No video

Meeraha Mercury | Meeraha ugu dhow Qorraxda | Dusaa |

  Рет қаралды 165,915

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 378
@abdallaroble836
@abdallaroble836 5 жыл бұрын
Waxyabahan waanba jeclahay qof ila jecel haduu jiro like ha isaaro 🙏
@mohamedahmedcc4g375
@mohamedahmedcc4g375 Жыл бұрын
Aniga ayaa kamid ahh ❤❤❤
@mohamettabdullahi3028
@mohamettabdullahi3028 5 жыл бұрын
Wlahi Aad baan ugu helaa markii laga hadlaayo meerayasha thanks Cumar 👌👍👍
@Shirdoonn
@Shirdoonn 5 жыл бұрын
Iam not somali but i suppot somali people. I'll learn somali language for the next days 🇸🇴
@cayto_4
@cayto_4 Жыл бұрын
hhhhhhh😅
@huriyaddhalaad4349
@huriyaddhalaad4349 Жыл бұрын
Hhh
@ABDYMaalik-eh6nr
@ABDYMaalik-eh6nr Жыл бұрын
Good 👍 😅
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 5 жыл бұрын
*UMADEYDII SOMALIYEED* 👪👨‍👩‍👦‍👦👨‍👧‍👦💑 *GUULEYSTA MEEL WALBOOD* ✊✋🙌 *DUNIDA KA JOOGTAAN* 👍👌
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 5 жыл бұрын
@Fra zix waan kuu saarey wllk hore usoco
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 жыл бұрын
manta aya igu horeso meshan wan kuxiran dona insha allh 😍😍😍
@amranabdukadir2686
@amranabdukadir2686 5 жыл бұрын
Welcome
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 жыл бұрын
Soodhawaw
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 жыл бұрын
@@amranabdukadir2686 wn dhawahy qali 😍
@nashumaanichannel1340
@nashumaanichannel1340 5 жыл бұрын
Insha Allah so dhawwo
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 жыл бұрын
@@Mirahamaskaxda thnks wn dhwhy wll
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 5 жыл бұрын
سبحان الله العظيم. سبحان الله وبحمده. Runtii waa wax lagu cibra qaato sida uu ilahay inoo ku naxariistay.
@user-mt5qw4vk9z
@user-mt5qw4vk9z 5 жыл бұрын
إن الله على كل شيء قدير اللهم اني ظلمت نفسي فأغفر لي
@saeedmohamed8198
@saeedmohamed8198 5 жыл бұрын
Mansha Allaaah thanks Cumar Aad baan uga helaa ka sheekeynta meerayaasha iyo science- ka t
@supernazir8884
@supernazir8884 5 жыл бұрын
Wllka ama wlsha smskan arkayow alle haku sharfo
@mohamedibrahim-mr5xc
@mohamedibrahim-mr5xc 5 жыл бұрын
Aaamin
@dayax4373
@dayax4373 4 жыл бұрын
Super Nazir like ti 60 kuubuuxahay
@somaliboy3938
@somaliboy3938 5 жыл бұрын
🤗Sxp ogaansho wxaan kuu rajeynyaa 4000qofod ee kaa luntay inaad bdal kooda hesho insha allah 😍💪🍀👌🌏
@abdiazizahmedomar6584
@abdiazizahmedomar6584 5 жыл бұрын
Mahadsanid walalkay, inbadan ayaan kaa sugeynay, waxaan kaloo kaa sugeynaa, uranus, Neptune................. iyo Pluto. waqtiga uu soconaayo barnaamijka dheerey maadaama dadka aysan wax badan kala socon....
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
Wll Omar alle haka àbaalmariyo waqtiga kaga baxay Barnamijkan, anaguna hadaanu nahay dawadayaal waan Ku tageersanahay💓💓👏
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 5 жыл бұрын
Ogaansho macalin oinshar wlhi waxaa tahay qof noloshayda wax badan ku soo gordhiyay allaha ku xafido oinshar
@salmanmaxamuud4460
@salmanmaxamuud4460 5 жыл бұрын
masha Allah Ilaahay caafimaadka iyo Aqoontaba ha kuusiyaadiyo insha Allah Guul iyo gobanimo Cisi iyosharaf the wll
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Walee aduun waa lajoogaa maahe adiga malihid ilaah ayaa soow doono kayeela ilaahow noonaxariiso thanks ogaansho ifiyaha bulshada
@NJawte
@NJawte 5 жыл бұрын
Waa cashar aad u mihiim ah walaal Cumar Rabbi wanaag ha kaaga abaal mariyo.
@abdiwahabmohamed2917
@abdiwahabmohamed2917 5 жыл бұрын
Omar Walaal Mahadsanid Alla ha noka daayo Warbixino Wanagsan ayaad No so gudbisaaye @OGAANSHO
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 5 жыл бұрын
Mashalah wa jeclahy juqurafiga iyo tarikhaha ka so gala channelkan 🙈😍
@abdifatahmaxamed7474
@abdifatahmaxamed7474 5 жыл бұрын
Asc wr wb Wll run ahaan tii waxaad tahay mid kamid ah dad ka khaas ka ah ee nolashayda wax ka badaly جزك الله خير
@abiibxariir9914
@abiibxariir9914 4 жыл бұрын
Macluumad badan ayaan kafahmay
@mubarikvlogs8226
@mubarikvlogs8226 5 жыл бұрын
Illahay wuxu kusiiyay sawt macan allow Ku dhawr @omerinshar 🤗🤗
@abdikariinhussein3805
@abdikariinhussein3805 5 жыл бұрын
Mashallah wan ku heesta
@Mohmed_luqman004
@Mohmed_luqman004 5 жыл бұрын
Markasta aad muuqaal suugalisu walaahi waanku farxaa wlll hore usoco
@mohanjr
@mohanjr 5 жыл бұрын
thanks cumar decumentry yaalka qaar mad sidaan noogu so diyaririd hdi aad awodo jzkallah
@hanoolaatomaankey2370
@hanoolaatomaankey2370 5 жыл бұрын
Omar inshaar waadkumahadsantahay soogudbinta cilmiga dayaxa iyo hawada sare ilaahey hakubarakeeyo
@WarsanMedia12
@WarsanMedia12 5 жыл бұрын
OGaansho dadka badan bay ogaysiisay Masha Allh
@abuqasim1316
@abuqasim1316 5 жыл бұрын
Asc..Jumca wanaagsan ummada soomaaliyeed iyo walaalkeen cumar inshaar allah hakaa jazaa'i mariyo...macluumaadka qiimaha leh eed nala wadaagto.
@mohamedjamayare
@mohamedjamayare 5 жыл бұрын
Asc ustaad omar wad ino faaideysey. Warbixinada mereyaasha ayan ad uxiiseya. Mahadsanid chanalka ogaansho nashiidadi hore e ad kufuri jirtay barnaamijyada kusoceli codsi waye
@home59076
@home59076 5 жыл бұрын
Saaxibkeena ogaansho sxb noo soo badi meerayaasha warbixintooda
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 5 жыл бұрын
mahadsanid sxb sare
@abdikariinhussein3805
@abdikariinhussein3805 5 жыл бұрын
Ninkan codkiisa waa mucjiso heybad iga dheh sxb guul ayan ku rajeyna
@smileyzotaa959
@smileyzotaa959 5 жыл бұрын
Mash,Allah OGAANSHO guul ayn marwalbo idin rajaynaya...
@seyidcalimuqtaar77
@seyidcalimuqtaar77 5 жыл бұрын
Masha Allah mr Cumar Aad baad Umahadsantay Wlhi waaba iska jeclahay barnaamijyadaada aadaan kaaga faaiiiday Hormar wacan insha allah
@ikrandiiriye4265
@ikrandiiriye4265 5 жыл бұрын
Omar inshar wll allah cilmiga haku ziyaadiyo runtii wax badan ban ka faaiday casharadada jazakallah
@mohamedahmedmohamed2350
@mohamedahmedmohamed2350 5 жыл бұрын
Omar inshar waa video qiimo badan runtii Meeraha puluto isana barnaamij kasoo diyaari waad mahadsantshay
@nuunowacademy2100
@nuunowacademy2100 5 жыл бұрын
Omar ishar jazakalah wllky markasta Wad No Faideyzaaaa
@nadifsahanehussein5679
@nadifsahanehussein5679 5 жыл бұрын
Ninkan iyo hussen kurdi waa labada ninee ugu aqoonshahabadan somalida KZbin horay usocda❤
@sadamjoe847
@sadamjoe847 5 жыл бұрын
qaf cigmad leh ayaa tahay hadaladaadana waa macquul waxaan jeclahay sida adiga cml inaan uhadlo waayo in lagugu daysado wey mudan tahay muxtaram ayaa tahay oona macquul aadna waan kutaagera keep going bro
@hooleeycumar4674
@hooleeycumar4674 5 жыл бұрын
Baraawo waan sugaayay mahadsanid eboow
@caliyare9303
@caliyare9303 5 жыл бұрын
Jazakallah omar inshaar walaaalka iifaa ideeyo marwalba❤❤❤💖💔💓
@ashacadey187
@ashacadey187 5 жыл бұрын
Masha Allah wll Omar runtii ad io. Aad Ayaan uga helaa dawashada wax walba oo sodhigto wlllhi Kama caajiso keep going wll
@ilyaascabdi6244
@ilyaascabdi6244 5 жыл бұрын
Masallah runtii aadban uga Helaa mowducyada nuucan nooso badi wll Ajar iyo xasanad allaha ka siiyo
@Easy_way1
@Easy_way1 5 жыл бұрын
176 maalmood o ah maal maha dhulka hal malin le waaye ar mercury shaqo marabyo thnks cumar
@ccaziizmaxamedcalasow1211
@ccaziizmaxamedcalasow1211 5 жыл бұрын
Thnks cumar barnaamijka aad u jaceyl soo badi
@samirasiman6242
@samirasiman6242 5 жыл бұрын
Merayaashan wexeey noo sii kordhineeysa inaan sii aamino qudrada ilaahy. Lailaha ila Allah
@malaakChannel
@malaakChannel 5 жыл бұрын
Ustaad Omar inshaar Shukran jazilaan
@sumayaabdisalamibrahim8071
@sumayaabdisalamibrahim8071 5 жыл бұрын
Masha Allah caawa aad iyo aad ayaan ufaraxsanhy alx sbbtoo ah waxaaan arkay Cumar inshaar wajigiisa oo aan rajeynayay muddo 3sano ah in aan arko ilahey ayaa mahadleh run ahaanti waxaa thy qof nolosheyda wax bdn kabadalay xqqdii ilahey haku xafido wll Cumar waxaan rajeynaa malin in aan real life kugula kulmo insha alllah ❤❤☝
@BERDILAACSHE
@BERDILAACSHE 5 жыл бұрын
Ustaad nooso badi arimaha meerayasha iyo alien s ka lasheego xaqiiqoyinkooda jazaaka allah
@craxmaanhalooyeelo2103
@craxmaanhalooyeelo2103 5 жыл бұрын
mash allah sxb zare noosoo gudbi war bixin ku saab San dalka Canada adoo mahadsan please
@kabtankadhiiga6389
@kabtankadhiiga6389 5 жыл бұрын
Aadbaan u sugayay baramijkaan waan idiin mahd celinaa ogaansho
@calibood2826
@calibood2826 5 жыл бұрын
ilaahay cilmiga hakuu siyaadiyo wlll thanks
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 5 жыл бұрын
Codsiga yagii waad aqbashay mahadsanid walalo
@maxamedtiktok8401
@maxamedtiktok8401 5 жыл бұрын
zhp cumar inshaar sida jadwalka nolosha loo sameeyo kasoo hdal insha allh
@eesy8947
@eesy8947 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakalahu qeera. Wll mad buuk kaqortit qisada San cml ah adigane meel sare bad kagaridontay insha Allah 😇
@calimadeey7302
@calimadeey7302 2 жыл бұрын
Barnajimyadan meeraha iyo bahda qoraxda baryahaan manoo soo galid waan kaa codsan lahaa inaa marmar noo soo galiso waa jecelahay barnamijkan
@mohadaahir2785
@mohadaahir2785 5 жыл бұрын
Masha alah walalkay omar inshar nin wax badan aan ka faaido garabkaga alaha galo walalkay
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 жыл бұрын
Thank Omar inshar why waxad na bartsy cilmi meeraha Mercury oo faahfahin ama information saxan naga siisay jazakumallahi kheyr
@dahirfarahabdullahi2250
@dahirfarahabdullahi2250 5 жыл бұрын
Masha Allah walal Cumar Inshaar aad ayaad u mahadsantahay
@bossxarago2395
@bossxarago2395 5 жыл бұрын
Ogaansho soo badi broh cilmiga hawada sare midna barnaamjo afcarabiga ku baxa oo wax kasta leh baa jira kuwaana nooso turjun broh
@isxaaqcabbas6848
@isxaaqcabbas6848 5 жыл бұрын
Thank you wll
@daahfeydmedia5016
@daahfeydmedia5016 5 жыл бұрын
Masha Allah Walal guul wacan Guuleyso walal
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
Mahadsanid OGAANSHO
@cilmiwadaag9623
@cilmiwadaag9623 5 жыл бұрын
Magaca sadexda luqadood looga yaqaano waan ka faaiday runtio Soo badi wllo
@ALADII96
@ALADII96 5 жыл бұрын
Qofki ugu horeeeye waaa kan like Cumar inshaar guuul guuuul
@aishaabdirahman2189
@aishaabdirahman2189 5 жыл бұрын
Qofkii 50 ayan ahay wll omar inshar mahadsanid dadalka aad geliso mowducyada aad nalla wadagto allah haka abal mariyo
@daahircade6151
@daahircade6151 5 жыл бұрын
mahadsanid Omar inshar
@Maanka-18
@Maanka-18 5 жыл бұрын
Maasha allaah meeraha pluto ayaan codsan meerayaasha waan xiiseeyaa kanaalkan mustaqbalkayga ayuu wax kabadalay haday noqoto dhiiri galin wax walba omar fir ever ku ilaawai mayo xataa markaan shaqaysto ee aan caan noqdo waan ku hadal heynayaa
@mohamettabdullahi3028
@mohamettabdullahi3028 5 жыл бұрын
*Sxb kasoo hadal meerayasha In lagu noolado rajo laga qabo mustaqbalka*
@Husnidahir7
@Husnidahir7 5 жыл бұрын
Jimco wngsan inta commentskan arkoyso🙏
@nashumaanichannel1340
@nashumaanichannel1340 5 жыл бұрын
Jimco kareem
@mohmudgaryare6024
@mohmudgaryare6024 5 жыл бұрын
Macalin mawducyada aan jeclayn wa kuwan oo kale Sido kale barnamijkii fariin ee dhiiri galinta aha isna nala wadaag
@M_A_M407
@M_A_M407 5 жыл бұрын
msha allh broh alleh hkuu siyadiyo cilmigaga
@somalinimadakufaanaa2693
@somalinimadakufaanaa2693 5 жыл бұрын
Waa ku cusbahay meeshan ...wax so dhaweyn ah
@korneabdi6425
@korneabdi6425 5 жыл бұрын
Wax badan ayaan kafaa'idaY Alle hakusharfo wllky Omar inzhaar
@hajarabm2400
@hajarabm2400 5 жыл бұрын
Maadsanid waal cumar
@daakirkadoon5338
@daakirkadoon5338 5 жыл бұрын
Masha allah waa mowduuc muhiim ah.
@omarmohamed-zv7vt
@omarmohamed-zv7vt 5 жыл бұрын
Ma sha allaah aad aya u mhdsthy samigeey barnaa mij yada hawada aad ayaan u xiiseeyaa waxad kuu muuqanaya awooda alle subxanahu watacaa
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 5 жыл бұрын
masha alaah wll omar inshar horey usoco
@hannanmd3386
@hannanmd3386 5 жыл бұрын
Aad ban uxiiseyaa markad soo galiso video ka hadlayo meereeyaasha sbabto ah culuumta dhulka ayan barta😘😘thanks
@ahmedhassanali7412
@ahmedhassanali7412 5 жыл бұрын
Cumar waan sugaayey bru prnaamijkaaga walaahi asbuucaano dhan space station lee daawanaayey iyo planet yada waad ku mahadsantahay in aan wax ka ogaado aad aan u xiiseenaayey danke sxb
@kamalabdi9622
@kamalabdi9622 5 жыл бұрын
Taariikha celiyaa saaxiib omar mar walba ka soo sheeke
@apdizamad5755
@apdizamad5755 5 жыл бұрын
Masha Allah cumar inshaq
@nashumaanichannel1340
@nashumaanichannel1340 5 жыл бұрын
Jimco kareem akhi masha Allah alla haa ku xifdiyo akhi alla haa ku jeclado haa na ku sharfo
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 5 жыл бұрын
Masha Allah waa jeclahay barnamijyadaan allaha ku xafido omar
@aligaal6610
@aligaal6610 5 жыл бұрын
Ad aya ugu mahad santahay omar wax badan aya ka faa iday
@sadiaallhaaji9232
@sadiaallhaaji9232 5 жыл бұрын
Walal OmaR tnx CodsigeNa Wad AqpaShaY🤙
@abdirahmanbihar5567
@abdirahmanbihar5567 5 жыл бұрын
Masha Allah anigu run ahaantii casharadan meeryaasha ayaan jeclahy mudo kadib ayaan arkay waanan umahad celinayaa channel ogaansho
@amranabdukadir2686
@amranabdukadir2686 5 жыл бұрын
Thanks omar 💕
@dezponzeali4350
@dezponzeali4350 2 жыл бұрын
Is dat his name 😳
@drmohamed1968
@drmohamed1968 5 жыл бұрын
Masha allah wllkay omar
@iskufilanhaji9759
@iskufilanhaji9759 3 жыл бұрын
Sscm wll macluumadka hawada sare aadban udaneeya inoosobadi mahadsanid 🤩🤩🤩
@yupoow5850
@yupoow5850 5 жыл бұрын
Mahadsanid mucalimo
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 5 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@SUAALIYOJAWAAB
@SUAALIYOJAWAAB 5 жыл бұрын
waad mahadsantahay walaal halkaa nooga soo wad
@actor_siyaad
@actor_siyaad 5 жыл бұрын
Cumar wll qaliya shukran
@mafaatixulkhayr
@mafaatixulkhayr 5 жыл бұрын
Khayr alle ha ku siiyo cumar
@ayupabdirisack1241
@ayupabdirisack1241 5 жыл бұрын
Mahadsanid walalkeena omar inshar
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Thanks ogaansho
@mewlidismail7614
@mewlidismail7614 5 жыл бұрын
Tnx cumar inshar
@maxamuudcalilbrahim8132
@maxamuudcalilbrahim8132 5 жыл бұрын
Wlll cumar maxamed inshaar waxaa thy shaqsi kudayasho mudan magaran karo waxaan ku dhoho lkn waligaaa ha istaagin ee hore usoco nasabow
@abdirahmancadde4372
@abdirahmancadde4372 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@saedff2262
@saedff2262 5 жыл бұрын
masha allah channel wax laga faaido hore usoco
@CabdilaahiMahamed-lb4wi
@CabdilaahiMahamed-lb4wi Жыл бұрын
Ma allah runtii aad baan ugu helay
Meeraha waxaraxir | venus | layaab iyo cajaaib | #ogaansho
9:14
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 2,8 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 28 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 14 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
Kudagida Meeraha Mariikha | Raadinta Raadka Nolol
10:11
OGAANSHO
Рет қаралды 150 М.
Calaamadaha Saacada ?  | Dhacdooyin wax badan muujinaayo
13:40
OGAANSHO
Рет қаралды 336 М.
Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan!
12:32
Waaberi Media
Рет қаралды 106 М.
DHULKA HOOSTİİSİİ MAXAA KU QARSOON LAKABYADA DHULKA-2aad
24:47
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 34 М.
زمان چیست ؟؟ آیا زمان یک توهم است ؟؟؟
18:31
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 2,8 МЛН