MAXKAMADDA RACFAANKA OO NINKII XAASKIISA KU GUBAY MUQDISHO DIL KU XUKUMAY

  Рет қаралды 6,580

HBN Online TV

HBN Online TV

18 күн бұрын

MAXKAMADDA RACFAANKA OO NINKII XAASKIISA KU GUBAY MUQDISHO DIL KU XUKUMAY

Пікірлер: 13
@elmiali5073
@elmiali5073 16 күн бұрын
Mashallaah guul maxkamada gobalka banaadir
@kaalaynoo
@kaalaynoo 16 күн бұрын
Masha'ALLAH Maxkamada aad ayay u mahadsantahay, madaama ay u ogolaadeen Siid Cali codsigiisa ahaa, in uu Xaaskiisa aad u jeclaa ayna tahay in laga daba geeyo.
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 16 күн бұрын
Uma Abdullah Masha Allah Ilaahay aya mahad leh hadi ninki dollars geestey sharciga Islam ka lagu xukumay.
@wayraxali2944
@wayraxali2944 16 күн бұрын
Xaqibu u hiiliyey weli somalia dad noolba ku jira Allaha xafido.
@CabdiCaraaye
@CabdiCaraaye 16 күн бұрын
Allaahu agbar
@Libax962
@Libax962 16 күн бұрын
#Dilka sed cali somali oo dhan ayey dan ugu jirtaa waayo alle ayaa ugu gar gaaraayo waa umad dhiban more than 30 years
@user-lt4bl6yb6m
@user-lt4bl6yb6m 16 күн бұрын
In uu dilay luul ilaahay ha u naxariiste wuu og yahay laakiin naf jaceel baa haysa waxaase u fiican in la qisaaso oo isagoo nadiifa ilaahay la kulmo
@deeqxasan191
@deeqxasan191 16 күн бұрын
Cadaalad ayaa ka dhacday xaqiiq
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 17 күн бұрын
Cadaladu ha waarto.
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 16 күн бұрын
Siis ali macalin cadaaladarro ku dhacday wa ino siid ali cadaalad helo
@Inaboqorbuurmadow
@Inaboqorbuurmadow 16 күн бұрын
Qisaastu nolol baa kujirta.
@libanabdulkadirnur2876
@libanabdulkadirnur2876 16 күн бұрын
Tan ugu daran in eytahay waqtiga uu ku dhaqay gubida guriga ey ehed 9:00 habennimo kadib guri ey labo qof isqabo daganyihin in ladhaho ya arkayay in uu dabka isaga kugu bay wayo guri ladaganyahay in dab lagu shido ayaabo Danbi ey ah dabka waqtigaa lashiday waxa uu keni karay in ey xaafada dhan gubayo o ey dad badan dhintaan taas aya logu xukumi karaa
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 16 күн бұрын
Qofka Raban WA Ku taagsada qofka Rabin waxay dhehen maqtiga ah nin WA caadifad iyo luuluusha hadalsiin naceyb ciilqaba caloosha buka aawy dhacdooyjin Ka horey aawa kuwa danbeyey WA la dildo ma bunbuniyo naceyb ciilqaba in gumed WA caday habargidir dhan beegsiga WA cadyahay laakiin isku tashiga WA in Jira ragga la dilo Gobi Geeri WA taqan siid Ali waqtigiisa ma dhaafay balse cadaalada ma helin
MA KHIYAANA MISE WAA XAL? | BIDEN | HAMAS | NETANYAHU | GAZA
19:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
DEG DEG SAYID CALI OO XABSIGA KA BAXSADAY LAGUNA ARKAY MAGAALADA GUDAHEEDA
22:16
СҰЛТАН СҮЛЕЙМАНДАР | bayGUYS
24:46
bayGUYS
Рет қаралды 740 М.
100❤️ #shorts #construction #mizumayuuki
00:18
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
Can You Draw The PERFECT Circle?
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
DOORKA HAWEENKA Depression 16/05/24
53:51
AMAL KAYSE
Рет қаралды 23 М.
Nin Kii Garxajis Ee Lagu Dilay Buuhoodle Iyo War Cusub Oo Ka...
8:39
Как поменялась мода на летние шорты😅💀
0:20
ВЕРА ВОЛЬТ
Рет қаралды 4,8 МЛН
БАСПАНАҒА ТАЛАСҚАН БАУЫРЛАР/ KOREMIZ
46:53
Көреміз / «KÖREMIZ»
Рет қаралды 220 М.