"Waxba ma iibin karno sicir barar ayaa na saameeyey" Dadka ku ganacsada suuqa Waaheen

  Рет қаралды 3,850

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 14
@fatimaqali3747
@fatimaqali3747 23 сағат бұрын
Wallahi aad ayay. Noo samaysay marka 10kii dollar la nagu idhahdo waa 120 kun ee machad ku bixi naynay
@GUUL-t2m
@GUUL-t2m Сағат бұрын
Waa murugo Walaalo.
@IbrahimDobbaje
@IbrahimDobbaje 23 сағат бұрын
Ninkii wax iibinaayay marka dollarka wax ku kordho isna wuu kordhin.. lkn danyaraa go'ay cidna uma maqna ceelna uma qodna..Allahayaw umadaada u naxariiso oo naga qabo dollarkaas baas ee jeebka ganacsadaha ku jira oo noo barakee lacagtayadda,oo qiima u yeel..
@getto10
@getto10 22 сағат бұрын
Subxana allah allow umada dhiig miirada ka qabo.
@MubarikCilmi-f8m
@MubarikCilmi-f8m 21 сағат бұрын
Ilaahaw u gargaar
@salaxleychanel8500
@salaxleychanel8500 7 сағат бұрын
dollar ka kacay dhibka uu keenayo waxa ugu badani waa kirada guryaha iyo feega school ka matalan guriga kiradiisu ahayd 100 dollar maanta waa 150 dollar kawaran qofka musahar ku qaata shining ee kiro laga rabo siduu u noolaan karaa markuu soo bedelo wuxuba way is cunaysaa allaha sahlo wadanka xaalkiisu ma wacnee weliba intaa waxa inoo dheer khamaarka aduunkeeni ku dhamaaday bahasha la dhaho 1xpet taas ayaa ina xaalufisay waxa isna inoo dheer jaadkii hawshu ma yara weliba sidaas ayaanay ka dhawayn dad badan ayaa weli ladan
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 17 сағат бұрын
Ka codeeya oo ridda dawladan gaajada idin badday .kulmiye ha dooranina.
@Md-waagub
@Md-waagub Күн бұрын
Dwalada kulmiye haa laa waydeeyo mucarid taladaa dalkaa Maa hayoo subxanka yaa cadiim
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b Күн бұрын
Eelka kii dhacay u dacwootoy,. ma kii halkaa idin dhigay, ee lacagtiinii waxna cunay waxna doorasho ku galay ayaad wax ka sugaysaan.
@fatimaegeh5359
@fatimaegeh5359 Күн бұрын
Naa dawlad majirtee suga maalmaa hadhayee intii kabadnaydba waad samirteene
@IlhanMohammed-yj3iz
@IlhanMohammed-yj3iz 21 сағат бұрын
Ka codeya wax waliba caadi bayku noqanay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Күн бұрын
Dawlad kkkkkkk Waaa masaakiin loo sheegtay dawlad.. Ma fahansana inay hoos joogaaan wax been abuur ah oo lacag ka gurta.
@faclon.
@faclon. 23 сағат бұрын
kkkkkkk adu yaad thy mrkaa hadeyna dawlad ahyn sixir bararku waa jiraa lkn dawlad majirto dhulkaaga ilaasho amison kuu ilaaliso xoolow
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 20 сағат бұрын
WADDANI DOORTA DUMAROW O DAAYA QABYALAADA
Goob akhris oo haweenka u gaar ah oo Hargeysa laga furay
8:56
MM Somali TV
Рет қаралды 2,8 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,1 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 114 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,2 МЛН
Taariikhdii iyo Halgankii Hogaamiye Y*hye Sinw**r.
10:27
MM Somali TV
Рет қаралды 411
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 151 М.
Sheekh Asuuli "Mowliidku Ma Banaan yahay inla Xuso"?
24:36
Xogmaal Media
Рет қаралды 26 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Hogaamiyaasha Muslimiinta: Looma Codeyn karo Kamala iyo Trump
38:13
Xogmaal Media
Рет қаралды 64 М.