Miraha shamaarka ( fennel seeds ) 8- faaid oo Laga helo hadii aa sidaan u isticmaasho

  Рет қаралды 31,580

DR-TIMAJILAC

DR-TIMAJILAC

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@DRTIMAJILAC
@DRTIMAJILAC 9 күн бұрын
Kala xiriirr whatsapp numberkaan dhaqtarka +252617756104
@susmongraal9834
@susmongraal9834 3 ай бұрын
Masha Allah ilaahay ha ku barkeeyo waad noo faaidaysey.
@Sahragabow
@Sahragabow 2 ай бұрын
Maashaa Allaah jazaakallaahu khayran maamo Dr c/rasaaq
@fardowsa1895
@fardowsa1895 2 ай бұрын
Shukaran jazakillah dr
@AdaanJibriil
@AdaanJibriil 3 ай бұрын
Aad iyo aad baan kuugu mahad celinayaa waxan ka mid ahay dadka Illaahay ku caafiyey
@doosdagan534
@doosdagan534 3 ай бұрын
Walal gaas miyad u isticmaashey?
@Sacdiyo2Axmed
@Sacdiyo2Axmed 3 ай бұрын
Gaas mada u isticmashay wll
@saidamohamud2300
@saidamohamud2300 2 ай бұрын
Waa mahadsan tahay
@IkraanMohamoud
@IkraanMohamoud 11 күн бұрын
M.a Dr.suaal baan kuwaydinayaha Qofka xamaytida lagajaray maxibikaraa geedkan
@umuaxlaam606
@umuaxlaam606 2 ай бұрын
Asc Dr ilmo afar jir masinkaral
@KhadraKhadramaxamed
@KhadraKhadramaxamed 3 ай бұрын
Mahadsanid doctor
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 ай бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah aad ayaan u jeclahay gaara ahan subaxsii sidan u isticmaalo waxan ku karasada qasharka marka hore ayaan kariyaa qasharka iyo sinjibilka ilaa 5daqiiqo kadi wan kadhigaa markan kadhigo waxan ku dara halqado oo nakhwa ah waxn ladhiga 10daqiiqo kadib waxan kucuna 7 xaba timira maqaladba mise waa sax mahadsanid Dr❤
@mohameddjamagouled6784
@mohameddjamagouled6784 2 ай бұрын
Comment ça s'appelle en Somalie merci
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 Ай бұрын
Hadaan uurleehay maan istimaali karaa
@cabdixamiidjaakeeye
@cabdixamiidjaakeeye 3 ай бұрын
Dr moringa kaso hadal
@hodanmohamed7758
@hodanmohamed7758 2 ай бұрын
Hadii aad uur ledahay wax ma ku dhimayaa
@sahroabdi
@sahroabdi 2 ай бұрын
Intaan cabay bn ku sakraady oo dhaqtar u cararay gaas bn qaby oon u cbay dib dambna uma cabin.
@Mohamedabdirizak5919
@Mohamedabdirizak5919 2 ай бұрын
Asc dr adigo mahadsan malabka Manuka Hani kasoo hadal wuxuu ufiicanayah iyo sida loo isticmaalo
@sagalahmed7222
@sagalahmed7222 3 ай бұрын
Asc dr Qofka laga qalay caloosha ma isticmali karaa
@saynabjama3299
@saynabjama3299 3 ай бұрын
Asc dr sidee hoose loogu blood cells
@AdanAmran
@AdanAmran 3 ай бұрын
Hoyo uurka leh maisticmali kartaa
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 3 ай бұрын
Gurigeyga lagama waayo geedkaan alx star anise kudara dr waxa kuweydiina hawada badan iyo dibirada maxa ufcn koleey waa gaaska
@nimcamaxamadchannel5965
@nimcamaxamadchannel5965 3 ай бұрын
Shalay ila manta gaas naf la ahay matag iqabanayo dhig yarba iga imanaya calosha ila dhunta olal saka 2 bakeri kacabay
@L5.htk6775
@L5.htk6775 3 ай бұрын
Dr lambarkaaga WhatsApp noosheeg
@L5.htk6775
@L5.htk6775 3 ай бұрын
Plz
@L5.htk6775
@L5.htk6775 3 ай бұрын
Dr
@L5.htk6775
@L5.htk6775 3 ай бұрын
Noosheeg
@L5.htk6775
@L5.htk6775 3 ай бұрын
Caqabad ihaysato
@nimcamaxamadchannel5965
@nimcamaxamadchannel5965 3 ай бұрын
Xametidana mar hora leyga saray
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
WAX BADAN KA OGOOW BOCOR GADUUDKA & MIRAHIISA?!
14:16
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 9 М.
SOKOR MARKII LAGUUGU SHEEGO HANIXIN, XALKA WAAKANAA!
13:41
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 17 М.
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 442 М.
sidaan wili ma u isticmaashay Baamiyaha ? faaidooyin cajiib ah !
10:47
15 Benefits Of Pumpkin:"BOCOR GATIITOOW" Faa'iidooyin Kaa Qarsoon Oo..
18:36
Bet--raafka sidaan u isticmaal Si 9-kaan faaido aa uga hesho
11:18
DR-TIMAJILAC
Рет қаралды 37 М.
Naarfa xanuunka iyo Fitamin B1 with  Dr Timajilac 💊
14:06
DR-TIMAJILAC
Рет қаралды 22 М.