Asc wll ku biilawo barnamish kadah sidah aya ilaa qurxun ad IYO ad Keep going macalin Abdirashid ❤️🙏
@Princessurora156. Жыл бұрын
Allahu akbar ❤❤❤
@yuusufaxmed1769 Жыл бұрын
Thanks ustaad 😚 illahy haku barkeyo cilmigaga
@ClaahiClaahi-o7x Жыл бұрын
Masha Allah
@HaNa_Official-f5g Жыл бұрын
Sopadi 😊
@aqyya12 Жыл бұрын
2:25 Dalka Cameroon 🇨🇲, xad lama uu lahan Rwanda 🇷🇼 iyo Democratic Republic of the Congo🇨🇩, ustaad bal halkaas inaga sax, waad qaladaye.
@laylatul3qadri856 Жыл бұрын
Ustaad aduunka fadhigaad igu bartay thanks
@hassanmohamuud1605 Жыл бұрын
Wa codsi waxa ka rawa ina Samada side ayey u shaqeysa 7 samo wye side ayey iskugu xig xigan tan Aynu jogno hadi cirka lo ado meshe ku dhamato ma jirto Mase kuwa kale isla samadan le kusi dhax yalan bal hal video inogu kala macney ama barnamijka sualaha ino fur ✌️
Жыл бұрын
kzbin.infoUgkxWc5SjPJVMzGCorl0WmgGtnPghA-mEhBi
@fatushfatumo8133 Жыл бұрын
Barakallah wll
@AbdihaafidGoofane Жыл бұрын
allaah ayaa awood iyo xigmadba mulku uleh
@farhanyussufkhalif902420 күн бұрын
Mansha allah
@hamze884 Жыл бұрын
Thanks macalin ❤
@RuquyoCumar-k8x Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@MaxamudCali-uz6wz Жыл бұрын
Ustaad waanku salaamay waxaad ii sharaxdaa aayadaan wa'sshamsu tajrii li mustaqarin lahaa daalika taqdiirul caziizul caliim ilaahay ayaa inoo sheegay majirdaa aayad sidaa u qayaxayso thanks
@starfilms485 Жыл бұрын
Quraanka cayaarta kada afsomaliga ku qoraysid
@hassanxariirwarsame6729 Жыл бұрын
BALO SHEEG. QOFBA WAXBAY UGU BAXDAA, AMA RUN HA AHAATO AMA KHAYAALIBEE.
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Asc sxb waad mahadsanthy Marka xigta manala wadaagi karta habka luuqad cusub loo barto,hadaan iska dhagaysto ugu danbayn maku hadli kara ❤
@Alabhas98 Жыл бұрын
1kow xurufaha xifdi. 28 xurufood kadib waxa ku fuduudanayo aqriska iyo qoralka. Aqriska iyo qoral oo fuduudadana waxeey ka dhigan tahay. In wax badan aad baran karto.
@manaaraamiin3603 Жыл бұрын
Wll waxan rajeyna su'aashan in aad iiga jawaabto Alle sw quraanka waxa uu kusheegay in qoraxda iyo dayaxa ey socdaan marwalba waxa lashega qoraxda iyo dayaxa in ay socdaan dhulkana lagu adkeye buuraha si uusan udhaqdhaqaaqin يولج اللّيل في النّهار ويولج النّهار في اللّيل و سخّر الشّمس و القمر كل يجري لاجل مّسمّى ذالكم الله ربّكم له الملك والذين تدعون من دونه ما يملكون من قطمير hal mar quraanka laguma sheegin inu dhulka socdo lkn waa lagu sheegay in Alle uu kayelay buuraha kuwo dhulka adkeeya si uusan udhaqdhaqaaqin وجعلنا في الارض رواسي ان تميد بهم وجعلنا فيها فجاجا سبلا لعلهم يهتدون marka sey isku waafaqayaan inuu dhulka ku wareego qoraxda iyo dayaxa halka ay tahay in qoraxda iyo dayaxa ay ku wareegan shulka