын
Waryaahe waxan tuugsanaya eed maalin kasta keenayso iska daa dadku way soo shaqo tageen way kugu barteen in aad xoolo iska siisaane
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 2 ай бұрын
Qaabdarada iska daa somalidiba wadama dadow tuugsi ujoogaane hadaa cawin karto caawi hadaa awoodina nabad geli. Hadaa adi waxwalbo heli karto qof maskiin ah oo qaxooti ah haka wiirsan
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 ай бұрын
Waxaan umalaynayaa Beenaalayaal weeye way soo shaqa tageen soomaalidaa ka xaqle in aad wax u qavataan
@mahamudmahamed9893
@mahamudmahamed9893 3 ай бұрын
Waalaal hadaanad waxba ugu deeqayn afkaaga haka nabad galaa.... 😢
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 ай бұрын
Ilaahey kacabso malada waad ogtahay sidey danbi utahay aayad quraan ah alle kaga Hadley ayagaa kaga xaq badan somalida waayo wadan koodii majoogaan
Qiso cajiib ah  Hooyo 4 caruur ah oo Autistic ah kali ku noqotay
30:07
Kow Somali Media
Рет қаралды 1,8 М.
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 228 М.
MUXAADARO CUSUB 2020 | Aakhiro iyo Dhibta Taalo - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
46:10
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,9 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Kaftanka Siyaasada 558 oo aad u xiisa badan
41:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 34 М.
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН