MOHAMED BUSKUT SABABTA AAN UGU HIILINAAYO WAATANAA!!

  Рет қаралды 9,937

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 63
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 18 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/nGWYmJWEiMqYr80 ASXAABTEEYDA NOOSOO BOOQDA CHANNELKAAN, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA NOO SAARA MAHADSANID!
@duniyakordahab
@duniyakordahab 18 күн бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw
@SomaliaQueen-fm5rd
@SomaliaQueen-fm5rd 18 күн бұрын
Naag nool naag nool Naciimo seewaaaye❤❤❤❤
@Candy.r43
@Candy.r43 18 күн бұрын
Naima you have every right to talk about these issues facing our community and you have great advice and knowledge. Thank you for motivate us every day mashallah. Jazakallahu kairan. ❤💯👍
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 18 күн бұрын
Maasha Allaah Naciimo run sheeg Ilaahey ha ku xafido
@SaaroCali-xz4to
@SaaroCali-xz4to 18 күн бұрын
Masha Allah warunta walshe inaxaqa adkahadashidweyfican tahay❤❤❤❤
@rodamahamoud
@rodamahamoud 18 күн бұрын
Mashaallah
@munamohamed721
@munamohamed721 18 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@umuabdirahman961
@umuabdirahman961 18 күн бұрын
Horay u soco xaqa malaha xishado ku soco
@1quuran813
@1quuran813 18 күн бұрын
Maasha allah ❤💯❤💯❤💯❤💯❤💯❤🇸🇴❤🇸🇴💙👌💋💋💋👍
@aishaomar8355
@aishaomar8355 18 күн бұрын
اختي نعيم الله يعزك
@saadiaali2726
@saadiaali2726 18 күн бұрын
Jazakaallu kheyr ❤❤
@sharafmali8868
@sharafmali8868 17 күн бұрын
Maashallah xbti hore u soco umadaan dad u hadlo wey rabaan JzkAllah qeyr
@Aboabdulkader
@Aboabdulkader 18 күн бұрын
asc abaayo naciimo waaku salaamay adiga iyo familkaaga maxamed iyo caruurta
@aragsanabdi984
@aragsanabdi984 18 күн бұрын
Allaha ku xiftiyo walal
@kawsarosmaplnl9892
@kawsarosmaplnl9892 18 күн бұрын
Mahadsalin Naciima fareed batahay
@sofiaabdirahman9997
@sofiaabdirahman9997 18 күн бұрын
Mashallah abaayo Mahdsanid ❤❤❤❤❤
@amalo8798
@amalo8798 18 күн бұрын
Manshallah tabarikala Hore u soco nacimo xabiibti Alle ha Idina xafido idnka oo dhan ❤❤❤❤
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 18 күн бұрын
Magac nimco la dhaho run ugu imaaw wax ma qariyaan walashey nimco la dhah isku mid aad tihiin 😂😂😂 thank you sis ♥️♥️♥️
@nurtoissack758
@nurtoissack758 18 күн бұрын
Sax waye wllhi m,Allah ❤❤❤
@halimafarah4488
@halimafarah4488 18 күн бұрын
امتنا الصوماليين محتاجين إلى نصايح اكثرنا لانقول الحقيقه الحق يعلى ولا يغالى عليه بارك الله فيك حبيبتي
@اممحمد-ل6ج8ل
@اممحمد-ل6ج8ل 18 күн бұрын
Adigoo kale allaha badiyo
@sitiaweis7592
@sitiaweis7592 16 күн бұрын
Masha Allah thank you
@BALBALARKA
@BALBALARKA 17 күн бұрын
Masha Allah naciimo madobeey😂😂😂😂
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 18 күн бұрын
Masha allah hanbalyo niciima waxaan Kugu jeclahay in aad xaqa sheegto❤
@aishaomar586
@aishaomar586 18 күн бұрын
Manshallah tabarakallah nacimo hore u soco adiga Iyo ilmahatha keep going ❤️❤️
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 18 күн бұрын
Mashallah guul abayo dhaman inta jcl wng allha dhamanten qolobaten allha kacabsiga hagaliyo
@deqa868
@deqa868 18 күн бұрын
Mashalahaa abaayo alaha ku xafido
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 18 күн бұрын
Mashallah run badka hadashay ❤❤❤❤❤
@niimaneur4842
@niimaneur4842 18 күн бұрын
❤❤Mashallah habiibti guul guul aya ku rajaynayaa cilmi naafica Nimco❤❤
@SainabAbshir
@SainabAbshir 18 күн бұрын
Ma jizaakalaahu qeyr abaayo
@abdijama1984
@abdijama1984 18 күн бұрын
Maashhaa allaah waa runtaa waaye axaq in loo hiiliyo baby ayaa ilaalilnaa mawab heesan karto waadayac .uniiro uduceeya muniiro ducubey ubaa Hanley halagu caawiyo ducada❤❤❤❤❤❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 18 күн бұрын
Maasha allah Allah ha kuu barakeeyo aqligaada iyo diintaada aamiin Allah hanaga qabto munaafaqiinta dhexdeena ku jiro ee caruurta soomaaliyeed dhibaatada la raadinaayo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo qoysaska soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 18 күн бұрын
Allaha xafido ilmaha yar
@adensafia1154
@adensafia1154 18 күн бұрын
Masha Allah walaal qaali horey u soco ilaahey ha ku xafido Aamiin
@hsaksa8264
@hsaksa8264 18 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 18 күн бұрын
Ninkas diilaga ah korikisaha iyo hoss waa la toganya inshallah tiirka tiirka diilaga togasho tirka diilaga
@sharafmali8868
@sharafmali8868 17 күн бұрын
Waaw Waa leys hayaa 😮
@falisa576
@falisa576 18 күн бұрын
Hana abukar wa jaajuusad lo so Adeegsado caruurta domaliyeed Iyo hooyoyinka dhalay e masakinta Inay gaalo u gacan galiso kana dhex Shaqayso wa in laga hortago naagtaan Hororka ku ah caruurtena somaliyed. Wall naciimo Allaha ku barakeeyo Wallhi anaga dhan ba garab tagan Mahamed buskud iyo inta la dulmiyey O dhan insha Allaah
@saidaroble644
@saidaroble644 18 күн бұрын
Asc Nimcoy Allaha kheyri ku siiyo waa sidaad sheeg tey qof hawoli u taalo dadka kuma mashuuqlo waxan xasuustey habeen n iyadoo aroos duubaysa oo hal maroo xidhan qofka arkoo uu moodi waxa waashey mudoo ka dibna gabadh baa ii sheegtay markay dhaha waa Islaanti habeen kii Yurub waan wada joogna hadan lama arkiin qof leh shooshalkan la shaqeeya oo hanjabaya marka maxkabad hala saaro dhaxay dad masaakin ah dhibtay hana ujoojin kuwa inta dalimiinta ah ka dhiga Ilaahay oo odhanay qof ka lama soo hadal qaadi karo oo may ka hadalan Allaha iyo Rasuulkiis la aflaagadeeyo intay difaacay dulmiila ah
@user-bi8om3do3m
@user-bi8om3do3m 18 күн бұрын
ASC abayo guuleeso
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 18 күн бұрын
Naciima - maxamed busku waxaa ugu aqli celisaa. In uu hanna hadalkeeda iyo sawirkeeda soo qaadanin. Waxaan arkaa in uu sawirkeeda soo qaato, xaqna uma laha, wayna ku dhacwoon kartaa. Haduu kiis ku soo ogay la xiriira sawirka mahir. Gabi ahaan ha ka aamuso, sida ee wax iin u helin.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 18 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 18 күн бұрын
Scw scw scw
@halimafarah4488
@halimafarah4488 18 күн бұрын
كلمة الله هي العاليه
@mrsgalkacyo4415
@mrsgalkacyo4415 18 күн бұрын
Habar fadhiad Lagdan lafudud madxwaynah afka ka bixi
@fanimohamedali3740
@fanimohamedali3740 18 күн бұрын
Naciimo dulmi diid Allaha haku dhooro
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 18 күн бұрын
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh nagtn haana maxy umada ogu dhex walty subxanllh acdubilh acdubilh acdubilh
@user-bi8om3do3m
@user-bi8om3do3m 18 күн бұрын
Abayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 18 күн бұрын
Abyo guulayso
@user-qk7yj5zm2e
@user-qk7yj5zm2e 18 күн бұрын
Qoorqoor maxey usoo saaranee maxamed buskut muu ula ekaadey jaajuusada iska celi ayaan leenahay naciimo ku soco somalida runta ma jeclo waana jaahiliin
@suaadali8851
@suaadali8851 18 күн бұрын
Asc asabta isoboqda
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 18 күн бұрын
Nolool habo 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@jdidbghayhad893
@jdidbghayhad893 18 күн бұрын
♥️♥️♥️
@jumanaabukar1069
@jumanaabukar1069 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Akp83366
@Akp83366 18 күн бұрын
Qoyon waxaa ka soo horjeeda qalalan😂😂😂😂
@user-bi8om3do3m
@user-bi8om3do3m 18 күн бұрын
Abayo ruunata Ayana kuugujecelahaya
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 18 күн бұрын
Asc abaayo autism maahan qof habaaran ama qof dhib kusameye waa xalad aduunka kusobiirtay aniga qof ika duceysan aajirto iska dhahaaye hadan alxamdulilaah waa ijoogaa wax manta dhib ah kuma qabo why waan argaa sidey kala yihiin caruutwyda alxmdulilaah waaxaana udhaafay arin illaah wado iney tahay qadartana illaah bananaga og jisakaalaah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 18 күн бұрын
Naciimo Run baad Sheegtay Waxan Kusoo Koray Xushuman iyo in qofoba Kuu kaweyen Yahay waaniyo hada Waxaa Soo baxay Habaro Sida hana Waalida Soo dhameyey Dhalin yaradıI Iyo Reer islam kugoo Han NaaTubaxa Qaata Tobada Furan Maxamed Buskin iyo Wiilkiisa kahadh Khasiisad yahay Carara soo gubtay
@marshalamsterdam
@marshalamsterdam 17 күн бұрын
nacimo jarer somalidu haday islam tahay maxad somalia ugu nolaan ladahay? taakaale galadan aad shegaysiid dadka nolol iyo nabad ku siyay maxa? jarer bila abaal ah shit. dowlada finland ama poliska finland waxan codsanaya in jarertan bila abaalka ah sharci laga qaado oo somalia lagu ceeliyo waayo dadki bay islam iyo gaalo u kala saraysa . nacimo jarer wa habar nabad iyo wada nolaasha cadow ku ah
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 18 күн бұрын
Magac nimco la dhaho run ugu imaaw wax ma qariyaan walashey nimco la dhah isku mid aad tihiin 😂😂😂 thank you sis ♥️♥️♥️
DULMILEEYDII OO DAD ISOO DIRTAY WAAN OGAADAY DADKAAS MESHEEY DAGANYIHIIN
21:12
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 22 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 48 МЛН
MEEL XUN AYAAN ISLA GAARNAY ISLAANTAAN DULMIGA BADAN & DADKII EEY DULMISAY
19:57
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 21 М.
MORNING ROUTINE GABDHAHA AYAAN CASUUMAD USAMEEYAY QARAAXO
12:10
Feriha Sayit
Рет қаралды 17 М.
HABAAR QABTADII OO XUBI QAALI POLICE GURIGA UGU KEENTAY SUBXANA ALLAH
37:05
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 15 М.
DULMILEEYDII OO ISOO CAAYSAY OO TIRI BUSKUT ANIGA DACWEEYAY OO DAD KUSOO DIRAY
27:48
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 331 М.