WARBIXIN:-Bajaajtii aad ka raacdo Muqdisho oo $1.5 iyo 20 daqiiqo kugu geyneysa Balcad.

  Рет қаралды 48,527

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 129
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
FARMAAJO HA LOO DUCEEYO WAX QABADKIISII WAA U JEDAAN . ANIGA DEE KUWA NA XUKUMA EE JAMHURIYAD BARAKAYSAN NOGU SOO DUCEYA IN ILLAAHAY FARMAAJO O KALE KA DHIGO. WE MISS FARMAAJO 😭😭😭
@jamilanor653
@jamilanor653 Жыл бұрын
Somali meel ay joogto imtixanku wuu wada haysta.....xukumada barakeysan barwaqo ilahey haidinkaga dhigo inshlh, Somali meel ay jogtaba nabd iyo naxariis.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@jamilanor653 MAHADSANID sxb SHARAF IYO QIIMO noo LEEYAHAY
@sjey8665
@sjey8665 Жыл бұрын
Farmajo qbiil ma ku tagerta misa dacad ee ka tahay?
@takar1095
@takar1095 Жыл бұрын
Wuu mahadsanyahay Farmaajo, Madaxwayne Xassana sidaasaan ka rajaynaynaa insha allah
@deqah
@deqah Жыл бұрын
Jidadkan hada ayaa la dhisay Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sugay amaanka ee u duceya InshaAllah.
@yusufmao475
@yusufmao475 Жыл бұрын
Maashaa allaah, waa ilaahey mahaddiis.
@MohamedAhmed-yq4ef
@MohamedAhmed-yq4ef Жыл бұрын
Haloo duceeyo farmaajo khayr allaah ha siiyeeh
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 Жыл бұрын
Maansha allaah Tabarakalah Allaha Nooo Siyaadiyo aamiin yaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Жыл бұрын
Thanks Farmaajo. Asagaa dhisay jidkaan hasan shiikh dhiiqo lacag aruursi iyo qabyaalad iyo Amnidaro ayoow isku darsaday. Umada ilaahay hakaa qabto.
@lovequran_allah
@lovequran_allah Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk farmaajo thanks aaaa kkkkkkkkkk benlow Dr Hassan sheikh Mohammed ayaa dhisay farmaajo wuxuu hawiye u dhiso iska daaye in xasuuqo ayuu aduunka u jecal yahay
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
Ma sha Allaah 🥰 wllh aad baan u farxay, lkn Amni daro iyo qabyaalad aa nagu hartay labadaan arina Alle Swt ☝️ ha inaga saaro, in sha Allaahu tcl Alle idin kiis Somali mar uun Dhibka wey ka bixi doontaa, wllh ilin baa iga timid, 😭😫
@qamarcumar8222
@qamarcumar8222 Жыл бұрын
Yaa Rabi rageena soomaaliyed waags tus❤🤲
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Amin yarabi
@KalelaChannel
@KalelaChannel Жыл бұрын
Farmaajo walle wuxuu ahaa Madaxweyne wax qabad leh. Insha Allah Hassan Sheikh na wax qabad kan ka badan ayuu keeni. Insha Allah.
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Farmaajo ku dardar xasan sheekh ayaa dhameestiray
@asaddahir5538
@asaddahir5538 Жыл бұрын
​@@barlinsabriye2029 illaah ka baq oo qofka libintiisa sii,dawladii farmajo iyo xasan cali qayre ayaa keenay wadadaan balse xasan sheikh waxaan ka sugeeynaa afgooye ilaa baidabo afgooye ilaa kismanyo.
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Sxb dhulku waa dhul hawiye qarashkana waa qarash hawiye lahaa iyo mid madaxooda lagu soo qaaday (nothing farmajo )
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Sxb dhulku waa dhul hawiye qarashkana waa qarash hawiye lahaa iyo mid madaxooda lagu soo qaaday (nothing farmajo )
@asaddahir5538
@asaddahir5538 Жыл бұрын
@@ogaaloge3281 maxaa hawiye la dhahaa?ma dad baa mise ?
@khaalidxashi
@khaalidxashi Жыл бұрын
Maansha allaH soomaliya Way isku filnaatay
@sm.5191
@sm.5191 11 ай бұрын
❤masha❤Allaah❤ tabarakallaah❤alhamdulilaah❤
@Qaali12
@Qaali12 Жыл бұрын
Masha Allah. Waa wax lagu farxo❤❤❤❤🎉
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Masha Allah imagine Muqdisho,afgooye and balcad oo isku xermay taa oo ka dhigaysa wabiyo iyo bad iyo beero caasimad ku hareereysan yihin.
@AliMohamed-ie9nb
@AliMohamed-ie9nb Жыл бұрын
Mashallah, Somalia 🇸🇴 guul Inshallah
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 Жыл бұрын
Farmaajo ajar allaha ka siiyo
@Moo2807
@Moo2807 Жыл бұрын
MashaAllah dadow laamigiina ilaashada oo ciida ka ilaashada hagaagsada haddey burburto
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Maashaa'Allaah. Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi oo noo qurxi.
@farxiyobalcad4236
@farxiyobalcad4236 Жыл бұрын
My homeland balcad
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 5 ай бұрын
LAAMIGII FARMAAJO NOO DISAY MAASHA ALLAH
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 Жыл бұрын
Ilaahay ka dib, mahadi MW Farmaajo!
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Ilaahow waa kugu mahadleh aamiin ilaahow dhulkeena nabada noogu der aamiin 🎉🎉
@mohamedmusse941
@mohamedmusse941 Жыл бұрын
Mashallah dhulka baraqaawsan mudulood hiraab boqoratyo abgaal cismaan ilahay waxa siiya dhul baqarwasan
@Kaftan688
@Kaftan688 6 ай бұрын
Masha Allah ,Dhir halagu beero dhaxda Iyo marshi Biyeedi = wada lugeed dadka Maraan Guuleysta
@TechSiyaad
@TechSiyaad Жыл бұрын
war ciladaha yar ee gudoomiyuhu sheegay isku tashi ku sameeya, dadweynaha wacyi geliya, baabuurleyda naftooda tababaro iyo ogaal hala siiyo.. Farmaajo iyo dawladiisii way ku mahadsanyihiin waxqabadka muuqda ee ay ka tageen.. Reer Balcad iyo Jowhar wadooyinkaas yeysan idinka burburin ee dayactirta insha Allah.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Masha allah waa waxqabad bulshada ay sugeesey mudo badan
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Ka ilaaashadda khawriijta iyo cawdga Alshaab From somaliland
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Maansha Allah hala dhaqaaleeyo jidka
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 Жыл бұрын
Masha Allah. Dadkii how shaan fududeeyay
@Saidnurhassan
@Saidnurhassan 4 ай бұрын
Bur bur dhakhso inshallah
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 Жыл бұрын
Madhallah waa wax lago farxo lkn dhexda dhirku abuura please lane cadna Mariya dhexda iyo jaale.keesaha
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Asc. Maansha Allaah magaalada aan ku dhashey Ina dhalisey xaajiyo Faadumo hadey noo shahey caafimaad ku noolow hadii ay dhimatey jano Allaha geeyo.
@khaalidxashi
@khaalidxashi Жыл бұрын
Khayr alle Hayii dhamaan dadkii gacanta kuhayay
@ruqiyaahmed9676
@ruqiyaahmed9676 Жыл бұрын
Asc alxamdullilah illahahaa mahadaas leh laakiin soomaalidu waa in aybarato dadkii ka shaqeeyey in laga bilaabo dowladii ka soo shaqeysey dawladii lacagta dhiibtey iyo ku wii dhisay illahey qeyr Badan ha siiyo waa taas dawlad an musuqlaheen macnaheeda had a gudoomiyaha dad ay sugtaan ma Ahee lacag is ka ururiya EE dhameys tirta adinka Quransho aruurtey Bulawayo waa jiidaa waqtigii waxaa la joogaa ay shacabku isku tashan lahaayeen dawlada had a jirta Ayadaa bussy AMA mashquul isku ah marka was hadii lagu bilaabo adigaa dhameystir laga rabaa marka soomaliyey hurdada ka kac sidadhaqsiyaha leh Ed waxku dumisid baro in aad ku dhisto thanks
@Wilkariyada63
@Wilkariyada63 Жыл бұрын
M.a waa waxlagu farxo ramadaan mubarak❤
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Somalia guul Wan nitaageerna hadaan reer Djibouti nahay horay u socda
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 14 күн бұрын
DAL XOREEYE❤❤❤
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Mnsha Allah
@hillowdiriye
@hillowdiriye 9 ай бұрын
Yaadhisey hee farmaajo guul
@kamaaladiin
@kamaaladiin 6 ай бұрын
Waa dhul Hawiye lacagta ne waa lacag Hawiye Xassan sheekh Aya dhisay
@mhmmohammed2365
@mhmmohammed2365 Жыл бұрын
Masha Allah
@warda4257
@warda4257 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤
@thementor.4697
@thementor.4697 Жыл бұрын
Farmajow villada kasoo Bax ❗😂🙈😂
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Farmaajo miyaa bixiyey qarashka lagu dhisay canshuur daarood laguma dhisin iyo bajad daarood leeyahay cumar finish nooga qasbay dowladii hore iney canshuurtena wax nalagu qabto💪💪💪💪
@lovequran_allah
@lovequran_allah Жыл бұрын
Farmaajo ❌
@thementor.4697
@thementor.4697 Жыл бұрын
@Nimco Muuse aadam hhhhhhhh hawiye iyo qolo Kle oo somaliyeed iskadaa ee orod dalkaaga dhinac karaac ictiraaf majiree.
@Sarta100
@Sarta100 Жыл бұрын
Laakin goormee la dhameystiraa Balcad iyo jowhar 60 km dhiman 30 Yaa la dhiman inta dhiman halagu dadaalo sidij loo dhisi lahaa.
@husseimali1139
@husseimali1139 Жыл бұрын
masha-allah
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 14 күн бұрын
Guul somaliya
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Jidkan wxa ku safray dhowr mar 2016 aya xasuusta oo an balcad u safray iyado eey soon tahay Wali dwoladnimo ma muuqata lkn xooga jidkii unba la dhisay lkn isbaradi wa sideedi
@Sayf284
@Sayf284 Жыл бұрын
Shaqadii aabe farmaajo wadada afgooye iyo wadada balcad farmaajo halooga mahadceliyo
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Жыл бұрын
Uduceya Maxadweyne Maxamed cabdulahi Farmajo xasan dhiiqo idimadhisen
@lovequran_allah
@lovequran_allah Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk farmaajo aaa
@Fays2010
@Fays2010 Жыл бұрын
Ka fiican say ahaan jirtey
@giftshow
@giftshow Жыл бұрын
Waa arin lagu farxo, laakin waxaa burburinaayo roobka ee ha laga digtoonaado.
@fatimaabdullh6177
@fatimaabdullh6177 Жыл бұрын
Xamar ka guur oo balcad u guur yaa helikaro
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 Жыл бұрын
FARAMJO WAJIBKISA WAA GUTAY XASAN DHIQO WAKAS IMRAAT WADO HA USMEYSO
@mustafakaraamabalad2233
@mustafakaraamabalad2233 Жыл бұрын
Mashalah 😊😊
@mohamudissa4698
@mohamudissa4698 Жыл бұрын
Xassan sheikh wax nadhisidoona sidaa farmajo
@lovequran_allah
@lovequran_allah Жыл бұрын
Masha Allah ilaa suuqa xoolah iyo balcad boosas ayaan Ku Le nahay walahi
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Walal boss maad iga siini ama iga iibiini from somaliland yaa wlo zaamiya
@lovequran_allah
@lovequran_allah Жыл бұрын
@@cartancartan8452 haa aad iyo aad maxan Ku siin wayay reer Somaliland iyaga ayaba Wax Ku leh waxeyga
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
@@lovequran_allah hh mnsha Allah wlo mahdstahy ramDan mubrak kuleyahy
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Manta kwarn sidee loga somay xamar iyo jawiga ramadnta wl Anaga hargeisa waay iska roobntahy mlinti igu horesay jawiga wa roobnyahy
@طونيستار
@طونيستار 3 ай бұрын
فين الرصيف والإنارة
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan Жыл бұрын
Mashaa Allah lkn wadadu MA adagtahay
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
Mashallah
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
This was paid for by Qatar and build by Turkish. I hope they mark them well like Berbera Hargeisa UAE road
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUL
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Жыл бұрын
Mashallah 🇸🇴
@Diidii22665
@Diidii22665 Жыл бұрын
Mashalaah
@cabidinibrahim927
@cabidinibrahim927 9 ай бұрын
wah, wado bila marshabiyeed iyo askari jiifa maxe u dhiseen?!
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Farmaajo Legacy. Waa ninkaan dhihi ha laga soo saaro madaxtooyada. Allow Farmaajo dembigiisa dhaaf.
@Fays2010
@Fays2010 Жыл бұрын
Xilligii nabadda saan waa ka hooseysay waayo hal seed ayay ahayd godadna way lahayd
@Kaftan688
@Kaftan688 6 ай бұрын
Meelaha xoolaha ku badan yihiin shabaq , ama tabeela Halagu xiro si darawalada U feejignaadan
@halimah.c5720
@halimah.c5720 Жыл бұрын
😂🎉❤😢😮😅 ok es y lakin bacaadu mahan ciid ama coos amo cunto firiiyah😅
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 5 ай бұрын
magaalada gudaheyd dey wasaqeeda iyo bur burka ka muuqda
@hillowdiriye
@hillowdiriye 9 ай бұрын
Warshadii dharka balcad aawey
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Waxaa cajiib ah Gudoomiyaha balcad caqabadaha jira wuu sheegay ee yaa waaye cida uu leeyahay codsi baan u diraa isaga shaqadiisa waaye waa inuu maamulka Hirshabeelle iyo dowlada dhexaba u gudboyaa arinkaa oo uu wax ka qabtaa hadii uu ku guul dareeystana waa inuu iska casilaa lkn soomaalida iyagoo fashilmay eey iska joogaan
@gureyproduction8244
@gureyproduction8244 Жыл бұрын
Tan markii eey da o roob weyba go ayaa Wayo mashruuc yar waaye hadii lasameen marshabiyeed
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
Xamar U nukaa Leh ayaaba hadda burburin doonna Jidkan maxa Laga dhisayana
@absherghasl6142
@absherghasl6142 Жыл бұрын
Allow Nabada noosiyaadi oo Deegamada aan nabada heesan sii nabad nabad la aanteet nolol majirto wlh
@mohamedosman9764
@mohamedosman9764 Жыл бұрын
Cashuur bixìye dalka oo dhan ha la idin dhisee
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 5 ай бұрын
dowlad la aan nolol majirto een wada ilashano
@nimohassan9498
@nimohassan9498 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kamal171
@kamal171 Жыл бұрын
Wado an laheyin marsho biyod wado maha
@jamilaaden9130
@jamilaaden9130 Жыл бұрын
farmaajo wax qabadkiisi
@lovequran_allah
@lovequran_allah Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk farmaajo ❌
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
waxa nalaga rabaa waa in aan ilaashano
@abdirisakmohamed2788
@abdirisakmohamed2788 Жыл бұрын
JIDKAN SIDII LOOGU TALLO GALEY UMA DHISMIN, sababtoo ah dadka oo aan rabin in si saxan wax loo qabto. Maxaa ka maqan, CALAALAMADIHII, KALA-QAYBIYIHII, IYO WAX YAABO KALE.
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Жыл бұрын
Wa been hal iyo bar ma ahan shayadiin been badan xita dagmo hodan hadi kaso baxdo aad u socoto degmada yaqshiid aya ah 3doller ama 2 doller
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 Жыл бұрын
Wllkey hal qof ma qaado ee sidii BL cml ayuu ushaqeystaaa 3-4qof qaadaa min hal iyo bar 4.5-6 waa macquul
@hillowdiriye
@hillowdiriye 9 ай бұрын
Mw x sh muxuu dhisey qabiil ayuu iskudiraa fiiri abgaaldhexdiisa dagaal😅
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
majiraan miyaa heyad dowladaa ee hubiya dhismaha jidku in uu leeyahay biyo marenadii iyo biyo celisyadii buundooyinkii wax yaabihii ilaalinaayay in wadadu biyo mareen noqoto kadibna burburto
@poetryaddict1
@poetryaddict1 Жыл бұрын
It doesn't even look that good...
@abdulabdi7293
@abdulabdi7293 Жыл бұрын
Cod maleh
@aq1186
@aq1186 Жыл бұрын
Waa wax lagu farxo, waxa aan Somali xusuusinayaa waddadaas Dhismaheeda Qatar ayaa fulisay, markaa waxa habboon inaan kala garanno Emarat iyo Qatar qolada inna garab siinayso iyo kuwa luggooyadeenna u soo taagan, waa iga naseexo Soomaaliyey.
Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 1-aad | Degmada Hodan.
14:42
Somali National Television
Рет қаралды 25 М.
Biyo xireenka ugu weyn Somalia ( Balcad ) - The largest dam in Somalia ( Balcad ) 🇸🇴
9:12
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 86 МЛН
СОБАКА И  ТРИ ТАБАЛАПКИ Ч.2 #shorts
00:33
INNA SERG
Рет қаралды 1,4 МЛН
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 259 М.
Laamiga lagu nacfiyey ee Muqdisho iyo Balcad | Warbixin
5:59
Somali National Television
Рет қаралды 22 М.
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04
OGAANSHO
Рет қаралды 176 М.
SOMALIA: Mala tagi karaa BALCAD?
9:53
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 35 М.
Suuqa ugu weyn geeska afrika | Suuqa bakaaraha | Muqdisho
13:14
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 131 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 250 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 02 11 2024
20:08
Universal TV
Рет қаралды 10 М.
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 233 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 127 М.