"Shacabka Somaliland iyo Jabuuti waa walaalo, Muuse Biixi waxa ..." Dawladda Jabuuti

  Рет қаралды 17,871

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 71
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 ай бұрын
Sonagan arkayna ee maqlayna anagu ilahay banu ku xidhanahay ilahay baa nala jira Allhu Akbar Allhu Akbar Allhu Akbar cidina waxba naguma samayn karto
@AnnoyedGuitarAmp-rk8zwfa
@AnnoyedGuitarAmp-rk8zwfa 3 ай бұрын
𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐦𝐞 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐢𝐧 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐢𝐢 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛𝐧𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐱𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐨 𝐦/𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐦𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐢𝐱𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐦/ 𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐢𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐞𝐲𝐧𝐢𝐧 𝐜𝐢𝐝 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐨𝐠𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 3 ай бұрын
Qoraalkaasi raaligalin ayuu ku wacnaa laakiin dafiraad wax dhacay ayuu hadda u eegyahay
@medkaderhassan2993
@medkaderhassan2993 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 3 ай бұрын
Haa wll😂
@abdirizakabdi1913
@abdirizakabdi1913 3 ай бұрын
Wuu isuu baqay guulayso mbcx
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 ай бұрын
Waxay dadku wada arkayin bay dafiryan waa koox waalan kuwa jibuti xukuma
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 ай бұрын
Caruur bay dadka moodayaan muuse ayay rabaan in ay ku diraan dadka waar waa la idin fahmayaaa
@Mfarah100
@Mfarah100 3 ай бұрын
Been baad isu sheegtay Ismaaciil Cumar Geellow. Labada dad hadday walaalo yihiin, labada madaxweynana walaalo yihiin, labada dowladoodna waa in ay walaalo yihiin. Waana in aan cadowga la isu soo raacin, ammaankana la wada ilaashadaa, waayo labada dalba waa u dan. Khayaalka Somalia dhisidda iyo Simaliland duminta ka bax, ha u yeedhan degenaansho la'aan.
@missjano8249
@missjano8249 2 ай бұрын
Cadow an idinka ahan majiro ana awdal kaso jeeda land ma donayno jabhada ana leh kalay wax naga qaad dhulkena ka baxa
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Was Run way soon dhaweeyeen. Fadlan MM TV indhaha fura. Jabuuti Is Xaq dhowrkii way Ka BAXEEN
@amnoali8348
@amnoali8348 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂Somaliland is not easy
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
MM TV Duli Duli Dhalay oo wasakha. Walaahi Shacabka Somaliland Ayaa Bud kaaga soo Saari. Waar runta sheega. Dal waxba ha Nala daafacina we runta sheega.
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 3 ай бұрын
Jaw kuwani muusay ku waasheen
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 3 ай бұрын
Hanolatoo Awdal state mouvement Hanolatoo somalie weyn Hanolatoo Jabuuti waa inaan ka adkaannaa cadowga Amxaarada iyo dabadhilifyada maamulka isku magacabaay ee issacland 
@ak80i
@ak80i 3 ай бұрын
Amxaaradu wataa ku qudisa yaa qabxaa waa bilaa Somaliye ku noqo faransiski ku gumaysan jiraye afkagi kuilowsiyay. Adigo maamuul ciise waraabe ah oo canfarta laga ilaasho wale inanu kugu soo deyn canfarta. Dhulkan awalba SM lahaa iyo canfar
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab 3 ай бұрын
Dadka baahi sidaada hamoodin, kulahaa amxaraa iquudisa ​@@ak80i
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 3 ай бұрын
Somali oodhan waa walalo ee muse qori daba laa wareegaya
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 3 ай бұрын
Waar waa been wuu gaadayaa muuse bari ayuu kaalay odhanayaa si uu soo falo ama u sumeeyo muusoow ha aaminin waa beenaale ismaaciil waa beentood muusoow yaan lagu gaadin saadiq joona wuu u joogaaye ia ilaali waabeentood jabuuti
@ZuhaipZaanjo
@ZuhaipZaanjo 3 ай бұрын
Wax walba waanu lasocona hadanu somalilanders nahy Wax dhacay oo dhici jiray ayaad dafiraysaan Caruurtii Djibouti galyey maad noo malayseen awooweh
@faizaali2889
@faizaali2889 3 ай бұрын
Somaliland canfarta hacaawiso sheekoo
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 3 ай бұрын
Macaaradkiina ladhig ayaanu siindoonaa ha isku kaahina warkiina waanuhaynaa
@omarjama7627
@omarjama7627 3 ай бұрын
Adeer waanu ognahay Djibouti inay Cadow. Tahay waxba nagama Qarsoona!
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
Waxan siyasaad ba la dhaha o afka lagama cadeeyo waxa rabtid in a sameysiid.
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei 3 ай бұрын
Somalilanderska jecel landtoow kanwaramaya waa in aad gacan saartasn meeshaad ku aragtaaan waa wada huwane...
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 3 ай бұрын
Ciidanka. Qaranka. SLAND. WAA INAY. WEERAR. CULUS. KU. QAADAAN TUULADA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
SAWTII NINKA DIBAD WAREEG AH DAWALADA JABUUTI SOO DHAWASEY UNA OGAALTET IN UU TAGO SAFARADA SOMALIYA JABUUTI
@ZonageVers
@ZonageVers 3 ай бұрын
Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu si fiican u yaqaannaa cadowga koowaad ee Somaliland oo uu ka shaqaynayo khalkhalkiisa iyo sidoo kale jahawareerku waa madaxweynaheenna Jabuuti
@Engmawlid
@Engmawlid 3 ай бұрын
Awdalstate from Abaarso to Loyacado.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Warka isii Abaarso miyaanay Ahayn meeshii Isaaq lagu caayayay ee reer Abaarso lalahaa Adeer caydaa waanu u adkaysanay waxba waa nalooga qaadiwaayay waana dhul isaaq oo sacad muuse kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk guda biirsi caydaa dulqaad keeda maba laha
@sakariaismail4284
@sakariaismail4284 3 ай бұрын
Awdal state in your ass
@abshir1974
@abshir1974 3 ай бұрын
War mmtv maxaa sugaysaan war sowkuwa cadaystay ee uu ka dhaxhadlaya jabuudhi
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Waxba ha dhegeeysanina Djabouti waa in jabhado looga abuuro Somaliland dhexdeeda oo Shacabka reer Djabouti laga xoreeyso keligiis taliyaa 30 ka sanadood xooga ku haystaa . Ismaciil Cumar Geeleh wuxuu raadineyaa in uu Dhilaalnimadii uu kaga sheqeeysan jirey Somalia iyo Somaliland soo celiyo. Yaan la soo celin taas marnaba.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 ай бұрын
Baqyar jabhada inte ka keyney adiga hada logo wasi rawa dawan wayo melkasto xabad aya nila bilaa baqweyn
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
Wa reerkan ba daya,SSC awood ula' ee u hanjabaya jabuuti o maanta ka awood roon,wa prank
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 ай бұрын
Sss kaa afiga snm dan wayo xog watan sss
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Basabor badal kukala qeybiye canfar soomali duudub uma laqi kartid mero barde agtisa somarow nabad kuma martid kufanay yahostaga oo gulgula somali kalasogostay kuwey dagalen mase kuwa kale reer waqoy warma dheere wax isii miya warkaga hadana wadanii isiya ajir doonka iney iyaga kalaleh dhul calamo sidas utartaman aba wadan jirin lamakala laha
@dheemankacade7805
@dheemankacade7805 3 ай бұрын
Waadafiraad cad raligalinbaa idinkuwanagsanaa reer jabuutow
@Mfarah100
@Mfarah100 3 ай бұрын
Been baad isu sheegtay Ismaaciil Cumar Geellow. Labada dad hadday walaalo yihiin, labada madaxweynana walaalo yihiin, labada dowladoodna waa in ay walaalo yihiin. Waana in aan cadowga la isu soo raacin, ammaankana la wada ilaashadaa, waayo labada dalba waa u dan. Khayaalka Somalia dhisidda iyo Simaliland duminta ka bax, ha u yeedhan degenaansho la'aan.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 ай бұрын
Been baad isu sheegtay Ismaaciil Cumar Geellow. Labada dad hadday walaalo yihiin, labada madaxweynana walaalo yihiin, labada dowladoodna waa in ay walaalo yihiin. Waana in aan cadowga la isu soo raacin, ammaankana la wada ilaashadaa, waayo labada dalba waa u dan. Khayaalka Somalia dhisidda iyo Simaliland duminta ka bax, ha u yeedhan degenaansho la'aan.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 ай бұрын
Been baad isu sheegtay Ismaaciil Cumar Geellow. Labada dad hadday walaalo yihiin, labada madaxweynana walaalo yihiin, labada dowladoodna waa in ay walaalo yihiin. Waana in aan cadowga la isu soo raacin, ammaankana la wada ilaashadaa, waayo labada dalba waa u dan. Khayaalka Somalia dhisidda iyo Simaliland duminta ka bax, ha u yeedhan degenaansho la'aan.
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 3 ай бұрын
Hoyadiin uu sheega!! Anaga wasna Djibouti
@NimcoMaxamed-h7j
@NimcoMaxamed-h7j 3 ай бұрын
Waar wasirka jabuti waa benale anaga oo shiciba ayaba dawanay iyaoo kaso dhex hanjabaya tana wala idinka jawabay mucarad lasoo dhaweya wuxu leyahay mucarad lasoo dhaweyo ayayna idinla xuman
@maxamedwarsamecigaal1557
@maxamedwarsamecigaal1557 3 ай бұрын
Sakaaro xaar muuqday aas aastaa ,in aan dadku wax fahmyn buu mooda yaa sida ku wiisa uu meesha 20ka s ano ugu xeraysan sida xoolaha
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz 3 ай бұрын
Tolow wariyaheena warka Kuma cadayn karaan oo ilayn waa run oo waanagan anaguba arkayna inay soo dhaweyeen ninkii isu sheegayay madax waynaha awdal stayt masheegi jartaan miyaa intaad leedihiin jabuti Aya jawaabtay iyo somalilan ayaa jawaabtay waad dawateen xataa cadaymaha masoo galinkartaan janankiina miyaa wax somaliland kadhaca waad lasoo yaacdan igoo macalaa cadaymo wata idinkuna idinkoo arkaaya inay soo dhaweeyeen ayaad wax kale kumeeeaysanaysaan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Waxay ogyihiin inaanay helayn meelay jabuuti u xagaa baxdo
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 3 ай бұрын
Mouse biixi haddii uu dantiisa ka arki waayo uu qaniinayo
@abshir1974
@abshir1974 3 ай бұрын
Umada jabuti waa shacab walaal ah lakiin ismaciil tuug waa cadaw
@AbuuSalmaan-t5d
@AbuuSalmaan-t5d 3 ай бұрын
War jabuutidiina wase ordaha soo dhagaaysta heesta nimcaan hilaah
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 3 ай бұрын
Beenaale Ismail dictator!
@MedIsaac
@MedIsaac 3 ай бұрын
Udiyaar garooba jabhada canfarta
@HodanMihile
@HodanMihile 3 ай бұрын
Been Raadmeel 😂😂
@abdirizakabdi1913
@abdirizakabdi1913 3 ай бұрын
Walaal xaasid ah xagaa lagu arke?
@MaxamuudAadan-o3s
@MaxamuudAadan-o3s 2 ай бұрын
Jabuuti waa ino colaad
@Mfarah100
@Mfarah100 3 ай бұрын
Been baad isu sheegtay Ismaaciil Cumar Geellow. Labada dad hadday walaalo yihiin, labada madaxweynana walaalo yihiin, labada dowladoodna waa in ay walaalo yihiin. Waana in aan cadowga la isu soo raacin, ammaankana la wada ilaashadaa, waayo labada dalba waa u dan. Khayaalka Somalia dhisidda iyo Simaliland duminta ka bax, ha u yeedhan degenaansho la'aan.
@medkaderhassan2993
@medkaderhassan2993 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
siyaasadu waa hoosta ka sii lakin sideedaba business-ku saaxiib ma yaqaano
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
😂😢😢😮😮😅😅😊😊😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 3 ай бұрын
Muusoow waa lagu gaadayaa carfartii jabhadoodii lawyocado dhig walashi wuu edebsanasaa jabuuti waligaa ha aaminin jabuuti iskana ilaali muusoow buur madow
@MouadJames-ts9xw
@MouadJames-ts9xw 3 ай бұрын
War naaka baxa uuf wlh réer baahaney khaatiyan ayey naga dhiigen
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ай бұрын
Muse bixi Somalilan alababkasta wuu kaso xidhay😂😂😂😂
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 3 ай бұрын
Cause he's not hailed from Somaliland
@abubakerfaysal572
@abubakerfaysal572 3 ай бұрын
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
ETHOPIA WAXEY GAAJO KU DILI DOONTAA JABUUTI MADAANA KA HIR TIMI DANAHII ETHOPIA TAAS IGA QORAA
@Ahmed-yf9xi
@Ahmed-yf9xi 3 ай бұрын
Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇪🇹
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs 3 ай бұрын
TU CISSE WADA WAA LA ARKIDOONA. WAXBA AYAANAY. WARKA MUSE BIXI WAXBA BEENAYNE.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 25 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Reer Awdalow Xamar maxaad ka tihiin" Wasiir Saajin.
14:01
MM Somali TV
Рет қаралды 11 М.
Talaa*biib* oo caawa qiiqeysa iyo Tehra*an oo laga dabaaldegayo.
14:07
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН