cabdi cali bacalwaan mid ka mida haldoorkii fanka somaliyeed allaha u naxariisto 🤲
@axmed_deeq4 жыл бұрын
Aamiin mar walba raaciya walaalayaal mawtada markaad u duceyneysaan. Aamiin yaa Alaah. Mahadsanid
@CarabShiikh Жыл бұрын
aloow unaxariiso lagand bacalwàan aamiin
@mahaddiriye9386 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto ader cabdi cali bacalwan maalinti ugu danbeeysay wan xasuustaa halku igu yiri marka aniga ayaa waxan Ku irii ader fadlan meheradaan somalidu isugu timaado iska daa oo karoona jiree inta waxan jiro gurigaaga iska joog asna waxauu igu jawabay ader wixii alle qadaro ayaa qoraan waxana ixiigay xanuunkiisa sacad sacadna wan ula soocoday ilaa uka dhiintay allaha unaxariistee
@abdirahmanfaarah39124 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo fanaanka waynaa cabdi cali bacalwaan shaqsi ka dhex muuqda ayuu inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
@mmjjilicow57794 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto waa fanaan caan ah waxaan ku xusuustaa heestii macaaneyd ee adigoo tacliin dhigan caashaqaan ku dhaawacay waxa uu ka dhiganyahay dhabarweyne jiilaal dadku oon la dholondholay ninka reer u dhaanshee dhexda awr kaga lumay.
@ahmedabdullahi24704 жыл бұрын
Aun cabdi Cali bacalwaan. Wuxuu ahaa fanaaniinta tiirka u ahaa fanka somalida naxariisti Jano Allaha siiyo aamiin aamiin
Allah ha u naxariisto fannaankii qaran, Cabdi Cali Bacalwaan
@AsadAf-rs1mm10 ай бұрын
ilaahow u naxariiso.
@Filsan-qu7zs4 жыл бұрын
Alle ha naxariisto fanankii weyna ee cabdi cali bacalwan
@nasriabdirahmaanelmi84854 жыл бұрын
Alle yaa raxma bacalwaan Wuxuu ahaa fanaan wayn
@abdihfahtahmohamed73814 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@shaakirfarxaansuudi49884 жыл бұрын
Alla Yar xamu
@kingsomaliofficial4 жыл бұрын
Wcs wll mahadsanid Alle hawnaxariisto
@odayibnuoday19194 жыл бұрын
Rabi ha janeeyo
@aminaali75674 жыл бұрын
Allaah ha naxariisto ameen
@issackdiis94524 жыл бұрын
Allah unaxaristo
@saacidfaaraxsiciid61154 жыл бұрын
Alla yaa raxma
@abdi-kariimmoalimabdulleh77533 жыл бұрын
Bacalwaan allaha u naxariisto
@mascuudyusuf4104 жыл бұрын
Alah unxriisto baclwan fanaan qaranka tabi doono heesta an ugu jeclyhy waa caashaqaa isoo riday ee Zahra axmed laqaado alaha unaxristo mama Zahra from galkacyo
@khadarmohamed26764 жыл бұрын
kkkkkk caashaqaa isoo riday sahra axmed iyo axmed moogaa la qaadi jiray sahracheesta
@nasriabdirahmaanelmi84854 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 isagaa la qaada heestaa waana lagaa saxan yahay zxp Ee dib isugu noqo
@mascuudyusuf4104 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 khadr sxb dab jacayl kari waa ruwaydas axmed moge kuma jirin ee horta hubso
@mascuudyusuf4104 жыл бұрын
@@nasriabdirahmaanelmi8485 nasri nin culus oo heeso yaqaana
@maxamedilkacase71794 жыл бұрын
Aan saxo walaalkeen Mascuud. Caasha isoo riday waxa wada qaada Axmed Mooge iyo Zahra Axmed. Bacalwaan maaha. Kuma ay jirin dab jacayl kari waa.
@shankaroonland74804 жыл бұрын
Waa ayaan darada aqoon iyo iimaan la'aantu ku keentay magacii warbaahinta Waraysi dad kale ku tabceen 3o.o juhdi galiyeen buu intuu soo dhagaystay ka dhigayaa xog iyo war cusub oo uu ka hayo ama isaga ka duuban marxuumka
@adamhassanabdi37154 жыл бұрын
Alaha u naxariisto wuxuu ahaa aabaha fanka somaliye
@mhassan01634 жыл бұрын
ka daa ha odhan aabahaa, magac kale u bixi sida wuxuu ahaa Arbaha fannaaniinta
@odaykasheekee69294 жыл бұрын
Wuxuu ka mid ahaa mid kamida tiirarka fanka soomaaliyeed AUN dhamaan wxii halyeey inaga dhiintay
@baashiqoobeey44024 жыл бұрын
Alle how a unaxariisto
@kamaaljamac37374 жыл бұрын
TAARikhHDA UU SHEEGAY WAXBAN KA RUN AHAYN SIDA UU UGA MID NOQDAY FANAANINTA CIIDANKA
@abdihfahtahmohamed73814 жыл бұрын
Madahsanid sxb geerida fanaanka kadib wax barnaamik ka diyaariyey youtube ka adiga aya kaa heyna
@QAAMUUS4 жыл бұрын
mahadsanid walaal. wax badan baan ka diyaarin lahaaye degdeg bay igu noqotay. Qaali buu dhammaanteen innagu ahaa Bacalwaan IHU
@mhassan01634 жыл бұрын
Mahadsanid, waxay ahayd inaad marmar codkiisa soo dayso oo toos ah, midda kale waxaad ku dartaa inaad dhawr waraysi oo gaagaaban oo dad yaqaana qofka aad ka hadlayso ku darto, markaa waa dhammaystiran tahay, hore u soco meel fiican baad gaadhi doontaa