“Salaadiinta la caayayaa maanay ahayn kuwii la jeclaa markay Jeegaanta ahaayeen, ”Salaadiin

  Рет қаралды 5,364

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 58
@sahraj3885
@sahraj3885 Сағат бұрын
Jimca Wanaagsan Aad baan idiin salaamayaa Waanaad mahadsan tihiin Gob gobi dhashey baa tihiin Ee jiroo jooga Caafimaad ku waara Suldaan Daakir Iyo Boqor Axmed Aad baan ugu faraxsanahey sidaa Dadkan runta ugu kala sheegteen Allah heydin sharfo ❤ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 Сағат бұрын
Msha allaah aqoonta allash baa bixiya❤❤❤❤
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 сағат бұрын
Car haka jawaabaan Heego, ina mooge muxu kaga duwanyahy ina cidin
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Сағат бұрын
Mayir cidin iyo soltelco waa la amanayaa maayir mooge waa qaran dumis ayaa lagu sheegayaa
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 2 сағат бұрын
Masha Allah guul wadani guul Somaliland Insha Allah
@hamsamoh1454
@hamsamoh1454 Сағат бұрын
Habar Jeclo Shalay Darbi Isaaq Ayey Ahaayeen Maanta Markau Wadani Taageereena Cadowga Gudaha Ayey Noqdeen. Heego Noocyo Badana Kii Dantooda Kasoo Hor Jeestaaba Waa Cadowga Gudaha, Ictisaam, Somalia Inagu Wadaa
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m Сағат бұрын
Maansha alla. Ilaahay haydin zharfo suldaan daakir xasan khaliif iyo boqor axmed iimaan. Gob baad tihiin msdax yahay
@ahmedaddawe1071
@ahmedaddawe1071 2 сағат бұрын
mashallah ilahay ha barekeeya gobeye
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 Сағат бұрын
Wey buuka ne allaha caafiyo
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 Сағат бұрын
Mashallah noolow waa ruun waa jamuriyada gabyalada wey uu namaate waa kudafad bulaacad
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 2 сағат бұрын
Masha Allah madaxwayne Cirro sanadkan guushu wa dhankaga Insha Allah guul uso hoyatay somaliland oo dhan
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Сағат бұрын
GOBANIMO❤❤
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 2 сағат бұрын
Is badal wanaagsan oo khayr qaba alle hayna siiyo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 51 минут бұрын
Kulmiye waa ku daayay daaad baad qaaday waxuu qaaday Jidkii udub waligiina maso noqonayaaayo taasss iga qora
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 2 сағат бұрын
Xusbiga wadani 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Сағат бұрын
Rag garta gooyn yaqaana. Waad mahadsantihiin. Gobgobi dhashay.
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 2 сағат бұрын
Gabooye way karaamaysan yihiin,wax badan ayaa la idin ciilay,wax badan ayaa la idinku tuntay, wax badan ayaa ragannimo la idiin diidey.ilaahay wuxuu duleyn doonaa kuwii fool xumidaa hor boodayey.waxaan hubaa in la idiin sujuudi doono wakhti aan sidaa u fogeyn.kelmedaasi haday gef tahay rabi ha iga cafiyo Weynaha ayuun baa loo sujuudi karaa haddi cid kale loo sujuudayo waa Hooyo macaan
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Сағат бұрын
Muuse Biixi oo qudha maaha Sacad Muuse
@hassanhussein272
@hassanhussein272 49 минут бұрын
Gaboooye walaahi waa libaax yo hadaanu garxajis nahay gabooye waanu istaageernaa
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 сағат бұрын
Wlahy xaqaad ku adinteen, Salaadiin Wata Saldanada loo bahan yahay
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Сағат бұрын
Sacad Muuse waa gobta Isaaq ee amaan ha la siiyo
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 2 сағат бұрын
😂😂 gobanimo, gobanimo, madax dhaqamed kaa si runta ayay u sheegeen inta qabyaaladu sidato, suaalo cul culus na way waydiiyeen, bal haka jawaabaan suaalahaa kuwa qabyaaladaysani.😂❤😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 28 минут бұрын
Habar awal ama sacad muuse xujo adag ayaaa hortaala Oo ay Habar jeclo shalay waxay hayeesteen dawaldnimo Waxaay lahyneen magaca iyo manasb iyo awaood dowleeded markaaas ba Codkii iyo dawld nimadiiba idinku wareeejiyeen Mxad la qalinaysaaaasan manta hadii ay codka siinayaaaayan G36?
@jamacali3545
@jamacali3545 17 минут бұрын
Maanta horgalo may ahayn waana nala tashadeen balse maxa idinka idiin ku jira .cantina qabsada
@axmadsayidismail4480
@axmadsayidismail4480 Сағат бұрын
Wa gudi 2 laba khisladood o xunxun kulansaday marka hadalkodu jawaab maleh
@AdenDahir-h2k
@AdenDahir-h2k 2 сағат бұрын
Muse Dhariyo Vs Sacad Muse
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Сағат бұрын
Sacad Muuse waa GOB
@MustafeCabdilaahi-v3j
@MustafeCabdilaahi-v3j Сағат бұрын
Qoladiinu waaqoladaatihiin
@fadumocali1407
@fadumocali1407 Сағат бұрын
Berbera ciisa muusa leh
@OmarAhmed-ly7ws
@OmarAhmed-ly7ws Сағат бұрын
Shacab baa codeeya ee odayaal iimanlawayaala ma codeeyaan
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Сағат бұрын
Inta ragaasi gartay bay gang waayeen habar awal oo ka dhinteen horaa loo yiri irbad dhuub ma gelisaan afkuna waydin dheeryahay weligiinba waa caqli xumaydeen xishooda
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Сағат бұрын
Kolkaa adshegaysana disduurkuunbayjabiyeen
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Сағат бұрын
Kala saara tolnimada iyo kursiga.
@AbdiHodmane
@AbdiHodmane 2 сағат бұрын
Midgham siilaanyaa inagau afbaray
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Сағат бұрын
Kuwiinuna dadkaycaayan
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Сағат бұрын
Madaxweynaha waxaan ka codsanayaa boqor axmed oo laxaqirey marka la dhaariyo inuu gurigiisa ugu tago
@cartancartan8452
@cartancartan8452 39 минут бұрын
Idinku laftinigiinu naguso biira hh
@warfaaden6369
@warfaaden6369 23 минут бұрын
waar beel habarjeclo layidhaa oo cirro dooranayaa majirto ee hadaalina
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 Сағат бұрын
Wey buuka ne garxajiis iyey ka xanunsanayan
@fadumaibrahim7467
@fadumaibrahim7467 50 минут бұрын
Waa been iskuma raacsanin Markii ragaya lalaynayey waa I dinkii lahaa waanu soo tashaneynaa
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q Сағат бұрын
Midgahan uraysa yaa baray habar jeclo
@Weliwaqal
@Weliwaqal Сағат бұрын
Maangab ayad tahay Xishood Cunsuriyow
@ibnuabdirahman05
@ibnuabdirahman05 Сағат бұрын
وَعِبَادُ الرَّحْمَٰنِ الَّذِينَ يَمْشُونَ عَلَى الْأَرْضِ هَوْنًا وَإِذَا خَاطَبَهُمُ الْجَاهِلُونَ قَالُوا سَلَامً Kan waa jaahil cunsuriya yan lala hadlin
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 39 минут бұрын
Oday beeleed gabooye ah muuse ku waashay
@Halazremo
@Halazremo Сағат бұрын
hargeisa lama wada dagi doono ragii lahaa baa katalinay sacad muuse dhiiga iyo dhuuxaba.......
@mhassan0163
@mhassan0163 Сағат бұрын
Oromo oromo dhashay Afka nool Dheddig Isaaq
@se1059
@se1059 33 минут бұрын
Hargaysa ma adaa lahaa xeebtii kululayd baad ku noqon hadaad edeb u joogi waydo caasimada
@roodanuur461
@roodanuur461 Сағат бұрын
Maanan jeecele intaa waai idiin coodain kaarta baalles haala qof o haabarjeeclo haa haaka suugina cood gaarxajiis waa ineeceebeyay niiguna maa raabo
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 сағат бұрын
Waaruntoodood
@omarhersi4367
@omarhersi4367 48 минут бұрын
Dhuuso weyne
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 сағат бұрын
Kuwa cadowga gudaha ah ey kuwa wadaada sheyganaya ey khawaarijta jala laayow oo dil toogasha halagu fuliyo 150kun oo itoopian ah muse ha dalbadow oo dhirbaaxo kulul ha ku dhufto cadkwga gudaha ey soomaliya u adeegaya
@maxamedalleen7031
@maxamedalleen7031 2 сағат бұрын
Ina abagaadhe marka horeba qoti baad ahayd
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Сағат бұрын
@@maxamedalleen7031 oo MA isaaq oo dhan baan ahayn? habar xabuusheed iyo habar magaado midna Xabashuyad midna waa qotiyad
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Сағат бұрын
@@maxamedalleen7031 Hooyo ceeb ma leh
@Weliwaqal
@Weliwaqal Сағат бұрын
Tan oromo mala hada adigu orom nijaasa tahayna tan cidi lahayd aya ka talinaysa Orodo Ethiopianka so raacde
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 10 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 90 МЛН
Ma dhab baa in Beesha Habarjeclo u Digo rogatay Waddani?
17:00
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 19 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 77 М.