Axmed khaliif aad bad umahadsan tahay halka nooga wada cadaalada dadka deeqa baanu urajaynanaa from buntiland guulaysta
@faryarmuusa9323Сағат бұрын
Hoyada iyo butland ba was halkan somaliland aya la dhaha butland lagama hadlayo nacala badhida kaga yaal
@Nuura-bb4ob2 сағат бұрын
Hambalyo hambalyo guul iyo gobanimo somaliland
@GiifayDuureyСағат бұрын
Legend somalia usoo baxey
@user-vlogscounteryСағат бұрын
Somalia mxy ahyd
@amuse5695Сағат бұрын
Zoomaal bo kahatlaya 😂😂
@khadramohamoud442213 минут бұрын
Meeshani somaaliya lama yidhaa@@amuse5695
@awm221Сағат бұрын
Masha Allah wa gesi gesi dhalay masha Allah ban kulayahay ❤❤❤
@HabonAbdirahman-y5f59 минут бұрын
Geesi laander❤❤❤
@sakariyekhadar6093Сағат бұрын
Xaqiiq waa dhaafy kani legend runtii ka hadlay ragg baa xidhan 400 boqol oo aan cid ka hadlysa jirin sidoo kle dedkaa nabad kala dhex dhigo waayo nabadu wadanka horumarka dalkeena hadii sidoo kle tayada dalka ha ka hadlo
@Calimaxamad-k6uСағат бұрын
Libaax maansha allah
@nashwahnashwaan6789Сағат бұрын
Legendka lasheegaaba waa kan 😂 sharaf iyo karaamo axmed khaliif🫡🫡
@qwertyaserty840433 минут бұрын
nacallatula ciyaalla gudaaf~ waxaasa xildhibaan ah ? from saylac❤❤
@AyaanleMaxamuud-ne1wx2 сағат бұрын
Nin rageeed waaye
@abdihakimomarqadha4430Сағат бұрын
Xil. Ahmed Khaliif ❤
@MS-lv8bfСағат бұрын
Sax Weeye sax weeye Guuleyso
@Calimaxamad-k6u2 сағат бұрын
Xildhibaan axmed khaliif geesi qaran noolow
@mohamed8846653 минут бұрын
Dugaag yaa wadani
@Ibby_hashi2 сағат бұрын
Libaax libaax dhalay wad I matashaa xildhibaan 👏🏽❤️
@hanafarah1441Сағат бұрын
ilaahow FAQASH naga qabo waatan soo noqotaye. dowlada cusubi ha foojignaato.soomaaliland guul iyo ictraaf deg deg ah.
@aasiyacabdi2 сағат бұрын
Welee waa nin rageed 🥰
@louganwolfe-ng1ssСағат бұрын
Libax walahi Farid Nin nin dhalay
@hyatyusuf9068Сағат бұрын
ماشاء اللة تبارك الله بارك الله فيك يا أخي الفاضل جزاك اللة خير الجزاء وجعل الجنة مثواك و بارك الله فيك وأحسن الله إليك وزادكم الله علما نافعا ورزقا طيبا مباركا فيه وحفظك الله و رعاك ıllahay walale haydin xifdiyo adiga iyo waalidkaba caqliga iyo cilmigaba illahay hakuu barakeyo waxad tahay qof khayr ka kataliya oo caadil ah inshaa Allahu maalin waxad unoqon dadkeena soomaaliya Madaxweyne. May Allah bless you.
@AGuled-z5h56 минут бұрын
Mucaaridkii hore jidkii uu jeexay ayuu mucaaridka cusubina marayaa ee yaaney xumaan .
@user-vlogscounteryСағат бұрын
Gacanta alle ha gooyo qofki ciro ucodeyay waka mantaba soo if baxaday tuhumki somalia iyo kabixintanki heshiski itopiya
@Nadia-i7n1vСағат бұрын
😂😂
@NorabdikСағат бұрын
😂😂
@hanadqays5415Сағат бұрын
Hooyadaa baa futada ay ka xaarto laga wasaa iyo h.awal Dhedig baa ahayd lkn rag baa dusha kaa fuulay😂😂
@khadra27day122 сағат бұрын
Shuruud la'aan wax lagu sii deynayaa ma jirto adeer wiilashayadu wiil baanu u haysanaa
Xildhiaan maanta waxaadka hadashay dhibaato na haysatay Cuntooyinka caafimaad daro nagu hayay Tayadà cuntooyinka oo dadka ku haysay caafimad daroo
@AbdirashiidMuuse-x2gСағат бұрын
Waxa human ku cad kuwa markiba calanka beluga ah la orday
@sahraahmed6753Сағат бұрын
Sideh lo siidenkarah bila Shurud .. Waa khalad inaad ka fikiri waydan kuwinii Ee Waa en laswaydarsado maxabista 😢😢😢😢😢😢😢 ..
@Abdul253djСағат бұрын
Of course, calamka maxabista waa la is dhaafsada ! Wa waxa maxabis lo qabsado, exchange iyo wada hadal aya laga gala!!
@SuratMaidah2 сағат бұрын
Cadawga Gudaha (Xildhibaan Axmed Khaliif)
@Ss-kl1hz10 минут бұрын
Waxan saqajaanka ha la aamusiiyo, Shaqadiisa oo dhan ayaa ku saleysan in uu umada kala qaybiyo. Madaxweynaha la doortey waxa uu yidhi " Ma ahaa anaka iyo idinka, ee waa inaka". Allow dhowr wadankeena qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland.
intaat la safantahay cadawuga Somaliland adiga iyo inta la safaniba waxatahy cadawuga gudah
@aamohamed51022 сағат бұрын
Maantay kaaga daran tahay, oo waxaa ku daba socda sirdoon shacabka ah, IMIKAAD AWOOD U YEELATAT CADOWGA GUDAHA WAAYO MARKII HORE SHACAB BAAD AHAYDEEN. MAANTA IDINKAA DOWLAD AH. FAQASHTANA CADAYNTEEDII DURTABA WAX BAA SOO BAXAYA.
@CabdiraxmaanYusuuf-f1zСағат бұрын
Aadbaad ula dagaalantay nimankii snm ee somaalidiidka ahaa
@miriamfarah26652 сағат бұрын
Ciday doonto hooyadii ha ahaato waa khalad in garàcid ayàd sheegaysaye in la taabto waa ceeb
@monaallin6022Сағат бұрын
Cadawga gudaha walii ma hadllaysa
@osmansaki-ke4vn2 сағат бұрын
Ninkaas cilmiga ilaahay ismuuji buu isleeyay lkn doqonimo ayaa ka muuqata nasiib daro kursi aanuu u qalmin buu fadhiyaa
@nevergiveup4012Сағат бұрын
Saw hadaad soowada baxdo wixii kugu jiruun lagaa akhrisan maayo ma fariidnimuu soo amaahan doqonimada wuu udhashaye 😂😂
@Abdul253djСағат бұрын
Waad gadhi wayday meeqaam kisa! Waa qayrka oo heer gadhay, ha cawriin!! Raggi talin jiray uun ba taliin dona .
@nevergiveup4012Сағат бұрын
@@Abdul253dj nin ninkale uniikinaya waxbaa kaqaldanbaa layidhi😂😂
@Abdul253dj24 минут бұрын
@nevergiveup4012 Hbr awal minority , cilmi iyo aqon midna ma lahid!! Ragga ha cawrin, dhadig isaaq foqal dhadig 🤣😅🤣😂 Ragg nikiya oo futo jilicsan hbr awal ba lee!! Af hodhash hadal aan wax tariinhbr awsl ba lee
@Xasancabdilaahi-u9mСағат бұрын
CAWAAN FOOQAL CAWAAN 😢😢😢
@Daher-o6g2 сағат бұрын
Imika iyo bari huwan foqa huwan... it's your title for life!
@Calimaxamad-k6u2 сағат бұрын
Khaniis abaarso
@Sport-KhayoСағат бұрын
Gobonimo hadal sxb ha gun hadalin
@nevergiveup4012Сағат бұрын
@@Calimaxamad-k6ukhiniis rabasaad 😂😂
@Abdul253djСағат бұрын
@@nevergiveup4012 Abaarso waa xarunti khanisnimada ee Anderson Cooper. Futo awal, gajo caydh dowlad ku nool.
@Abdul253djСағат бұрын
Maanta iyo bariba tuugta gudaha ayad tahin, sida mantaba la idiin fahmay ee reer somaliland idin ka codaysay aya for ever ah. Awal oromo tuugta dalka so kalay ee boobka ka wada!!😂
Hbr awal qac aya ka yeedhay ee inaga daa walal! Ha iska baroortaan 15 sano dambe!!
@jammane3880Сағат бұрын
Xildhibaanka miyaa hooyadii suuqa lagu garaacay sabab loo maleeyey inay tahay dhulbahante Haddii arinkaasi run yahay waa gunnimo
@Mooge-b5z6 минут бұрын
Huwanta
@MaxamedXasan-bw3wlСағат бұрын
Waxwalba hadii uuqaato raganimo maaha waa inuu ninku go aan lahaadaa
@Abdul253dj52 минут бұрын
Go' an qadsho iyo talo aqbalaad isma khilafayan. Talo waa advice, go'an waa decision. Advices kagu Sito ayad go'an cilmiyasan ku qadanaysa@ Intaad indho la'an gidarka jidhi lahayd sidi muse judaan 😂😂😂
@ahlanhussienСағат бұрын
Gob gobi dhashay baad tahay
@faryarmuusa9323Сағат бұрын
Ciiro wa niin wax lo sheegi kaaro
@yusufbarud70342 сағат бұрын
Waar hada ayaa sare laguu odhanayaa way cidaadtahayba lama yaqaano
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z52 минут бұрын
Sowdigii ku faraxsanaa ee wliba ciidanka dhabarjabiyay ee buurta u galay eemadaxa iskaga taagay mxy ku kala duwan yihiin kaad u doodayso iyo kaad madaxa iskaga taagtay beenaale reer jaamac saalax maadaba u eegba waar reer jaamac saalax ha wanjalin
@mohamedadan78672 сағат бұрын
Kkkkkkkkk marxuum
@geelefahiye5895Сағат бұрын
Cadow gudaha dowladii qabsaday
@Abdul253djСағат бұрын
Oromada waa ls tarxilaya dhawaan sisi eelay di lascanood, bye bye hbr awal😂😂😂
@SaadoCabdi-u9mСағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FosiyaAhmed122 сағат бұрын
😂😂😂😂
@MunaIssa-f3wСағат бұрын
Huwan, beenlowe
@AhmedHapaneСағат бұрын
Inangumeed
@maxamedabwaan26732 сағат бұрын
Cirro waa nin waxloo sheegi karo waa cay xun
@Abdul253dj55 минут бұрын
Maya walal, cay maha!! Waxay ka digantay waa nin talo qadan kara talo na ka go'odo!
@saynabhassan3398Сағат бұрын
Iskubax qumayayow kajeedi muuse biixi
@filsanananug80482 сағат бұрын
😂😂😂 caruur codeysay faan hanooga dhigin caacdun bad haysaye
@Abdul253dj48 минут бұрын
Qac aya ka yeedhay 😂😂😂 Samir iyo imaan sadiqa adeerka muse judaan. Caruur Mahe maydka aya codeyaay😂😂😂😂
@Khayre-w1n25 минут бұрын
Still you are the enemy of Somaliland, whatever you did in the past is recored.