Yaa awood badan Isr`il & Iran, Tehran oo haysta fursad aysan Isr`il & Mareykanka haysan

  Рет қаралды 13,957

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер
@SiciidCaweddheere
@SiciidCaweddheere Сағат бұрын
Kusaliya nabigeena muxamad scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 2 сағат бұрын
Nidaamkaas difaacu xaluu fashilmay ilaahay awoodiisaa ka wayn waxa yuhuudi haysato iyo maraykanka balaayada ismooda
@Engfowzani1518
@Engfowzani1518 3 сағат бұрын
Qofka 16aaf ee like saara🎉🎉🎉
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 сағат бұрын
Iiraan ayaa awood badan
@abdikarimmoha6037
@abdikarimmoha6037 2 сағат бұрын
Kaarayasha aan guban… wxa so af jaray Yasin 105 🔥
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 2 сағат бұрын
Airodomkii mee muxuu u qaban waayey waxa gudaha israaiil ku dhacaya meentii iyo digdigtii laysugu cago jugleyn jirey way soo dhamaanaysaa
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d 2 сағат бұрын
😊
@shakrapoy
@shakrapoy 2 сағат бұрын
Kaarayaasha aan guban maa dhahday😂 alyaasiin io alchool aala waydiinaa
@محمد-و2ج7ض
@محمد-و2ج7ض Сағат бұрын
Guul islam ka
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 3 сағат бұрын
Waraabe daalay dirirtiisa ayaa loo tagaa iiran qaniinyo wayn ayay u gaysan doontaa yuhuuda iyo maraykan
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 сағат бұрын
Yahuudu wa cadow fulayo ah aad u jilicsan guuuuuuull mujahidinta xamas and iraan
@AhmedDheeg-ny4hv
@AhmedDheeg-ny4hv 2 сағат бұрын
Gayla. Karayasha sad sheegaysid myanay again kuwa xamas sida fudud ay u Guinan kantalka Al yasin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 сағат бұрын
F36.majirte waxaddhahdaa F35_F22_F16 iyo F15 kuwoda ugucasrisan
@DjMüllar
@DjMüllar Сағат бұрын
F16 kan hada uku danbeyo waaye diyaarad casri waaye aniga hada kutaba bartay sifiican sida adba dalkaw Somalia uku difaaco aya raba
@BROTHERS..
@BROTHERS.. 3 сағат бұрын
Iiraan awood dhuleed bayledahay iyo awood badeed lkn awood cireed male
@Hansen_270
@Hansen_270 Сағат бұрын
Gariyasha alyasin sow Kama adegan
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 2 сағат бұрын
Kani afka reer Galbeed ku kuhadlaa
@KumandeAxmed
@KumandeAxmed 2 сағат бұрын
Haa soo kala naxan
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 сағат бұрын
Tangiyada israi'l soti xamas duqeysay eber ka dhigtay+ xisbullah soti ay aad uduqeysay tangiya badan gubta kkk faan weyna
@tayos6070
@tayos6070 21 минут бұрын
b2 mahaysataan israaii f36 diyaarad jirta maaha yaa idiin warama idinka
@abasabdullahi4448
@abasabdullahi4448 3 сағат бұрын
First commnet
@isxaaqboorow3457
@isxaaqboorow3457 2 сағат бұрын
Gaylan sota xamaas gubaysay karayasha yuhuuda
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 2 минут бұрын
Tangiyada casriga ah e yahudu manay ahayn kan malin walba lagu dhalaliyo bartamaha gasa
@OmarAtaag
@OmarAtaag 3 сағат бұрын
Ascwariyesare
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 2 сағат бұрын
Kaarayaasha aan guban ee israaiil ma qaar xereysan baa?miyaanay ahayn kuwan xamaas fashilisay iska ilaaliya war tebintiinu inaanay noqon kuwo u adeega reer galbeedka noqonina sameecado ay wax ku gudbiyaan saxaafada reer galbeedku
@MaxamedOsman-w5p
@MaxamedOsman-w5p 2 сағат бұрын
Alow run masheegtay Lkn haday odhan wayaan sidaa ayaga ayaa khadaka lagasarayaa dantaa ugu Jirta inay been kudaraan
@Talasame3425
@Talasame3425 2 сағат бұрын
Waa Bayntaa inta Aan Ku Dhagaysanaayi Markaan Ayaad Bayn Sheegtay Waa Mid Aan Kagaa Dhagaysan Karin
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Bariga Dhexe | Qubanaha VOA
29:46
ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya | VOA Somali
23:06
VOA Somali
Рет қаралды 3,8 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 28 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,1 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA IYO XIISADA BARIGA DHEXE
21:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 18 М.