kala xiriir Whatsapp numberkaan dhaqtarka +252617756104
@HayatMedhoumedАй бұрын
1:55
@hyatyusuf90682 ай бұрын
جزاك اللة خيرا وأحسن الله إليك و بارك الله فيك
@anabnur21792 ай бұрын
Masha Allah Xafidullah Guulayso dr timajjilalc🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedabdi75992 ай бұрын
Thanks doctor shukran jazakallahu for given us free consultation
@hodanjama18842 ай бұрын
Kheyr Allaha ku siiyo
@rowdoahmed448623 күн бұрын
Masha Allah
@AbdishakurTuule2 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Rukia-w2g2 ай бұрын
Mahadsanid DR.
@deeqoomar30742 ай бұрын
Mahadsanid doktor ❤
@KhadraKhadramaxamed2 ай бұрын
Mahadsanid dr maxa keeno xubno xauunka
@fartun95032 ай бұрын
wcs wlc brother 👍👍👍👍
@fartun95032 ай бұрын
Masha Allah❤
@abdulkadirnuur80162 ай бұрын
Asc dr waxan qaba neerfaha sciatic kalida hosteda ila ciribta ayaan xanunkas kadarema dhawac toorey o iga dhacay dhabarka ayaanu iga bilawday e fadlan arintas aniga iyo bulshada noga faidey siden kudaweyn karaa
@AA_yusufАй бұрын
Asc Dr waxaan aad uga dhaxmoodaa faraha oo dhan kuwa cagaha iyo gacmaha xitaa hadaan kabaha iyo sharaabadka markaan gashanhay
@HusseinMohamed-z9t2 ай бұрын
Masha Allah Dr abdirizak Walaale saan kuwad Faaiidooyinka Vitaminada iyo mineral ka Faaiidooyinka ay adamaha uleeyihiin Waxaan kaa Sinaba Waa one by one
@khalifmukhtarmohamed79202 ай бұрын
Haduu ka hor cabo kawaran ?
@khadraibraahin76832 ай бұрын
Dr mahadsanid garaca wadnaha naqaska luga bararkaba wan isku arkaa dhalhtarka laxiriirana waxba imadhaho faytaminadadu wayficanyihin unba laydhaha
@khaliilmaxud29282 ай бұрын
Shukran
@hodanjama18842 ай бұрын
Su,aalo baan rabey inaan ku weeydiiyo ee intee lagala soo xiriiraa?
@shamsamohyadin82232 ай бұрын
Mash.allha❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedabdallah63772 ай бұрын
Mashall
@cadarcadarhiiljcyl86332 ай бұрын
Ka waran qof ka biyaha badan caba asagoon qaadan kaadi badiye ma burburaya vitamin ka ?
@mohamedabdillahi19602 ай бұрын
Xanuunka Arthritis maxaa keena oo lagu daweynkaraa(Mild)
@SacdiaSheik122 ай бұрын
Asc Dr cabdirisaq aniga cunto walbo aan cunaayo shaah ayaan isticmaala waxa kale aan isku arkay neeftuur iyo in jirka wax iga mudmudaayaan Mar marmarna waxaan arkaa kabaabyo qeyr Allah ku siiyo Dr time jilic
@queenmaryam2 ай бұрын
Shaha iska dhaaf wll wa iska dhafay neftur iyo gaski badna wa ka ficnaday alxmd
@saciidaxmed66462 ай бұрын
ASC dr wlh qofka aad ka hadleyso waa.aniga maxaa xal ii ah inta aad sheegtayba waan isku arkay