Waxa fiican mar hadii fanaanku fanka ka baxo in uu si buuxa uga tanaasulo sida cabdi hani oo xagaas iyo culimada ku biiray si dhab ahna fanka uga wada baxay
@sahraJibril-es6ze8 сағат бұрын
Mash allaah waa sodhowenaynaa abwan bugaga 🎉🎉🎉❤
@khadarabdirahmanabiib12217 сағат бұрын
Maansha allah. Hor dhaca ayaaba na deeqay sheikh
@amalyusuf12102 сағат бұрын
Masha Allah so dhawoow Mohamed bk
@AbdishakuurMahdi4 сағат бұрын
Cabdi hani xaashi uun baa si qurux badan fanka uga baxay
@HaykalKumar8 сағат бұрын
Masha Allah Eshcalaa cod
@hassanyoonis25662 сағат бұрын
KANI WAA MIDGAAN WUU UBAXBAXSANAYAA HEESAHA WUXUU FADHIYAA HALKA DACAAMKA
@hawosaid1395 сағат бұрын
Soo dhawow Bk
@Alzhv3Beveuvr8 сағат бұрын
Machallah horey u solo wll
@mukhtarduale77016 сағат бұрын
m.a shiekh mohamed
@fadumasheikhmahmuod30828 сағат бұрын
Maashaa allaah
@HornscopeСағат бұрын
Muusiga waa loo khamradoodaa, markaa marba shaydaanka ayaa ku odhanaya iska hees bilaa music, dabadeed durbaanku waa iska okay ee iska hees, dabadeed aakhirka tii muusiga ayuu dib kuugu celinayaa haduu ku guuleysto
Waar heedhe iska da waxa maad buuga wax kale kadhigtid fanku mafiicna iyo heesa
@mohamedali-j8r7 сағат бұрын
Baakhtiga ma cunee fuudkaan cabbaa. Fankii waad ku dal wareegeysaa iyo xaaraannimadiisiiba. Heesahaagi hore ee muyiusiga lahaa saw qofku heesahan buugga iibsadaa ku tuuran maayo? Miyaanad adigu u sallixin?
@MohamedAhmed-d6r7l9 сағат бұрын
Gobolada moyaan la geeynayn
@abdirahmantama88599 сағат бұрын
Hhhhhh lacag jacayl ayaa fanka kasaaray
@farhan_taffo9 сағат бұрын
Ma qof lacag neceba jira
@MohamedgHandule7 сағат бұрын
Waan soo dhawaynayaa was hubaal in laga abaalmarinayo