"Sadex sano ayaan qarsanayey xanuunkii layga helay" Marwo Faadumo Siciid.

  Рет қаралды 4,198

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 28
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Сағат бұрын
Nololsha naagaha somaaliyeed cadowgooda ayey guursadeen Naag xanuunsan oo ninkeedii ka qarinaysa Waa naxdin Yaab😢😢😢
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 29 минут бұрын
Alxamdulillah ya Rabb Ilaahay SWT haku cafiyo habo fatima saciid adiga iyo intii muslim ah, Anagana Alle hanaga badbaadiyo cancer ka, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🤲🙏
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 29 минут бұрын
JazakumuAllahu khayran❤
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 минут бұрын
Masha allaah guul somaliland insha allaah 🎉❤🎉❤🎉🎉❤
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 53 секунд бұрын
Waa wax laga xumaado gabar xanuunsan oo Ninkeeda ka qarinaysa ayadoo ka cabsanaysa in uu la guursado. Ninkii garabkeeda noqon lahaa oo taageeri lahaa. Guur ma ahan waxaas
@Abz_146
@Abz_146 Сағат бұрын
Mansha Allah Nasiba Adam ❤❤
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Сағат бұрын
Faadumo nabadu xagey joogta marka aad qeybineyso waraaqaha been abuurka ahaa ee kulmiye kusoo dhiibey
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Сағат бұрын
Faaduumooy shekadaadii ma waxay noqotay kolna Ethiopia aad nooga shekeyso, kolna xanuunkaaga, marna muuse biixi noogu sheeg adeyg
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Сағат бұрын
Adigu sow intaaaba maad soo dhagaysan dadkana ha dhagystan daa adigu cay bad is leedey ka dhig lakiin waxey sheegysaa taariikh iyo waayo aragnimadeeda
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Сағат бұрын
@@abdullahiomarali5241 xanuunka lama xayaysiiyo ilaahay baa keenay maalin kasta kansar baa i haya sheeko maaha
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 30 минут бұрын
Way soo waa lanaysaa
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs Сағат бұрын
Hablaha ha ibtilaynin naaskeeda shaqo inay ka dhigato maaha waa caado xun oon dhalinyarada u wanaagsanayn Ruuxu allaah ha talo saarto adkaartana ka akhristo
@sahraabdi6892
@sahraabdi6892 Сағат бұрын
What do you mean ?
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 39 минут бұрын
NAA MAXAYE SHAAQO KAA DHIGTYE QOF BINADAMA OO WAXA KUU SHEEGYE CUUQDADA ISKA SAARE BEELYO KUU IBTELYSA DOKHTORKU INTAAS BUU UU SHEEGY WAA LOO DUUCEYO
@AbdiIsmailfirin
@AbdiIsmailfirin 2 сағат бұрын
Waxay ku dayeyneysaa adna oo tidhi naasahaa .....
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 37 минут бұрын
Wadan❌ Gobol ✅
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs Сағат бұрын
اللهم إنا نعوذ بك من الجبن والجنون والجذام والبرص ومن سيء الاقسام
@Halgame334
@Halgame334 Сағат бұрын
EDDO DAAWADA CADAYSADA ISKA DAA
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 37 минут бұрын
Gabadhanye waaligeda siids uun beeye uu eekeyda
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 2 сағат бұрын
Kurtinta I fahan siiya
@SuadMohamud-qn5qy
@SuadMohamud-qn5qy 2 сағат бұрын
Sc Kurtin Waa nabarka kuusan sida finka Oo weynaada Oo adkaada Mahadsanid
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Сағат бұрын
kurtintu waa buur buuryar oo ilaahay u sameeyay naasaa
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Сағат бұрын
Beenta, xaaraanta, munaafaqadda, aargoosiga xaq darada ah & caddalad darada aya keena xanuunada noocas ah, waxa iska da adiga iyo kulmiye
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 2 сағат бұрын
Doqontan dhareerka leh yaa inagu soo habaaray. dee waa rakaabkii Muuse af huuro ama Muuse af dheere ama Muuse nijaas
@SuadMohamud-qn5qy
@SuadMohamud-qn5qy 2 сағат бұрын
Astaqfurulaah isla yaab Oo isku xishood maalin aan Maanta ahayn ayaad kasheekayn
@SARAHSGAMIIEZZ
@SARAHSGAMIIEZZ Сағат бұрын
KHANIISKA C/QANI ARTAN WAXAANKU IDHI MAXAA KUDABADHIGEY FATIMA SICIID WAA HALYEEYAD UHALGANTEY DALKEEDA HAKUHABSAAMINE SEEXO SAAQIDYAHOW
@hirsi8905
@hirsi8905 Сағат бұрын
Waa maamo hooyadaa oo kale ah mana jeclid in hooyadaa la caayo ta kale maalinta ilahay aad hortaagantahay waa lagu waydiinayaa caydaa iyo aflagaadada markaa xasuusta ilahay iyo ka macmacaanka gooya oo ah malakulmawd ha iloobin wallal
@sahraabdi6892
@sahraabdi6892 58 минут бұрын
Maxa meesha keenay muuse breast cancer ♋️ ba laga hadlayabe jahil
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 77 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 9 МЛН
Qamar Sugani Oo Wax Badan Ka Hadlay
10:43
Dhambaal Digital
Рет қаралды 32 М.
"زواج الفاتحة " هل هو زواج شرعي أم يعتبر من الزنا؟..
39:31
MALINTI 2 ILMAHA HOSPITAL KA UGU SO TAGAY ISOO DUCEEYA😥
13:35
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 33 М.