“Ururka Hillaac waxaanu ku ognahay Pro. Axmed Ismaacil Samatar.” Qaar ka mid ah Waxgaradka G- Awdal

  Рет қаралды 13,808

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Kuwani ayaa roon, kuwii hore ururka reer by ku soo koobeen🙏
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 2 ай бұрын
Mashallah reer Awdaal 🟢⚪🔴
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 2 ай бұрын
Odayaasha kobolka awdal ilahay haydinbarakeeyo waanad saxantihiin /1oo kiba 1oo/kusocda hurumarka dalkeena kana hortaga kuwaloosowakiishay duminta dalkeena oo difaaca qarnkeena ❤somaalilaan ❤❤guuuu guuuu guuuu l❤🎉🎉somalilaan
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Bal Shaydaankii Ayaanu idin odhan beesha DHEXE ayaa kala jabka ururka kadanbaysay laakiin waa inaad heshiis degdega gaadhaaan So ururka usoo baxo mida kale ururka haku soo koobina Beel maxamed case ururka balaadhiya oo loo jiita beelaha kale❤❤❤
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 ай бұрын
Odayashii dhaqanku intay ku dayanayeen boqorka geeska Africa boqor buurmadow ayay is wada duqeeyeen oo siyaasoyiin noqdeen
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Somalih nocan bah dib u dhigay kkk barnamijkan waxaa ku beray somalih waa isticmarkih ingiris
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 ай бұрын
Ahmed ismaaciilba baale xusbiga
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 ай бұрын
Pro. Samatar baa asasay ee dulmiga hala jojiyo. Dulmiga ha la daayo Dadoow.
@MohamoudAwkoombe
@MohamoudAwkoombe 2 ай бұрын
Maxaa kiina bilaa qllo ka dhigay xosbi walba qolaalehe,,,,,
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Samaroonoow Urur Toosan oo laydiinku taageerno keenay oo dhan isku raaca Jamaal jabinee
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Bal dhan isku raaca Aad xisbi noqotaane waar waa Alle yaqaan
@axmeddaahirxasan
@axmeddaahirxasan 2 ай бұрын
Aadbaan uga xumahay beeshaydii oo maanta waxaan laga filayn uu kasoo burqanaayo maxaa keenay urur siyaadadeed umadi kusoo tabacday in koofiyado iyo jaad jabisa lagu kala hadlo oo inba si ay uhadasho ilaahay idin ceebee oo calaamo la idinka muuji
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 2 ай бұрын
Adeerayaal abtigey Ahmed iska cbadeyso kula taliya
@carabcabdilaahi5110
@carabcabdilaahi5110 2 ай бұрын
Xishooda La yimaada wada Tashi iyo kala dambayn marka horaba ka wada tashada xaalada waxa ceeba inay kooxiba meel ka hadasho waa qaran jab waxad ku hadlaysaan
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 ай бұрын
Caynka weeye
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
imikuu eedaysanihii ooyaaye odhan doonaa isaaq waa isku diray
@HusseinObsieh
@HusseinObsieh 2 ай бұрын
Maxamed case mad gadabursi kaxishotan hal xisbi aya isu daba maraysan.😂😂
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 ай бұрын
reer awdal hadayndaan idinku heshiin cidkalena la heshiinmaysaane ee tashada oourur aan idinku taageerno keena
@بدلعامر
@بدلعامر 2 ай бұрын
Dabaqoodhaydo 90 old wana excpyar ader afgooka aka waa moodman qaatka
@johnyou4036
@johnyou4036 2 ай бұрын
Professor Axmed Ismaacil samatar kkkkkk miyey kuusoodayaan odayaashi? Aqoontii iyo cimigii iyo iyo .... kkk ma halkaasuu inala galay 😅
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 2 ай бұрын
Waar dhinac isku raaaca waad kala hadlaysan dhinac uun isku raaaca
@بدلعامر
@بدلعامر 2 ай бұрын
Ader axmed ismacil samatar maha mxamed casa waa jabra bookor aslkaso waa habar awaal samaroonwaanaw malantana samaroon habankana waa habar awaal hoorkaladan ama daboqoodyadan waa waad habar awaal samaroonaw dabaqoodayda hala layoo
HAJJAT ZUULAH AYIYE BWIINO OMUKAMBWE, TAATA NISHA EXPOSED
1:27:54
Gossip Live
Рет қаралды 5 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 68 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18