FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA. FOLLOW MY SOCIALS: INSTAGRAM: FARTUSHH SNAPCHAT: FARTUSH SONG: CHRONIXX- LIKES
Пікірлер: 108
@mangomadnnesss5 ай бұрын
I love Nasteho, all her takes are so valid!!!
@Nastehonabad5 ай бұрын
Love u too all❤️ takero sharaf leh tahiin
@bushramohammedcaydid36235 ай бұрын
Yes
@adiljb59435 ай бұрын
Nasteha is realistic she knew how to escape Kulaha wan Soo dhadhawahay😂😂😂
@Ishwaq-abdi01435 ай бұрын
Plz 1week wu nagu dheer yahey noso dhaweya jacelayal ❤
@ShukriH235 ай бұрын
Nasteho drop the mic 😂😂🤣 I love yourrrr inputs, valid asl😂😂😂
@nimom72965 ай бұрын
Nasteho @15:28 she was correct. It is called sabar loogo
@BilanCade-zp7kqАй бұрын
Thnka
@aesthete72275 ай бұрын
*my current fave podcast 😂*
@NasraSaid2195 ай бұрын
The best trio ❤
@asmaabukar9945 ай бұрын
this is my for sure my fave podcast 🤣🤣🤣♥♥
@ZamzamMusa-gc7nl5 ай бұрын
Kaalaya mideyn Family, waxa niyadayda ku jira unbaad kasoo hadashaan. Wiilasha Hader Raba in LA koolkooliyo waan idinla arkay 😅iyo qaar copy ah wixii aad ku tidhaa uun odhanaya me too 😂 ma ila aragteen
@Aaron-joseph5705 ай бұрын
You made my day fartun😂❤i love you😂❤
@maanmohamed-tu3kx5 ай бұрын
Cawo dhan ban sugayay San casho nigu dul karsado 😂😂😭
@yasminkastan5 ай бұрын
Good to see you all love n hugs❤️❤️
@MunaJama-px8vp5 ай бұрын
M.a wllo so badi videoyada nasteexo ❤
@HafsaS275 ай бұрын
I really like the views of Cabdi. But also Nasteexo’s. You all made valid points!
@guursamo5 ай бұрын
very entertaining keep it up guys! ❤
@user-nasteha5 ай бұрын
Nasteha samide waa jeclahy iga gaarsi fartuun love you queen ❤
@noortaabdikadir51645 ай бұрын
I love watching your videos, you guys are so funny 😅😅😅😅
@user-nasteha5 ай бұрын
I love this trio❤❤❤❤❤
@Ishwaq-abdi01435 ай бұрын
Saan idin sugayey❤ Macan idin jeclahey wlhi one day i hope inan is arakno dhamantid baa wllo ❤😊
@faridadhamays54805 ай бұрын
Nosobadi vidiyog fartuun mcn love 💕
@nyg11625 ай бұрын
Masha Allah❤
@bilancadey96315 ай бұрын
We love you team Duvet i enjoy ABz talk😮
@bushramohammedcaydid36235 ай бұрын
I like it masha allah ❤
@drmaryan88325 ай бұрын
Sabarloog ba la dhahaa ducomentiga gurga😂😂
@DuaforAyeeyo5 ай бұрын
My favourite.
@shukriguled54695 ай бұрын
❤❤❤❤❤ waa wiilka sanagka Walaahi
@Mohamednoordd5 ай бұрын
I love your energy you smart girl wallaahi wax badan fahansantahay 🤍🙏🏾
@ShukriH235 ай бұрын
Yessss lol sassy men erra . It’s common now tho tbh
@hiboabdulrahman65755 ай бұрын
We love U ❤️ wlhi noso badiya
@hamdasaed39575 ай бұрын
Wlhi furtuun anaa arkay nin ahmiyad rabo ka sheeke 😂😂😂
@shacniinamuuse14075 ай бұрын
Jaceel ladeydii❤❤
@user-yb7ij6dd3b5 ай бұрын
Fartuun❤
@zuweydaxuseen24385 ай бұрын
Waa idinka helaa sadexdiinan😂😂
@khalila60725 ай бұрын
Nasteho was way too serious today qosolkeeda u dawadaa 😂
@bashiressa29995 ай бұрын
Gabadha😂 nasteexo jeeb dadoow ay u soo dhargashatay 😂
@suhurcaawil87775 ай бұрын
❤❤😊
@macalimadfirdowsa15 ай бұрын
Wiilkaa ila saxan ninka saxdaa waa kii diyaar u ah waxwaliba mas,uuliyadan usoo diyaar garooba.
@hodhanhassan2205 ай бұрын
Fartun next ep talk about everybody is saying I have fake friend I want to ask who is fake friend then 😂❤
@fadumogabere42625 ай бұрын
Wllhi waa sax waxad ka hadasheen waa dhalinyaro aqli badan
@user-bf3ye1hm5t5 ай бұрын
LOVE YOU MY TEAM
@kurashabdi73215 ай бұрын
Wallaahi nasteexo way iga qoslisey
@MazmazFoureh-gz1oe5 ай бұрын
I love you nasteho et fartun❤❤❤❤
@sahraosman26405 ай бұрын
Nasteho ❤
@mohamedAhmedHasan-cx6so5 ай бұрын
Sadexdiina fartuun ayaa ugu macquulsan marka fikirkiina la eego xaga qooys samaysiga nasteexo 0 weeye sxbkayna wali xaqiidada kamahadlaayo wuu is amaanayaa uun hhhh Halkaa noogawada wn idintaageersanahy ❤❤❤❤
@mumtazmahamoud6965 ай бұрын
Aniga Beyoncé aya ba ka hela sadexdan qofad😂😂😂❤
@SoftDreamanddeepsleeping5 ай бұрын
I love ❤dhammantiin❤
@ConfusedBurrito-lk9we5 ай бұрын
Ay fartuun walhi sadaxdena waa idin jclahY l Please sideenii hore ku soo noqdo ilhayna ha idin cafiyo 😢❤
@user-oh8rq2pg9e5 ай бұрын
Nastexo is so funny😂😂
@hamze_arap32255 ай бұрын
❤❤
@user-ii7oj5wn7j5 ай бұрын
the man exactly ABDI is describing I have it in my life my dad he's 90 years old.....This mens are gone!!!
@KhadijaMohamud-ur2fv5 ай бұрын
Subarloogo aaa la dhahaa
@asadahmed89365 ай бұрын
❤❤❤
@nastehaarab66665 ай бұрын
Nasteho Fv all time ❤❤❤❤
@user-td2jf4bs1f5 ай бұрын
Subor logo ba ladhahaa😂😂😂
@user-tf1ln4hd6e5 ай бұрын
Abdi igu darsada plz😢😢
@fatmahcuthman41295 ай бұрын
I love absz opinion that’s the Alpha males we need maanshalah
@hamdasaed39575 ай бұрын
Lkn fartuun plz abdi igu dara 😂😂😂
@purple772535 ай бұрын
Waxa ku darsan laha fikir ina miis kursi dhigatan iska so hor jesatan ama fadhi or sofa sida u taqanin iska so jedisan iska so hor jesatin
@AhmedMohamed-kv2mx4 ай бұрын
Nastexo is the funniest.
@munamohamed23165 ай бұрын
Ala Fartuuney say iiga qoslisay😅😅😅😅
@user-sp7gh4kv3g5 ай бұрын
fartuun abyo aad ban ku jeclahay mar ina ku arko wan jeclan lahaa I love you so much my queen ❤
@FartunDuvetGirl5 ай бұрын
Love you quruxeey
@user-ts7cp2ok5n5 ай бұрын
Sabar loog waaye😂😂😂😂😂
@imiiab84015 ай бұрын
😮wajigiina wasaa
@zaydaabdi18655 ай бұрын
😂😂nasteha legemad waaye
@najmonayruus75265 ай бұрын
Sabar loog la dhahaa😂
@FAAD215 ай бұрын
Naagta qabto lacagtada guri intee ka gadato hakaa ijaarto lacagne hakaa qaado hadane bil kasto hakugu soo dalacdo inkaar waayey taas waa lagu gaaday xitaa lama dhihi karo😂😂😂😂😂
@inamohamett16935 ай бұрын
Dumarka anoo dumar ah baa ka yaba waxey sameyan dhagarta dumarka lagama so kabto diintaba sheegtay😂😂
Ninka rabo in laga warqabo wa nin gabdho badan ba la dhasheen
@user-hb4ym7mj5l5 ай бұрын
Fartuuney farax faido malhan halahurfo😂😂😂
@user-yw2zv4jo3g5 ай бұрын
Aniga qeybti labada sugaye ee Quran saarka
@qalanjolulla5 ай бұрын
The girls are always off the topic 😂😂😂
@fatimaabdi18745 ай бұрын
Wee igu socoty waa nagu kala jartay😂
@queenruun97095 ай бұрын
16:33 fartuuey maxaa sheegtay😂😂😂
@nyg11625 ай бұрын
😂👍🏽👍🏽
@FartuunAbdinasir-xu1bi5 ай бұрын
Fartuuney abas isiso pls😂
@fahemaomer60085 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Is_Sheverthing5 ай бұрын
Screaming 😂😂😂😂😂😂
@somali_riri5 ай бұрын
Waa run ninmaanka way is badaleen waa sidaa dumar oo kale raban in loo kol kooliyo adag adageeg dhan ma jiro waqtiga is badalay 😢😅😅
@minayara55505 ай бұрын
Nasteexo warunteed nin kujecel waxlasto asa bixinaayo lkn hada caawisid woxo darema less raganimo markaa caawisid oo uu heer garaana wuxuu raadsanaa naag asaga waxwalbo usameeyo si uu udareemo inu nin rag yahay
@asia19405 ай бұрын
Ma arkin maxa ibaray cabdi caadi maaha wlhi 😂😂
@AsmaAsma-rt9ee5 ай бұрын
Hhh wilkan manguu raba inuu damcngliyo
@IT.S_ME_UPDALA5 ай бұрын
ᴡɪɪʟ ᴋɪɪ ᴋʟᴇ ᴀᴀᴡᴇ ᴡʟʟᴇ 😢❤😮
@miskicismancilmi37655 ай бұрын
😂😂
@Leilamohaa5 ай бұрын
Nasteexo trust issues ee qabta😂😂😂
@Dalil7615 ай бұрын
15:35 san baroor 😂😂 sabar look
@theheba.05 ай бұрын
Anbaa waa is weydiinaaye thanks😂😂😂😂😂
@dahirali5455 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Nasteho maxa jab kuso dhacday, ayuutada bil kasta kisteda ka qaadata
@mustafeahmed30205 ай бұрын
Kkkkkķkkkkk kkkkkķkkkkk Ninka yari been badanaa Nolosha mawaxuu modayaaa tan freega'ah you w'll faced many challenges
@maandeeqmaxamed41485 ай бұрын
Fartuun iyo akafi walaalo miyaa please ii jawaaba asxbta ❤❤
@FartunDuvetGirl5 ай бұрын
Maya just asxaab
@user-rm9to4le4c5 ай бұрын
Fartuney dacwa nahaye Where’s Hassan baylany😢😢
@FartunDuvetGirl5 ай бұрын
He is a singer support his song. The channel is itbehim baelani ❤️
@wardanasir82405 ай бұрын
@@FartunDuvetGirlwlhi I laughed your answer 😂😂
@fcy-jo7pn5 ай бұрын
Ar wiilka caawa wa is jilciya 😂😂😂😂 nastexo qof wax badan og waaye msh Allah in les saacido ceeb ma ahan lkn 50 50 kuma jiro 🤮🤮🤮
@zumayainahmohamedzumayalak22695 ай бұрын
Adih Fartunay wll podcast wad khalad fahantay wllhi ee bal put 5 lee haso samayn inabti yeey
@shadiafuad5 ай бұрын
Hadanan qaldaneen Nastexo malin dhawayd arooskeda ugu hanbalyo naysen team ka why hada sidi qof la qabin ugu hadlaysaaa ????!!!😮
@FartunDuvetGirl5 ай бұрын
Waxaa markaa fiirsaneysid waa hada lakiini this was recorded 2023 September 😅
@Woongkilo4 ай бұрын
Just say that you guys like toxic maskulin man
@FartunDuvetGirl4 ай бұрын
No one mentioned toxicity
@Woongkilo4 ай бұрын
@@FartunDuvetGirlgirl don’t you even Know the meaning of „Alpha man“ the whole podcast was about how you wants the old Alpha man to comeback like bffr
@FartunDuvetGirl4 ай бұрын
You sound ill to the core 😂😂how does an alpha male equate to a toxic masculinity? Wax baro. So many watched but only you seemed to have missed the whole topic. You ooze off negativity. Unni go take a break
@hananabdi83095 ай бұрын
I love u abdi beyonce and our one and only fatush qalanjo🤎🥂🥂