Isaga oo qalniin lagu sameeyay ayuu Tahriibay.

  Рет қаралды 396,964

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 456
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 жыл бұрын
Waa sheeko u baahan in Novel laga qoro , waxaan aad ugu bogay arinta raga reer puntland oo ah mid taariikhda galaysa . Mansha allah.
@goodaxyare6402
@goodaxyare6402 2 жыл бұрын
wlhya reer puntland waa dad goba markii dantu timado wkuwas kuwii kula qbilka ahaa ee reer Haragaisa cidlo kaga tgayna gulaysta reer puntland zxp ninkaas abaal weynbu kuugale u abaal gudna dadka reer puntland ah sigaara meel ugu qoro😭😭😥
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 2 жыл бұрын
waxba Makala nihin walaal hilbo wada dhashiyo hayb quraynu nahay❤from puntland
@abdiazizhussain2398
@abdiazizhussain2398 2 жыл бұрын
@@naruuracadey7798 😓❤️❤️
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 11 ай бұрын
Nio qofka wgs qabiil iyo reer iyo qof jeclaysi midna maleh ninkaa abdiraxmaan cadhood ee uusheegay waa nin gob ah
@Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj
@Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj 3 ай бұрын
thnkz indhahyii
@hawaabdullahi9371
@hawaabdullahi9371 2 жыл бұрын
Xaq baad ugu ledahay walaal reer putland waa dadkaagii😢
@hassanmohamedmaalin5118
@hassanmohamedmaalin5118 2 жыл бұрын
Wlhi Tahriibka qofka soo tahriibay uunbaa fahmikara , gaar ahaan qofkii Libya soomaray , runtiii Waxa igasoo maray Tahriibta Libya Buug baa laga qori karaa , Alxm Alle ayaa Mahad iskaleh oo Nabad igagasoo samata bixiyay Alxm 🤲🤲
@aragsanomer5909
@aragsanomer5909 2 жыл бұрын
Alhamdullilah
@amiinosman3689
@amiinosman3689 2 жыл бұрын
Alxm
@caamirhassan5234
@caamirhassan5234 2 жыл бұрын
Walhi waa dhab wl
@aysartube9982
@aysartube9982 Жыл бұрын
Zhp aniga raba inaan iminka so tahriibo
@SagalMohaned
@SagalMohaned 8 ай бұрын
SAX WALO XAMDI NAQA ALE BADI WALAAL
@archialleli6516
@archialleli6516 2 жыл бұрын
Cabdiwaaxid gabaygiisi ayaan xasuustay wlhi gobonimadooda gabaygaas ayaa qeexay hargaysa ayaan idinka so salamaya
@cabdiraxmaaninashirr1102
@cabdiraxmaaninashirr1102 2 жыл бұрын
Waka qadbay pro
@munoabdinur4015
@munoabdinur4015 2 жыл бұрын
Wllo waanka qaadnay
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 2 жыл бұрын
M.a rer putlan waa dad qalbi wanaagsan aad ban u salamey 😥❤❤❤
@johnydepp9052
@johnydepp9052 2 жыл бұрын
Laga qaad poqorad 👋💯❣ Gobtuba waa soomaali 🤘👌🥰
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 2 жыл бұрын
Tnx habibty
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 2 жыл бұрын
Boqorada puntuland
@ugbaadinaadanbarre9412
@ugbaadinaadanbarre9412 2 жыл бұрын
Waaakaa qadnayy pyoh mcnto boqraneyy♥️🥰
@cabdizomali5712
@cabdizomali5712 Жыл бұрын
​@@raniaabdiweli5789ll⁷ 😅😮87
@aqooncusubchanelofficial4299
@aqooncusubchanelofficial4299 2 жыл бұрын
Inta sugaysa siduu yurub ku gaadhay farta taaga
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 2 жыл бұрын
Laba arrimood ayay reer buntilaan kuu caawinayeen in- ay aaminsan yihiin, xag illaahay in ay masuul ka yihiin Soomaalida - ay dad wanaagsan u dhasheen.👌 👑
@radiosoohan4463
@radiosoohan4463 2 жыл бұрын
Wll ciyaarta naga naaaf ninkaaas Wll kiis umuusan caawineyn sidaaas
@abdifitahharfe3768
@abdifitahharfe3768 2 жыл бұрын
Mj Waa Gob
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
​@@radiosoohan4463 max u cawinya had somalie hadu cawanin😮
@SagalMohaned
@SagalMohaned 8 ай бұрын
UMADA ALE AYAA KA MAS UUL AH O REER PUNTLAND UMADA ALE WAXBA MA DHEERIN LAAKIIN WAA ISKA NAXARIIS IINSAANIMO UUN​@@radiosoohan4463
@ismailjamah1252
@ismailjamah1252 2 жыл бұрын
Reer puntland waadad nasaba wallahi sharaf iyo karaamo kunoolaada walalayal ana waan caayaye kwrn dadkaas...❤😔
@Abdale661
@Abdale661 2 жыл бұрын
Ragu wuxu isbartaa waqtiga adag
@saadaamyuusuf2811
@saadaamyuusuf2811 2 жыл бұрын
wll marka xaladu halkaa marsoh somaliyeey soomali ma thy🥺
@mohamedcadaaani-ki5iw
@mohamedcadaaani-ki5iw Жыл бұрын
Dhib malaha byoh🤝❤️
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 2 жыл бұрын
Tnx from puntland 🥰 ...reer puntland wa boqortoyo walahi....waxa laguyaqan gobonimo iyo Marti sor ...that is y we are called boqortoyo....
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 2 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH QABYAALADU MACNA INAANAY LAHAYN TAASAA CADAYNAYSA
@xubimedia1060
@xubimedia1060 2 жыл бұрын
kusali nabigena SCW🕋❤️😘🤲
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 2 жыл бұрын
CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H
@queenjicif5489
@queenjicif5489 2 жыл бұрын
Scw scw
@quruxbadan4333
@quruxbadan4333 2 жыл бұрын
Scw
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 2 жыл бұрын
scw
@saadomahdi6976
@saadomahdi6976 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️💖💖💖💝💝💝💗💞💞💞💗💓💓
@abdiganeabdullahi51
@abdiganeabdullahi51 2 жыл бұрын
Heart Touching story wallahi😭 Raganimo Iyo gobonimadu waxay muuqata marka baahida dhabta ahi timaado, marka kale Raggu waa wada siman yahay Gobonimad waa la wada sheegtaa. Sigaara reer Puntland waa dad Dhiig leh Dadnimo leh caqlina u saaxiib OO wada dhiifoon Alle soomaali ka dhaliyay dad noocaa ah ayaa mahad leh.😍
@ugbaadinaadanbarre9412
@ugbaadinaadanbarre9412 2 жыл бұрын
Thanks bowe somalinimada waxkastanagala wayn hadan reer putland nanayy♥️🥰
@asiailwadqurux
@asiailwadqurux 2 жыл бұрын
Banii aadamkaa lagu kala bartaa Markaa baahan tahay io markaa tahay Bastaa 🙏from puntland 🇸🇱❤
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 жыл бұрын
Reer puntland wa dad Goba mnsha Allah part2 🙏
@mohamadadirazak8308
@mohamadadirazak8308 2 жыл бұрын
Masha Allah waar majeerteenku waa dad qalbi fiican oo gob ah horay waxaa u sheegay abwaan gama diid oo yiri goba nimada hoy geedu waa guri majeerteen
@abdikanimuse1307
@abdikanimuse1307 Жыл бұрын
War dee puntland majeerteen ma aha
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@abdikanimuse1307 haddaa waayo
@myzemgammer1107
@myzemgammer1107 2 жыл бұрын
Whi puntalnd waa dad nasab ah runtii way kaftan badanyihine alle ha sharfo qisada ninkaa aadban uga xumaaday kuwii ay isku haybta ahayen waxba utari wayen wax isku tarkaa wax laysugu yahay
@barwaaqocilmi2340
@barwaaqocilmi2340 2 жыл бұрын
Anigu ma so tahribin lakin markaan qurbaga kucusba 2reer oo ogadeen ah baa aad i ilaalin jiray hada qabiilada somaliyeed ogadeen baan ugu jecelagay walaahi
@fadximario7661
@fadximario7661 2 жыл бұрын
Wayo arag hadad maqasho waa ninkan alle cafimadka iyo cimrigaba haku barakeyo wall qali ❤️
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
Inan rageedku meel walba wa alaga helaa.ninka uu macaabay nin goba ayuu ahaa ragna abaalkisa hadii loo og yahay ma.duugobo waanu og yahay masha allah
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
War Ninkaasi adakaa, Maxamuud Cadhaysane La dhahayo, Sheekadaadaba Ninka iigu saamaynta Badan Weeyaan🖤🙌 Waqtiyada adagi Raganimadaada Dhabta ah ayay soo saaran✊
@dhuunkaaretible1111
@dhuunkaaretible1111 2 жыл бұрын
Libaax libaax dhalay oo geesi ah buu ahaa cadhaysane
@SagalMohaned
@SagalMohaned 8 ай бұрын
M.A ALAAH SOMALIDUBA WA GOB LAKIIN WAN KAQALBI JILICSANAHAY O MAS ULIYAD GAAR AHBANU ISA SAARNA WALHY GABADH MJ AHAY SAFAR QARDHO ILA SIRI DHABA WAXAN KALA MAREYNAYAY RAKAABKI AN LASOCDAY KUEA IS DAGALAY QAR LARABAY IN DHEXDA LAGU SO TUURO WALHY MASKAX IYO MAALBA WANSO MAAREYAY KADIBNA WAXAY DHAHEEN MA AABAHABA AHA NABAD DOON MAYA AYAN DHAHAY IYAGO IMAHAD HELINAYA KALA TAGNAY.ALX WA SA INAD EEGTO DADKA AD LA TAHY SAAXIIBU SAFAR ​@dhuunkaaretible1111
@mohamedkaafi2211
@mohamedkaafi2211 2 жыл бұрын
Beldaajiye maxamuud carays waa nin qalbi fiican ilhy ha xafido
@Dhibiloliqe
@Dhibiloliqe 2 жыл бұрын
Masha allaha sxb Allaha ku cafiyo dadka reer puntalnd walhi wa dad qalbi fican. oo ad somalida igu naxarista.
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
Majeerteen zxb waa lagu majiirtaaye markaad safar gashaad nacaysaa zaxiibadaa kuwo kaafogaana noqonaya wehelkaaga gobgobi dhashay bosaaso garoowe
@kamalgedi6033
@kamalgedi6033 2 жыл бұрын
Allaaha Barakeeyo Reer Putland
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 2 жыл бұрын
Amin
@beytulahmungo4070
@beytulahmungo4070 2 жыл бұрын
Masha alah waa wiil rag yaqaan ah oo xigmaysan alaha ku xafido
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 2 жыл бұрын
Masha allah shakhsi illahay Siiyay raganimo dhamaystiran Iyo indheergarad nimo marlabaad masha allah
@cabdisamedyaasiin
@cabdisamedyaasiin 2 жыл бұрын
Wakhtiga adagi waa midka sida dhabta ah isu bara Raga ((Noloshuna waa qiso iyo qormo)) 🥺
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 жыл бұрын
Walee dhiiga Soomaalinimada waa mid aan weligii dhamaan, siyaasiyiinta dadka kala geynayo ee jeebkooda noo isticmaalaya Soomaaliyeey aan fakarno dad wallala ah ayaynu nahey ee aan ka tagno qoladan aan waxba noo tareyn ❤
@jaamacmaxamed1910
@jaamacmaxamed1910 2 жыл бұрын
Haa wllahay walla
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 2 жыл бұрын
Reer butland waa gob Gobi dhashay anigu mar aan gaalkacayo xaga butland Ku xayr may siday ii wanaajiyeen weligay ma hilmaami doono Gobanimada waa loo dhashaa
@goodaxyare6402
@goodaxyare6402 2 жыл бұрын
thanks zxp waa la isku leyhy adna saas dadka ugu naxriso pro from puntland
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 2 жыл бұрын
You deserve more wll qali
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 2 жыл бұрын
Majeerteenku waa Dad Gob ah haba iska faan badnaadaane 😂😂
@fahiimomaxamed9826
@fahiimomaxamed9826 2 жыл бұрын
Faanka ficil bano dheer ❤️‍🩹👏
@najaxyusuf4397
@najaxyusuf4397 2 жыл бұрын
waa qaldan tahay. puntland majeerteen kaliya puntland ma dago qabiilo badan baa daga
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 2 жыл бұрын
@@najaxyusuf4397 ayagaa ugu badan lol Majority leaders minority 😂😂
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 2 жыл бұрын
Maxamud carays waa nin majeerteena wll waa layawaan waa reer Garowe.
@mostafamohammed5198
@mostafamohammed5198 2 жыл бұрын
@@fatimaabdirizak2117 beenta jooji maxamuud caraysane waa reer bosaso waana nin dhalinyaro ah oo xaafada ridwaan bosaso caan ka ah iminkana bilgimka ayuu jga
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Inankani waa inan sheeko wanaagsan ilaahayi hadayo.inanka waa wayo arag mashallah
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy 2 жыл бұрын
Rew puntland Gog gobi dhashy🥺❤ Allahy haidin dhowro
@mohamedcadaaani-ki5iw
@mohamedcadaaani-ki5iw Жыл бұрын
aamin byoh from buntland🇸🇱❤️
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah walhi Somaali Meelwalba aay joogto waa somaali 🥰✊
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 2 жыл бұрын
Carays Nin ilahay ha xifdiyo dadnimo iyo Raganimo buu ilahay ku siiyay
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 2 жыл бұрын
Ninku Yurub magalay aakhirkii oo nolol ma helay mise uu so laabtayba zxp?
@zalma1437
@zalma1437 2 жыл бұрын
@@khadarmoxmed.4906 Haa belgium ayu joooga ninkayga adrki wye
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 2 жыл бұрын
@@zalma1437 NINku dalka miyu kuso noqday? Xanuunkii maka Bogsaday.
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 2 жыл бұрын
Waa nin bulshaawi ah oo farxad badan ilahay ha xifdiyee
@najmadhameyz1021
@najmadhameyz1021 2 жыл бұрын
Haday macquul tahay walaal part two kasoo sameeee aad bay isoo jiidatay qisadan .🙌🙌🥰🥰🥰🥰
@abdirahmanhamse765
@abdirahmanhamse765 2 жыл бұрын
I love this story, aad baanan u jeclaan lahaa in Film laga sameeyo.
@somaligirl8743
@somaligirl8743 2 жыл бұрын
horta waa mahadsantahay walaal oo waxa gobonimo ah in aad abalkii ay ragas puntland ku abtirsada ku galeen aad hayso hadan mid baan aminsanahay aniga Puntland gabar u dhalataya taas ah in aan deeganka iyo dadkan ka soo jeedo aan u ahay safir oo ku matala halkan jog qof kasto soamali ah ama aadane ah aan garab istago intan karikarayo oo la dhinto anigo cid u eegayn tan kale nah waa suno islanimada baa ina walaleysa oo ubada islamka ah waa walaalo somalinah waynu nahooh siyaasad uun baa ina kala fogaysay laakin waliga safir u aho deegankaga iyo dadkaga oo wanag iyo abal u dhig lagu xasuusto
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 2 жыл бұрын
Runtii waa qiso itaabatay reer waqooyi waa dad hadii maalin aad galaas biyaa siiso aan ilaawayn. Wiilkaas inanka caawiyay wuu mahadsanyahay
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 2 жыл бұрын
Xaqiiq wye wllo qofka gobta ahi abaalka loo galay ma fadafiro. Reer waqooyi waa gob. Waxana ka sii gobsan cidii abaal gashatay.kkkk
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 2 жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq6539 deserve more bro
@halabuurcabaascabdiraxmaan1678
@halabuurcabaascabdiraxmaan1678 2 жыл бұрын
Nin ka rag ga ah Maalintaasoo kle qabiil Iyo qaran mid na maaha Ee Waa Caawiyaha Hadba Qofka Taagta Daran. Reer hebel na Wlhi Meel laguma Gaadho I am Somaliland der 💥 Putland sanad baan la Noolaahay (Gaalkacayo) laysma caasiyee Saa boqortoyo ❤❤✋🏼
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
sidoo kale boqor odayaal aiyaasiyiinoo qabyaaladi dishaa somali kala goysee waxba makala nihin
@hindabashiir4483
@hindabashiir4483 2 жыл бұрын
Qiso cajiib ah weeyi wxaan joogay barigaas adis ababa itopiya wxaanan ka shaqayn jiray hotel la oran jiray Ayaan hotel magacaygu waa cfatax ninkaas waan salamaya farxadu kamuuqato reer buntland gob gobi dhashay wlhi Waan jeclahay
@cabdiraxmaanjumbur9088
@cabdiraxmaanjumbur9088 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi ninkan waa xigmad miidhan eenoosoo badiya 💯💯🙏🙏🙏
@awilobsie1330
@awilobsie1330 2 жыл бұрын
Waa nin qiimo badan oo farxada badani ka muuqato noolow saaxiib.
@amanacharity8172
@amanacharity8172 2 жыл бұрын
Qalbi wanagsanaa wllka masha allah
@faadumadahab3388
@faadumadahab3388 2 жыл бұрын
War dadku waa ab ogaa iyo abaarikeentay budlaan waa boqortooyo soo jireen ah soomaalina in ay jeclaadaan waa sax meeshaas oo kalana ma laha budlaan iyo soomali laan reer xamar midna soomaaliya guul guul
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 2 жыл бұрын
naxariistu reer kuma xirna waa sida ilaahay qofka naxariis ugu beero ama uu garan siiyo bini aadam nimo qofku uu leeyahay markaas ayuu qofka kale ugu nixi karaa uuna caawin karaa inta ay awoodiisu tahay
@Amineeta704
@Amineeta704 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭dadku iskumid ma ahan dad nimada la is dheeryahay walaahi nimankaa kubadbaadiyay waa Niman biladnimada ku fiican
@mohamedcadaaani-ki5iw
@mohamedcadaaani-ki5iw Жыл бұрын
from buntland🇸🇱🤝
@xaawomuuse2628
@xaawomuuse2628 2 жыл бұрын
Walee anigaba habeen aan hargaysa kulumay 2wiil o reer hargaysa abaalkay igaleen man ilaawin anoo baqaya bay hotelkii igeyeen wn uhaya abaalka dadku waa wada gob
@shucaybbeldaje5119
@shucaybbeldaje5119 2 жыл бұрын
Wall taada waa sahlanayd lkn isagu saxare cidlaha buu marayay
@ayaancabdiraxmaan4974
@ayaancabdiraxmaan4974 2 жыл бұрын
Wlhy marna waa ooyey😢 marna waaa qoslay😅😅
@wwewrestling436
@wwewrestling436 2 жыл бұрын
Majeerteen ku inuu gabyahay way cadahay
@monam7931
@monam7931 2 жыл бұрын
Ax tahrib qofkii Soo maray baa dareemaya walhi xanunka markan so xasuustaba qalbiga ii xanuna. Allow wadankena NOO barkee
@abdiazizfarahdaud
@abdiazizfarahdaud 2 жыл бұрын
Qaybta 2aad soo dadajiya pls
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 жыл бұрын
MashaAllah walalkaa malin tuu ku bahan yahay ayaa la garab qabtaa 👍
@jamaabdiaxmed5334
@jamaabdiaxmed5334 2 жыл бұрын
Ilaahyw noo gar gaar rabigayw aamiin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Somaliduu kuftay oo dhacday kabataye, Wallee Somaali haday Aqli bartiis leyihiin tahriib dambe Cidu ma qabateen,🤍💙🤔🤔
@zalma1437
@zalma1437 2 жыл бұрын
Maxamuud carays alle yaxfiduk 😍😍
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Ax illahay haduu badbaadshay waa alxamdullaah wiilkaan asagaaba nin karmeed ah wiilasha reer puntlandna allaha sharfo somali waa somali
@halabuurqaxwe9756
@halabuurqaxwe9756 2 жыл бұрын
Cadhays legend legend dhalay buu ahaa Raganimadu maaha in 2 xiniinyood kugu jurto raganimadu waa raga nimo uun
@faadumadahab3388
@faadumadahab3388 2 жыл бұрын
Illaahoow colaada naga saar is jecelaa soomaali maasha allaah
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Жыл бұрын
Walaahey waad iga oohisey subxaanu laah Subxaana laah illaahow ummadda u naxariiso adigaa awooda leh
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Masha alah walaale nolashu adkaysi iyo ragganimo bay u baahan tahay wadadaas haday igusoo dhici lahayd 2017 markaan jaamacada bilaabayey waa kusii dayn lahaa lkn hada may saa anaa iska warqabee Qawminimada ayaa ka wanaagsan qabiilka iyo wixii ka hooseeyaba Somali baa wada nahay alx reer waqooyiguba waa gob ogaalkayga ardada jaamacada aan Isla dhigano waa dad fiican
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 2 жыл бұрын
Gobanimada Soomaalida waxa ugu horeeya Reer somaliland kuwa Puntland wa dad xariira
@azmacarab2387
@azmacarab2387 Жыл бұрын
Wiilkani waa libaax walhi. Ragganimo dhamaanted ayaa ka muuqata🤴
@SomGaming77
@SomGaming77 2 жыл бұрын
nuxurka sheekaduba waa reer puntland waa gob
@faizaereg4574
@faizaereg4574 2 жыл бұрын
Maahan ee wa haytu inaysan waxba ahayn ee raganimada lais dheeryahay
@Secularism25
@Secularism25 10 ай бұрын
Walahi it's true rer puntland,kismayo, Mogadishu are pure hearted people
@mohamudomar3551
@mohamudomar3551 2 жыл бұрын
reer buntlnd gobgobi dhshyy❤️✈️✈️
@zeylacibraahim3217
@zeylacibraahim3217 2 жыл бұрын
Ilaahay sw haku xafido wll walahi waxad tahay qof soo jabay
@khabiiblame4810
@khabiiblame4810 2 жыл бұрын
Ilaahow nasabnimada nagu dil
@Last_King2023
@Last_King2023 Жыл бұрын
You could have made movie from this story reer Puntland 👍🦁
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 2 жыл бұрын
Mansha allaah mansha allaah waar wa gobe liic liica un iska toossiya ayeynu leenahay rer puntland wana run aragaasi
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 2 жыл бұрын
Somaliyi waa qoys qofkii ku diir naxa ee ehel kuu noqda marka aad u baahantahay ayaana walal dhaba kuu ah.
@GALOOL.
@GALOOL. 2 жыл бұрын
Walee kuwaan dhagaysanayoo dhalinyarada ubadan Waanka shakiyoo amay yaacaan Balo 🤣📍👊
@hessenisloow34
@hessenisloow34 2 жыл бұрын
A great somali does not sacrifice himself wherever he is pro even though sha sheye has sent himself but they love each other success for all of somalia insha allah
@filimtuug5059
@filimtuug5059 2 жыл бұрын
98
@nasraahmed1169
@nasraahmed1169 2 жыл бұрын
Sheekada ninkan markii labad aan dhageesto weeyan sheeko yaqaan weeyan wallahi siduu uuga sheekeenayo dhibti so gaadhay
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 2 жыл бұрын
Waa saleelo tiisu aniga rasaasbaa lala dhacay labadayda Lugood 5 habeen ayaa sudan iyo ethiopia xadka nala eryanayey oo aan dhuumaalaysanaynay iyadoo jahadii naga luntay buug ayaan ka qori doonaa masoo koobikaree
@sacdiyaqueen9582
@sacdiyaqueen9582 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@aysartube9982
@aysartube9982 Жыл бұрын
Ma gashay hada wll
@yonezcrown
@yonezcrown 2 жыл бұрын
Ninkaa Reer Putland Adke Ayuu Ahaa Alle Ha Sharfe
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
NIN RAGEEDKU MEELKASTA WAA JOOGA Beribaa NIN magaaladisi jooga ayaa arkay nin aan magaalada udhalan intu budh la dhacay ayuu yidhi waanu ohnay magaalada rag badano idinka ahi so gasheen oo ciidan magaalada soo werara o naga qabsada idinka danbeeyo kadib magaaladi ayaabu ciidan so galay nin reerkodiba laga saaray dagaalba dhacay waxa dhaawac so gaadhay kii ninka budhka ku dhifay isago dhawaca laso qabtay oo caloshu kaso dhacday wuxu isha ku dhuftay ninki u budhka la dhacay oo qori sita o dul mraaya iyo rag klo qoryi cabaysty leh waan dilayna kan dhaawaca kuso qabany dabadeed waan ashahatay ayuu yidhi INDHAHAN KLZ QAADAY NINKI BUDHKA AAN LA DHCY OO LEH CARYAA FAR SAARI KLA WLHI INAAN LADILAYN ILAA AAN DHINTO Wuxuu yidhi intuu meshi iga qaadu gaadhi isaaray tuulo ciidanka yagi joogo INUU IDILO AYAAN FILAAYEY AYU YIDHI LKN WUU IDIFAACAY
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
Masha ALLAH. Waa qiso qiiro wadata
@mahadawil
@mahadawil Жыл бұрын
My brother too real💯 these people go thru hell and back
@queenjicif5489
@queenjicif5489 2 жыл бұрын
Mansha allah nin raga wixii lagu ogaabu sameyey
@weheliyemaxamed4046
@weheliyemaxamed4046 2 жыл бұрын
Wll soomali ayaanu wadanahy reer reer makalanihin putland iyo soomalilnd waa dan siyaasi keenay
@kalidou_Fx
@kalidou_Fx 2 жыл бұрын
M.a putland bn niga so salamaya Somaliyey Karamo korkina Ha ahato dhamanten
@cabdiraxmaankhaliif6825
@cabdiraxmaankhaliif6825 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba, maalinkaaso kale waxaad kala baranasaa ninka raganimada waxka yaqaan iyo ninka kale maalinkasoo kalay kala baxaan.
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
PUNTLAND !!!!
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 2 жыл бұрын
Walaalnimada iyo Soomaalinimadu waa mid land land ta ka da'weyn. Allow Soomaali dhibka kasaar, dhalintu tahriibka hadeysee.
@fardowsoukun1038
@fardowsoukun1038 2 жыл бұрын
Mansha allah wall dadkuba dhibku isku barta kiiwax gala iyo kiikale wajibkoday guteen dadkuna waa wallalo
@Amiinshaakir
@Amiinshaakir 2 жыл бұрын
Qaybta labaad ee shekda waan sugayana mmtv
@mohameddacar
@mohameddacar 2 жыл бұрын
Bye xagge kadhagaysatay
@afrahap4406
@afrahap4406 2 жыл бұрын
Wallahi waan qosil ooyay
@samdaoffical6375
@samdaoffical6375 2 жыл бұрын
Wallhi waayo arag tahay wall alle ha ku xafido ❤
@jwz5193
@jwz5193 2 жыл бұрын
Majeerteen wa nasab wlhi
@najaxyusuf4397
@najaxyusuf4397 2 жыл бұрын
qabiil. maxaa meesha keenay. maa mul goboleed baa laga hadlayaye
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 2 жыл бұрын
@@najaxyusuf4397 majeerteen baa ugu badan puntland!! Aduu reerka matihid miyaaa?
@majeclidadka5062
@majeclidadka5062 2 жыл бұрын
@@Abdirisakfaisal wll uguma badna ano majerteen ah baa ku qiraya hartiga kale baa inala daga iyo reer leelkase la dhaho iyo surre dir nimanka la dhaho
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 2 жыл бұрын
@@majeclidadka5062 kkkkkk cidkasta oo la degta saddexda wiil uu sheegay labo waa mj siciid iyo m carays ee is dejji wiilka kale ma garsnaayo puntland dadka dad iyo deegaanba u badan waa mj haa leelkase iyo hartiba wey ladegaan balse dirta aad sheegayso baasha madhibaan baaba ooga badan wll oo ooga Power badan dir. Surrena waligay maba maqal. Sicid iyo carays waa wiilal mj ah . 😅
@majeclidadka5062
@majeclidadka5062 2 жыл бұрын
@@fatimaabdirizak2117 naa janbalka fahan nacasadyahay anaga mj ahe ninkanu wuxu raba dadka walalaha ee mamulka kula leh inu ka fogeysiyo waa sababta hartia waqooyiga kaga cararayan iyaguna labta u gishanayan si ay ictiraf ugu helan adne waxad doontad iska dhahaysa
@simoonali8974
@simoonali8974 2 жыл бұрын
Wiilku masha allah cali qudhan
@mohedabdi926
@mohedabdi926 2 жыл бұрын
Geed adaygu wakhtiga adag uumbaa lahelaa xaqqa alla hyna garadsiiyo
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xirsiahmed5862
@xirsiahmed5862 Жыл бұрын
1111111111111111111111
@cabdalewarsame5797
@cabdalewarsame5797 Жыл бұрын
WA r
@mahamedadel7999
@mahamedadel7999 2 жыл бұрын
Isku qabiil micno ma samayso lkn shakhsiyada qofka waa mid alle siiyo.
@hodan_bana
@hodan_bana 2 жыл бұрын
Somali waa wllo odayal cuqdadeysan baa kala dilay wlhi Puntland waa dadka kaliya ee hiilka ku fcn
@jamelidris2686
@jamelidris2686 2 жыл бұрын
WAA FIKIRKAGA
@abdiahmed2382
@abdiahmed2382 2 жыл бұрын
@@jamelidris2686 kuma raacaanid Miya hh
@KhaliffAbbdulahi
@KhaliffAbbdulahi 4 ай бұрын
Reer abtigay mj waa dad kaftama lkn naxariis iyo wax tar leh
@Qaasaali123
@Qaasaali123 2 жыл бұрын
Vediogan inta tiktok kasoo raadisay🙆
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 2 жыл бұрын
Reer. puntland. waadad. gob ah. waliba. deeqsiyin. ah.
@abdifataahmahamoud7586
@abdifataahmahamoud7586 2 жыл бұрын
Maxamed Lagi Lagi burcadi hore wan ku salamaya adiga iyo anderba
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 9 ай бұрын
Ninkani waa qoloma
@nasirozil781
@nasirozil781 Жыл бұрын
Somalia Wlhi ajanabi isku diray mhn wlhi nin aad buu ii qiiro galiye
Tahriibka dhalinyarada iyo nolosha qurbaha.
1:23:15
MM Somali TV
Рет қаралды 239 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Qeybi 1  tahriib iyo qiso Libya 🇱🇾 true story
13:54
Mowpro
Рет қаралды 1,2 М.
DEG DEGBEENTII 30SANO IYO CIRO OO KU XANIBAN IMAARKA
9:27
Qaranimo TV
Рет қаралды 717
DHIBAATADA TAHRIIBKA IYO QISO XANUUN BADAN
35:17
Somali People TV
Рет қаралды 1,4 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН