Hoggaamiyaha Somaliland u baahan maxaa horyaala?

  Рет қаралды 9,392

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 35
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 6 сағат бұрын
Ilaahay ha u fududeeyo walee kulmiye caqabado badan buu ka takayaa. Hadii u tago insha Allah
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q 6 сағат бұрын
Thanks goodir
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 сағат бұрын
Reer Somaliland Sharciga iyo Dastuurka ha saxaan. Waa in laga saaraa Siyaasada Qabyaalada iyo Farqadaa Diinta. Somalilanderku Diin ahaan waa in ay noqdaan Qaadiriyiin oo noqonayaa ta Qaranka. Firqadaa diinta Islaamka ee kale waa in la ogolaadaa.
@aminajama7768
@aminajama7768 6 сағат бұрын
Allaah ninku Run badanaa❤
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 5 сағат бұрын
This gentleman historically study is relevant to today , as his study stated in analysis was done in 1999 , and what he forgot to mention is that today dardod mafia are interference with Somaliland politics and bribery of some politicians and as we know Somaliland is a experimenting with democracy and trying to put it a safe guards to protect Somaliland from foreign interference in Somaliland politics and we Somaliland are trying to build rules of law for political campaigns and campaign finance laws because as we know people of Somaliland are united in our freedom and independence from the failed country of Somalia So democracy is the best solution and we got to encourage the next generation to move way from tribal rule and adopt democracy and rule of law and that will happen in the future.
@aminajama7768
@aminajama7768 7 сағат бұрын
Waar somalilnd iyo somaliyaba shirkado uunbaa haysatee umdu dawlad bay u baahantahay
@MukhtaarAbdirahman-v5t
@MukhtaarAbdirahman-v5t 7 сағат бұрын
Markaana▪︎ ha soo dhexgalin meela aan lagaa dalban meelo ay ragi joigaan
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 сағат бұрын
Muwaadin kuwa la shaqeeya Cadowga Somaliland codkaaga ha siin. U hiili naftaada, dalka iyo dadka reer Somaliland. Cadowga Somaliland Muwaadin dhabarka ka Jabi oo Codkaaga sii Geesi Muuse Biixi Cabdi. Guul dadka reer Somaliland
@bijimedia
@bijimedia 5 сағат бұрын
Runtii aqoonyahankaa waxa haboon inaad siiwadaan wareysigiisa umaday faa,iido ugu jirtaa
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q 6 сағат бұрын
Dastuurku hadii aanu diinta khilaafsanayn dhibaato maleh, Dad baa kasasa markay maqlaan dastuur.
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 5 сағат бұрын
Ninkaasi website kebu wax ku qoraa
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 6 сағат бұрын
Ingiriiska Ilaah baa aduunka usoo diray kulaa subxaanka waa kaa aqoonyahanka maanta weliba Mislim sheeganaya ????
@amssaid9583
@amssaid9583 2 сағат бұрын
Subxaanalah Dadkan kan aqoonyahan … see Cala noqonaya
@KadarIman-vj6jn
@KadarIman-vj6jn 7 сағат бұрын
Waxba yaan lagu goban hoyada caruurta ku korsanaysa qaadka hoyadasi bari umabkeedi way cunayan wayna ii binayan dowladu iyadan ka maarmin cashuurta kana baqaysa dadku inay ku kacan
@fataaxhilaali5487
@fataaxhilaali5487 4 сағат бұрын
Kkkk 😂😂😂😂😂 ingriiska ilaahay baa u soodiray yaa
@fataaxhilaali5487
@fataaxhilaali5487 4 сағат бұрын
Qof islaamaatehre ilaahay ka baq
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 сағат бұрын
Waa.sheeko.ictisaam
@Ismail-k2r9v
@Ismail-k2r9v Сағат бұрын
No Comments
@abdiabukar379
@abdiabukar379 4 сағат бұрын
Aqliga SNM waakaa 😂 kulahaa Ingiriiska ilaahey ayaa dunida usoo diray. Ingiriisku sow gaal aan saxarada iska dhaqin maahaan. Ingiriis ma rasuulbaa?
@CamuudAwed
@CamuudAwed 7 сағат бұрын
Horta Aqoonyahanku wuu saxan yahay halkeedii baanuu dhigay balse anigu waxaan jecelahay in Aan midh Uun Aan ku daro Aanuu xusin Anigu waxaan Aaminsanahay wax kasta Oo dhib Dagaal iyo caqabad ahaa Ee Dal kan iyo Dad kiisu soo mareen waa laga soo gudbey Oo waxaynu soo gaadhney heer aynu Geeska Africa Nabad gelyada ugu horeyney Dimuquraadiyadda dana One ka ka ahayn laga soo bilaabo 2003 illaa iyo iminka balse mushkuladu waxaa weeye Madaxdii iyo Xukumadihii Dalka Taladiisa hayey Inoogama Aanay faa'iidayn Fursadahaa Dahabiga ahaa Ee aynu haysaney mudada badan 24 ka sano waayo waxaan Aamin sanay Hadii ay madaxdeenu Fursadahaa Dawladnimo nabad gelyo Dimuquraadiyadeed Ee aynu mudada dheer haysaney inooga Faa'iidayn lahaayeen Oo ay Caalamka ku Qancin lahaayeen In ay Somaliland iyo Dad keedu Ictiraaf caalami ah ka helaan beesha Caalamka maanta halkaa aynu joogno maynaan joogneen sababtu na waa in Aanay Madaxda Somaliland iyo Xukumadii kala Dambeeyey Ee Somaliland Aanay Dooneyn in ay Dal kooda iyo Dad koodu Helaan International Recognition Ama Aqoonsi Caalami ah keliya waxa ay doonayeen waa In ay Dad kooda masaakiinta ah Ee ahayd in ay Aduunyada Aqoonsi u weydiiyaan ay ka door bidayeen in ay ku dul dillaalaan Soomalia Oo ay ahaayeen madaxdeenu dhamaan tood Aniga Oon kala Reebeyn kuwa Doortay ama ku kal soonaa dilaal yar Ama laaluush ay Soomalia Oo cadaw ga Dal kooda iyo Dad kooda ah ay ka qaataan laaluush kaasoo hadba meel iyo madal leexsan lagu siin jirey taasi waa ta keentay In aynu Afar iyo sodon sano ka dib weli ay Somaliland Aqoonsi la'aan tahay taasay hadana halkay is qarin lahaayeen Siyaasiyiinteenu Fashilka haysta Dartii ay hadana Dad koodii ay mustaqbalka ka lumiyeen weli hor taagan yiinoo leeyihiin Na Doorta Shacab ka Somaliland now na Doorta ha laydin Doortee Dal ka iyo Dad ka maxaad gashateen is weydiin maayaan Siyaasadii waad ku fashilan teen Ee iswada casila garan maayaan talo alle waxay ka yaqaanaan na doorta na doorta maxay doorashadiinu soo kor dhinaysaa waxaad tihiin Dhilooyin Siyaasadeed waxaad tihiin Rag Siyaasada ku dhilaysta Muhiimadii Siyaasadi lahay meel baad kaga dhacdeen ilahay hortii waxaa maanta In la Doorto Doonaya Oon xishooneyn ba kuwii iyagoo qaranka xilal wasiirnimo u haya Hawad deenii laaluushka lagagala Wareegey kuwii ay Soomalia ama Asaagood Saxeexyada ay Dad kooda iyo Dal kooda ku Gumaynayaan laga hayey kuwii Soomalia Qoryohooda haysey Ee Ay Soomaalia Soo Diratay siday saxeexyadii ay Qaranka iyo Somaliland ku khiyaameen Ee ay Soomalia ka hayso Ay u Dhamays tiraan Maanta ragga in la Doorto Doonayaa inaga Inooma sharaxna uma sharaxna Somaliland waa magac u yaalo u sharaxan Soomalia was rag la tumay Oo hore loo dhufaanay waxa maanta buuqa iyo siigada inagu wareeriyey Ee na doorta na doorta daa hayaayi dhamaan intooda badan Soomalia ayaa Siro kawada haysa
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 сағат бұрын
Waa.yaabanahay .dadka.waxa.halkaadhigay.dhamaan.dowladhii.kaldu.wanaa.hakaladarnaadane..iyagaa.hagraday.oo.kuciyaaray.dheeldheelka.maamulka.bulshada.in.bahalwaliba.soogalo.ladhexqaado.waa.fashilka.madaxdeena.citiraafka.waxa.kahoreeya.dowla.sal.adag.oodaka.hagta.kana.ilaslisa.koox.fikirgaara.qabaa.ka.adeegtaan.dadka.
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 сағат бұрын
Ninkan.waxyaa.badan.iruna.uukahadlayaa.laakin.waa.ictisaam.olole
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 сағат бұрын
Danayste.sacab.lootomo.waa.kasidaa.inoogalayay.maanta.nabad.baynu.haysanay.ito.dulmi.joogsi.lahay.dowladu.kamasuul.ahay..iyadaa.dulmiga Waday.hatida.kudul.cunaysay..maanta.waxa.soogalay.qaar.aan.ujojidonin.cidnaba.
@AaminaJibriil-g7w
@AaminaJibriil-g7w 7 сағат бұрын
Adeer nin jilicsan
@MukhtaarAbdirahman-v5t
@MukhtaarAbdirahman-v5t 7 сағат бұрын
Adeer nin jilicsan xilku uma baahna oo hadalkiisa cadawkasta ku soo dhacaya geesi mayal adag oo aan lagu soo dhicin muuse biixi ama nin sidiisa oo kale ah ayaa loo baahanyahay
@KadarIman-vj6jn
@KadarIman-vj6jn 7 сағат бұрын
Adaygu maha dadkaga inad ku adkato waa qaran adag inad dhista adaygu maha xuduud cusub samee waa xadki wadankani laha wada gaadh 🏃🏃🏃afku xoogle 🏃orod badan qaranku uma bahna brother
@MukhtaarAbdirahman-v5t
@MukhtaarAbdirahman-v5t 7 сағат бұрын
​@@KadarIman-vj6jnus us asalada abahaa kuf ama kac wuu soo laabanayaa muuse markuu doonana afka taagaya markuu doonana ordaaye cadaw jabiye muuse biixi cabdi💪
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 5 сағат бұрын
​@@MukhtaarAbdirahman-v5t hhhh, Kulmiyow Hodhodho. By by kulmiye
@MukhtaarAbdirahman-v5t
@MukhtaarAbdirahman-v5t 5 сағат бұрын
​@@maxamedyuusuf6593hhhh badhyo culus
@MukhtaarAbdirahman-v5t
@MukhtaarAbdirahman-v5t 5 сағат бұрын
​@@maxamedyuusuf6593hhh ciro waan ku fogaadee raali ahaada viva kulmiye
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 7 сағат бұрын
Siilka hooyadaa ha laga turjumo. Snm u gee hooyadaa...
@MukhtaarAbdirahman-v5t
@MukhtaarAbdirahman-v5t 7 сағат бұрын
Doqonka waxa lagu gartaa hooyada ayuu caayaa waan ka xumahay heerkiisa markaad gaadhi weydo caytan ninka raga waxyaabaha qaar ku ma dhacaan
FILO PART 129
30:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 225 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 8 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 24 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 58 МЛН
Fariimo Muhiia oo Khuseeya Doorashooyinka || Sheekh Axmed Iid.
10:47
Doorashada Somaliland iyo Mustaqbalka Xukumda Waddani
43:08
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 418
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA: IRAN | RUSSIA | SOMALIA
29:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 13 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 8 МЛН