Xog cusub oo ku saabsan Magaalo qadiimi ah oo laga helay Somaliland

  Рет қаралды 44,198

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 323
@HamzeBorhan
@HamzeBorhan 15 күн бұрын
Ninkan iyo teamkiisa ha la dhiiri geliyo❤dawladuna wa iney tageertaa
@maxamedwarsame2553
@maxamedwarsame2553 22 күн бұрын
somaliland has rich human history ihave seing for long time
@musebixisaylici-pf1oy
@musebixisaylici-pf1oy 21 күн бұрын
Af somali ku qor engliskagu waa khalad
@MubaarikCabdillaahi-w2p
@MubaarikCabdillaahi-w2p 19 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CraxmanMustafe-j4f
@CraxmanMustafe-j4f 19 күн бұрын
Ilnader ino ilaliya oo dadka ajanibta ah ee donya inay badhan qar ka mida Aya tug ah oo waxa laga yaba inay xadan siday u xaden Masar ❤
@moustaphaabdi5101
@moustaphaabdi5101 15 күн бұрын
Mashallah waa war wanagsan
@yusufjama
@yusufjama 22 күн бұрын
Waxaa jirta wado boqolaal km ah oo dhulka somaliland hoostiisa marta oo iyana warkeeda facba fac kasoo gaadhay waxaana xaqiijinaya raadka ninkaa aqoonyahanka ahi sheegayo waana hubaal in anbiyada ugu badani kasoo jeedaan dhulkeena hadaad ku dul socoto dhulkeenana waxaad ku arki doontaa cadaymo iyo mucjisooyin badan mid kalena dcajiib ahna dunida waan ku arkay siiba dadka cadaanka ah ee reer miyiga ah ama dadka sideenaa soo kale facba, faca ka danbeeya warka ka dhaxlo dhulkeena warkiisa wey hayaan Sida caadiga ah reer galbeedku cid aan iyaga ahayn taariikhdooda wey qariyaan sababtuna waa inay ogyihiin in laga cilmi iyo xadaarad badnaa Sidaa awgeed haday adiga oo soomaali ah kuu sheegaan inaad adigu iyaga u talin jirtay si toos ah ayey reer galbeedka aan irbad dunida kusoo kordhin iyo xadaarad beenaadkoodiiba meesha uga baxayaan. Markaa waxay ku dedaalayaan inay runta qariyaan si beentoodu u shaqayso Waan bogaadinayaa ninkaa aqoonyahanka ah iyo ururkiisa waxaan leeyahay cid aan inaga ahayni masoo saari doonto ilbaxnimadeenii hore iyo ilbaxnimada aanay wali dunidu gaadhin ee aynu inagu leenahay Idinkuna noqda kuwii ibo fura.
@yousufgiire7088
@yousufgiire7088 20 күн бұрын
Inshaallah
@hindai1680
@hindai1680 10 күн бұрын
Adigaabana wax badan og e ka qayb gsl dadaalkan.
@dhagasayn6370
@dhagasayn6370 9 күн бұрын
Meelo badan oo an saar qadiimi ah leh oo aanu tilmamin ayaan anah ogahay eee please haylasoo xidhiidho ❤ oo aaanu sheegin waraysiga ku sheegin
@Ciiltirefx
@Ciiltirefx 21 күн бұрын
mashaa allah waaa taariikh aad u wanaagsan in la ogaadaana muhiim tahay balse dhibtu waxay ka joogtaa yaa la aaminayaa waayo siyaasiga aad leeday waan u sheegnay isgaaba duminta dalka qayb ka ah oo bixin kara xogta dadkeenuna maba oga wxn aad sheegayso oo reernimada ayaa kala wayn balse alla ayaaa maqan
@AmranIsmail-y9z
@AmranIsmail-y9z 20 күн бұрын
Tariikhdeni la qariyay eegaladu inaga qariyen ayan fahmayna😊 tariikh dheer ayay somalidu layhayd ILLAAHAYOW na garansi si an sharaftayadi u soo ceshano❤
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 22 күн бұрын
Somalis long before Islam and all Ibrahimic religions
@UgaasAbdirashidYahye
@UgaasAbdirashidYahye 17 күн бұрын
Ibrahimiyo mrkad ledahy mxa ku qarson diimaha dhaman alle xagisa ayey ka imadan wana la nasakhay aan ka ahayn islamka
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 22 күн бұрын
Wadankan waxa ku duugaan taariikha ugu wawayn iiyo ilbaxi dunida ee u horaysay
@IsmailKahin
@IsmailKahin 21 күн бұрын
NINKAN DHALINYARADA AH HALA TAAGEERO ❤❤❤WAA SAX WAXAN UU SHEEGAYAA 🎉🎉🎉
@alifanaan7860
@alifanaan7860 22 күн бұрын
Faransiis way sheeganayaane waa yuhuud waxbadana way qarinayaan. Naaso hablood inbadan baanu dadka kadhaadhicinaynay inay aathaartahay balse may rumasnayn
@farahismail9445
@farahismail9445 21 күн бұрын
Haduu warkan iyo cilmi baadhistani dhab tahay yaan la process garayn inta aqoonta somalilanderku gaadhayso level lagu soo bandhigi karo ( accurate knowledge with confidence and government we can trust. )
@yousufgiire7088
@yousufgiire7088 20 күн бұрын
Waa hawsha aan hada gacanta ku hayno sidii shuruuc adag laga soo saari lahaa..
@IsmailKahin
@IsmailKahin 21 күн бұрын
WAA DHAB WAA RUN ❤❤❤
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 22 күн бұрын
Vedio ga aad buurta ku tilmanten ka saara masaridu wa tuug wadankana wayka buxan takale ma ogola in ay tarikhdena la helo iyaga isasiya tarikhdan lkn adunka ka shufay iyo tarikhda
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 22 күн бұрын
Hhhh😂 haaa taariikhdoo la helo tallaw maxaa lagu gaadhayaa dhulka umadaa kala dhaxlay wixii horenaa wax tagay tiigsimaad maleh muhiimadu maanta saynu nahay
@habiali295
@habiali295 22 күн бұрын
​@@NadiraMohamed-vt6usmay walal sida maha dhulkaga iyo cida tahay wa inad garata
@Saynabsiciid-d9q
@Saynabsiciid-d9q 21 күн бұрын
​@@NadiraMohamed-vt6us wll taariikhdu way is soocelisa wakhtigay doonto ha noqotee muhiimadu waa inaan safarkeena dhabtaa bilawnaa caqliga qaybta dhexe waligaa ku fakir thanks
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 21 күн бұрын
@@Saynabsiciid-d9q wa sax laakiin hada hadaynu ka fakirno ka waran in aynu si nabada kaga faaidaysano khayraadkeenaa oo uu u horeeyo bada kaluunka dadkeena baahana baahida laga saaro
@yousufgiire7088
@yousufgiire7088 8 күн бұрын
Wax ka qarsoon masaarida iyo kuwa taariikhda qariya ma jiro hasa yeeshee anaga u joogna oo iaalinayna ilaahayna nala garab taaganyahay..
@IsmailKahin
@IsmailKahin 21 күн бұрын
NINKA DHALINYARO AH HALA 21:26 DHIIRIGALAYO ❤❤❤💚 💚 💚 taariikhda waa sax in la baadho🎉🎉🎉
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 9 күн бұрын
hala qimeyo oo kor haloo qaado !!!!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hj1597
@hj1597 22 күн бұрын
Niyow awbarkhadle waxaan ku arkay raadadkii badka sida dhagaxaanta iyo hadhaagii qolfoofka xayawaanadka badda
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 20 күн бұрын
Mudane waa inaad xafida si ay u noqoto marjic ama reference loo laabto marka baaritan sax ah lagu sameeyo mahadsanid
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 20 күн бұрын
Please iga iibi 😂😂
@naimadahirnaynaychanel7696
@naimadahirnaynaychanel7696 19 күн бұрын
Wow 🤩 walalo wasaradan la xidhidh!
@husseinomar5942
@husseinomar5942 22 күн бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@Global.Nature1
@Global.Nature1 21 күн бұрын
You from Nigeria
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 13 күн бұрын
Dhulka soomalida oo dhan baa la yidha land of punt.
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 22 күн бұрын
WAXA JIRA DHAGXAN KU YAALA DEEGAANKA DEGMADA LAASGEEL OO LAYIDHAA 1 DHAGAX NABI GALAY OO LEH GURI BOQORO HORE DEGENAAYEEN KURSIGIISIINA AAD ARKAYSO 2 DHAGAX MAXAMED 3 DHAGAXA SUNTAA LEH 4 DHAGAXA NIDIQDA 5 DHAGAXA FOODA CAD 6 DHAGAXA LAASGEEL 7 DHAGAXA SUNTAA LEH 8 DHAGAXA XAAWA IYO AADAN INTAAS IYO INBADAN OON WALI CIDINA ARAG OO DHULKA XEEBTA UDHAXAYSA BERBERA IYO BULAXAAR
@Axmedmaxamed4063.
@Axmedmaxamed4063. 22 күн бұрын
Intaba wan arkay
@QAACQAACbusjafe
@QAACQAACbusjafe 21 күн бұрын
Sxb wa xage mesha ad ku aragtay
@maxamedkhaliv7282
@maxamedkhaliv7282 21 күн бұрын
Wa halkee shp an so hubiyee inan so arko ayan rpa​@@Axmedmaxamed4063.
@ak80i
@ak80i 21 күн бұрын
Waxan aad soo bandhigaysid jooji waa hanti qaran imika tuugad ugu yeedhaysa wa qalad
@hayeelihuudhe587
@hayeelihuudhe587 5 күн бұрын
Carab maxaan u sheeganaynaa inagoo ka fac weyn???
@Gabyaa-m
@Gabyaa-m 18 күн бұрын
Waa waree xog culus masar waxa ay kudadaalaysay jeega jadeeda halbacaad lagu lisiay.talow ma ilaashan karaan.anagana muqdisho alle raad hanaga tuso❤❤
@abdizamedbarreahmed4749
@abdizamedbarreahmed4749 17 күн бұрын
SXB DHULKA AY SOOMAALIDU DAGAAN OO DHAN WA WADA TAARIIKH EE IDINKUNA U KACA DHULKINA OO BAADHA WLLYAL
@IMAN22
@IMAN22 20 күн бұрын
Ataar qadiim❌❌❌ Raadadkii hore✅✅✅
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 13 күн бұрын
Waan kula qaba in afka hooyo la adeegsado. Bal ufiirso sida aad markaba macnuhu kuguso dhawaanayo markaad tidhaahdo "raadadki dadki horre" halka af carabigana dadkena miiga jooga ayaanu fahmayn.
@ahmedqoor5571
@ahmedqoor5571 21 күн бұрын
Waxa jirtey waqti aan ka shaqaynaynay deegaanada laasgeel kudhaw waxaanu kasoo saarnay ahraamta masar oo kale oo yaryar ila 10cm midhkiiba leegtahay oo 3 midh ka kooban waxa kale oo aragnay mas yar oo dahab ah iyo fargallo alaabtaas waxaanu keenay magaalada Hargeisa kadib Ani markaas iigu war dambaysay weliba xog aad u muhiim ah oo aasaar qadiim ah oo la heli karo ayaa jirta
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 21 күн бұрын
Ma dhulka ayad qodeen, mise meeshu buuro ayay leedahy?
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 17 күн бұрын
Inankan la xidhiidh
@abdizamedbarreahmed4749
@abdizamedbarreahmed4749 17 күн бұрын
DEE HAAYE SXB WAXAY MARKASA IGU WAR DANBEYSAY MAD HAYSID AMA DOWLADA U DHIIBTID WHAT
@DayibAhmed-q2w
@DayibAhmed-q2w 21 күн бұрын
Mashaa Allah aad baan u taageeraa dhalinta baaritaan ku samaynasa Taariikhdii awow yadeen , waxaana ka codsani lahaa ururkaa in ay baadhitaan ku sameeyaan boqortooyooyinkii hore ee somaalida sida boqortooyadii iifaat ee diraas islaamiyi iyo boqortooyadi Adel
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 22 күн бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 3 күн бұрын
War niyahow meeshaan amay thy halka ay raadinayaan maazooniyiintu iyo raadadka ay baadi goobayaan ogowna mazooniyadu waxay aaminsanyihiin hatidii boqortoyada nabi solayman in dhulkan ay thy
@AfnaanAvan
@AfnaanAvan 21 күн бұрын
Waxa wanaagsan Aqoontan archeologists in loo furo goobo ay ku bartaan dhinyarada reer Somaliland ama jamacadaha waddankeena Somaliland ay ku daraan faculties-ka kle duwan ee ay bixiyaan…
@MCC1076
@MCC1076 21 күн бұрын
dhulkaan waa buuxaa lkn aaway hee dadkiisii magaalooyin iyo hanti badan oo dhulka hoostiisa ah baa jira waxaan maqaal ku hayaa in xili hore boqorkii xabashida uu weerar kusoo qaday magaalo duleedka muqdisho kutaal oo la yiraahdo balcad asaga oo wata map raadinayana magaalo duugantay albaabkeeduna uu mapka sheegayana uu magaaladaas kuyaalo dadkii deegaanka ayaa iska difaacay oo ka cirdeeyay magaalooyin baa nagawada hoosee oo balaayiin hanti ah ku duugantahay cilmigaas waa in soomaali badan barataa dhamaan dhulka soomaalida baaritaan guud loogu dhaqaaqaa
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 21 күн бұрын
Haa muqdisho waxa ku hoos duugan magaalo kale, mar la dhisayay masajid ku yaal xaafada shingaani waxa dhismihi masjidka laga hoos helay masjid dhamaystiran oo ku hoos aasan mesha dhismaha laga waday !!, Waa taariikh u baahan in la baadho lana barto lakiin waqti xaadirkan dawlad adag ma jirto mana aha in la baadho dhulkeena
@kaafi_ahmed
@kaafi_ahmed 20 күн бұрын
Duulaankas wa jiraa waliba qabiilka moobleen aya jabiyey xabashidi adoon ahaan ayey u qabsadeen ciidankodi
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 22 күн бұрын
Masha alh qabiir dr isxaq yousuf
@AhmedRoble-ix5lh
@AhmedRoble-ix5lh 22 күн бұрын
wallaahi waa na rag oo difaacay taariikhdiisa iyo sooyaalkiisa uu ka difaacay carabta tuugada ah
@abdiaziizmohamed-vw4gr
@abdiaziizmohamed-vw4gr 20 күн бұрын
dhagax gure sidoo kale fadlan so eega😮
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 10 сағат бұрын
Ninkan EU envoy to somalia wuxu yidi maalin diw an dagaysamayay tarikhda laas geel wa la wada leyahay . Wuxu u jeeda yuhud iyo gaal aya inala leh. 6 sano ka hor ayan anigu so bandigay ina ay tahay shekadi nabi muse iyo samiri ay tahay waxa far shaxan ku sawiran laas geel. Somaliland daadkeddi ka so fircameen nabi muse iyo haroon . Qomki reer bin isreal oo muslimay
@secretqueen7768
@secretqueen7768 22 күн бұрын
Armay tay halkay talay boqor toyadi nabi sulayman
@geeleisse4406
@geeleisse4406 21 күн бұрын
Macquul dhulkeena boqortoyoyin iyo anbiyo badan baa ku noola sida la qiyaasayo
@IsmailKahin
@IsmailKahin 22 күн бұрын
WAR BIXINTA 🎉🎉🎉DHEH ❤❤❤ADEER 🎉🎉🎉
@gemstar416
@gemstar416 22 күн бұрын
Somaaliyee toosa, please 🙏
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 21 күн бұрын
SOMALIYEEY KULAHA 😂😂😂 WAAR WA SOMALILAND
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 18 күн бұрын
Ninyihiw 2013 ayan uga dhoofy melbourne australia ano malgashi waty ethiopia dirdhabe ayan nin kusaxibny dhagaxda qaaliga yaqaan ana gemologest ayan ahy, ninki wuxu itusay nin xabashiya ooy lasyaqanin ,kaso ushaqyn jiry Alamudi taahir sacudiya oo Tigre shirko la aha,ninki baan ku idhi iiwaran wuxu yiri meelaha ad dagtaan ayu maalin nageeyey anago shekh iyo baadari iyo kuuliba ah meel buu yiri qoda intu qalab ku eegy waxan kaso saarny fara dahaba. wallahi waa waxan ninka dhulka uqodijiry Alamudi anka maqly,ragoow dahab baad dulsocotan
@abdizamedbarreahmed4749
@abdizamedbarreahmed4749 17 күн бұрын
WAA XAGEE MEESHA LAGA HELAY FARAHA DAHABKA MA MEEL AY SOOMAALI DEGTO OO DHUL SOMALIYED AH MISE DHUL XABASHI LEDAY I SO JAWAAB FADLAN
@jamalskp7280
@jamalskp7280 20 күн бұрын
MAGAALADAA QARSOON INTAAN LA QODIN HORTA WAA IN LA ILAALIYAA OO LA QARIYAA SIRTEEDANA
@IsmailKahin
@IsmailKahin 22 күн бұрын
Astaara GABOOBEDAY 🎉🎉🎉AMA SOOYAALKII HORE ❤❤❤
@AF-soomaali
@AF-soomaali 20 күн бұрын
The Horn of Africa region, Somaliland, is full of antiquities that need to be excavated and then placed in a museum in Hargeisa. Every year, thousands of people come to see these antiquities ❤
@mohamedhadaari9156
@mohamedhadaari9156 20 күн бұрын
Ana waxn arkay nin hargaysa jooga oo haya lacag ay ku qoran tahay taariikh 1660kii
@ahmedwaliosman9728
@ahmedwaliosman9728 16 күн бұрын
Muu baahiyo dee umda la wadago
@DalmarYare-b4t
@DalmarYare-b4t 16 күн бұрын
Boqortooyadii Ajuraan lacg laheeyd xeligaa
@IsmailKahin
@IsmailKahin 21 күн бұрын
MADAX ADAYGA 🎉🎉🎉ANAYNU 🎉🎉🎉ISKA ❤❤❤DAYANO 💚 💚 💚
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 20 күн бұрын
Waxaan sugnaa taariiqda seylac bal hadii xog laga hayo qeebta labaad wareysiga❤
@yousufgiire7088
@yousufgiire7088 20 күн бұрын
Inkastoo xog uruurin ku jirno lkn waan isku dayi Inshaallah Kala soco beejka somaliland archeological association
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 19 күн бұрын
Mahadsanid walal❤​@@yousufgiire7088
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 22 күн бұрын
Layabka dadkeena cidkasto timaada ma goobihii baad gaynaysan ilalo halo sameyo
@IbrojeAlaska
@IbrojeAlaska 22 күн бұрын
meeshaa uu sheegayaa waa goob ku taallla gobolka sanaag
@dhirtaiyowaxtarkeeda425
@dhirtaiyowaxtarkeeda425 21 күн бұрын
Waa cergbo
@RElmi-hi6wz
@RElmi-hi6wz 19 күн бұрын
Ha soo qorin oo qari. Tuugiin ajanibi ah iya soo wada yaacaya!
@BarkhadMohamed-db8jd
@BarkhadMohamed-db8jd 18 күн бұрын
Taariikhdeena aan baadhno intaan qabiil ku faani. Lahayn taariikhda ayaa faaiido iyo dhaqaale ba inooleh rer Somaliland
@AxmedcabdulaahiAxmed-e6k
@AxmedcabdulaahiAxmed-e6k 19 күн бұрын
Khayaali iyo sheekooyin been ah❤❤❤❤
@HRU20256
@HRU20256 22 күн бұрын
MEESHAAS ANIGU LAFTEYDU WAAN ARKEY, WAXAANA DEGANAA YUHUUDA, BUURTA DHEER KORKEEDA WAXA LAGA WAARDIYEYN JIRAY DHUL AAD U BALAADHAN..GOOBTII AY BIYAHA KA CABI JIREEN WAXA KA MUUQDA MAGACYO ISRAA"IILI AH ANA KA HORDHICI MAAYO AQOON YAHANKA AYAAN U DHAAFAYAA....
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 21 күн бұрын
Wa xge meshasi
@maryami2299
@maryami2299 21 күн бұрын
Waxaas imaaraad halaga Lakisha dhalinyaro baahan yay taaban
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 22 күн бұрын
WAA SAX INAANAD U SHEEGIN KAN KU HOR FADHIYA MAASHA MUHIIMKA AH. WAAD MAHAD SANTAHAY.
@BeerlibaaxBeerlibaax
@BeerlibaaxBeerlibaax 19 күн бұрын
Biyo hoostood
@GOULEDDELOUGDEM
@GOULEDDELOUGDEM 22 күн бұрын
waryaa waa sir wayne indhaha quwadaha waaweeyn hynugu soo jeedinina
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 21 күн бұрын
Quwad aan tan ilaahy ahyn majirto wll haday awood le yihiin dabka by iska damin lahaayeen mar walba alle xasuusnow cidina waxba ka qaadimayse
@adamsboy2543
@adamsboy2543 10 күн бұрын
UNITED STATES OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@MustafeAbdi-c1i
@MustafeAbdi-c1i 20 күн бұрын
Wali xaqiiqda alla ayaa og Lkn waxaad arki doontaan Wax aad aad uga yaabtaan Waliba cilmi wayn ayaa kuduugan Somaliland waxaa ilaaliya dad aynaan aqoon waxaana kasoo baxaya awood qorsoon lkn gudoomiyaha waxan lèe yahay si aad wax wayn uhesho Raadi culumadii caanka. Ahayd mudaakirooyinkoodii ama saxaafadii hore ee somaliland ragii ka nool iyo xarumaha culumadii ugu waawaynaa Somaliland Waxaad arki doontaan wax aad kayaabi dooontaan
@BarkhadMohamed-db8jd
@BarkhadMohamed-db8jd 18 күн бұрын
Waar gaalada haloo diido oo hala ilaaliyo meelahaas
@ShadhGaan
@ShadhGaan 18 күн бұрын
Meshan wan garanaya wxayna ku tala gobolka sanag isagana wan isku aragnay
@apdisalanahmed6589
@apdisalanahmed6589 16 күн бұрын
Ka dhac marka😂
@KhalidFuad-r8d
@KhalidFuad-r8d 19 күн бұрын
Waa xaqqiq arintani wax badan aya ka jira arrintan uu sheegayo
@maxamedkhaliv7282
@maxamedkhaliv7282 21 күн бұрын
Dalkeena somaliland 🇮🇷 taariikhda ku Duugan wa mid aynu caamo ka nhy
@abudarda00
@abudarda00 20 күн бұрын
Haddana ma yahuud ba nahay ba ku xigta kkkk😂 reer sheekh isxaaq waan salaamay
@apdisalanahmed6589
@apdisalanahmed6589 16 күн бұрын
Qalbiga waad ka diidantahay in aanu taariikhdaas helnay afkana waxad iska leedahay niyad jabi😅😅😅
@abudarda00
@abudarda00 16 күн бұрын
@ waxkasta soomaali magac iyo taarikh udhiseysa waan jeclahay adiga laakin hogkasta ugal ictiraaf 😂
@apdisalanahmed6589
@apdisalanahmed6589 16 күн бұрын
@@abudarda00 hhhhh ictiraaf waa meeshiisa taariikhna waa meesheeda
@jamalskp7280
@jamalskp7280 20 күн бұрын
MApka. Meeshii laga HELAY raadiya
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 22 күн бұрын
Interest !
@abshirclaahi715
@abshirclaahi715 20 күн бұрын
Waxaan arkey buur farshaxan leh oo usmysan qab laybleh wana meel ka mid ah gobolka bari puntland
@awalahmed5638
@awalahmed5638 19 күн бұрын
Sooo sawir .
@Ramadan-ng4lb
@Ramadan-ng4lb 8 күн бұрын
cheikh ancienne Égyptiens vs Somalie toujours Africaine Business Politique tous il à même chose 🏳🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬👈💪🤞🤌🤌🤞🤌👈✊👈
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 21 күн бұрын
WAXA DAYACAY OO AAN WAXBA TARAYN CIDA WADANKEENA MADAXWAYNE KA NOQOTA. MARKA LAGA REEBO, MADAXWAYNE MUDANE THAHIR RAYAALE, MARKUU NATIIJO KA WAAYAY WOLADII FRANCIS KA SHAYDEE UGU HOREYAY EE BAADHAYAY LAS GUOL KA JOOJIYAY VISA DII YAAY KU SOO NOQON LAHAAYEEN. SAX BAANU AH MUDANE MADAXWAYNE THAHIR RAYAALE, KOL HADAY CADAAYN KEENI WAYEENA WA GEESINIMO IYO DAACADNIMO INUU MADAXWAYNE THAHIR, KA CANCELO VISA DA. PRESIDENT THAHIR RAYAALE IS THE STRONGEST PRESIDENT RULED SOMALLAND AFTER PRESIDENT MOHAMED HAJI IBRAHIM.
@maryami2299
@maryami2299 21 күн бұрын
Hadhow Waxaas imaaraad baa qaadan doona Waa waxay carabi naga hada leedahay
@SabaadDiriye
@SabaadDiriye 9 күн бұрын
Marka lee yihiin wabi hoose i Maloe ka yimi markaa waxaad ogaanaysaa in wadankani uu lahaa wabiyo ama aysheegayaan inay ka yimaadeen Wabiga Niil oo dadku ka soo jeedaan.
@OmarShawqi-t8e
@OmarShawqi-t8e 21 күн бұрын
Taarikhdu waaa idhaha umada dhaxashay
@ahmedelmi8862
@ahmedelmi8862 22 күн бұрын
Ma ogtahay in ladayacay buuraha sheedaha
@SadamXuseen-x4l
@SadamXuseen-x4l 21 күн бұрын
Oo maxa kuyala iyagan zxp
@Samjanno
@Samjanno 21 күн бұрын
Hargeisa dhanka waqooyiga beer aan ku leenahay qabri aad u dheer ba ku yaala mar bay lafo ka so baxeen roob daya dhararkoodu aad bu u dheerayeen wali meeshisi bu ku yaala
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 21 күн бұрын
Hayadaha. Amniga. Badhista. Usheeg hala badhe
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 21 күн бұрын
Dhar noceeya wll. Maxd se ka wada aad bay u dheerayeen
@yasirnourofficial1331
@yasirnourofficial1331 20 күн бұрын
Yacni godka ama xabaashu aad buu udheera oo hoos bu oqadna inbadan​@@ADOONKIIRAXMAN
@jamalskp7280
@jamalskp7280 20 күн бұрын
NINKII ALAABTAA MAP KA AH SOO HELAY ABAAL GUD MA SIISAY????
@fatxaahmed1854
@fatxaahmed1854 18 күн бұрын
Waar waa beentii, waa sheeko mirqaan.
@apdisalanahmed6589
@apdisalanahmed6589 16 күн бұрын
Ninkaas mar danbe ayuu la kulmay wa nin oday ah oo qanacsan inuu helay taariikh horena wuu ku faraxsanaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 22 күн бұрын
History gan Aaadhalooxafido
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 18 күн бұрын
wadanka hadii wax laga baadhayo shidaal ha laga baadho nio yaynaan is waalin e kulaha aasar🤔
@maryami2299
@maryami2299 21 күн бұрын
Garbahaarey buur ku yaal sida masar bay u qorantahay aad bay ugu egtahay
@RobereyDavid
@RobereyDavid 16 күн бұрын
Sawiradaaaa wa sawirooooh Djibouti
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 22 күн бұрын
Waa sax in aasaata dalka la,uruuriyo laakiin waxa kahoraysa inhada kuwiidhaqankeena la doono ee siidabar go,ya sida welkin cunta lagucunijiray ee hore
@AhmedBulshawi
@AhmedBulshawi 17 күн бұрын
Pro shucuyb run buu ka sheegi jiray dhulka somalida whi😢😢
@apdisalanahmed6589
@apdisalanahmed6589 16 күн бұрын
Haaa
@warfafarah6491
@warfafarah6491 22 күн бұрын
Wariye ...magaca ururka sheeg ..... 😊
@mrdemon-yf8dy
@mrdemon-yf8dy 22 күн бұрын
Somaliland archaeology association
@AhmedBulshawi
@AhmedBulshawi 17 күн бұрын
Puntland & somaliland aad haloo baaro waliba gobolada bari & sanag & awdal * waqoyigalbed
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 17 күн бұрын
Somaliland waxba idiinma oga ee dhulkiina baadha
@lailaabdigadir299
@lailaabdigadir299 20 күн бұрын
Waar maxa quranka iyo dinigi keenay jajil baad tahay qof tacliiinta asarta yaqana ma tihid mmtv baan k yanay jahiliiin
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 10 күн бұрын
Hadana ma meel kale ayaa afka la saaray in nationality cusub la raadinayaa war aamina somali baad tihiin
@Wassup309
@Wassup309 20 күн бұрын
It is the Pharoah and Somaliland trade business language
@CcasiismaxamedXAAMUD
@CcasiismaxamedXAAMUD 19 күн бұрын
❤❤❤
@mustafeaxmed4552
@mustafeaxmed4552 22 күн бұрын
Magald sheekh kutala dibga iyo nink gar ahan talaf
@mustafeaxmed4552
@mustafeaxmed4552 22 күн бұрын
Galolay gar ahan taalad
@Kebu13............
@Kebu13............ 20 күн бұрын
Gebiley laftigeeda dhagaxaan qoran baa yaala ee iyada laftigeeda indheeya.
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 20 күн бұрын
Waxaad ku dartaa wll waadiga Quraanku sheegay ee diiduwaa iyo waadigga qallalan ee Daldawan waa isku mid ayaan qabaa ❤❤
@hadliye1144
@hadliye1144 22 күн бұрын
Tulda shekh abdaal
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 21 күн бұрын
ninkani waa nin macquula waa aqooyahan soodhaweeya qaar odhan doona walanyahay.
@maryami2299
@maryami2299 21 күн бұрын
Waa run hear waa buur garbahaarey bursa ku wareegsan Garbo iyo buuro. Garbaheeda buuro
@hiretH_junior
@hiretH_junior 21 күн бұрын
Nio taariikh badan baynu leenahay oo aynaan ogayn anigu xitaa waxaan qabaaa in waadu namli oo quraanka lagu sheegay uu yahay wabiga qalalan ee togdheer
@Suldaan_Sayid
@Suldaan_Sayid 19 күн бұрын
Sabab lkn wll ? Maxaad ugu malaysay ama maxaad ku aragtay togga waan joogaayee aankula eegee
@hindai1680
@hindai1680 10 күн бұрын
Qisada nebi Muse(cs) haddaad tidhaahdaan halkan bay ahayd, Israel,iil baa ina soo doonanaysa ee. Diintuna may odhan lo, oo dhan waxaa ugu horeysey tii qisadaa ku jirtey.
@siciidmaxamedxasan9337
@siciidmaxamedxasan9337 22 күн бұрын
anagu waxan haynaa bawaag iyomagaalo kale
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 22 күн бұрын
Halkee weeye
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 22 күн бұрын
Carbta tuugta inoga ilaaliya dhulka somalida iyo somaliduba Ama afrikaankuba inay taariikh lahayn baay isku dayaan xita farconada oo la ogyay inay afrikan ahayeen way inkiraan oo carab baay ahayeyn oo awoowadi carbta iyaay ahayen bay yidhadan
@QAACQAACbusjafe
@QAACQAACbusjafe 21 күн бұрын
Carabta waqooyi bay buxan ncala dhale ka ilaaliya
@saedsomalilandchannel5205
@saedsomalilandchannel5205 22 күн бұрын
Kolay Dhulkeena Somalida Taarikho badan ayaa ku duugan Horta anuu waxan arkay qabri ilaa 6 ilaa 7 mitir oo meel buura ku yaala marka anuu lamaan sii yaabin lkn waxan la yaabay qaabka saxda ee jahada loogu jeediyay Gave-ka agtiisana ay ku taalo taalooyin iyo aasar badani
@QAACQAACbusjafe
@QAACQAACbusjafe 21 күн бұрын
Ka war haay sxb mesha
@kaafi_ahmed
@kaafi_ahmed 21 күн бұрын
Wa halke meshas
@deekaosman4024
@deekaosman4024 22 күн бұрын
Sheekadan aad wado iyo in ka badanba waanu maalay. Hadalkaaga waxa ka muuqata inaad aasaarta jeceshahay laakiin aanad aqoon u lahayn.
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 22 күн бұрын
Waxaan daawanayay Tvga markii arkay koment kaaga. Walaahi run baad sheegtay. Aqoon ma jirto. Archeology ciyaar ciyaar buu moodayaa. Anigu waan ka saaqiday. Hadduu ogyahay xajmiga cilmiga la dhigtoo halkaa ma soo fadhiisteen. Waaba nin waalan waxaa uu ka sheekaynayaa code ka iyo riwaaydan. Waa saddex qaybood..Qaybtii u horeeysay baan ka dabaalan waayay
@RashidAhmed-lq9rn
@RashidAhmed-lq9rn 22 күн бұрын
@@gulioahmed9971ninkan hadalkiisa u fiirso. Hadalkiisa ayaa cadaynaya in aanu aqoon lahayn. Aqoon aanu waxba ka baran ayuu iska sheeganayaa, kkkkkkk. 10 Research ayuu sheegay, mee document koodii, waraaq yar buu research ka dhigayaa. Kkkkkk Researchka wuxuu u haystaa wax cid kastaa iska sheegato.
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 22 күн бұрын
Adiga cadow doonaya inuu qariyo archeology ga Somaliland ayaad thy
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 21 күн бұрын
​@gulioahmed9971 sowka bartay archeology 5 sano ayu jaaamacad uga baxay adigu ama arinkeen ahow ama aqbal keen noqo
@ahmedqoor5571
@ahmedqoor5571 21 күн бұрын
Dhulkan aynu degganahay area laasgeel waxa jira caddaymo sheegaya in dhulkan faraaciin degenaan jirtey tusale ahaan waxa jira laba doox oo leh magac faraacineed oo la dhaho LUKUUD midka kale magaranayo magaciisa
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 6 күн бұрын
Caalami maxeey ku falaan meey sugaan
@abdirahmaanmohamed5139
@abdirahmaanmohamed5139 19 күн бұрын
War intaydu isleediin magaloyin qarsoon baa kuyala meesha hanagu soo daynina juuj.yaamaa juuj ninmanyohow hah yaaah inalaga dhigin
@apdisalanahmed6589
@apdisalanahmed6589 16 күн бұрын
Kuwaas amarka illaahay mooye cidkle maso dayn karto nio
@ModernThinkingTV
@ModernThinkingTV 21 күн бұрын
❤️💯👍🏽🥳
@MahamedKamaal-g3p
@MahamedKamaal-g3p 20 күн бұрын
Dhulkeena arimo badan aya ku qarson mana fcna in la faafiyo wxa jirta radad ay reer galbeedku radinayan o dalkena ay ku tuhun san yihiin siiba Yehuda e arimahas banan ka ha inaga kenina
@KhalidAbdi-v5f
@KhalidAbdi-v5f 21 күн бұрын
Wan ognahay wa dhab 2016 ayan ogaday
@Global.Nature1
@Global.Nature1 21 күн бұрын
Anigaa oog kaligay waa ceerigaabo ilaso xidhid Handikale waan sheegi
@Saynabsiciid-d9q
@Saynabsiciid-d9q 21 күн бұрын
😂😂😂 wax waalan
@Global.Nature1
@Global.Nature1 21 күн бұрын
@@Saynabsiciid-d9q xasbuna Allah waa nicmawakiil
@kaafi_ahmed
@kaafi_ahmed 21 күн бұрын
Laalush in lagu siiyo miya rabta😂
@Global.Nature1
@Global.Nature1 17 күн бұрын
@@kaafi_ahmed sirtan hayaa
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
CAAWA DAGAAL CEERIGAABO BUHOODLE LAASCANOOD 💪
13:10
waridaad TV
Рет қаралды 30 М.
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
The "Garden of Eden" in Jaleelo, Somaliland
11:30
Horn Heritage
Рет қаралды 50 М.