Ubax Fahmo iyo Juweeriya Janno iyo Oday Reer Miyi Ah Maxaa kala Qabsaday

  Рет қаралды 694,688

Fahmo Official

Fahmo Official

3 жыл бұрын

Fahmo official
camare And Editing
khadar maxamed

Пікірлер: 459
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 3 жыл бұрын
Fantastic show! He's incredible singer ! He should be in a show He's talent keep going Iam listening from Stockholm in sweden Horey usoco
@zaamrashiid8445
@zaamrashiid8445 3 жыл бұрын
Alfanaan cismaan dayaaay muxuu gaboobay ninkii garanayoow like saar🤣
@cabdulaahifaras9917
@cabdulaahifaras9917 3 жыл бұрын
ma aqaan lkn hadane like waan siiyey
@adontiialle8171
@adontiialle8171 3 жыл бұрын
Hada igu horaysa runti lkn waa alle cod wuu dhibay
@zaamrashiid8445
@zaamrashiid8445 3 жыл бұрын
hadad somaliland udhalatay waad xasuusan doontaa ninkii askariga ahaa eeqaadijiray dayaay waxan ahay askari @adoontiialle
@cabdiqaniciisehussein8945
@cabdiqaniciisehussein8945 3 жыл бұрын
Heestii #Dareenkaygoow askari# Ayuu qaadaa 🥺🙏
@fatimamohamed6223
@fatimamohamed6223 3 жыл бұрын
Katie
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Illaahow nabada noo siyaadi 🤲🤲🤲🤲 Intaan nabad haysana nabad ukeen 🤲🤲 #SOMALILAND❤ hdd jcshy❤❤❤❤❤ #LIKE______IISAAR
@saciidnuur1309
@saciidnuur1309 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Nimcaa Dhulkeena taal Caano Geel iyo dhul qurux badan oo nabad galyo taal Rabiyoow noo siyaadi
@alizaki2310
@alizaki2310 3 жыл бұрын
Amiiin Amiiin wlloH🤲❤
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Amiin .. laakin waxa iga talo ah .. in caanaha laga daayo Caagagan lagu shubayo .. waa in Dhiishii iyo Gorofkii cugnaa loo isticmaalaaa .. waxa ina walay caagado biyo iyo caano lagu cabo .. viv dhiisha , gorofka ..ninkan heesayaana waaba cajiib
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 3 жыл бұрын
Maasha Allah maandeeq Muwaaadinad nasab ah oo Muslimad tahay kuuu qiray
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 3 жыл бұрын
Allaylahe nimcaaaaa dhulkanagiii taaaleeee ayaaaa xaqa u talinaaya?
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 3 жыл бұрын
Wa ka helay ManshAllah beautiful voice 🥰 igagu salan mamo aderkan mar kle hadad la kulantoo
@soodocumar1597
@soodocumar1597 2 жыл бұрын
manshaa ALLAAH cod baa ku dhamaaday ubax fahmo thanks wllo si giiniya ayaan kuu taageeraa waa JEESTO MAAN wllo
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
Mudantii haweenkaay Marwadii la sheegee Dadku wada majeertaay Dumar lama maseeyee Muxibada kalgacalkaay Laan yahay magooshee Midhiyiho caleentiyoo Maanka lagu tallaalee Ubax lagu mareemaay Qurux lagu maneystaay Muddo aan yareyn baan Kugu soo maqnaayoo Ma ogtahay habeenadan Sida mayga roobkoo Hadba maayad keenaan Ii muuqataayoo Muxibada kalgacalkaan Hadba soo mir kacayaa Allah ya cizak 👍👍👍
@mustafekayse.1468
@mustafekayse.1468 2 жыл бұрын
Heesta magaceed plz
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
@@mustafekayse.1468 mudantii haweenkaay waaye wll
@abdishakurmohamud6951
@abdishakurmohamud6951 3 жыл бұрын
Ninkan waa ninkii heesaha ciidanka qaadi jiray ee dayaay ee militariga ahaa ninkii garanaya like ta isku muujiya
@hasanrashiid3957
@hasanrashiid3957 3 жыл бұрын
Maaha cmuu
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashallah codka waa la yaabay wooow cod walba suu ukeenayo amazing voice
@ciisehassen6927
@ciisehassen6927 3 жыл бұрын
Woooow waar waa dadkii fanka loo daayey Ciyaal baa nabartee maamo ubax fahmo Waxan kaa codsanayaa inaad hargeysa iyo Kamankii inoogu soo casuunto
@guuledmuhumed1240
@guuledmuhumed1240 3 жыл бұрын
Waar waa dadkii fanka loo daayey wlhi ciyaal baa na barte mamo ubax fahmo waxan ka codsanaya inad hargeysa iyo kamankii inogu so casuunto hadii aay suro kal noqodo hadii aalle yidhaa
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 3 жыл бұрын
@@guuledmuhumed1240 😟😟🥴🥴😂
@mohammadibrahim8030
@mohammadibrahim8030 2 жыл бұрын
Waar ninku fanankii weynaa ee cismaan dayaay garanaya garanaya un
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 3 жыл бұрын
kkkkkkkk I love you kuye waad af yuuban tahayaa.
@yurub5288
@yurub5288 3 жыл бұрын
Somalilaan waxa haybad loo siiyey cod iyo murti yar iyo WEYN
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p 11 ай бұрын
Great singer and excellent show. We need more of that for this challenging time. Thanks to the show producers and actors!
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Dad wa dadki hore cod bila music ah oo cajiib ah alla dadku kala wanagsana ✅
@BileSaalax-mh9vk
@BileSaalax-mh9vk 4 ай бұрын
Adigu dadkii goorma ayaad thy
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 жыл бұрын
Maashaa alaah dadka soomaali land waa wada hadraawe runti hargeesa waan jecelahay mustaqbalkana waa dagi doonaa
@axmedmaxamed928
@axmedmaxamed928 3 жыл бұрын
inin.kan.gacaban.utaga
@user-sf8wc6wc6v
@user-sf8wc6wc6v 5 ай бұрын
absoulutly golden voice
@khadarmire6658
@khadarmire6658 3 жыл бұрын
Uuuum bam bam baraaram What a music legend 🙏🙏
@HassanHassan-sf5xd
@HassanHassan-sf5xd 3 жыл бұрын
Wow wow aadi ma'ahan aad aad iyo buu cod macaan yahay geel jiraha waa geesi ragnimada kudem bayso
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 3 жыл бұрын
Barnaamij ka wanaagsan beryahan maan arag Waad mahadsantahay maamo ubax fahmo
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Wow mnshallah waa fannaan aan Cidi ogayn ubax fahmo ninkaas mar qaaci show noogu soo casuuma
@caamiralcabqari8870
@caamiralcabqari8870 3 жыл бұрын
Odayga wlhi waan uqiray cod inaba aancaadi ahayn like
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Masha allaah nice video keep going ❤✌
@DAbdi-xw5rq
@DAbdi-xw5rq 3 жыл бұрын
(Rag waa kii hore hadalna waa intuu yidhi) Nin culus, cod degan.oo foorteenbo lahayn,.ubah iyo juweeriya si asluublay u jeeniqaaranyin. Masha allah
@musajama3980
@musajama3980 4 ай бұрын
Incredible singer, never see Wow, wow, wow.
@alihamza-di1iy
@alihamza-di1iy 3 жыл бұрын
This is why I love Somaliland Peace love enjoyment and happiness all in Somaliland I hope one day they will achieve the the recognition and I hope very soon.
@aidarusabdi3606
@aidarusabdi3606 Жыл бұрын
Kkkk
@SahroFaarax-ye5kj
@SahroFaarax-ye5kj 5 ай бұрын
Q
@SahroFaarax-ye5kj
@SahroFaarax-ye5kj 5 ай бұрын
😊😊​
@SuhaybMaxamed-vh3do
@SuhaybMaxamed-vh3do 3 ай бұрын
❤❤​@@aidarusabdi3606
@user-zk9hn2zl4r
@user-zk9hn2zl4r 3 ай бұрын
1❤❤1A1A❤❤!%❤ag
@guhaad_g
@guhaad_g 3 жыл бұрын
Legend 💪🏽💪🏽weye ninkani
@sadamhussein6974
@sadamhussein6974 2 жыл бұрын
Ubah fahmo masha Allah king Ck aya kasoracay kip going
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 3 жыл бұрын
3aleeeeeek mujaahid cismaan lafahii hore 😎👏👏👏👏👏👏
@jabaneofficial6132
@jabaneofficial6132 3 жыл бұрын
Masha allah alla yaa cizak ninkan waa fanaan aaan music iyi kaban toona u baahnayn💝💝💝💝💝💝
@haweyasalah1252
@haweyasalah1252 3 жыл бұрын
Mansha Allah cod macan ayuu leeyahay ninkani
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 3 жыл бұрын
Fanaan Hore Awoowgeey Cisman Dayaay iyo ubax Fahma iyo Juwayriya Jano Aad Ayaa idin Salaamayaa ❤
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 3 жыл бұрын
Luul adiygu codka awoowaha ma leedahay
@cabdulaahifaras9917
@cabdulaahifaras9917 3 жыл бұрын
wallaallaha reer waqooyi waa wada fanaaniin Inaba caadi maahi
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
*Reer Somaliland
@asmaa5466
@asmaa5466 Жыл бұрын
@@hamz233 Dee waa reer waqooyi xagge u kala saareysa waqooyiga
@mahadhashi3485
@mahadhashi3485 3 жыл бұрын
Heesta ugu horeysa yaa ii sheegi kara cida qaada (Tacabkaaga iyo Tamartaadu wey ku tilmaamayan)
@isxaaqcabdikariim7788
@isxaaqcabdikariim7788 3 жыл бұрын
Waxa qada axmed mooge sxb
@yaasinaxmed4458
@yaasinaxmed4458 3 жыл бұрын
Kkkkk maashaa Allah wllhy odayga waa rageedii juweeriya wuu kaxishoodsiiyey
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Such a great singer
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Ma Sha Allah codku waa Haybed Alle bixiyo
@user-js3le9yc8u
@user-js3le9yc8u 3 ай бұрын
Great amazing bro thanks
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Waar ninkan waa Waayo Arag dadkii Hore ilaahna ku manaystay cod .. Masha Allah .. suuganta bilaa muusigu khalad maaha .. koley culumadu musigay ayay diiden .. bal ninkan soo qora magaciisa waaba nin aad ugu cajiiba xaga codka iyo Suuganta Somaliyed walee.. bal waraysi gaar ahna ka qaada .. well done
@xamsecabdicawl6625
@xamsecabdicawl6625 Жыл бұрын
Cismaan dayay waa fanaanintii hore wallal
@wararkahabarjeclo10
@wararkahabarjeclo10 3 жыл бұрын
He’s a Legend
@aliibrahim1307
@aliibrahim1307 3 жыл бұрын
Wow wow wahaas eeya ah fanan1😘😘😘🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN 3 жыл бұрын
Woof woof 😁😁😁Hada waa Adiga Siduu Uyidhi Inta Ku Qososhay Farta taaga
@mnz2028
@mnz2028 3 жыл бұрын
M.a rntiii wadadkii codka allh siiye😍
@abdurahmanabdillahi9568
@abdurahmanabdillahi9568 3 жыл бұрын
Yez anaa u horeeyaya caawa
@zuhaybahmed8716
@zuhaybahmed8716 3 жыл бұрын
Fantastic show wlhi wad ka baxsaty🥰💞💞💞💯💫
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 5 ай бұрын
Xaga Jaceylka Reer miyi kama ihi kuye Ragedii baa Heley aftahan 👍
@ayaaniprahim8259
@ayaaniprahim8259 2 жыл бұрын
Woow keep going ubax fahmo
@CamelCorps
@CamelCorps 3 жыл бұрын
Tacabkaaga iyo tamartaadu way ku tilmamayaan heesti warehouse ka kaga shaqayn jiray👍👍
@luljimale9725
@luljimale9725 3 жыл бұрын
waaaaw waa nin culuz fahmooy thzk
@abdikhadarxassan5043
@abdikhadarxassan5043 3 жыл бұрын
Wowww so nice cod wlhi abaayo marka inoo Soo celi wuu u qalmaaaa in aan ku ceshto wle mesheedii Buu dhigay
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Cismaan dayaay fanaan dhamays tiran mansha allah waa fanaaniintii ciidanka qaranka somaliland!!!!
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 3 жыл бұрын
Maaha allh uu ku xaragoonaya codka aad buu u codmacanyahay Ubaxfahamo iyo juweeriya janao Mahadsanidin ❤👍
@alifarah172
@alifarah172 4 ай бұрын
Mxaa
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 3 жыл бұрын
Wow nice, Hore usoco ,mom Qaranka
@nimcohaybe6198
@nimcohaybe6198 3 жыл бұрын
Mnsha allaah m.mooge Libaan ayan xasuustay allaah yaaa raxma
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
My favorite part is when He is say Uum after every page 😂😂😂😂
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Fantastic show, he is incredible singer he should be in a show.
@maxamedcasaanyo2573
@maxamedcasaanyo2573 3 жыл бұрын
Masha allah Wuu cod macaan yahay
@tayosiirsaleeban1229
@tayosiirsaleeban1229 3 жыл бұрын
Waaar kalya qofku marku dadaa marku gaadhi waxa dabca seedah lkn isagu waa cadi
@mohamedmadoobe4776
@mohamedmadoobe4776 3 жыл бұрын
@@maxamedcasaanyo2573 ïsdc
@abdirizakaburaaz7629
@abdirizakaburaaz7629 3 жыл бұрын
Keep going Ubax
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 3 жыл бұрын
Marsha Allah tabarikalah allow no siyade nimcada iyo nabada Somaliland guuuuuuuul guuuuuuuul iyo gobanimo Somaliland
@mahadmaxamed717
@mahadmaxamed717 3 жыл бұрын
waaaaaaaaaw mashaalah ninkaan xageee ku maqnaa cod mcaan buu lee yahay fahmo ninkaan live noo keen please waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
@fardusaw9688
@fardusaw9688 3 жыл бұрын
Wow wow wow wow alayacisag cod macaan buu hayaa.
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
Ubax dahir cismaney inader malin labad nooso qabo cisman dayyey wlhi wa legend amazing voice
@hibomohamed8745
@hibomohamed8745 3 жыл бұрын
Oooooo
@sharmakeabdikadir1393
@sharmakeabdikadir1393 3 жыл бұрын
Wooow is so amazing
@ruushalijamac638
@ruushalijamac638 4 ай бұрын
❤ubaxdaahir waan salaamayaa
@Jamadeeble5665
@Jamadeeble5665 3 жыл бұрын
Laxanka iyo codkiyo musicguba waa afkiisa war ninku codmacaanaa wixiiba only me buu inooga dhigay😂😂😂 Liketa ha ila dhafin pqor
@ahmedmuhumad6826
@ahmedmuhumad6826 3 жыл бұрын
Bam bam bam bam dhac dhac What a music legend
@sahardidyareofficial5368
@sahardidyareofficial5368 3 жыл бұрын
M.a Ubax Daahir Ismacil aad bn kugu hanbalyeynayaa inaad barto dad badan oo aan grnyn al fanaan Cismaan Dayaay. Sido kle wxn kugu dhiiri gelinayaa wxa jira dad bdn oo aan la aqoon balse suugaani ku duugantay iyagana inad so bandhigto wan rajeynayaa incha allah Wad mahadsantay Ubah Dahir Ismail
@maaadamm298
@maaadamm298 3 жыл бұрын
Masha Allah. Waa cajiib
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
He actually . This gentleman could be a great singer. Actually this guy could be a great singer
@user-iq4gg6vb2s
@user-iq4gg6vb2s 4 ай бұрын
❤Maansha alah ❤Juweeyiya ❤inaad ku dhuftay ahayd ❤xabad ❤SL eeg nabad ❤miyigaa ❤layska dhex marayaa ❤ iidoor ❤funny ❤❤dad is jecel ❤
@abdifatahsaleban2410
@abdifatahsaleban2410 3 жыл бұрын
Mamo ubax. Ninkan fanka u bahane mr kale soo macasuun
@shinaali6574
@shinaali6574 Жыл бұрын
Great voice.
@ifrahzhacni3343
@ifrahzhacni3343 3 жыл бұрын
Masha allah
@ayuupzergio6025
@ayuupzergio6025 3 жыл бұрын
Cismaan dayaay. Waaah heestii maxamed s tubeec Heesti malyuun hibo
@abdiazizadan
@abdiazizadan 3 жыл бұрын
Waw fantastic
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Fanaaniin qaaliya ❤️❤️
@dr.farhanademosman9789
@dr.farhanademosman9789 3 жыл бұрын
Yar yarkii Dambe Ee Iska Ci' Cid uun baa ku dhegaysan'e Odaygan marka ay arkaan Way ka hinaasi doonaan Ee halaga qariyo. Great Man.
@xamzayare3832
@xamzayare3832 3 жыл бұрын
legend is always legend
@timirtiijanada1564
@timirtiijanada1564 3 жыл бұрын
Ubax waan ku salaamay heestee adigu ka heshay
@aymanzaxanzaxo1951
@aymanzaxanzaxo1951 3 жыл бұрын
Waaw libx funny ah dheh wlee actionka codka laxanka intaba waa oki
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Waa fanaan cajiiba janana sidaasay ku raacday
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 3 жыл бұрын
Waaw waaaw ninkani caadi maaha codkiisu waxaad moodaba raggii iska laha heesaha u qaadayo. Kooxda Gaashaan ayu ku jira 👍
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Al fanan dayey maxuu goboobey hesahii cidankan ku xasuusta
@user-tl9xw4ok2e
@user-tl9xw4ok2e 4 ай бұрын
Walahi nin was nin jira horay usaco abookkkk
@iqrahomedecor2224
@iqrahomedecor2224 3 жыл бұрын
Mansha allaah ubax fahmo dadka murtidaleh wankugu oga halka kagahay inta io inka badanba wanka sugayna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤💯
@abdihakimjoseph1867
@abdihakimjoseph1867 3 жыл бұрын
Ninkani waa askarigii jiidda hore somaliland ee cismaan daljir waxuu kusoo caan baxay heestii dayaay magiciisa markii dambe wuxuu caan ku noqday dayaay. Ninkaasu adiga iila eegyahay
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 3 жыл бұрын
Fan waa kaas wixi kale qaylo qaxar iyo danbi aakhiro Cusmaan dayaay qaaci shaw maad keentaan Waaba m s tubeec oo halkaa taagane
@inayusufkhalid7065
@inayusufkhalid7065 3 жыл бұрын
Meeshasi waxan U malayna in ay tahay dayrka Radio hargesia ❤️ 👍 Ich grüße aus Deutschland 👑
@Amiir2107
@Amiir2107 4 ай бұрын
Yaaa salaam iska hees Looma heeso he is a the only ONE wallahi.
@sayidalikhadar75
@sayidalikhadar75 3 жыл бұрын
Juweriya jano waa funny
@Warsan614
@Warsan614 3 жыл бұрын
Fanaan hore mr dayaay
@muniiraar6647
@muniiraar6647 2 жыл бұрын
Hhhh ubax wllshy qli malintaa waxad soo qabateen fankii oo soconaya wllhi hpi ban dareemaya markaan dhagaysanayo
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 3 жыл бұрын
Masha Allah uma fahmo walaal ninkan meeshan ku akay noo soo sheeg ma fanaan wayn weeey ee ku muhaa yaa usheegi karaa
@amiirwalidahir9209
@amiirwalidahir9209 3 жыл бұрын
ninkani maaha reer miyi ee waa fanaankii waynaa ee qaadi jiray heestii wadaniga ahayd ee milatary ga ahaan jiray heesihiisa waxaa kamid ahaa heestii dayaay waxan ahay askari
@Jawaahir617
@Jawaahir617 3 жыл бұрын
@@amiirwalidahir9209 waar miyaw halkaa ku aragtay uumbaan indhaa waar ma ninki dayaaay baaa 😂 mahadanid...
@amiirwalidahir9209
@amiirwalidahir9209 3 жыл бұрын
@@Jawaahir617 adigaa mudan walaal
@deeqamaxamuud1243
@deeqamaxamuud1243 3 жыл бұрын
Maasha allaah hore usocda
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wlshy
@farduus5576
@farduus5576 3 жыл бұрын
Mnsha Allah dayo nin cod macaan
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 3 жыл бұрын
Is the best show
@shafi-aljafari
@shafi-aljafari 7 ай бұрын
_ Mudantii haweenkaay _ Sidii dhool guyoo da,ay _ Talaabada habsimidiyo _ Nin hoodiyo nasiib laa aduun hela nafteede _ Sida faras bulaaloo Heesaha uu qaaday.
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 3 жыл бұрын
Odaygu waa heesi karaa wa ku salamy Ubax Dahir
@Luhaya832
@Luhaya832 3 жыл бұрын
Mashllaa cod mcnaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 3 жыл бұрын
Ninkaan Waa fanaan Uqalmo fankii hore Sida qalinle iyo xasn aadan
@abdikheir1728
@abdikheir1728 3 жыл бұрын
Fahmo wll Qali fanaan cisman wuu kuLa hadlaY ee wx Laqabo 👋
@fadumasheikhalinor6999
@fadumasheikhalinor6999 3 жыл бұрын
waw mash alh
Ruwaayadii Duqdii waa lasoo doontay PART 5,
31:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 457 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 33 МЛН
WAY LA DILAYAA XASAN SHIIKH MAXAMUUD  AMAR ALLE LAAKIIN
16:13
Tawakkal Media
Рет қаралды 563 М.
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Universal TV
Рет қаралды 362 М.
Sooraan iyo Jawaan Riwaayad Jigjiga....
8:36
East Africa
Рет қаралды 3,1 МЛН
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
NEW QOOTO QOOTO 45 QOSOL
36:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 181 М.
SOORAAN IYO JAWAAN | NEW FILM | YAA U DIIDAN XAQOODA?? !!!
14:10
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 387 М.
Riwaayadi sharci police iyo wada shaqaynta shacabka
9:54
Cabdulqadir wisil
Рет қаралды 1,5 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН