MOHAMED KADHEERI IYO SACDIYO SIMAN | MALA DHUUBTAY AWGAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 8,088,791

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

IGU DHEERE INANTANI
WAATAAN DHURSUGAYEE
DHUUNIGA U DIIDEEN
HURDO UGA DHAQAAQEE
AMBA KUGU DHADHABAYOO
LABADA ISU DHIGANTAA
MID HADDUU DHANTAALMANA
DHISME UMA HAGAAGEE
AMBA DHUUBTEY AWGAA
HABEENNADAN DHIBAATEE
……….. ………… ….
HEES MUQCJISO AH OO MARKALE LA XUSAY
XUSUUSTI - WAABERI LEGENDS
XUSEEN YUSUF TARABI &
MARYAN MURSAL
………….
CODADKA: MOHAMED KADHEERI & SACDIYO SIMAN
MUSIC: CUJEERI CAJAMI
CAMERA & EDIT : BY FAHAD ABDI
DIRECTORS: BIG BRO & NAJIIB
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
--- NAIROBI KENYA --
------------------------------
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 200
@monam7931
@monam7931 4 жыл бұрын
Inantan yar waxan ku jecelahay 1 asturnanta 2. Nimanka ay la hesayso kuma dhagdhagto way ka durgtaa hanbalyo simaan sharfeeey🌹😘
@bureeqoqueen3538
@bureeqoqueen3538 4 жыл бұрын
Xaqiiiq wlhi gabadh fanaanimadeeda dhaqanka iyo diintay dhowraysa
@ROMAN77700
@ROMAN77700 4 жыл бұрын
@@bureeqoqueen3538 😂😂😂xey dhowre dinta waba heseysaa bee
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Marba ayado la qabo hade ninkale isu ruxeyso waa fanka iyo fasahaadkiisa
@sahrayusuf422
@sahrayusuf422 4 жыл бұрын
Ben madan shegin
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
Danbi hada galeysid wa la raaxeysada ku dhag dhag maahe wa la bashaala
@zakariaofficial3062
@zakariaofficial3062 4 жыл бұрын
Ku saliya inta jecel xabiibkeena Mohammed Scw
@suldankasomaliya3257
@suldankasomaliya3257 4 жыл бұрын
Scw
@bukhari1official
@bukhari1official 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@hgy1293
@hgy1293 4 жыл бұрын
Scw scw
@ibrahimhassan7823
@ibrahimhassan7823 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@naciimocadawe5224
@naciimocadawe5224 4 жыл бұрын
Scw
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 4 жыл бұрын
Khaatumada rabbi khayr ha inoo Ku khatimo🙏
@maryanjamac6266
@maryanjamac6266 4 жыл бұрын
Aamiin
@siraajomerawdalawi1516
@siraajomerawdalawi1516 4 жыл бұрын
Amiin
@nashaadhassan1489
@nashaadhassan1489 4 жыл бұрын
Aamiin
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Ameen
@ayubhassani3321
@ayubhassani3321 4 жыл бұрын
Aamin
@istapoi4377
@istapoi4377 3 жыл бұрын
I m from india 🇮🇳i love somali 🇸🇴music
@suadhassan9724
@suadhassan9724 2 жыл бұрын
you would love even more if you understand the meaning
@ahmedmideyeahmedmideye5205
@ahmedmideyeahmedmideye5205 2 жыл бұрын
Thanks but where are from
@makomahado4887
@makomahado4887 2 жыл бұрын
4
@REPUBLIC.OF.PALESTINE
@REPUBLIC.OF.PALESTINE 2 жыл бұрын
thanks pri
@zhucebmoalim
@zhucebmoalim Ай бұрын
Thanks❤
@abdullaahiahmed5514
@abdullaahiahmed5514 4 жыл бұрын
Labdan fanaan waa laba akhlaaq badan ilaahay waxaan idinka baryayaa inuu ilaahay jidka toosan inagu soo hanuuniyo AAMIN AAMIN
@fatimaabdiraxman5637
@fatimaabdiraxman5637 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Ameeen
@fadumoabdisalam6918
@fadumoabdisalam6918 4 жыл бұрын
Aaamin anaga allaha naga soo hanuuniyo dhageysigooda
@user-hg3ec1cc7t
@user-hg3ec1cc7t 4 жыл бұрын
amiin yarabi
@falawahuria3487
@falawahuria3487 4 жыл бұрын
Amiiin
@hassangarane103
@hassangarane103 4 жыл бұрын
@@fadumoabdisalam6918 iswas
@223malien9
@223malien9 4 жыл бұрын
l'm from Mali 🇲🇱 but love you the music of somalia
@mohmuudtahlilgo6933
@mohmuudtahlilgo6933 4 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏
@hanadahmedali2763
@hanadahmedali2763 4 жыл бұрын
Thankez
@somalia6197
@somalia6197 4 жыл бұрын
You Are welcome our brother
@shuebbakar4837
@shuebbakar4837 4 жыл бұрын
🙏🙏🙏♥️ thanks brother
@raxmoruuney1015
@raxmoruuney1015 4 жыл бұрын
You welcome
@abdinoorhassan9619
@abdinoorhassan9619 6 ай бұрын
Am from Malaysia 🇲🇾 I love somali music
@samuelgichua5640
@samuelgichua5640 10 ай бұрын
I am Kenyan l love Somali music sababu tunakaa estate Moja Nakuru Ngala
@mohamuddirie666
@mohamuddirie666 4 жыл бұрын
Heesaha in danbi yahiin anagoo og aan hadana iskuku faaneena ana ugu soo horeeyay iyo wx lamida😥 war hadee dhacday in aad daawatay dhameeso kadibna iska istigfareeso ado shib ah😎😀
@qadrayussuf6912
@qadrayussuf6912 4 жыл бұрын
Hhhhhh Haye abowe
@marwaanyare7277
@marwaanyare7277 4 жыл бұрын
Hadal qiimo badan talo waayel
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 4 жыл бұрын
Hhhhhhh wll qaali anaga dhaan waan ognahay taas balse naxariista rabbi lagama quusto. Shaqadeyda waa macalimad quraan wlhi Hadana waan dhageysta filimaanta waan daawada Yacni dhalinyaro ayaa layahay xumaanta weey noo fududahay allah ayana danbi dhaaf weydiisan.
@mariamelmi9703
@mariamelmi9703 4 жыл бұрын
Hhh wlhi ben maha wano fcn wn qadan I. A bro
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
Hhhh wlhi been ma aadan sheegin alle hanoo soo fududeyo iska dayntooda
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Fankii fan aha ayaan dareemaya .... Cod wanagsan labada dhinacba... Si sharaFle aya loo wada heesaya ... In gabadha lagu dhag dhago ayan ad u necebahay .... ABDI ASKARI .....👍 XusuustiiH.... Xuseen yuusuF iyO maryaN mursaL....
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
Mohamed kaadheeri hobol codkisa ku joga fanka😍 Sadia siman ayaduna ma ka yaraysato💯 Meel wacan bay dhigeen heesta
@fardawsayuusuf9993
@fardawsayuusuf9993 3 жыл бұрын
Heezicusub
@newage1393
@newage1393 3 жыл бұрын
Wale ninkaan mohamed kadheeri la dhaha umadeena maahan waa lafihii hore oo aan la barxin, siduu heesta u qaadayo iyo dabacsanaanta wa fanaan muuqiisu iyo codkiisa is wataan
@ibrahimshekadan1908
@ibrahimshekadan1908 2 жыл бұрын
I am from Kenya 🇰🇪 I love Somali music
@sefadineabdou6091
@sefadineabdou6091 Жыл бұрын
I m from Chad 🇷🇴 I love Somali🇸🇴 music
@istapoi4377
@istapoi4377 3 жыл бұрын
Aniga somali maihi lkn wan jeclahay❤somalia🇸🇴😘hindia ayan kasohadlayaa🇮🇳
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Maxa somali ku galo brother macnaha family kaga miya so kaos jeeedo
@bashiircalijabane1235
@bashiircalijabane1235 2 жыл бұрын
Thank you
@axmedcalisalad8969
@axmedcalisalad8969 Жыл бұрын
yaa kubaty somaliga
@deeqocandinasir416
@deeqocandinasir416 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤
@sunta1294
@sunta1294 4 жыл бұрын
Siman waxaan ku jaclahey raga uma dhawaato masha allash simaneeey ilaahey haku xafido abaayo 😍😍😍taageraan kuu ahey sharaftada ilaalso
@abshirabshir5647
@abshirabshir5647 3 жыл бұрын
Abshir
@abdishukriomar3705
@abdishukriomar3705 4 жыл бұрын
Fanaan ha kaa ahado Sida Siman iyo Mohamed Kadheeri, aqlaaq iyo asturnaan Wlhi siman wa gabarta Fanka an ka taageero asluub iyo xishood Alle ku maneystay❤💯 Simaney waligaa xijaabka ha katagin
@fahaddahirabukar2669
@fahaddahirabukar2669 4 жыл бұрын
Waa eraraydii Aun Abwan Cabdullahi Abdi Shube Iyo Laxanki Jamac saleeban Tubeec iyo codkii AUN Xuseen Yusuf Tarabi And Maryan Musral Alla Maxa heesi hore heeso ahaayeen Dad Waa Dadki hore
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
haa, ragga dhamaan waxay ku dhasheen waqooyiga somali
@zuzahabdi3991
@zuzahabdi3991 4 жыл бұрын
Wiilkaan nagaha kuma dhag dhago wlh m.a qali ladan xamdi bilan io sacdiyo siman oo hees lawada qaaday halmar xitaa uma dhawaa naayo🙏✌
@cabdulaahimaxamad1741
@cabdulaahimaxamad1741 3 жыл бұрын
iyo Ayaan wadani wa wiil msha allg eh
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
From kenya 🇰🇪 love somali music 😢❤
@ahmed_aragti_chanel
@ahmed_aragti_chanel 9 ай бұрын
Thank you so much bro🎤✌️🎶🥰🙏
@AsmoFf
@AsmoFf 3 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️كضق@@ahmed_aragti_chanel ❤️❤️❤️❤️❤️
@AsmoFf
@AsmoFf 3 ай бұрын
😊❤​@@ahmed_aragti_chanel❤😊😍💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤❤😊
@ghostshooter6242
@ghostshooter6242 2 жыл бұрын
Am from rwanda am tutsi we believe somalis are our brothers I love them
@Mohab74
@Mohab74 Жыл бұрын
Thnk you also we believe ruwanda tutsi are our brothers . We love them. Blood its one.
@Somali1971
@Somali1971 Жыл бұрын
We believe your guys are one of us.
@realtalk1084
@realtalk1084 Жыл бұрын
Ur Somali stop playing
@abdifatahahmed7027
@abdifatahahmed7027 11 ай бұрын
We love you you brother
@AKRAMZIIN
@AKRAMZIIN 6 ай бұрын
Thank You Also we believe Rwanda People's Are our Prothers 🫶🙏❤️‍🩹
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Xuseen yuusuf tarabi iyo maama maryan mursal ciise baa heesta horay u lahaa waad so dhaweyseen lagendres kii waabari ✌️👌💞❣️❤️
@user-io7qn1gd8q
@user-io7qn1gd8q 5 ай бұрын
We are somalia 🇸🇴 proud 🇸🇴 I love songs somalia and 🇵🇰 Pakistan 🇵🇰 second keep going 💪
@adnanbochaosman3416
@adnanbochaosman3416 3 жыл бұрын
Am from Ethiopia but am really love this Somali song congrats Mohamed and sacdiyo.🇪🇹
@farahmohamoud3467
@farahmohamoud3467 3 жыл бұрын
Ooh maygadh
@abdullahiwarsame1660
@abdullahiwarsame1660 4 жыл бұрын
Good thank you waa galaab khamiis tarikhdu wAA 16 JULY 2020 Waa galaab khamiis tarikhdu isku begtay waxaan in badan u samarya my wife to gothada insha'Allah ayaa isku begtay family is is jeceel
@cabdalamahamed5708
@cabdalamahamed5708 3 жыл бұрын
Heestaydii.aaa.25.11.2020
@ugaaska5250
@ugaaska5250 3 жыл бұрын
I'm from Ethiopia i don't understand the meaning of the song but I love it 🇪🇹🇪🇹
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Habartaa mgaceed
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Beenaale.
@Darwiishsakariyehareer1381
@Darwiishsakariyehareer1381 4 жыл бұрын
ᴡᴀʟʟᴀʜᴀʏɢᴀ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ᴘʟᴀᴇsᴇ ᴡᴀᴀ ᴡɪɪʟ ɴᴀᴀғᴏʜ ᴀʜ ᴡᴀxᴀᴀɴ ɪᴅɪɴᴋᴀ ᴄᴏᴅsᴀɴ ɪɴ ᴀᴀᴅ ɪ ᴛᴀɢᴇᴇʀᴛᴀɴ sɪᴅᴀ ᴀᴀᴅ ᴜ ᴛᴀɢᴇᴇʀᴛᴇᴇɴ ᴡᴀʟᴀʟᴋɪɪɴ Asᴀᴅ😭
@amranahmed3030
@amranahmed3030 4 жыл бұрын
Wa kusary wlky😭
@maxamadsaciid5961
@maxamadsaciid5961 4 жыл бұрын
Tan waa dawarsi cad.kkkk
@macab6141
@macab6141 4 жыл бұрын
Done
@hooyomaamo6838
@hooyomaamo6838 4 жыл бұрын
Kkkkkk nafadan rabta laykta wayaab 👊🏾
@xamdidagan7343
@xamdidagan7343 4 жыл бұрын
Ò⁹kil8oi0òòolòoòòòoo9lm⁹ol9ll9o⁹l99l
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
QUEEN is back sacdiyo siman wax yaro farida 👸❤
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 жыл бұрын
Nac nacey melo badana kugu arkay 😂 😂 😂
@khadijaabdirahim7244
@khadijaabdirahim7244 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
@@ShukriAbdirahmaanAfjar 😂😂 wlhi adigaba sas un ila mereyso
@qadrosuleyman3819
@qadrosuleyman3819 4 жыл бұрын
Comment hadi lcg lagu qadaayo ada heli laahay isleyhy melwalbo iga horeysaa keep going
@abdiadan1246
@abdiadan1246 3 жыл бұрын
Subax wanasgsan
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Sacdiyo siman imisa qof ayaa fankeeda jecel aniga kow
@abdiwelidaud9940
@abdiwelidaud9940 4 жыл бұрын
Rabi Hesa ha uuriyo qeyrkaa allaha Tuso inta hesta odhan
@faniabdi7401
@faniabdi7401 4 жыл бұрын
Wale iney cidna iga horey abdi askari love isaar aabo labo an tageero
@adadugv5853
@adadugv5853 4 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌🇸🇴
@maida215
@maida215 4 жыл бұрын
Liz
@bariidoofficial2732
@bariidoofficial2732 4 жыл бұрын
wow Maxamed Kadheeri Wanaga Waashayee Allaha Kawaalo Blh Amazing Voiçe Aadku Qaaday Heestan Mac & Jug Waaye Keep it Up Ma Fanane Full Xushmad Yaqayooow Heer Sare Allaha Kadhigo!!!!
@cabdixamiidyuusuf6895
@cabdixamiidyuusuf6895 6 ай бұрын
Asc
@khadarjuxaa1645
@khadarjuxaa1645 4 жыл бұрын
From nogob burha dhaaher ee nogob ayaan ka salamya aabo Abdi askari lkn itus juuno❤❤❤🇸🇴✊🏿✊🏿in
@qalinleyare1304
@qalinleyare1304 4 жыл бұрын
inta taagersan sacdiyo siman iyo kaadgeer layg iisaar wad mahadsantihin
@xamsecisman439
@xamsecisman439 4 жыл бұрын
1 million markay gaadho izo qaboh ✊ 👇👍
@xanancabdilahi6992
@xanancabdilahi6992 4 жыл бұрын
Gabadha fananiinta ugu quruxda badan sacdiyo siman ♥️♥️♥️👏👏👌👌👏👏❤️👏♥️👏❤️👏❤️
@fathiaabdirahman3158
@fathiaabdirahman3158 4 жыл бұрын
Iyhk ^_
@muhiyadinali8706
@muhiyadinali8706 3 жыл бұрын
Al fanan kaderi wa legend walai..... Keep going sxb qali💪👌👍
@amostali1808
@amostali1808 Жыл бұрын
Iam from kiunga Kenya bordering Somalia,we love you Somalia people
@zamzambashir6603
@zamzambashir6603 3 жыл бұрын
I'm from UK but now in Somalia and my cousin put it on and I was like what is this but I really like it🥰🥰🥰
@Jamaal-YARE
@Jamaal-YARE 4 жыл бұрын
Xasuustii Xuseen yusuf tarabi iyo maryan mursal ❤️💯💯apsulatly voices
@yaslamissa7000
@yaslamissa7000 3 жыл бұрын
Xidigta xamar: she’s one of my best favorite singer that I have always listen........go sa’adia Siman.....!!!
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 4 жыл бұрын
Marwo Sacdiyo Siman iyo Maxamed kadheere,waa labo faniin ah oo aad u cod wanaagsan( good luck)
@fathiaaguled1125
@fathiaaguled1125 3 жыл бұрын
I love MOHAMED KADHEERI Amazing Voice 😍😍😍👌❤️🔥Sacdiyo Siman Mansha Allah❤️😍
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Codka Beerdilaacshe ayuu leeyahay, Rabi ha u raxmadee.
@abdiadan4837
@abdiadan4837 10 ай бұрын
Very phenomenon, spectacular, great beautiful & songs that are educative, love my somaliweyn generation
@worldscore-xb2km
@worldscore-xb2km 4 жыл бұрын
tumbada ma maqan oh hesta intas hadi e ku jiri lahed we mcn lahed hadaba wa super abdi askari buxa u ahay legend 💯💯💥🤚 Full respect
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 4 жыл бұрын
Waaaw my sweet sacdiyo siman & maxamed khadar waaaw horey u soco 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@mohamedwarsamaboss5014
@mohamedwarsamaboss5014 3 жыл бұрын
She is the most beautiful singer.
@aliya1792
@aliya1792 4 жыл бұрын
fanaaniinta reer Kenya wan iska jeclahay♥️😍
@Elpinko1
@Elpinko1 3 жыл бұрын
Waxaan ka helay qabadha asturan msha allah
@fatimaAli-um8hl
@fatimaAli-um8hl 4 жыл бұрын
Mohammed ka dheeri ilahay amarkiis style adba uga helaa m.a best song 🙏👍
@ashamuhumed1763
@ashamuhumed1763 4 жыл бұрын
M.a sacdio siman iyo Mohamed khadeer
@abdullahiofficial2302
@abdullahiofficial2302 3 жыл бұрын
Hhhjjjj
@Akbalaaya-vz1jj
@Akbalaaya-vz1jj Жыл бұрын
Wili wadageysta hestan since 2020 up to now
@NasteexoHassan-y9s
@NasteexoHassan-y9s 22 күн бұрын
Waaw whakti bay ahayd intaa heestaan dhagaystay ❤❤❤❤
@atiyanorhussein4081
@atiyanorhussein4081 4 жыл бұрын
Masha allah fanan cod io asturnan isku heysato allow ku dhowr
@Dasamoh25
@Dasamoh25 4 жыл бұрын
dhayalsaday jaceylkuye inta uu dhan iiriday ma dhex galay wadnaha oo mala dhuubtay awgaa❤👈
@bintuabuukar1413
@bintuabuukar1413 4 жыл бұрын
😢Anba dhuubtay awga habenadan dhibati 😢😢allow isa sii inta is jecl 😢😢
@manaalmanka4643
@manaalmanka4643 4 жыл бұрын
Amiin humo
@munoxasan8709
@munoxasan8709 4 жыл бұрын
Amiin
@Fartuun-xh8gt
@Fartuun-xh8gt 4 жыл бұрын
😰😰😰aaamin runtii
@mahadboss9354
@mahadboss9354 3 жыл бұрын
Amiin huno
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 3 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@Jama143
@Jama143 4 жыл бұрын
Kaadheeri lebis nin weyn keep going bro and sis
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 4 жыл бұрын
anba dhuubtay awga habeenada dhibate♥️😍ana uhoreeyo car igu qabsada😂😂
@zakariyeofficial5467
@zakariyeofficial5467 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣Lkn aniga aya kahorayey lkn waxbo masoqorin
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 4 жыл бұрын
@@zakariyeofficial5467 hhh ee ani mrkas maka horeyiyo madama an qoray 😂😂😂
@zakariyeofficial5467
@zakariyeofficial5467 4 жыл бұрын
@@qumandarajo9353 🤣🤣🤣🤣🤣saas miyaa ok wan kugu qaaday madama aad tahay inan somaliyet ok
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 4 жыл бұрын
@@zakariyeofficial5467 ❤🙏🙏
@sundussaafi1363
@sundussaafi1363 4 жыл бұрын
Hhhhh
@aragti6060
@aragti6060 3 жыл бұрын
Keep comn back, natural and sweet, beautiful. Salute guys.
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Markasto Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Zakan 👄👄👄👄👄👄😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
Maxamed kaadheeri codkiisa xabeeb yar baa ku jirta Unique voice. Meel kastood ka maqasho waad garanaysaa
@bilaalibrahim224
@bilaalibrahim224 3 жыл бұрын
Legend keep going amazing 💪👏👏👏
@jabracade2073
@jabracade2073 4 жыл бұрын
Xasan adan samatar iyo xalimo Khalif magol ku no badalay maxamad kadheri iyo sacdiyo siman labo fanaan antagero❤️👏hees iyo bar😍
@ahmed_aragti_chanel
@ahmed_aragti_chanel 9 ай бұрын
Waaw yaa salaam axyaa hees iyo xasuusin wacan🥰🥰🎶✌️🎤✍️🫡
@IlyaasmuqtaarAxmed
@IlyaasmuqtaarAxmed 11 ай бұрын
I am from Somalia ❤ I live u❤
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 4 жыл бұрын
Waaaw waxabaa ka dhacey sacdiyo siman & maxamed kaadheeri waaaw xasuuso hore jacaylka waayo 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@queenlailalucky2239
@queenlailalucky2239 4 жыл бұрын
Boqorada codka we love u ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ayantan kuweynee welcome back🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹💝🌹🌹🌹🌹🌹
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin Markasto 😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤
@yusufmahad9934
@yusufmahad9934 4 жыл бұрын
Gabadha kaliya ee aana madaxeeda oo qaawan waligay arag waxaana ahay taageero ka ugu jecel yartaas ❤️❤️❤️❤️❤️
@ridwanmahamuud4492
@ridwanmahamuud4492 4 жыл бұрын
Dhayalsadey jaceylkuye inta uu Dhan ii ridey ma Dhex galey wadnaha oo mala Dhuubtey owgaa
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 4 жыл бұрын
Best fananin 👌🔥
@omarxasan3629
@omarxasan3629 4 жыл бұрын
Waaaw dhacalakah gabana wey xara geysay wiilka woow cod macyahy m. A my brother keep going
@nimcosayid4636
@nimcosayid4636 3 жыл бұрын
Wow xasuus hees aan jeclahay iyo fanaaniin aan jeclahay horay usocda taageero number 1👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️
@handmohamed2617
@handmohamed2617 3 жыл бұрын
Mashlllh mashlllh dhaliyarada somaleyed wan inkufanaa asxbteydacnoloda♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ishoxuseenyaresharif4948
@ishoxuseenyaresharif4948 3 жыл бұрын
😖😅😭😅😭😅😱😅😖😭😧💜💜👘💜👘💜👘👜👘👜👘👜👜👘👘👜👜👛👡👛👘👝👝👙👙👝👝👙👝👝👙
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 жыл бұрын
Waa ereyaddii AUN ABWAAN cabdullaahi cabdi shube iyo laxankii Abwaan Jaamac saleebaan tubeec codkii aun Xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal sidaa ogaada soomaalida cusubeey
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Anaa kula og hhhhhhhh inkaston somalida dmbe ahy yutubkey ku qoranthy in ay kuxusan cnwanka hestana wey fcnan lhyd
@zunduzupdi3356
@zunduzupdi3356 4 жыл бұрын
Erayadan ka fahmay inaysan ahen hes hda la qoraY
@mohamedhuseinali9291
@mohamedhuseinali9291 2 жыл бұрын
Adoo kale aanoqon rabaa mustaqbalka kaadgeeri cod mcn leedhy🧡🧡🧡🧡🧡
@munacisman5891
@munacisman5891 3 жыл бұрын
Ww adban utageraya infanki hore iyo hesihi hore laso noleyo sii jiilba jiilka dabe udhaxalsiyo hersare cabdi askari Tube 😎👍
@mandeqmanka8748
@mandeqmanka8748 4 жыл бұрын
Maxamad kadheri fanka quruxdisa iyo codkisu ku joga and siman kama dhacdo
@artetaarteta4015
@artetaarteta4015 4 жыл бұрын
Xasusti xusen Y tarabi iyo maryan mursal ❤️👈
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
waqoyi somali ku dhashay xusen y tarabi
@ruunitagal3967
@ruunitagal3967 4 жыл бұрын
Gesi iladashay Khaderi iyo sacdiya siman keep going🥰
@deckdalfure3663
@deckdalfure3663 3 жыл бұрын
Xasuustii yuussuf tarabi iyo maryan mursal
@aragsan2962
@aragsan2962 4 жыл бұрын
Waa Laba Fanaan Oo Akhlaaq Leh Codkoodana Fanka Ku Jooga Hore Usocda
@abdilatifajaa5579
@abdilatifajaa5579 4 жыл бұрын
Old is Gold. Thank you Abdi Askari
@deqonur9185
@deqonur9185 3 жыл бұрын
SharmA b
@muktarluuu7821
@muktarluuu7821 4 жыл бұрын
Maansha alaah sacdiyo siiman Astuuranta ayaan kugu tageera waa fananada qarniiga keep going my sist
@abdisuleimanmaalim7308
@abdisuleimanmaalim7308 4 жыл бұрын
Keep it rocking always moha
@shukriabdirahman5567
@shukriabdirahman5567 4 жыл бұрын
Waw labo aqlaq ku dhamaty hori u socda🥰
@mandeeqmankauron634
@mandeeqmankauron634 4 жыл бұрын
Heesta macan 😍😍😍👌
@deganofficial7354
@deganofficial7354 4 жыл бұрын
Keeb going abdi askari rube
@kingmc82
@kingmc82 4 жыл бұрын
Amazing song Legend kaadheri
@nafisasiman4207
@nafisasiman4207 4 жыл бұрын
Mohmed kaa dheeri xidigii Kismaayo🥀
@jihaanhaji5793
@jihaanhaji5793 3 жыл бұрын
Wiil codkiisa is everything 🔥🔥🔥
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
Ala fanaan maxamed kadheeri fanan igu weyn keep going 😩👋
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 4 жыл бұрын
Wiilkan hees so cusbnesiya waa jeclahay 3 gabar qaliya wuu laa so qaday xamdi bilan iyo qali ladan sacadiyo siman o waliba shiidan
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 4 жыл бұрын
Ninkaan cadi mahan heesaha hore meshoodiii buu kasii shisha mariyay waxaa ilawday heesta kale uu la qaado ayaan wadani , taasaanba jclhy ani .
@princess_ashwaaqiiq7547
@princess_ashwaaqiiq7547 4 жыл бұрын
Iyo nimco happy xita ulasoqady😍
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 4 жыл бұрын
Marayare Officiall ha waa runta
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 4 жыл бұрын
Qamar qurux official wale ma arkiin tasi
@neyruusholac4816
@neyruusholac4816 4 жыл бұрын
@@ILASOCOTV mh
@adanmohamed8737
@adanmohamed8737 4 жыл бұрын
M..a sacdiyo siman dear sister and Mohamed kadheeri dear brother keep going
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
anba dhuubtay awgaaaa bbe🔥
@naciimojiiraanka6319
@naciimojiiraanka6319 4 жыл бұрын
Gabar poqortoyo ilhy haku dayo siman waliga raga ka dheraw kadheri fanan akhlaaqleh nolol wcn
@jawaaridalxoreeye4098
@jawaaridalxoreeye4098 3 жыл бұрын
Keep going Somali music and culture kadheeri and simaney 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdiabdullahi1949
@abdiabdullahi1949 3 жыл бұрын
I'm from kenya I love to listen this song evryday because its my favourite song ❤❣
@ibrahimahmed582
@ibrahimahmed582 3 жыл бұрын
Not only you bro...both stinger s are also from nairobi, Kenya.....
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
Wooow Maxamed kadheeri codkaga wuu maraya runti lama xaqiri karo dhabtii Sacdiya laftigeda mayareysanin ✌👌❤❤
@tiimolbrahim4538
@tiimolbrahim4538 4 жыл бұрын
Xaqiiqmaba kala lbantaalee sacdiyo siman boqradb aan kufaano allahakudwro xdiibti❤❤❤❤❤
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 104 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Mohamed Biibshe Ft Sacdiya Siman Gooni 2020 (Official Music Video)
3:31
Mohamed Biibshe
Рет қаралды 4,6 МЛН
SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA
10:10
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 6 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
FAYSAL MUNIIR & MISS XIIS | SIDA WALAL | New Somali Muisc Video 2020 (Official Video)
8:18
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 3,1 МЛН
AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:48
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 8 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 104 МЛН