MOGADISHU'S GOT TALENT PART 8 WIIL CIYAAR MUCJISO AH KUSOO BANDHIGAY

  Рет қаралды 436,359

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Пікірлер: 683
@hafsoabdi6896
@hafsoabdi6896 4 жыл бұрын
Meeshaan qof qur aan kusobandhigo malwaayeey marwaliba hees Lee argnaaye Allah hansoo hanuuniyo
@sandaacadeey6606
@sandaacadeey6606 4 жыл бұрын
wlhi dhoor mar is dhahay tag ee quraan soo bandhig hadana waxaa is dhahy adoo wajigaada soo qaawiye oo lagu arkey markaa soo istaago oo aan quraan ku tartamaa hadii la idhhaho quraan kuma jiro ceebtaas ka cararaaa
@amranabdukadir2686
@amranabdukadir2686 4 жыл бұрын
Hafso abaayo quraaan meeshaaan looguma talagalin micnaha quraanka meel ka qiima badan buu uqalma meeshaana laguma dari karo mahadsanid
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 жыл бұрын
Aamin all Alaha so hanunimo lkn Sual ku weydiye mel Fisqi ah Heso iyo Dancer laga bixiyo se ina tagto u quran ugu aqrine ilyn mel walba Por ba u dhagane
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 4 жыл бұрын
@@amranabdukadir2686 subscribe isaaar walal qali
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 4 жыл бұрын
@@sandaacadeey6606 subscribe isaaar walal qali subscribe isaaar walal qali
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 4 жыл бұрын
Reer kaaraan hada nhy talent noogu imaada😂 Qofkii muqdisho ku dhashtay like dhac ha igu siiyo reer muqdisho😍
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Viva kaaraan abaayo mahadsanid
@ibraahimcade2095
@ibraahimcade2095 4 жыл бұрын
Kaaraan igu soo dhawey xmr ban usoo socdaye
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 4 жыл бұрын
@@ibraahimcade2095 i.a brother😍
@amalowboy1966
@amalowboy1966 4 жыл бұрын
Karan busley
@allakaweenmedia9248
@allakaweenmedia9248 4 жыл бұрын
Xamar weeeeyne
@abdullahisabriye8688
@abdullahisabriye8688 4 жыл бұрын
Taageera yaasha shimaali aan is barano anagoo kaga faaideysaneyna maqnaashihiisu
@shukrimaxamuud7568
@shukrimaxamuud7568 4 жыл бұрын
Hagaag
@awoabdi5552
@awoabdi5552 4 жыл бұрын
Shimaali maxa ku dhacay
@jawahirmohamudhassan4979
@jawahirmohamudhassan4979 4 жыл бұрын
Maxaa ku dhacay maanta
@abdullahisabriye8688
@abdullahisabriye8688 4 жыл бұрын
@@jawahirmohamudhassan4979 magaran Karo lkn khayr unban urajeyneyna inshaallah wuna ino soo labandoona
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Shimaali niyad dhiskiisa uxiisnay bro Isoo booqo
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
Reer muqdishooy wiil reer hargeysa oo midnimo jecel ayaan ahay jecelna in mininka la qurxiyo markaa subscribe ma igu caawin kartaan kolba kiina taag daran taageera weligiin, markaa aniga subscribe igu taageera walaaloyaaal
@nafisonuur6144
@nafisonuur6144 4 жыл бұрын
kuusaaray wllo from muqdisho
@sofianoor4776
@sofianoor4776 4 жыл бұрын
Ku sarey walal from mugdisho 🙏
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 жыл бұрын
Waan ku saaray wll
@khadraali5890
@khadraali5890 4 жыл бұрын
waan kuusaray
@samiiraabdi9408
@samiiraabdi9408 3 жыл бұрын
Waa kuu saaraa from puntland maadama wadaniyad sheegtay
@dahabamohamud8045
@dahabamohamud8045 4 жыл бұрын
Reer kaaraan caadi maaha waa dad leh hibo fara badan Waa Degmo igu qaali ah mash Allah
@astanchannel1324
@astanchannel1324 4 жыл бұрын
Subcrbe isar plz dahab
@khadijamuxumud4639
@khadijamuxumud4639 4 жыл бұрын
Inixata it the place where I was born
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks all
@amiiraarjun4131
@amiiraarjun4131 4 жыл бұрын
Tnx
@saygafilmsandvlogs9271
@saygafilmsandvlogs9271 4 жыл бұрын
Wan arkaa inad aqrineyso qoralkeyga wll maxad iga xasidee subscribe ileen ifka lagu yahy wll
@muftahofficial4355
@muftahofficial4355 4 жыл бұрын
Isar waan ku SARAY sxb
@idmanitoabdi6257
@idmanitoabdi6257 4 жыл бұрын
Kusaray kunaax
@amalmahamud4804
@amalmahamud4804 4 жыл бұрын
sayga films and vlogs mar hore Ayaan kuu saarey
@muftahofficial4355
@muftahofficial4355 4 жыл бұрын
@@idmanitoabdi6257 kkk ok huno Ani Miya mise Yar ka kale
@nafisonuur6144
@nafisonuur6144 4 жыл бұрын
kuusaray bro
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
*Maanta Shimaaali uma jeedee Yaa ila mid ah* ?
@raggahada5122
@raggahada5122 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@raggahada5122 🙄🙄🙄
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 4 жыл бұрын
Ahmed hillaac:, muqusha ayuu aadey
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@kaligiiduulofficialmedia583 hhh Qof suuli ku maqan hortiisa go'aan lama gaari lahayne waa lasugi lahaa
@feeya2487
@feeya2487 4 жыл бұрын
'Shimaali' maxay waye?
@zakihussein7946
@zakihussein7946 4 жыл бұрын
Dagmadeyda Kaaraan wiilasha ka socda guuleesta 👏👏👏
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks sxb sare
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x 4 жыл бұрын
Guul wcn reer karan degmadeydi ankuso koray
@khadijamuxumud4639
@khadijamuxumud4639 4 жыл бұрын
Same here
@shukripancakechannel3523
@shukripancakechannel3523 4 жыл бұрын
Wll subscribe igu caaawiya
@huriarelax2067
@huriarelax2067 4 жыл бұрын
Masha allah waxa mudo sugayay waaye wiilka ciyaartiisa waa la dhacay horay u soco
@MuuqaalkaTV
@MuuqaalkaTV 4 жыл бұрын
waan ku haystaa mogadisgu got talent waa barbaamij dhalinyada muhiim u ah
@nacimaiman
@nacimaiman 4 жыл бұрын
MashaAllah wiilka Deeq Diamond from kaaraan ciyaartiisa Waa Hit I Like it 😘❤️❤️❤️❤️✅👍🏿
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks walaal
@dssomaliland1437
@dssomaliland1437 4 жыл бұрын
Waaaaaaw🤴👈👌 reer kaaraan caadi maaha
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
dssomali wll qaali subscribe igu caawi plz
@waawcadde6122
@waawcadde6122 4 жыл бұрын
Masha Allah
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 4 жыл бұрын
Deeq Daimond Talent Leedahay M.a😍😍
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Labiska, style ka, dance ga intaba 100% perfect ninkaan waa iga gadan yahay wallaahi
@naimamohamed8323
@naimamohamed8323 4 жыл бұрын
Wilka dance soo bandhige wala dhacay qab ciyaareedkiisa🥰
@feisalmohamed1671
@feisalmohamed1671 4 жыл бұрын
Shimaali inuu maqan yahay inta arakto like👍 saar
@thestarboy264
@thestarboy264 4 жыл бұрын
Finally someone with different talent
@somalyouthmedia1285
@somalyouthmedia1285 4 жыл бұрын
Kaaraan ❤️❤️❤️❤️ Ma igeysiino
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Sido kale
@dagandeeqa7747
@dagandeeqa7747 4 жыл бұрын
waalagu geyhaa
@studiodollar2763
@studiodollar2763 4 жыл бұрын
Hablaha Reer muqdisho waan u bahanahay 🙏💯
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
Maxaa uga baahantahy!
@studiodollar2763
@studiodollar2763 4 жыл бұрын
@@somalitv9331 waan jecelahay
@Cadeey
@Cadeey 4 жыл бұрын
Woooow Mr Diamonds waa shidaanyahaay yaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏻👏🏻👏🏻
@abdinorsom8441
@abdinorsom8441 4 жыл бұрын
Gudiga maanta iskuma dheeli tirnee hadii midna haa dhaho midna maya dhaho see loo xalinayaaa
@abdirzakcolombo3303
@abdirzakcolombo3303 4 жыл бұрын
What shimaali
@Zahara373
@Zahara373 4 жыл бұрын
Masha Allah we need more people like Dek Diamond 👍
@yazirqali2485
@yazirqali2485 4 жыл бұрын
Nin hibo iyo hal aburleh deeq diamond
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
FIFA ReeR kaaraan Cayaar nuuc walbaba
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks my dadkeyga
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 4 жыл бұрын
Daahir farayare subscribe isaaar walal qali
@astanchannel1324
@astanchannel1324 4 жыл бұрын
Subcrbe isar plz
@baskarproduction213
@baskarproduction213 4 жыл бұрын
Horseed Tube sxb subscribe ii saar ana aan kuu saaro
@baskarproduction213
@baskarproduction213 4 жыл бұрын
Ruun Bbe Official iisaar ana aan kuu saaro
@hajjzayd3707
@hajjzayd3707 4 жыл бұрын
Good dance
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks all
@hajjzayd3707
@hajjzayd3707 4 жыл бұрын
@@qaalmoogchannel636 waku saaray zxb
@mehlan3743
@mehlan3743 4 жыл бұрын
Kaaraan hanolato 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻😂😍👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷😍😘😘😘❣️❤️
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Viva weligeed ha jirto kulanka kale kasii daran
@citizensomalia4414
@citizensomalia4414 4 жыл бұрын
Masha Allah aad ban ula dhacay barnaamijkan
@citizensomalia4414
@citizensomalia4414 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🍎🍇🍉🍑🍋🥕🍍🍌🍓🍅🌽🥕🥔🍆🥑🥝🍒🍐🍏🇸🇴🇸🇴
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Fadlan subuscribe haletgu sacido
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
All one love
@sports4k364
@sports4k364 4 жыл бұрын
talent somali hees un bey u qaban
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
amf layon wll qaali subscribe igu caawi plz
@bhaiali7938
@bhaiali7938 4 жыл бұрын
Kaaraan❤❤❤❤
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
@@bhaiali7938 wll qaali subscribe igu caawi plz
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Wax kale waa runtaada
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
@@bhaiali7938 thanks
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
HorTa Bal manTa igU Yaaca😁😏😂🤣
@bashkamohamed1913
@bashkamohamed1913 4 жыл бұрын
Diamond wax kale keep going bro👏👏👏👊
@ayaaniitachannal4854
@ayaaniitachannal4854 4 жыл бұрын
Waaaaw degmadeyda karaan allow Manad yelelo
@veedovf9
@veedovf9 4 жыл бұрын
Amin
@abdirahmanalirage7939
@abdirahmanalirage7939 4 жыл бұрын
Viva karaan reer abtigey ❤️❤️❤️🥰🥰
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Finally! deeq Diamond it’s ♥️ Different talents is presented other than singing🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴
@mahamedhussienodawaa125
@mahamedhussienodawaa125 4 жыл бұрын
Saami cadde saxibka bulshada 👌👌🙏Inti comment tigega aragtay like isara 👍🏿
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
mohamed husein wll qaali subscribe igu caawi plz
@baskarproduction213
@baskarproduction213 4 жыл бұрын
Daaciga Alle waan kuu saarey wllaal adna ii saar
@mahamedhussienodawaa125
@mahamedhussienodawaa125 4 жыл бұрын
@@apdishakur9185 waan ku saray wll
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Deeq Diamond wuxuu Iila Egyahay Nin yaroo Waxkabedeli Kara Xamar
@gaadhsiiyainamaxamed6298
@gaadhsiiyainamaxamed6298 4 жыл бұрын
Oooooow waxi hore hayska maqnadan welkan masha alla hore u soco👏👏👏👏
@zainabmilaano2011
@zainabmilaano2011 4 жыл бұрын
I love My Dadkeyga Rer Kaaraan ❤❤❤
@nawaalaweys449
@nawaalaweys449 4 жыл бұрын
Me two dhiiga❣❣
@abdinasir4593
@abdinasir4593 4 жыл бұрын
deck diamond ninkii adag oo talent leh keep going
@muniiradacar1485
@muniiradacar1485 4 жыл бұрын
Cawo abe shimaal ahmed shimaal away mise ana arkin
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 4 жыл бұрын
Ha aaawy
@hamzeapdillahi1463
@hamzeapdillahi1463 4 жыл бұрын
Reer hargeysa hadaan nahay waan so socana inshallah waan u baahna got talent gan
@inaabdinoor4430
@inaabdinoor4430 4 жыл бұрын
DaimonD Dance Qar la imadaY QataR 💙💙💙
@bravointertainment3140
@bravointertainment3140 4 жыл бұрын
Absolutely Fantastic' This man got some thing especial
@xajaxuja822
@xajaxuja822 4 жыл бұрын
Kaaraan kor allha ka dhigo jir oo joog waa meel aan ku caaano masha allh Axmed dhayman hore u soco
@veedovf9
@veedovf9 4 жыл бұрын
Reer kaaraan ismuujiya away liketa👍
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Mogadishu Got Talent Way laba lixaadsatay
@abdifatahabdirahman1770
@abdifatahabdirahman1770 4 жыл бұрын
Masha Allah Somalia hanolaato insha Allah alle cadawaga haka qabto❤🙏
@ahmedmoha9880
@ahmedmoha9880 4 жыл бұрын
Rer karan cimamadina mahesto deeq diamon keep going bro kugu hesta
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Wooooow caaadi mhn😊😊😊😍2020 sida uu music ula helaayo😜
@abdisamadofficial5492
@abdisamadofficial5492 4 жыл бұрын
Viva kaaran ❤💯
@osmaanlallana9015
@osmaanlallana9015 4 жыл бұрын
Wllhi waa uu kenay baramijkaan hore ha lo socdo✌
@hayatmohamed3137
@hayatmohamed3137 4 жыл бұрын
Mogadishu's got talent why not Somalia's got talent??!
@Redmensupportes
@Redmensupportes 4 жыл бұрын
Hayat Mohamed exactly bcoz not only Mogadishu everyone comes here
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks sister
@zabriinamohamed4269
@zabriinamohamed4269 4 жыл бұрын
m.a waa wax lagu farxo in wadan keena uu dadka hibooyin badan ey kaso baxaan aad baan ugu farax sanahay
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks
@mubarakboy3405
@mubarakboy3405 4 жыл бұрын
Wow beautiful dance
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 жыл бұрын
shimaali la antis marax gudida daimond kii somalida lahely mnta mnsha alh
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 4 жыл бұрын
Ninka ciyaaraya wa fariid
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 4 жыл бұрын
Wiil waal🙌🤦 keep bro talented boy wax kale🇸🇴😔😔
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks lipaah
@somroyalfilms2777
@somroyalfilms2777 4 жыл бұрын
Frist View ahay wlhi Like ta plz
@axmedkoomaad7462
@axmedkoomaad7462 4 жыл бұрын
Yusuf haybaro waa nin dagan aad iyo aad horman wacan baan ku leeyahay bro Yusuf
@abdirahmanmaxedjiin3560
@abdirahmanmaxedjiin3560 4 жыл бұрын
Salaaama family balanbaalis
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
jiin jiin wll qaali subscribe igu caawi plz
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 4 жыл бұрын
@@apdishakur9185 subscribe isaaar walal qali
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 4 жыл бұрын
Jiin jiin subscribe isaaar walal qali
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
@@Ruunbashiirofficail waa kuu saaray ii saar adn
@astanchannel1324
@astanchannel1324 4 жыл бұрын
Jin subcrbe isar plz
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 4 жыл бұрын
M.A hore usocda from hargeisa soomalind waan idiin salamay
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 4 жыл бұрын
Go talent caruurta usameeya nagadaaaya balbalaaryashan
@guuleedyare5936
@guuleedyare5936 4 жыл бұрын
Mogadishu ‘s god talant way shidantahy lkn waxa kamaqan gabadh garsoreah intaa igaa gadhsiyaa inaa lagusodaro hal gabadhaa 👍👍👍👍👍
@deeqocisman2899
@deeqocisman2899 4 жыл бұрын
Inanka lagu bilaabay barnamijka waa diyaarsanyhy keep going brother
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 4 жыл бұрын
Laylo ladan waa mahadsan tahay cod wanaagsan baa leedahay heesta Sahra Cumar Dhuule maleh waxaa lahayd fanaanadii waynayd AHU Kinsi Xaaji Aadan waxaana laqaadi jiray AHU Saciid Mire Xaydar
@sucaadodheyman3411
@sucaadodheyman3411 4 жыл бұрын
☝️KaliyaH magaca muqdisho ku badala Somali got lalinte🇸🇴❤🙏 Sax ama 🤔
@sagalali7734
@sagalali7734 4 жыл бұрын
Diamond ka xamr cdi ma aha keep going rer karaaan cdi ma aha 😂😂😂😂
@waawcadde6122
@waawcadde6122 4 жыл бұрын
☝️
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks
@Nourdin726
@Nourdin726 4 жыл бұрын
Kaaran Got talent! Ciyarta qeebta dhexe ayee ka qatarsaneed
@asmaadahir7923
@asmaadahir7923 4 жыл бұрын
Deeq diamond keep going
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Ana ugusoo horeeyay Like iireeb
@najmafarah6696
@najmafarah6696 4 жыл бұрын
aaway shimaali daraadis meesha u imaan jirneee ... Noo soo cesha aabo shimali Ahmed shimaali
@khaledleo3042
@khaledleo3042 4 жыл бұрын
Wax kale
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
khalid wll qaali subscribe igu caawi plz
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Thanks bro
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
@@hayaaniabdi9003 wll qaali subscribe igu caawi plz
@weight-loss.
@weight-loss. 4 жыл бұрын
@@apdishakur9185 waa kuu saaray adna ii saar sxb
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
@@weight-loss. waa kuu saray wll
@dareencaashaqlove6137
@dareencaashaqlove6137 4 жыл бұрын
Wooooooooooow isiiiiiiii 🥰👌🏼✊🏻💫 like iisara please walaalha Somaliid ❤️❤️
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 4 жыл бұрын
Ma ogahay dhigeygoow waxaa ku luuqeeyay Allaha uwada naxariisto kinsi xaaji aadan iyo siciid mire xeydar hoboladii iftin
@guofficial280
@guofficial280 4 жыл бұрын
diamond waxkle wll horay usoco wll👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
2 Qof guddi ma noqon karaane xal kale raadiya Waayo 1 qof hadduu haa dhaho 1 qofna uu mayaa dhaho see layeelayaa ? ☝️🙄
@hamunmohamed2134
@hamunmohamed2134 4 жыл бұрын
kkkkkk sual cajiiib eh
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@hamunmohamed2134 Sow maaha sxb
@user-fj8vl9dg4d
@user-fj8vl9dg4d 4 жыл бұрын
Sual cilmiyeysan 😂😂😂😂😂
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@user-fj8vl9dg4d sow maaha ❣
@shukripancakechannel3523
@shukripancakechannel3523 4 жыл бұрын
@@hamunmohamed2134 wll subscribe igu caawi
@naemaa.6210
@naemaa.6210 4 жыл бұрын
Wadajir baan ahay Walashey Kaaraan ❤❤❤
@adamjumale4871
@adamjumale4871 4 жыл бұрын
Kaaraan # 1 in the world.
@user-rh4bm6nd2h
@user-rh4bm6nd2h 4 жыл бұрын
Atooraha muqdisho dacayad asa iskusameyy lkn qatar wasye👌👌👌👍
@muhimastylish6473
@muhimastylish6473 4 жыл бұрын
you are number one diamond bro well done
@Kindlyy99
@Kindlyy99 4 жыл бұрын
Keep going soomaali weyn💙💙🦋🙌🏽 Viva Dameerley❤️😂🙌🏽💪🏽
@mss_zu7184
@mss_zu7184 4 жыл бұрын
Xamar xaafada ugu Shidan kaaraan aya la yidha miya ??🤣🤣💋odaygan guddigaa magicisa ii shega isku meel kaso jeednaayee somaliland🤣🤣🥰💋💋
@dhaghayeofficial3723
@dhaghayeofficial3723 4 жыл бұрын
Atooraha muqdisho waanu qadanay wlhi
@delion8418
@delion8418 4 жыл бұрын
Caawa meesha shimali Ahmed ayaa kamaqan marax marax waaye😢
@zamiira.dalabey6735
@zamiira.dalabey6735 4 жыл бұрын
Wilka dancerka wu shidanhY lkn hdlku badiyaY wu i faniyaY
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 4 жыл бұрын
Hhhh waan soo badinaa wareega labaaad
@filsancadey1625
@filsancadey1625 4 жыл бұрын
Keep going pro best dance
@nimcochannel4656
@nimcochannel4656 4 жыл бұрын
Waaw masha allaaha 😍😍😍😍😍
@mokhtar1258
@mokhtar1258 4 жыл бұрын
Musiga iyo dheesha qaybta 2ad waa Nigerian music and dance
@abgaalinho
@abgaalinho 4 жыл бұрын
Waanku wataa landhere ☠️🗣 keep going👍
@farhiyohusseinabdi6579
@farhiyohusseinabdi6579 4 жыл бұрын
Viva kaaraan
@bintimuxumed3680
@bintimuxumed3680 4 жыл бұрын
Masha alllha
@husseinibrahim5242
@husseinibrahim5242 4 жыл бұрын
Deeq daimon aad Ayan uguhelay keep our country more interesting
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 жыл бұрын
😂😂😂 Allory rer karan More trainin la siyo waye dad in the world xaqa noga so dhicin kara Roga mahas Viv karan From Yaqshid Dariska xalasha
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
Hayaay hayaaay haayaay horay usoco firi ?????????????????????????????????? Car fiiiiri?????????? Hooos???????? Like iiisaar walaaloow like dhac kusii reer kaaraan
@osmaanlallana9015
@osmaanlallana9015 4 жыл бұрын
Anigana diyaar aa ahay halkee waaye✌
@abootacommunitychannel9085
@abootacommunitychannel9085 4 жыл бұрын
Laa ilaaha ilalaahu muxamadu rasuulu laahu ar gabadhaan xaliimo ah oo shinbiryahow ma duushaa qaaday heesta waa kufsatay waliba laxankeedi kuma qaadin ee gudigu ma shaah la aan ayey galabkaa joogeen aseey haa leeyahiin kwrn🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤗🤗
@najiibtechnolgy7642
@najiibtechnolgy7642 4 жыл бұрын
Zxp got talent America baan ogaayee kana goormuu soo baxay
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
Deeq Diamond 👏👏👏👏
@haniofficial1352
@haniofficial1352 4 жыл бұрын
ifka lagu yahaay walaaa plzzzz like hee SUBSCRIBED isaaaaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yartaraaso6760
@yartaraaso6760 4 жыл бұрын
Wll maa like baad uxisa qabtaa
@captanlungarestaurant
@captanlungarestaurant 4 жыл бұрын
@@yartaraaso6760 subscribe isar
@mucaadyare8636
@mucaadyare8636 4 жыл бұрын
Mash allh
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 4 жыл бұрын
Mashallha ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏
@farhanibrahim856
@farhanibrahim856 4 жыл бұрын
Keep going pro hore usoco
@apdishakur9185
@apdishakur9185 4 жыл бұрын
farhan wll qaali subscribe igu caawi plz
MOGADISHU'S GOT TALENT PART 9 YAABKA ADUUNKA INDHA SARCAAD
12:09
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 413 М.
ARRINKA BAYDHABO WUU ADQGYAHAY AMAR ALLE LAAKIIN 12 September 2024
30:10
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 49 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 35 МЛН
MOGADISHU'S GOT TALENT MUCJISADII UGU YAABKA BADNEYD
23:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 536 М.
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31
MOGADISHU GOT TALENT 2021 PART 2 EPISODE 3 | REJO TV
16:43
Rejo TV
Рет қаралды 163 М.
Tartanka jiilka csub Fanaan weyn oo kasoo dhaxmuqday
5:27
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 19 М.
MOGADISHU'S GOT TALENT PART 2
24:43
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 478 М.
Ubax Fahmo iyo Juweeriya Janno iyo Oday Reer Miyi Ah Maxaa kala Qabsaday
12:02