Maxkamadeynta Askari dilay Sargaal Maxkamadda Ciidamada

  Рет қаралды 120,297

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 145
@DRARONE
@DRARONE Ай бұрын
Wlhi Shuute iyo team kiisa ku dayasho ayeey mudanyihiin❤ cadaaladu ha sareeyso
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n Ай бұрын
Masha allaah war alle hadin dhoowro maxagabada wan dawadaa runtii wan u qushuucay gar soorka waayo waxan cadan ma soo ban dhigtaan garsoore shuute wan jeclahay siidu u dheegeesto maxaabuusta iyo kar soorashaya iyo murkhaatiya illaahay hadaalada hadiku hagaajiyo from soomaaliland illaahay nabad ha ka dhiigo caasumada umada soomaaliyeed❤❤❤❤❤👍🏽
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 Ай бұрын
Masha Allah maxkamadeena sharafta. Leh Pls kuwa Kale noosoo qabta Kuwa dhiman
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova Ай бұрын
𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗢𝗚 𝗜𝗡 𝗦𝗛𝗔𝗕𝗔𝗕 𝗪𝗔𝗤𝗧𝗜𝗚𝗢𝗗𝗜 𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗬 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂😂
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d Ай бұрын
😂😂Madhawa Reality Marka Laga hdlo
@SPharaoh
@SPharaoh Ай бұрын
Awoowe Somaliland oo dhan oo alshabaaaab ahaa mahaan kuu tuuran.
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d Ай бұрын
@@SPharaoh 😂 Somaliland Awoowo ilaahay baa wata Armaa iyaga leynaga raacayba
@AxmedCabdicasiis-x5t
@AxmedCabdicasiis-x5t Ай бұрын
Somaliland ashabaab maaha ee ilaahay baa ilaashada nabsigii ay Somalia Ka gashay ayaa u hiiliya sxb ​@@SPharaoh
@SPharaoh
@SPharaoh Ай бұрын
@@YacqubAli-j9d Dadkeena koonfur jooga wali ma fahsano. Wax Yar aa idin fahansan.
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 Ай бұрын
1xbet ninka cayaroow sidaan ayaa kuu dambeysa war hooy qamaarka halaga leexdo waa iga talo qaasatan ciidanka iyo shacabka somali war ka jooga qamaarka la cayaraayo dalkana halaga mamnuuco/ HORMUD TELCOME RAALI KATAHAY QAMAAR MUSIIBO ALLE KUGU RID AYAAN LEEYAHAY😡😡😡😡😡😡😡😡😭😭😭😭
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no Ай бұрын
Hurmuudna inte ksso gasha qamrkn
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Ай бұрын
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 Ай бұрын
وَلَكُمْ فِي الْقِصَاصِ حَيَاةٌ يَا أُولِي الْأَلْبَابِ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ ﴾. ♦ السورة ورقم الآية: سورة البقرة (179)
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
Allah unaxariisto marxuumka wllkeen
@AlphaAbdullahi-ie1vb
@AlphaAbdullahi-ie1vb Ай бұрын
9he most 😅😅😅k
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Walee sanadkan maxkamada ciidamada kiis walba kiiska kale waa ka daran yahay Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida ❤❤❤
@luladen9940
@luladen9940 Ай бұрын
Ilaahow ummada somaliyeed dhibka ka qaad, kuwa dhunsan Ilaahow soo hanuuni
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 Ай бұрын
Xalka saxda ah toogashada maaha ee waa wxa kusababya ciidanka io shacabka inee islayan in inta la awoodo mesha lakasaro tusaalaha uyar waa muqadaradka. Ayadoo suuqa uweyn oo madax deena kamacashto uu yahay muqadarad aa la oran qofki qof dila waladila ayado marnba ee san macqul aheyn sacad in dib lodhigo ka macashkisa😢
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Good Job, Mudane Shuute & Team 🇸🇴👍🇸🇴
@SaacidMohamud8
@SaacidMohamud8 Ай бұрын
Ciidankaan Eritariya laga keenay 80% waa qowleysato uxoog sheegata shacabka iyo maatada! Kuwaan xuduudda beenaadka eynu lawadaagno Itoobiya hala geeyo kuwani waa bahalo.
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Xuduud beenaad ke 😂
@HooyoMcn-x2o
@HooyoMcn-x2o Ай бұрын
Mid dacas wata o askari ah ayaa anaga xaafadeena dadka dhibay jidka ugu taagan gaari io shacab midna ma dhaafo allaha unaxariisto intii Muslim ah 😢
@Aisha-A45
@Aisha-A45 Ай бұрын
Waa da' yar balwad wax fudud mahan wllhi😢😢
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Ай бұрын
War dilaaga madaxa katoogta
@SPharaoh
@SPharaoh Ай бұрын
Ciyaalkii xaaraanta lagu soo koriyeyy oo is cunaayaan. Waxeey ku soo koreen isbaaro iyo guri eena laheyno. Xataa ayakoo isla askar eh ma is dhaafaayaan.
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر Ай бұрын
Allow kuu naxariiso
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Ай бұрын
Subxanlah askarti wa ruugo waxdil dhac askartan halalxisabtmo every day
@AbdirahmanBishar-wx7ou
@AbdirahmanBishar-wx7ou Ай бұрын
Abukaate kistaa oo qarash cunayo sifu u iqariyo dambiilaha ama edeysanaha iyadoo cadenta banaanka taalo iyaku naftooda dil toogasha aya lagu xukumi lahaa caloshot ushaqeystayaal😢
@souadelmi5470
@souadelmi5470 Ай бұрын
exactly
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali Ай бұрын
Asc waxan rabay.dawlada inan kacawiyo soqabashada nin an kutuhmayo inu kiskan lug kulahay sababto ah waxan kucadaynaya wilka wuxu lahay askari ban ahay sxbkis iyo isaga wax sodilay asaga wusobaxsaday sxbkis walaqabtay halkan Nairobi bu nalajoga yarkas marka waxn rabay sawirka ninka kiskan laftirkisa baxsadka ah maqan dawladu na hailasoxirirto
@FeysalGaraad
@FeysalGaraad Ай бұрын
Musiibo qaran kheyra ku rajena xariv
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
Qoriga waaba lagu shaqo tagaan Kii qoriga lahaa kulahaa aaway wixii aad noo Soo shaqaysay
@SomalianTime
@SomalianTime Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@InaGaarhaye
@InaGaarhaye Ай бұрын
Dad kaan waa dadkii isbaroyinka ku soo koray qof xaran ku soo koray maxaa laga filayaa
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Ай бұрын
Wlhi wa dhibato hadii askarigi uu dadka baaranayo ama qorigiisa kireysanyo si dadka logu dhibateyo isago ah kii ilaalinlaha dalka iyo dadka
@Abdurhmano0o
@Abdurhmano0o Ай бұрын
Musiibo qaran walle magac wayla heleen
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Ай бұрын
Tirka halageyo burcadka
@cabdinasircade5584
@cabdinasircade5584 Ай бұрын
ninkan miyanan laweydinin Askariga yaa dialy
@DeeqoAli-s7e
@DeeqoAli-s7e Ай бұрын
Salamaad min kuli aaafaad
@misyanafarhaan5204
@misyanafarhaan5204 Ай бұрын
Shute nin fcn wa wlh horey u soco
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et Ай бұрын
Ala maxay hooyo soomaliyeed assay u xidheen oo wiil soomaliyeed oo Wadani ah hawshiisa shaqo qabsanaayo dulmi lagu dilay! Yaa Allah wadanka iyo dhalaanka soomaliyeed deji.
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
RAXIIMULLAAH
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
oo wadan askartiisii saan u dhaqmayaan maxaa kasoo baxaaya waa iyo lama arag 😮
@MohamedKassim-ol6fi
@MohamedKassim-ol6fi Ай бұрын
walayabi islam isdilayu xakilukuarki ilahi hanisohanoniyu❤❤😅😮
@hassanfarahali
@hassanfarahali Ай бұрын
😢😢😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Ай бұрын
Maxkamadan wan ka yaabay qofkasta o dil gaysta waxay ku xukunta dil lagumana fuliyo dilkaa ay ku cukuntay
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Ай бұрын
Saxiixa madaxweynaha ayey sugayaan madaxweynaha oo saxiixin mala dilayo ama marka lagaaro familka waxa laga dile ayaa lasoo qanciyaa
@saaraluqmaan10
@saaraluqmaan10 Ай бұрын
Diilaa kaas😢😢
@AbadiJabarti-m1k
@AbadiJabarti-m1k Ай бұрын
X cantrol❤
@mudanemusic
@mudanemusic Ай бұрын
Ciidanka waxaa gala qof nolosha ka dhacay oo balwad iyo maan dooriye diley
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali Ай бұрын
Musibo qaran waba yahay wajii xunkan
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Ай бұрын
Subxaanallah waa meel dhiiga bini adamku aanu waxba ka ahayn
@somaliweenguule3381
@somaliweenguule3381 Ай бұрын
Stop please stop. You know where you are in front of the court. Don’t lie this guy he killed the military guy so you don’t have to stop please.
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 Ай бұрын
Kaxaaxaabi maantay kuheysataa dhindho buur
@abdifitahmohamedabdirahman3817
@abdifitahmohamedabdirahman3817 Ай бұрын
Away tabiyihii abduqadir cise
@Aw-Mahdi
@Aw-Mahdi Ай бұрын
Xukunka adagi waxa uu yareeyaa dhacdooyinka xun xun ee sida maalinlaha ah, u dhaca.
@adzwestside1511
@adzwestside1511 Ай бұрын
Maxkamada shuute vs Maxkamada dahir mid u codee only for view
@philiplairdese8860
@philiplairdese8860 Ай бұрын
Clark Lisa Thomas Barbara Rodriguez Jose
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 Ай бұрын
Shuute waad mahadsantahay. waligaa xaqa hakaleexan haba kharaaradee
@alimukhtar9588
@alimukhtar9588 Ай бұрын
Musiibo qaran. Qofkii magacaas u bixiyay been ma sheegin.
@Cfitaax
@Cfitaax Ай бұрын
War hooy gedo itobiyan la wareegay 😢
@Muuse345
@Muuse345 Ай бұрын
Maxkamada wax lee Xukuntaa Ee Wax Qisaas ma aragno Waayahan
@AxmadXuseen-sl7lb
@AxmadXuseen-sl7lb Ай бұрын
Anabadee badan 🔥🔥
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un Ай бұрын
Qaran Abaaba ay waxaa xidigle loofa dhigaa garac garac dhaloodhan alaah hanabad galiyo gobtagobta dhashoodan qaranbaa na anfacee qabiil waxba namataree
@Rahmamohamed-eh2gz
@Rahmamohamed-eh2gz Ай бұрын
Cadaynta hadhay ay rabaaan wxy dadkan ninka ninka dilay uradinaya qiil ka 😢
@Bin_hazan
@Bin_hazan Ай бұрын
Mxakamadu emotional maha anaa dilay adoo dhahay baa laga doodaa shucuucda maxkamada fahan gooni ah bey u bahantahay
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr Ай бұрын
Daroogaati ciyaal ah waaye
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Ай бұрын
Magaciisa ayaaba waali ah in mar hore la qabto ayey aheeyd
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o Ай бұрын
Waxa qalad ah qof wadankisa udhartay inu wax dilo o an cadowgena ehen wa wax ad uxun in gesiyadi dalka ey isdilan dadka dadka dilo ayagana wa in ladilo si logu wano qato
@GomrRomasg
@GomrRomasg Ай бұрын
Young Frank Hernandez Daniel White Thomas
@Aisha____Ali-t5r
@Aisha____Ali-t5r Ай бұрын
Musiibo Qaran😂
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
ASAGA HADUU SHEEGTEY MA ADAA QARIN KARA
@HasanHanad-q2u
@HasanHanad-q2u Ай бұрын
Marka dembiile hore ciidan lagu soo dhex celiyo waxaa dhaca falkan oo kale, askari isbaaro habeen dhigtay sarkaal dilay ayaa waxaa u doodaya dad qareeno sheeganaya. Tayada ciidanka soomaaliya noocaan oo kale ayaa ka buuxa.
@ashahaategaas9480
@ashahaategaas9480 Ай бұрын
6:58 7:01 7:02 7:02
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 Ай бұрын
Tuug bartiisa halagu dilo No maxkamad
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
1 kii ku lahaa Falka wuxuu dhacay 11:30 😂😂😂
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran Ай бұрын
Damiinow qoriga waxaa loo dhiibay 12:00 wuxuuna dilay 1:00
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no Ай бұрын
Askari shacab dily oo meshan la keenyo uma bdna meshaan cadalda ka jirto xaq ma ahn wlhi
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 28 күн бұрын
Askarigaan waa daacad Una qalma in masuul laga dhigo Lana daliciyo
@philiplairdese8860
@philiplairdese8860 Ай бұрын
Thompson Brian Jones Dorothy Jackson Michael
@SaidAbdijamal
@SaidAbdijamal Ай бұрын
Xarfaantan maxaa ka qaldan
@cabdinaasirmaxamuud2394
@cabdinaasirmaxamuud2394 Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 Ай бұрын
Haa qareen boocbooc lacagtaa kuu muuqata isbaarow dhigtay xabad buu tuuray ninbaa dhintay wax dilay lamayaqaano sax waa hadiilagaa yeelo
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Ай бұрын
Dadka kuwooda ugu liito ayaa loo qoraa oo kamid noqdo CIIDANKA DOWLADA dhankasta ee ka mid yihiin mostly waa jaahiliin, daroogiistayaal iyo xaaraan quutayaal iwm
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
Muusiibo Qaran waaba yahay maxaa ciidaan loogu qoray waxaas
@Luuz-n6g
@Luuz-n6g Ай бұрын
Waa dad wada tuuga ah mrkaas baalaguleeyahay waa dowlad .xaaraamiyiin dhe
@muxiyadiincabdisalaam1443
@muxiyadiincabdisalaam1443 Ай бұрын
Kii qoriga lahaa meeyey? Waa isku danbi.
@mahadAshkirdirshe1234
@mahadAshkirdirshe1234 Ай бұрын
Walhy waa dhiibato waaye
@MaxamedCiro-dl7eh
@MaxamedCiro-dl7eh Ай бұрын
Askarta 70%waa tuugo aan ilhy aqoonin ee dhaqan celin halagu xareeyo
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Alsheydaamadii ee umadda qarxiya, ayaa kamasuul ah…..dhaliyarada maanta iney ISDILAAN…..waayo alsheydaamadii ayaa laga arkey, iney dadka qarxiyaan, gaalna uguyeeraan.
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE Ай бұрын
Musiibo qaran marka looo bixiyay ayaaaba magac lala helay tuuugaan
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 Ай бұрын
Qofkii qof dila haloo dilo nabadu way imaanaysaaye
@AdanAli-dz7ed
@AdanAli-dz7ed Ай бұрын
Cadalada hasareso
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 Ай бұрын
Qareen waxba kama ogid walee qof isagii qiraal ah aya u doodeysa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Askarta inay shaqoyin ku garan sacadaas ma aha kan shaqada ka baxayo 3sac inu ka baxo kan 3saac soo galay waqi umuda soo kacday ayu gurigisa aadi kara 7sac in la socodo ma fcn qof walba meshu ku habensado inu waga ugu baryo hadii la heli karo
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika Ай бұрын
Ma halkaas ayay dawladnimo laga sugi ama lagu sheegi karaa War adeer lagaa tashaye banaadir utasho
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 Ай бұрын
Magaciisa ayaa ba ah musiibo qaran dil toogasho ah maxkamadu ha rido duliga duligu dhalay
@abdifolmaroodi6173
@abdifolmaroodi6173 Ай бұрын
Wiilkaan mid kibir badan oo islaweyn uuba u egyahay. Iska dhaaf adi shuute ayaa cunaya kan eee.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Daroogiista yaal ayaa askar laga dhigaa intee shacab ay dileen
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Ilaahow dadkaga adaa u maqan excontrol afgooye intan la gaarin xero horteda aya haben nagula baartay rag cabsan waliba
@faaizaQureysh
@faaizaQureysh Ай бұрын
Naaneska xun qofka wuu saameeyaa
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Ай бұрын
Aabohiisa soodaayay awal halasooqabto
@Nacafo5
@Nacafo5 Ай бұрын
Koolistiyaal ayay maalin alle keenay qori loo dhiibaa markaas ayaa bulshadda kagu dhex deeyaa. Masuuliyadda dhibkaas bulshadda soo gaaro waxaa masuul ka ah taliyaasha ciidamada oo dayacey masuuliyadooda
@deeroibrahim2709
@deeroibrahim2709 Ай бұрын
Askari mushaar qaato sidee wax ushacaa
@jawaahircabdi3936
@jawaahircabdi3936 Ай бұрын
Wiilasha hanaga laynina
@Shaxaari_weyn
@Shaxaari_weyn Ай бұрын
Omg Sidas dhan miyaa noogu naxeysaan illahy hanoo kiin daayo naxariisteeni🥺💋❤
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Yaab dhalinta fudeed ayaa ku jira wlahi
@Abdisalammohamud-y8g
@Abdisalammohamud-y8g Ай бұрын
Tinta wonplay u eheed kulaha😅
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir Ай бұрын
naaniistiisa ayaaba la rabe marki la arke in la qanto😂😂
@CabdullaahiIbraahim-jo1lf
@CabdullaahiIbraahim-jo1lf Ай бұрын
Iska daaya legend ka😂
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 Ай бұрын
Qofkaan caafi maaha wuu daroogeysanyahay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
tiirka geeya
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u Ай бұрын
Waa laxugminaa laakiin qabiilkiisa baa laga dili karin kuwana looyaro ma ahan saxiibkiis baa iarkaayey
@ikran3498
@ikran3498 Ай бұрын
Dowlada cidamada lcgta ha ukordhiso,tuuknimada bahidaa aya ka kentay wayo waa dad bal wadleh
Xaasas Basaasiin ahaa, kuwa shukaansi safar u ahaa, mid is-qaxin ku qorneyd & Kuwa Kale.
37:59
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 45 МЛН
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 49 МЛН
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 102 М.
Garmaqalka Dilka Nabadoon loogu Galay Gurigiisa Maxkamadda Ciidamada.
44:08
Somali National Television
Рет қаралды 96 М.
ARIN LAYAAB LEH OO AYSAN MARNABA FILANAYN | SEE WAX U DHECEEN?
23:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 48 М.
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 45 МЛН