Mahdi Guuleed iyo dhacdooyin aan hore looga waramin. Q-1aad.© Amar la,aan ha qaadan muuqaalkan.

  Рет қаралды 156,389

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 747
@himilo101
@himilo101 Жыл бұрын
"The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Scw
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 Жыл бұрын
SCWSCWSCWCW
@Dawlad252
@Dawlad252 Жыл бұрын
Muuqaalku waa 36:30 daqiiqo markaad afar daqiiqo 4:13 oo kamid ah hordhac aad ka dhigtaan maxaan daawanaa wixiiba waxa qiimo riday hordhacan dheere waxaan soo jeedin lahaa hordhacan dheer in laga daayo oo ugu yaraan bal la yareeyo daqiiqadaha hordhaca.
@abdirahmanismail9086
@abdirahmanismail9086 Жыл бұрын
Mahdi Guuled Nin dhan walba ka dhamaystiran aqoon yahanimo indheer garad iyo aftahanimo alle iskugu daray Guulayso raisil wasare💯👏👏🙏
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Жыл бұрын
Mahadi Guuleed caqliga iyo caafimaadkam Allaha kuu daayo. Muwaadin ummaddiisa jecel.
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg Жыл бұрын
Waiyahani waa nin ku dayasho mudan, qaabka uu suaalaha u waydinayo iyo sida wanagsan ee uu jawabta waqti u siinayo. Waxuu isoo xasuusiyay wariyayshii waawaynaa well done
@amalabz1469
@amalabz1469 Жыл бұрын
Stop lieing, silly idoor was talking different till ssc won and he had law suite on his ass internationally🤣 ...ssc gull ❤ 🇸🇴 only 1 🇸🇴
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 Жыл бұрын
@@amalabz1469​​⁠ y’all slow, the most embarrassing clan of all Somalis. You don’t care who’s on your side, or agrees with you. Just full of hatred and lost in the sauce!
@jacfarbade2632
@jacfarbade2632 Жыл бұрын
Maxaad la dhacsan tahay cidiba wax su'aal ah may waydiin, isaga waxa laga tabanayo..sababta Marna somaliland marna somaliya u tagayo, doorkii uu ku lahaa teamkii farmaajo
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini Жыл бұрын
​@@amalabz1469 cuqdad ba lafta Ka gashay , Wad buktaye dhakhtar aad ..
@Iska-Hubi
@Iska-Hubi Жыл бұрын
''Muuse Dunitiidu waa Galbeedka Hargeysa iyo Laba nuux inta u dhaxeysa 28:03'' kkk. Wallee waad asiibtey, Aduunkaba intaasuu u yaqaanaa. Well said Xildhibaan Mahdi.
@hiboaadan8365
@hiboaadan8365 Жыл бұрын
😂😂😂 adna wall qaali isku maawi intaa hargaysa muuse 4 degmo oo inyar la buu ka dagayee inder beenta laysku maawelinayo joojiya degmada 26juun degmada ibraahim koodbuur degmada gacmo dheere iyo degmada gacan libaax inta u badan dadka dagan buu muuse ka soo jeeda 😂😂 labada daamood ee hargaysa daan buu muuse leeyahee isaga oo sheegta in uu hargaysa soo hor galayna dantiisa lala dagaa 😂 dee dhulbahataha isaaqaad noqoteen oo been bd isku maawelinaysaan 😂😂😂 hore u socda kolay beentu waa raad gaaban tahee😂😂
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 Жыл бұрын
Muuse biixi rag baddan ayuu ciilay iska daa siyaasiyiine adigii gidaarada fadhiyay ayaa cataabaya.
@Iska-Hubi
@Iska-Hubi Жыл бұрын
Hore ayaan u idhi Muuse maskaxdiisa halla baadho, waxbaa qaldani bal ila eega waa tane 34:19
@harunmusse153
@harunmusse153 Жыл бұрын
mm tv waa cadoga SOMALILAND
@abdirashiidcaano8565
@abdirashiidcaano8565 Жыл бұрын
Waa ninku ileen cidagale ayuu ahaa hadal yaqaansana wale cidagalaan hadal laga wayin viva garxajis
@amiinsaleban7389
@amiinsaleban7389 Жыл бұрын
Mmtv Fadlan wariyaha nin senior inaad meeshan udirtaan ayaa wacan cabdi jibaar waraysigan u qaadayo takhasus aad kuma laha fadlan mmtv waxaan idinka codsanynaa waraysiyad sidan oo kale ah inaad wariye aad ufiican udira Waad mahadsantihiin
@hanaali1380
@hanaali1380 Жыл бұрын
Weriyahu wuu fcn yahay kadaa quudhsiga
@burhaanworkshopburhaanwork7757
@burhaanworkshopburhaanwork7757 Жыл бұрын
Wll dhibkale majirtee wariyuhu waa inuu illaaliyo baratikoolka oo uu xormeeyo masuulkuu wareysanaayo,mahaboona inuu lugaha isasaaro
@farajanoboy8558
@farajanoboy8558 Жыл бұрын
Hordhaca tirada badan joojiya mm somali tv waa mahadsantihiin
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
Dameer IIMAAN LAAWE waxa uu sheegay iney BEESHIISU ku gacansiisay.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Siyaasi xalal ah oo ka madax banaan qabyaalad. Lama huraan waa cawaale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Asc Jaamac Mohammed Qaalib aaskiisii waa u diiday Hargeisa ,Cumar carte Qaalibna waxuu u sameeyey Aas Madaxweeyne oo xitaa calankii ayuu hoose u dhigay waa Qabyaaladiiste Xaaraan cun ah ,Ma naxe 😱😱
@hiboaadan8365
@hiboaadan8365 Жыл бұрын
Ku waalo dee caaqow cumar carte qaalib dawladii siilaanyo buu dalka ku soo noqday isagoo sucuudiga ka soo guuray se cumar arte qaalib dalkiisa wuu u halgamay waana ninkii yodhi cidamada koonfur ha isku dhiiban kuwa waqooyi waana ragii1991 dalka dhisay muuqaladii dib u daawo markii la samaynayay goolaha wallkiilada iyo guurtida calankana hoos looma dhigi karo waayo kalmada tawxiidka ku daal cigaalba hoos looguma dhigin ee qabyaalad baa ku madax martay😂😂😂😂😂😂
@abdirisaqahmedegal5655
@abdirisaqahmedegal5655 Жыл бұрын
Waxaan filayaa in warku u cadaaday reer somaliland. Ninka maalinkasta xamar inoo caayaya ee hadana madaxda dabka ka ridaya. allow alle
@hawaali5012
@hawaali5012 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Somalia is one ❤❤❤❤from dhuxusha 😂
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Warsangeli weligiiba ilbax buu ahaa 😂😂
@y.a1903
@y.a1903 Жыл бұрын
Ma ogid miyaa in 100million ka badan in burihiina dahab ah kaso baxo .... xaalufkii wa dhmday dhirte.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Zoomalia is 5
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL Жыл бұрын
Oo Jabuuti meeday, Jigjigi meeday.
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 Жыл бұрын
maad tidhaahdiid mujaahidka dhirta 😂😂
@libandahir7953
@libandahir7953 Жыл бұрын
Calanka meesha ka muuqdaa waa calankk west Florida ee 1810kii ka taagnaa ciida koonfurta mareykanka
@piemaggie2330
@piemaggie2330 Жыл бұрын
19:45 Muse bixi knew his folks were sheep,that can be easily influenced 😂😂😂😂
@shadowftw1131
@shadowftw1131 Жыл бұрын
Waqof aragti dheer Masha Allah haunoqon gadale qabel meel nainagarsenmayo
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 Жыл бұрын
Asc Somaliyee ninkan Taarikh diisii runta kama sheetin ? Waan jirjiroole.
@djshabstudio1235
@djshabstudio1235 Жыл бұрын
Soomaali waa 1 🇸🇴 Inta kale waa sheeko
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 Жыл бұрын
Hadalkaas dhehbaa la yidhi yaa yidhi?
@sadiaaden2095
@sadiaaden2095 Жыл бұрын
Mahdi guuled wa gesi gesi dhalay runta sheegay ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdinuurallaale6249
@cabdinuurallaale6249 Жыл бұрын
Hadalkana la kala odhan og ilaahayna laka bariyi og mahdi guuleed run sheeg garyaqaan waa loobaahnaa arinkaas
@ijaboi2271
@ijaboi2271 Жыл бұрын
Sanadka manta ragii ayaa ugu daran nin weyin o beenale been shegaya ayad u sacabo tumeysa wale waa yaab allow khayimininta naaga qaabo
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Жыл бұрын
Mashaa Allah Mahdi guleed ilaahey haku Xafido hana nookaa daayo Somali wacan baa tahey ilaahey Madaxweyn hakaa dhigo.Adiga iyo raga kale oo dalka udaneynaya Allahe noo dhiibo Amin yaa Allah
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Mahdi guul calanka baluugaa ee gadaashada yaalo
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Жыл бұрын
Mmtv ka joog ha soo saarin warkan beenta ah
@abuomar220
@abuomar220 Жыл бұрын
Dunida muse waa galbeedka hargeysa kulaa emotional damage
@GaotFarm
@GaotFarm Жыл бұрын
AFTAHAN HADDU JIRO WAA NINKAAAN❤
@harunmusse153
@harunmusse153 Жыл бұрын
Mm tv SOMALILAND ha laga saaro waa CADOWGA SOMALILAND
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Inta Somaliland neceb ee xaasidiinta ee qabyaladu dardartey Allah ayaa nagaga filan Alxamdulilah Allah ayaa Somaliland ilaashadey
@MrAbushiiri
@MrAbushiiri Жыл бұрын
Weliga nin ay somali faanto waa ka ugu liita, nin meesha u ka soo jeedo hagardameeya waa kani dhuni qaataha ah.
@soorayssamatar6814
@soorayssamatar6814 Жыл бұрын
Warkani hadduu sidaa udhacay iyaanan wakhti danbe la iskasii ridin e umadan haloo taliyo oo beenta halaga daayo
@farahfariid1718
@farahfariid1718 Жыл бұрын
😂😂😂😂muuse nin waxaa samaynaya waa yahay. Muuse wuxuu isku haistaa inuu aduunkaba isagu leeyahay 🤣🤣
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Жыл бұрын
Somaliland waxay ku soo urutay musse naceyb
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
@@SuperAbdul0000 dee saw isagu iskumu soo uririn siyad ma wax kala laoo nacay
@ahdnursiin1197
@ahdnursiin1197 Жыл бұрын
Mudane Mahdi Guled Madax sare waa xaqle mudan madaxweyne Somalia
@babir7145
@babir7145 Жыл бұрын
Talo ahaaan Waxaan soo jeeedinayaaa hordhaca faraha badan jooojiya please
@libaaxway8314
@libaaxway8314 Жыл бұрын
War yaaa qudhac baad taye xasaskiisa maxaa kuugeyay
@starlight-qq8pr
@starlight-qq8pr Жыл бұрын
Midnimo dhimatay kusii dhaganyihine dhagaha ugu rida inaanay dhacayn madaxwayne muuse biixi waanu wadanaaa
@mukhtaribrahim2150
@mukhtaribrahim2150 Жыл бұрын
waxaa ayaan daro ah nin qadiyada somaliland aan aaminsayen oo cadawgii la saftay in ayaahaa iyo mustaqablka somaliland waxa laga waydiiyo
@jamaibrahim6154
@jamaibrahim6154 Жыл бұрын
MUXUU UGA JAWAABI WAAYAY SU, AASHA KU SAABSANAYD XUDUUDAHA 5 TA SOOMAALIYEED EE AAN MUARANKU KA JIRIN. WUU KA MEERAYSTAY
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Waar Wariyaahaa Kala Reebay, Ee Qaybta 2aad ee Habeen Dambe Ayey Ku Jirtaa ee Hordhacii Baad Aragtay. Waxaanse Kuu Sheegayaa Ingiriisku Dhulkii Falastiin Ayuu Yuhuud Dajiyey. Maantana Falastiin in Yar Bay ka Degan Tahay Oo Waliba Lagu Laayaa Oo Lagu Haystaa. Markaa Ingiriis Dhulka Soomaaliya Miyuu Lahaa???
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 Жыл бұрын
Xuduudu ma goojacada?
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
@@aminaahmed2836 Muuse Biixi Soo Weydii!!!
@nimcaanseerbiya2488
@nimcaanseerbiya2488 Жыл бұрын
Ninkani waa masuul culus lkn inuu shaqo tagay inuu ogaado uun weeyi.
@maslaxmohamed8036
@maslaxmohamed8036 Жыл бұрын
Hadu shaqo tagy maxad kudidaysa inay idin so shaqo Tagen faraton iyo ina koore
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Calanka Tawxiidka leh Ee Jamhuuriyadda Somaliland Cida Edeb Daro Iyo Kibir Lasoo Doonata Ma Shaki Baa Idinkaga Jira In Ay Jabayso Oo Uu Allaah Fashil U Dambaysii Naayo Haka Wel Welin Xaqiiq Wey Fashil Mayaan 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 Жыл бұрын
Muuse biixi madaxdii Soomaalida dabku riddey😂
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 Жыл бұрын
Waa madaxweynaha mustaqbalka inshallah Waa matkii qof iyo cod la helo
@IFTIINKA_TOWXIIDKA
@IFTIINKA_TOWXIIDKA Жыл бұрын
Locationka iska hagaajiya Mmtv xoogaa dabayl ba Codka kudhaceysa
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 Жыл бұрын
Dhalisha marka laga yimaado waxa sax ah inuu madaxwayne muuse meel khaladan lamaray #somaliland
@sahraali6994
@sahraali6994 Жыл бұрын
Thank you for your services 🙏 ❤❤
@daalo2027
@daalo2027 Жыл бұрын
Colaad iyo nacayb habar awal aya ka muuqata.
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk Ай бұрын
Aad iyo aad xildhiban mahdi guuleyso
@hilaalphotography52
@hilaalphotography52 Жыл бұрын
M.a Mahdi guuuled hamplyo ❤❤😊😊
@yahyekhadar1194
@yahyekhadar1194 Жыл бұрын
Wuxu sheegay inaanay muuse waxba ka dhexaynin lkn hada uu rabo inuu colaadsado waxbana ka faaidi maayo muuse mida labaad wuxu sheegay inu aqoon leyahay hadalkiisana aqooni kama muuqato waxa muuqata inu garxajisnimo u hadlaayo
@abdikariimmahamed9229
@abdikariimmahamed9229 Жыл бұрын
Xildhiban maxakeenay inaad manta sirtan fashiisho talow eed hore ugu sobandhiigii wayday , Mise muuse ayaa ku diiday inaad somaliland sogasho abtiyo
@sharmarkeisse
@sharmarkeisse Жыл бұрын
Waa Taariikh La rabo in Dadka soomalidu Barato
@SucaadSaleeban-b5p
@SucaadSaleeban-b5p Жыл бұрын
Wariyigu waa Ciyaaal jaanis heley
@zakiasadkeysezakiasadkeyse
@zakiasadkeysezakiasadkeyse Жыл бұрын
Mahdi guiled la dooran mayo ay
@zakiisomalijecey19
@zakiisomalijecey19 Жыл бұрын
Masha Allah wadani dacaad ah
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 Жыл бұрын
4 daqiiqo ma xayaysiiska waraysigaa mxaa ka khaldy MM TV @
@haboonadan
@haboonadan Жыл бұрын
Walahay Waa wax ka qarsona Shacabka Somaliland. Lakin yaa ka dhadhicim heego. mahdi guleed Waa ma soo jestan cadawgaaga cagta hosteeda. Muuse markay xaladu ku ad kaato Somaliweyn iyo telefon uu wax ka hago markay xaladu iskugu tostana Afku taga. 😂😂😂😂😂
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 Жыл бұрын
Afnooli waa haadal Eey naa waa ciiya iga Dhee niin Huunguri kaa qaaday waa niin seefi kaa qaaday
@kayseaxmed1959
@kayseaxmed1959 Жыл бұрын
Mahadi guled wa mid kamida hawenki farmajo
@suubandahbo7989
@suubandahbo7989 Жыл бұрын
😂😂😂waxas reer somaliland lagumaqaldayo niyo😂😂Gojacad marka xaloo waya labuuqay
@harunmusse153
@harunmusse153 Жыл бұрын
Mmtv xumaanta SOMALILAND buu ka waramaa
@AceDariq
@AceDariq Жыл бұрын
Hayeeey war baa fakaday 😂😂😂😂muusow show Somalia doon baad ahyed Ba
@سعيدالصومالي-د2ع
@سعيدالصومالي-د2ع Жыл бұрын
taas iyo waxa kabadanba horaan ugaas....waxa cusub mahayo lakin iin heego aan laqriin waa waajib
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Waxaan ku qoslay muuse gaadhigii farmaajo calankii somalia 🇸🇴 saaranyahay ayuu dalaq yidhi 😂
@ahmedhassa5867
@ahmedhassa5867 Жыл бұрын
Kkkkk
@burhaanworkshopburhaanwork7757
@burhaanworkshopburhaanwork7757 Жыл бұрын
C/jabbaar sxb waxaa fiican inaad ilaaliso baratikoolka waa inaad cagaha isasaarin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Mahdi Guleed anigu waxaan aheyd nin reer somalialand ah anigu dil baan kugu xukum lahaa qof kasta oo ka soo hor jeesta wadankiisa Somaliland adiag io muuAnugu Muse uun baan araganaa in wadankiisa joogo ha ku shaqeysto ama wadanak ha u sheqee
@fatximaxa2623
@fatximaxa2623 Жыл бұрын
Wadan!😅 kumanka isaqaa oo muqdisho joogo xaa kenay Jwb: muqdisho qabiil kaste aa kunool wax wadan ladhaho majiraan aan Somalia ka aheen camal yeelo😎
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 Жыл бұрын
Kii ugu xumaa weeyaan waa kaba qaadka faqashta
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
Muuse ugu horaysii iyo Silanyo waayo labaduba waa dusha ka Somaliland hoosta ka Somalia
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 Жыл бұрын
@@moegreenback6854 muuse waa geesi u halgamay wadankan isaga iyo siiraanyo tariikhdaa qortay ha barbar dhigin xabashigan kaba qaadka faqasha
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
@@khadramohamoud4422 waxba may halgamin Silanyo khamriguu ku cabi jiray Addis Muuse iyo Ina Kaahina laxooxday ku dubi jireen kaamamka qaxoontiga
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Dooodisa waxaan ka fahamay.. Devid Swan & Farmaajo ayaa i dhalay.
@hussein1211
@hussein1211 Жыл бұрын
وشهد شاهد من اهلها Waxa marqati ku noqday ina Adeerkii Xaqa hadi laqariyo feeraha ayu jadilaacaa
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Жыл бұрын
Gudaafadan xaarmaajo xafaayada ka bedeli juray haynagu soo dhisina Somaliland haw u taala maaha
@SandhereCadee-hg1nz
@SandhereCadee-hg1nz Жыл бұрын
Walahay mahdi guuuled waa shaqsi wanagsan oo xaqiiqada kahadla
@Araweelejama
@Araweelejama Жыл бұрын
runta kharaara iyo war xaqiiq ah laakiin aadan rabin in aad maqashi marka kuwa caytamaya Alan’s allah ha u naxaiisto
@abdirizakomar2031
@abdirizakomar2031 Жыл бұрын
Cod-ka iska hagaajiya 😢 Mesha Cod fiican kuma heysaan meshaan wax ku dubeysaan aya dabeyl badan ee mic🎤 tayo badan isticmaala.
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Жыл бұрын
Malaa adaan waxba maqlayn
@abraQolkisa
@abraQolkisa Жыл бұрын
Ma hadalka ku dhibay. Oo ta shuuush kugu furay.
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Жыл бұрын
MAHAD GUULUUD WAA NIN AMHAAR SAH OO AABIHII AHAA SARKAAL KA MID AHAA ASKARI EMPEROR HAILE SALASIE I ER FADHIGEEDU AHAA MSGAALADA AWAARE EE DALKA ETHIOPIA- DDS. MAGACIISA RUNTA AH WAA: ATTORNEY BAAYE TADHASE HAYEESHE WUXUU LA SOO BARBAARIYEY QOYS SOMALI AH, ISAAQ, CIDAGALE-REER GUULEED SULTAN!!!!! ATTOW
@abraQolkisa
@abraQolkisa Жыл бұрын
@@ahmedgaileh cida dhashay iyo reerkiisab dadka necebi ma qarsoona oo layaqaa markaa kulayaabi maayo qoraalka malmaluuqa ah.
@Halgame334
@Halgame334 Жыл бұрын
NINKAN FARMAJA ISTIC MSLSY HAEIYANA HALIS BUUU GELIYAY WAAA GAWAAAD
@axmedmubarak940
@axmedmubarak940 Жыл бұрын
Sxb ma qaadan karaa video ga😢😊
@radwanfarah5479
@radwanfarah5479 Жыл бұрын
Ghof shaghsiya ha beegsan bal see aduunku halkuu ka joogo somaliland arrag. Inaad cidla joogtiina fahan walaal.
@isseyare837
@isseyare837 Жыл бұрын
Xaqiiqda dhabta ah ogaada isaaqoow
@A_NP-mm5bb
@A_NP-mm5bb Жыл бұрын
Ninkan matagaaya maxaa laga waraaysanyaa yaa hub inuu ciidgale yahay qaar badan oo hore ayaa laysk haaystee bal inag hubiya
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
Muuse yaa huba inuu reer samatar yahey koley oromo badan ayey haysteenen Adr anaga cidi naguma dhexdhuumato
@khaliyaabdi1880
@khaliyaabdi1880 Жыл бұрын
Maxa lagaga dhex dhuman xerta shekh sirtiina warejinaya😂😂😂😂😂
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
waa Garxajis hadalo cad ee Sacad Muuse badh DNA ha laga qaado
@nabadoonchannel728
@nabadoonchannel728 Жыл бұрын
Waa liidnimo raisul wazare ku xigen in lagu fano
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Raiis,al ku xigeeen... waa qof hanbada cuna waa qof aaad u liita.
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
ka waran isagaa ka awood oo ka buruud wanaagsan Muuse oo madaxweyne sheegta
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 Жыл бұрын
Beenti qarniga, kan cidi ma shegeysato waa beenale xabashida u fadhiya Somalia
@zackweysacadde2477
@zackweysacadde2477 Жыл бұрын
hordhaca farabadan ee goosgooska iska daaya.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Qof kursi iska fadhiya ku yaala Xamar caytamaya, ma mudna in loo jawaaabo.
@hassanshire-ty7ps
@hassanshire-ty7ps Жыл бұрын
Mahdi waa sharci yaqaan wuxuuna beeniyay waa Itopian aan afka aqoon......geesi geesi dhalay
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Mahdi maantuu iga dhintay. Waxaa laga hadlaa qofka fikirkiisa iyo siyaasadiisa waxaa ku diidan tahay ama kaga raali tahay. Waa nacasnimo inaad qof ku mashquusho. Muuse waa qof , qofna masiirka umadaa ka weyn.
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Somaliyeey wllyaal bal kawarama hadi aynu dubu midawno oo calnki Somaliyeed ee cawaale aynu markale hargeysa kataagno? Lkn hal shardi ayaan wataa
@moabdi3860
@moabdi3860 Жыл бұрын
Today waa if tomorrow na waa aakhiro ninkan wuxuu rabaa inuu dadka reer somaliland iska horkeeno 😂 but somaliland waa mid
@jaabiribnu1568
@jaabiribnu1568 Жыл бұрын
Mahdi nin culus dacwadii bada iyo af dahan nimadii ayaan ku xasuustaa
@Halgame334
@Halgame334 Жыл бұрын
HAWIYE KHATAR BUU GELIYSY XAMAR HADOO DHAAAAFO
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Down Ehlunaar Muuse biixi iyo Saleebaan Gaal iyo Mohammed Kaahin.Habarjeclo waxay kula saaxiibtay inuu kala jabiyo faqrina ka dhigo garxajis .Ehlunaar Muuse biixi waxuu talo/taageeroba ka helaa ismaaciil Cumar geele oo Somaaliland doonayn in la ictaraafo .
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
waa ta kaliya ee ay heshiis ku yihiin balse nafsigii baa soo baxay
@Hurre33
@Hurre33 Жыл бұрын
Ninkii caqli leh awalba waa arkaayey xaqiiqda meesha taalla.
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Isn't an interview!!! It's propaganda🤫
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn Жыл бұрын
MAXAD LA CADHAYSANTAHAY CADHO KA MUQATA HADALKAGA
@hanadjacyl6955
@hanadjacyl6955 Жыл бұрын
Guul mahdi maxamed guleed Somaliland ❤
@awaleahmed6694
@awaleahmed6694 Жыл бұрын
Ee Allow isu kaaya hay oo hana kala tuurin.
@fatimabarre936
@fatimabarre936 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 Жыл бұрын
Allah ha idinkalatuuro xasidiin ayaa tihiin jecel inay kaligood noolaadaan ee umada kale eed wada dagtaan wax u ogalayn
@caraweelo2673
@caraweelo2673 Жыл бұрын
RUUNTA WEY QAARAAR TAHAY DADKAA KA CAYTAMAYA COMMENTSKA😂😂😂😂 KUU RAXEEYSO RAYNKA KARAAHAA 😂😂😂😂😂😂😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
mayee adaanu kugu raaxaysanaynaa.😅😅😮😅
@caraweelo2673
@caraweelo2673 Жыл бұрын
​​@@abdusalansaleban7339'm not gay sorry😂😂😂😂
@zakiasadkeysezakiasadkeyse
@zakiasadkeysezakiasadkeyse Жыл бұрын
Hooyada reynka garaaha ka was mahdi naga dad ugu xigna iridana mana furo walee inaan dib loo dooraneyn
@caraweelo2673
@caraweelo2673 Жыл бұрын
@@zakiasadkeysezakiasadkeyseQaniis laa wassen aah oo isku furaan bad tahay oo cilaan god dofaarka kaa so baax naclaaa adiga iyo qashinki kui so xaaray ba waas ee kurtiin yahow gaajada aah
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n Жыл бұрын
SIYAASADU WA DHIB IYO DHAKA FAAR WALEE
@harunmusse153
@harunmusse153 Жыл бұрын
MM TV WAA CADOWGA SOMALILAND
@Halgame334
@Halgame334 Жыл бұрын
SADAM XUSEEN BA LAWEYFIYAY EUXUU KUWAIT U WERSRAY HABLAHA CIRAQ IN QARSHI LAGU WASAY RABEEN MUISE BIIXI GAWAAD GARXAJISUU SL KABADBADINAYAAA
@zackweysacadde2477
@zackweysacadde2477 Жыл бұрын
31:54 ereyga ''dawladeenii hore ''yaanu kusoo noqon halkeenii#muse bihi
@Somalitiktok2i
@Somalitiktok2i Жыл бұрын
20:15 Abti muuse maxakamad hala taago hadiiba u midnimo u hanqaltaagay filmka laascanoodna in uu isagu sbb teda leyhy way cadahy.
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Wariyaha wa ka helay qaabkiisa m.a
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 Жыл бұрын
fadlan codka iska saxa tv wayn tihiin
@AbdinurHanaf-gj3ff
@AbdinurHanaf-gj3ff Жыл бұрын
Calanka mahdi agyaal ee cagaaran yaa leh?
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 7 МЛН
MAALINTEEDA 5 AAD IYO ANE IYO SUNDUS MAXAA NA HILAY
17:52
ISHAA AZIIZ
Рет қаралды 10 М.
"Xasan Sheekh oo Xabaaluhu Ka Nabad Galiwaayeen ..."Xil Maxamed Abiib
18:50
“Meeshani maaha Kiro ee waa iib” Garyaqaan Mubaarig Aar
25:28
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57