Maayir Mooge oo su'aalo toos ah la waydiiynayo.

  Рет қаралды 61,779

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 495
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 10 күн бұрын
Tolow yaa noosoo wareejiya maayar kaan daacadda ah ee nowgu dhiiba Muqdisho!! Mar kasta waxaan ku ducaysanaa Allow nasii maayir Mooge oo kale!!
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 10 күн бұрын
wuu idiin imanayaa iska suga
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 10 күн бұрын
DAWLADNIMADIINII RER WALAWEYN ALSHABAB IYO AMISOM MILITARY O UN TU WAKILATAY BAY SIMALIYA NOQATAY. SOMALILAND WA DAWLADA 34 JIRKA E MADAXDEDA SHACABKA SOMALILAND FARTODA KU DORTAN 5 SANO O KASTA .SOMALILAND MAHA HOYGA ARGAGIXISADA, ALSHABAB IYO BIDHCAD BADED IYO BADED.SOMALIYA WAXAY 34 KA SANO SHACABKEDA LAYA AMISOM, ALSHABAB IYO WARLORDS XASAN SHEEKH IYO ICTSAAM KA DOUBLE AGENT MAFIYA. SOMALILAND CALAMKIBA QIRAY INAN MORYANTA WALAWEYN E HOYOYINKODA HUBKA UGU SHIBA INAY ISKU QARXIYAN.
@أجملالوردة
@أجملالوردة 10 күн бұрын
Wll mayarkan waa dherman lkn reer kulmiye oo cadhaysan ayaa doonaya inay sumcad xumeeyaan
@badraomar3509
@badraomar3509 10 күн бұрын
Maayirka in xun baa naga xag xaga tee aad baan u kclyn indinkana mid khayr qaba ale haydiin sahlo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 10 күн бұрын
Subxaana laah Aqoon la aan baa waa haysa maad dhahdeen sidaase
@Munalalachanel
@Munalalachanel 10 күн бұрын
Dhaliyarad reer hargeeyas dabada usoobaxa sawiridiisa sooqata u Abaal guda mayar mooge peace en love my ppl ❤❤❤❤
@Jihaanjobril4930
@Jihaanjobril4930 10 күн бұрын
Adigu qaado oo isku sawiir igu sawiir anagu waan ka waynaney😂😂
@albertoyahya
@albertoyahya 10 күн бұрын
haha aar waxaas ha noola iman adigu qaado amiir qiiro wan ka xisaabtamaynaa 31 may iyo ina mooge soo dhaaf dheh horta
@mustafecaydiid8194
@mustafecaydiid8194 10 күн бұрын
Walaahi waaan dhaliili jirey lakii. MANTA laga bilaabey waan kahadhay
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 9 күн бұрын
Qabyaalad baad ku dhaliili jirtay ee eed & dhaliil toona ma laha ninkani
@FatumoMaxamuud-i5m
@FatumoMaxamuud-i5m 8 күн бұрын
​@@hilaalfaysalcali7113adna qabyaaladbaad kudifaacaysaa hada😅
@ismaciilcabdirashiid2143
@ismaciilcabdirashiid2143 10 күн бұрын
Majiro hogaamiye soo hor fadhiista warbaahinta madaxa banaan iyadoo ay weydiinayaan su'aalo weliba madal furan, sidan waxa samayn kara hogaamiye isku kalsoon dhinac walba kaas oo nadiif ka ah musuq , qof jeclaysi iyo eex. Weliba ah abid kan ugu waxqabadka badan siyaasiyiinta xilalka soo qabtay❤ Alle haku mudane mayor😊
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 10 күн бұрын
@@ismaciilcabdirashiid2143 Absolutely true ❤️
@hothanaamina8459
@hothanaamina8459 10 күн бұрын
Muse biihi sawtii la awyfiin jiry 25 fhlty
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 10 күн бұрын
@hothanaamina8459 MA XAD TIDHI MA LAGU FAHMIN
@MohametDarajoh
@MohametDarajoh 10 күн бұрын
Quruxey cidii dhashay mala helay qiiro khaan😂😂😂😂
@AbdirahmanMaxamed1
@AbdirahmanMaxamed1 10 күн бұрын
​@@MohametDarajohwaaxd qorayso zhb iska hubi hadlka wanaagsani waa sadaqo Waxni way kaadaba imanyaan malin aan manta ahyn
@khadrafarah7898
@khadrafarah7898 10 күн бұрын
Maayir mooge illaahay haku xiftiiyow oo haku barekeeyo cimriga iyo casfimaadka
@mukz6995
@mukz6995 10 күн бұрын
My future president
@emes6333
@emes6333 10 күн бұрын
Chances kaa uu ku ciiyaray
@FM-gw8lx
@FM-gw8lx 10 күн бұрын
Maayir Abdikareem Ahmed ilhaay haa ku xaafiido 😊❤
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 10 күн бұрын
Very hard working man Mayor Mooge. Let him be a good role model Stop your cheap politics, and cheap minds.
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 10 күн бұрын
Markad lo, maayor u tahay. Mooge leadership
@UmalkhyrAbdilahi
@UmalkhyrAbdilahi 10 күн бұрын
Lo du iyadaa le wana ta halkaa soo fadhiisiisey ma garatey yaan la idin shiililn
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 10 күн бұрын
Maayir mooge baarakallaahu fiik
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 10 күн бұрын
Hargaysi way buktaa ala ha shaafiyo
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 9 күн бұрын
Thnx ala dawil cumrak
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 10 күн бұрын
Reer somaliland aynu ilaashano maayorkan waa cadceed hargaysa usoo baxday
@SalmaAwil-e1u
@SalmaAwil-e1u 10 күн бұрын
Masha allah maayir Mooge ilahay hakuu barakeeyoh Caafimadka io cimriga Wax qabad fiican bad qabatee Jasakalah ❤️🤲🏻👑🦁💯💯
@CabdillahiSicid
@CabdillahiSicid 10 күн бұрын
Maayar Mooge you are working and go head with that spirit may ALLAH bless,guide and protect you from all calamity inshaallah.....
@G36-u8l
@G36-u8l 10 күн бұрын
Mashaa Allah! Daacadnimo, haybad iyo imlgo Waa laguu dhameeyey! Ha liican oo leeleelin. Gob gabi dhashay! Wanaaga iyo baa dad xumi kuu quudhi la’ayihiin!
@SharmaakeSH
@SharmaakeSH 9 күн бұрын
G36 Waa ciidamadii Somaliland baabinayey ee kursiga ku qancay 😮
@SharmaakeSH
@SharmaakeSH 9 күн бұрын
G36 Waa ciidamadii Somaliland baabinayey ee kursiga ku qancay 😮
@Moodylikebadmanners
@Moodylikebadmanners 10 күн бұрын
Nin xil qaaday eed qaad wllhy somalidu halyaygooda ayay dilaan sheeko qabiil qabiil awgeed mar kalaa lagaran laakiin
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 10 күн бұрын
Yes
@badraomar3509
@badraomar3509 10 күн бұрын
Saxiix
@NimcoFf
@NimcoFf 10 күн бұрын
Wll afar qof hadiiba ay xagxaganayaan reer dhan yaan la dulmiyin moige wxn ka jeclay ma jirto walugina uu joogo anagaa rabnaba
@RahmaAbdirahmaan-t2d
@RahmaAbdirahmaan-t2d 9 күн бұрын
Mayir aan lawada hysan allah haku sharfo mayir.
@hodanomar9395
@hodanomar9395 10 күн бұрын
Ilaaahay hakuu gargaaro Maayar kuwana allaha hakaa reebno shar koodana allaha kaa baqdo
@SharmaakeSH
@SharmaakeSH 9 күн бұрын
Naa garxashis ayuu maayir u yahay ee beenta naga daaya
@FarahelmiFarahElmi
@FarahelmiFarahElmi 9 күн бұрын
Maayir wllhi wanka xumay dadku qofka wanagsan Bay mixnad iyo xumaanla dabagalaan allow umadada kasaar caadifada yaa rabbi 😔
@MuunaBarre-h6g
@MuunaBarre-h6g 8 күн бұрын
Cabdi kariim ilahay haku dhawro wad shaqaysee
@khadracawlrooble2224
@khadracawlrooble2224 10 күн бұрын
Mudane Moyer Alle weyne (swt) raali hakaa noqdo inta xun iyo xaasidkana rabbi wanaagaaga ha tuso dambigaagiyo kii waalidiinteena ha dhaafo inta dhimatayna jannatul firdows Haku maamuso safkii nabigeenii suubanaa naxariistiyo wanaaaga badnaa (NNKH)inta ku daba faysha haynaga dhigo insha Allah waa hubaal dad xumaan bartay ayaa kaa daba shaqaynayee Alle hajabiyo hooyo waa jannadii ifkee hakuu barakeeyo Akhiriyo Aduunba raxmaanku raali kanoqoy insha Allah guulayso cadowgaa unoolow xaasid shaydaan ciilqabe cawri sixir Alle hakaa nabad galiyo iyaga rabbi Haku celiyo Alle haw naxariistee Adeeekay ismacil muse shekh Adam haw naxariisto isagiyo walidiinteeni dhimatayba Garabkaaganu nahay insha Allah
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p 10 күн бұрын
Yeye kusoco maayir geesi geesi dhalay bintu mooge liibaan❤
@ommucadegal
@ommucadegal 10 күн бұрын
IBNU*
@MH__1__MH
@MH__1__MH 10 күн бұрын
😁😁😁 dhaddig baa ka dhigtey. Taada maa ku hadasho mid aadan laheyn maxaa qoorta kuu surey
@HudamustafeHudamustafe
@HudamustafeHudamustafe 10 күн бұрын
Maayar mooge alle haku xifdiyo
@AfnanMaxamed-z5h
@AfnanMaxamed-z5h 10 күн бұрын
Somaaliyeey mayarkaa daacada ah nabsigiisa ilaahay haynaga hayo 🥺🥺🥺🥺
@Maalqabeen-sg2cq
@Maalqabeen-sg2cq 10 күн бұрын
Inaad qof wanaagsantahay waan kaaga markhaati kacayaa maaayar, Waxa niicda laguula daba socdaa waxa weeyi xidignimada aad muujisay. hore u soco wanaaga iyo waxqabadka ayuunbaa xasil ah ee dadka ducufada ah ee iska hadla wax kasoo qaad ma leh hadalkoodu. Alle ha ku dhawro Wll.
@SugroOmarmahamed
@SugroOmarmahamed 10 күн бұрын
masha allah tabarkallah waa siyaasiga kali ah ee soomaliyeed ee is huba sida uu u jawaabayo baa ku cadaynaysa kalsoonida uu isku qabo
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 10 күн бұрын
Maayir dad waalan baad u shaqaysaaye dul qaado waayo kii kaa horeeyey ee magaalada qudhmiyey may soo qaadi jirin
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 10 күн бұрын
Mashaa Allah waa runtaa cudurbaa dhaamiyey
@JonathanCkay
@JonathanCkay 10 күн бұрын
Kulmiye 🇬🇫 qalbada ka raacdey😂😂😂
@Awoowe21
@Awoowe21 10 күн бұрын
Kkkkk aad baan ugu qoslay Su'aalaha badankood. Waxay iila muuqataa inay hardtime siiyeen Mayorka. Anigu ma ahi reer waqooyi ama reer Hargeysa. Su'aalo xumaanta waxay ahayd in ay telefishanadooda sheegaan oo ay soo diyaariyaan Su'aalo asluubeysan oo ku haboon guud ahaan Mujtamaca daawanaya meel kastooy joogaan.Mayorku waa Mahadsan yahay.
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 10 күн бұрын
maayir mooge noolow cadawgaa jaban ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 8 күн бұрын
Mayor moge.mayar.ki.ugu.ficna.mayar.dhama.ma.jiro.❤❤❤❤.masha.allah.hore.usoco.mayar❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZamzamCabdirisaaq-s7g
@ZamzamCabdirisaaq-s7g 4 күн бұрын
Alle haku garabgalo Abti maayir qaaliyaa tahay karti iyo waxqabad aad isku hubtoy ayaad usoo horfadhisatay tiifiiga garabkaaga Alle hagalo dadkani Alle hakuu sikhro ddaku maogala daacada haday oglyihiin dacada iyo xaqa culimadaa xilka inoo qaban lahayd lakiin madoonaymo sidaa musuqmaasaqa dhaca ayya ka helaan nin xilqabtay eed qaad macaga Alle hanoqdo hanakugu asturo ayaamaha kuu hadhay
@hatimhamse5180
@hatimhamse5180 10 күн бұрын
Alle hakaa raali noqdo maayir Wali maan arag qof masuula oo kaa daacadsan
@dalmarhodan98
@dalmarhodan98 8 күн бұрын
Illahay hakuu fududeeyo xilka dadkan wax waxlooqabto ma istaahilaan bal waxay waydiinayaan daawada
@enddaoccupation
@enddaoccupation 10 күн бұрын
Maayir mar kale isa soo sharax codku wa naga diyaar.
@axmedhasan2767
@axmedhasan2767 10 күн бұрын
Maayirkana talaan siin lahaa dhag ha udhigin shaqada inoo wad kaliya
@wasiirayusuf843
@wasiirayusuf843 10 күн бұрын
Geeesi dad niyada ahaaaa dhintaye😢oo qabyaaaladi dishaye u shaqaynaya alle haku sharfo inshallaah nin geeesiya ayaaad tahaye iska samir
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 10 күн бұрын
Maayir sifiican bad udhigtay Jazakallahukheer Allaah yacizak waxmuuqdad qabatay o indhahoday hortalaye macaanjecelshii liqday wadanka waxay liqijirtay raadinayaan gurigoodba cadawga Allaah hakaaqabto
@MohamedHussein-e7b
@MohamedHussein-e7b 10 күн бұрын
Best mayar 💯💯
@cabdallemaxamud8651
@cabdallemaxamud8651 10 күн бұрын
Maashaa allaah reer iyo dhamaan somalilan illaashada ckariinaxmed Mooge waa xidig usoobaxay dalka
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 10 күн бұрын
Kkkkkkkkkk fariiiiiiiiid ishooda alla hakaa duwo
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 9 күн бұрын
Wlhi hargeizi inta yar uu mayir ka ahaa hormarka & bilicday yelatay 20 ki sane u dambeyey ma gaadhin. Waar nimcada aynu ku xamdino, oo reeraynta aynu bahasha ka dayno, kolay bashar nimco baynu khaladka u nahee👏
@NajaxAxmed-b9r
@NajaxAxmed-b9r 10 күн бұрын
Maasha alaah hore u soco maayar reer hargaysaw walaalayaal ale kabaqa alle ka baqa
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 10 күн бұрын
Mashallah Hanbalyo Illaahay haku xiftiiyow ❤
@ahmedcanbuusho4649
@ahmedcanbuusho4649 10 күн бұрын
Mashallah allah ha idin xafido mayer mooge walee waa layabay dacdnimadiisa
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 10 күн бұрын
Masha Allah waxii UU qabtay cabdikariin axmed mooge cidna daah kama saara Hargeysa sadex bilod baan Ka sokeeyay waan la tacajabay wadooyinka laga dhisay marwalba oo aan marayay wadooyinka Hargeysa illaahay baan ugu mahad celiyay maayarkana waan u ducaynaa yay markaa reer Hargeysa illaahay haw mahad naqaan maayarkana hawduceeyan sida UU ugu dadaalayo horumarka Hargeysa illaahay baa Ka abaal Marin doona illaahay cabdikariin oo kale haynoo badiyo cabdikariin illaahay ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba allahuma aamiin
@MunaAadan-h5p
@MunaAadan-h5p 10 күн бұрын
Shugrn shugrn shugrn ألف مرة mayir alla ha ku xafido abaal kagana jano hakadhigo
@ashaabdikarim49
@ashaabdikarim49 8 күн бұрын
Allah ha xafido He is hero❤️
@fardusjama1156
@fardusjama1156 10 күн бұрын
Abdikarin Ahmed Mooge. Dadkan ku xijinayaa waa yaqaan dhabe ee reer Hargeisa asal ah maaha. Hargeysa qofka ka naxayaa wuu og yahay waxaad tahay iyo waxaad qabatey. Weligaa macalinkood cuna ha u joojin. Haniyad jaban. Hore uga soco. Waxay rabaan in aad la mid noqoto. Hortaada eeg. Hereeraha ha eegin. Ilaahay hakula jiro.
@albertoyahya
@albertoyahya 10 күн бұрын
baw anaga hargeisa ku dhalanay kuna kirnay qabiil ahaana ka soo jeeda waxaasu qabtay dheh. buundo sheekh nuur uu sheganayo shaqo maha adeer ina mooge iyo calamadana wax laami laga jeexY waad aragtay 😂😂😂😂
@Allamagan-n8c
@Allamagan-n8c 7 күн бұрын
Quelle démocratie. Somaliland❤❤
@Hure31816
@Hure31816 10 күн бұрын
Moge best leader leading crazy people
@badraomar3509
@badraomar3509 10 күн бұрын
Masha alaaah maayir ❤ kugu maalnay
@AshaJamac
@AshaJamac 9 күн бұрын
Maasha alllah daaya ina mooge dhamaan reer mooge waligoodba dun xariira ayey ahaayeen anigu 92 kii ayaan dhashay lkiin abahay ayaa iisheegay wuxu igu yidhi ilama mooge dun xariira ayey ahaayen
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 10 күн бұрын
Maayir Allah haku xafido xilkana Allah hakuu fududeeyo Allah hakugu astura Allah hanoo kaadaayo
@HRU20256
@HRU20256 10 күн бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم. (المسلم للمسلم حرام دمه وماله وعرضه) DIINTA BARTA CAROOG BEELEEDKOOW OO ILAALIYA QIYAMKA ISLAAMKA.
@B055SNM
@B055SNM 10 күн бұрын
Mashallah maayir, Isha sharka allah haku xafido
@munahassan8131
@munahassan8131 10 күн бұрын
Allah wllo way ku dhibeen isaga tag balooyinkan imanka la wanu ku soo ducayne
@illaahaybaawayn5867
@illaahaybaawayn5867 9 күн бұрын
Ilaahay ayaa waxbadan og runtii balanqaadkii iyo axdigii inoogarka ahayd maad fulin
@hibodjama4533
@hibodjama4533 10 күн бұрын
Alle ha ku xafido
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 10 күн бұрын
Maayir kugu maalnay 🦁👋
@faadumoelmi7439
@faadumoelmi7439 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 you write
@axmedcawaale-y9v
@axmedcawaale-y9v 10 күн бұрын
Masha allah guuleyso mudane
@AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo
@AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo 9 күн бұрын
Opapaay anigoo af qabiil ku hadlayn Walaahi kani maayer wuu dhaafay Alle ha inoo daayee🤲🤲🤲
@ismaaciilmaxamed9328
@ismaaciilmaxamed9328 10 күн бұрын
Good maayir hadal wuxu ku dhayahay inaanad hargeysa hagran kuwa hadlaayana waa inay ku markhaati furaan waa inattentive cashuurta kala doonaan dadka cashuurtu baaqatay
@KhalidcbdiXasan
@KhalidcbdiXasan 10 күн бұрын
Meesha waxaan iiga soo ❤baxay fashilkii wariyaalku❤sheegii
@Rafea-i5g
@Rafea-i5g 9 күн бұрын
Mayer Mooge waa qof daacad ah oo karti yo dulqaad badan ilaahey ha xafido
@AbdirisaqCaydiid
@AbdirisaqCaydiid 9 күн бұрын
Waa hadilina geesigiina somaliland, ninkan aynu ilaashano , maayir clkariin Axmed mooge khayre alle hakusiiyo
@abdirahmanali661
@abdirahmanali661 10 күн бұрын
You are great. Let them ASK SOLETECLO what he did. Were the money was gone. Those who where milking the country are after you. YOU WILL BE THE BEST PRESIDENT ever of Somaliland.
@zalmanmohumed2837
@zalmanmohumed2837 10 күн бұрын
Alle hakubarakeeyo mayor
@subeerilkacase8184
@subeerilkacase8184 10 күн бұрын
Manshallh Mayir allaha ku Sharfo❤
@AhmedOmar-d3t
@AhmedOmar-d3t 10 күн бұрын
Waa runtaa Allow ku daa
@Allamagan-n8c
@Allamagan-n8c 7 күн бұрын
Félicitation monsieur le maire.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 10 күн бұрын
Mashaa Allah guulyso
@BacoodKoosar
@BacoodKoosar 10 күн бұрын
Maayir mooge mahadsanyay dadaal badanyay khayr Allah ha siiyo
@AymanCiise-c3d
@AymanCiise-c3d 10 күн бұрын
Nin rageed nin rageed dhalay
@ShakirAli-yn7qu
@ShakirAli-yn7qu 10 күн бұрын
Waa la soo korsdaya 😂😂
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 10 күн бұрын
WA SIDA WA XALAL CUN MOOGA. SALTOCO U YADHA DHEH CAR
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 10 күн бұрын
ABSOLUTELY 💯 💯
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 10 күн бұрын
WAA HADAL XAQIIQA. MAAYAR. HORE U. SOCO. GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH CADOWGA HAJABO MAGACAA HAJIRO ABID RAXMAANKU HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲 ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏
@Cajabo
@Cajabo 10 күн бұрын
Aamiiin aamiiin jasaka laaah kheyr
@HamseIsmaacil
@HamseIsmaacil 10 күн бұрын
𝐀𝐥𝐞𝐡 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐲𝐢𝐫 🤲
@wasiirayusuf843
@wasiirayusuf843 10 күн бұрын
Subxanallaah yaaarabi kkkkkk mayir illhye qancintiiisa ayaaaa kuuu muhiim ah maaaha dadkan buka ee qabyaaladu dishaye haku bixinin maaanta laga bilaaabo wakhtiga muhiiimka ah ee aaad qaranka ug shaqaynayso
@YaasinAxmed-i9g
@YaasinAxmed-i9g 10 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم❤ يا عبد الكريم أنت شجاعا بطلا شكرا شكرا شكرا
@HamzeBorhan
@HamzeBorhan 8 күн бұрын
Kii wanaagsanaaba sida loo xaganayaa ka wrn somali horumar ma rbto wllhi😢
@ismaciilcabdirashiid2143
@ismaciilcabdirashiid2143 10 күн бұрын
Moyarka caasumadda wixiisu waa itus oo itaabsii❤
@caabicabdi9276
@caabicabdi9276 10 күн бұрын
Marku qofku daacad yahay waxaad ka garataa siduu xogta saxda ah u soo gudbinayo guuleyso maayor umadana allah ha fahamsiiyo dantooda
@UbaxAsal-q7p
@UbaxAsal-q7p 9 күн бұрын
Yaa Allah itus waan ku baryay isaga oo madx wayen ah waa nasab nasab dhaly qabilkisa ma ihi dar ale ayan u jacladay
@HRU20256
@HRU20256 10 күн бұрын
Dadkani way xawilan yihiin, wax aanu qofku odhan ayey ka sheegayaan? Waa dad Cadan looga wada heesayo, MAYOR ma qancin kartid madaama aanu caqligoidu joogin ee jidhkoodu xaadir yahay...
@HAKASHAKINBROTHER
@HAKASHAKINBROTHER 10 күн бұрын
Maayir ilaahay janada haku geeyo
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 10 күн бұрын
Ilahy haku dhawro dad ku qof ka wangsn ayay xagxagtaan ka wax biiyana way jecelyiin lakn markad tagto aya amaan lagugula dul dhici
@BreakableLucid
@BreakableLucid 9 күн бұрын
Somaliland love somaliland 💚 ❤️
@HRU20256
@HRU20256 10 күн бұрын
BURCO AMA BOORAMA HA LOO RARO CAASIMADA MADAAMA BEEL KELIYI SHEEGATEY IN XAAFADOODU KELIGEED HARGEYSA TAHAY....DADKA WAXAA SAMEYNAYAA WAA DAD WADA CILAAJ AH..
@halimadirie5301
@halimadirie5301 10 күн бұрын
Faqash isku luqad bay ku hadlaan ma kala duwana fekerkoodu waxay maqlaan bay ku wada heesaan
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 9 күн бұрын
Hargeisa waa caasimadi ee yaan loo abtirin oon degdegmo loo kala gurin degmadi la dhisaaba waa teeni waana qurux uso korodhay Hargeisa nio marka isla xishooda kuwa mayor niicda ka daba haya iyo kuwan wariyayaasha isku sheegaya su aalo maan gal ah waydiiya mayorka❤🎉
@museomer9306
@museomer9306 10 күн бұрын
حفظك الله أينما كنت
@abdiomer71
@abdiomer71 10 күн бұрын
Alle ya cisik mayir 🎉
@LiibanMohamed-e1i
@LiibanMohamed-e1i 10 күн бұрын
Alla waalahi wuu ku qosley suuashan maalayacniga ee loosoo dhiibay inan tan
@AdnanMoh-m1b
@AdnanMoh-m1b 10 күн бұрын
جزاك اللهُ‎
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 10 күн бұрын
Alle indhaha haka rido kuwa aanay umuuqan waxqabad ka ina mooge.
@Xxxtentacion_12134
@Xxxtentacion_12134 10 күн бұрын
Waa Maayorkii Koobaad ee Bilaa Meher Lagu dhalay Ee Hargeisa Maayor ka Noqday Nacdal ha Kugu Dhacdo
@xamseaxmed929
@xamseaxmed929 10 күн бұрын
Waxaan filya inanaad ilama xalaal ahayn O aad tahay ila zana
@hasanabiibesse7701
@hasanabiibesse7701 10 күн бұрын
Ma axmed mooga hooyada aabaha ka wasay ileen aktarkii magaaladu u siraadnayd ayuu ahaaye maxad ku ogaatay in axmed mooge naaga iska wasi jiray hadaan hooyada kuu sheegin inuu foorar ku wasi jiray Nacdal foqol Nacdal ka dhig afka madaxda Nacala Dhiladii siilka waynayd ee ku dhashay ku yaale
@mohamedali-zi7ns
@mohamedali-zi7ns 10 күн бұрын
Hore u soco mooge ❤❤❤
@Burco.
@Burco. 10 күн бұрын
Miskiin waa maayar daacad ah oo dadaalaya laakin dad wax ma garato ah bu maayar u yahay ilaahay ha ku fududeeyo maayar
@XuseenQalami
@XuseenQalami 10 күн бұрын
Maayirdii horesidaa ulama, xisaabtamijirin 30yers waxba aanqaban mayir more waadacad nadiif ah
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 10 күн бұрын
Waa miskiin walaahi waar waa inaynu ku badalno Siciid cudhey wax la qasta ayaa ku fiicnaa .
@faraxidiris4117
@faraxidiris4117 10 күн бұрын
Mansha allah❤
@KhadarXaajiYuusuf
@KhadarXaajiYuusuf 10 күн бұрын
Maasha'Allaah Mayor
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,2 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Prof Samatar "Xasan waa lagu jeesjeesay isagane wuu qoslay,
16:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 83 М.
Maal gashiga Dawladda Ingiriisku ka wado Somaliland muxuu yahay?
11:59
🔴 LIVE CABDIKARIIN  AXMED MOOGE OO SAXAAFADA SI ADAG  JAWAABAY...
4:47:49
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН