Mohamed Mooge & SNM Heroes

  Рет қаралды 131,436

Nagib Nuh

Nagib Nuh

Күн бұрын

Mohamed Mooge Sings Ifka With SNM Video Clips, About The Final Day of SNM In Exile out in Eithopia, and the last speech of the Chairman of SNM Abdirahman Tuur as he gave order to the SNM Forces to go in and take their home land back...
where in about two weeks .....they did take their home back and Mr Abdirahman
Ahmed Ali was Sworn as the first President of Independent somaliland.......
What a Wonderful day it is been......!!

Пікірлер: 211
@sharmakejibril1300
@sharmakejibril1300 6 жыл бұрын
😪😓2018 ayan dhagysanyaaa heestan way i taabaty kamana daalo dhagysigeda waxan ahy qof naziib bdan sababtoo ah waxan hadhsanyaa geedkuu aabahy beeray marnaba xaga dambe ma eegi doono aabo
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢aniga
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 жыл бұрын
Hargaysa siday ka dhigeen waan uso are gudi doona si aan uguso aar gudo
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
+wanaaga badi maxa ino balana Ana diyar ayaan ahayn hargaysa kliya maha burro ilaa cergabo hargaysana haba u xumate wa halki la eeganaayey baqash🔫
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 6 жыл бұрын
Wllo geesi yaashii dhintay dhaxal bay i nooga tageen quluubteena kama baxayaa waligeen
@jamilaadam5477
@jamilaadam5477 5 жыл бұрын
Hargaysa diyaradii lagu rusheeyey dumarka iyo caruurta iloobimayno SNM inta nool ilahayoow cimriga iyo cafimaadka u dheere inta dhimatayna janada gee
@Janno190
@Janno190 10 ай бұрын
Taariikhdii SNM illahay intii ku dhimatay xoraynta dalka haw naxariisto janatul fardawsa Alle hoy hawga dhigo Aamiin inta noolna caafimaad ha aiiyo inta naafada ahna qbaalkooda lama gudayee illahay haw gargaaro Aamiin 🤲🤲
@youzarsifmohamed6031
@youzarsifmohamed6031 7 жыл бұрын
igada wan qiroday walahi😢😢😢😢😢 ilahay ha u naxariisto dhamaan mujahidinti SNM ameen.
@اممحمد-ع2ن8د
@اممحمد-ع2ن8د 3 жыл бұрын
Ilhy ha u naxaristo maxamed moge
@cabdijalilmiigane1803
@cabdijalilmiigane1803 3 жыл бұрын
Amiin dhamaantood 😭
@abucubayr468
@abucubayr468 6 жыл бұрын
Waa raggi dhiiga iyo dheecaankooda u huray nabad aan ku naa loonayno allaw u naxariiso wixii dhintay Imisaa u naafoobay oo hada nool Allaw u gar gaar
@hodancadey6737
@hodancadey6737 11 жыл бұрын
Calan dhimasho iyo dhiig lagu keenay oo rag naf toodi u huureen una sexan wayeen Gajo ka door biideen ayuu kolba midan ogeyin ina lodhintaya oodhaan aya soomali wa miida War makayeeli doonan raggi uso halgamay ?wa maya somaliland guul in shaalah Calnkayiga nuurow geesiba ku ilalinaye cadawuu kuma halelo waliga maxmed mooge ilahy hawuu naxriisto Dhamantood mu jahidinti somaliland amiiin
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
indero ila hada abahaayy iyo waalakaay maan aaraag diyaraad jarjartaysidaa waalashay ishegtaay mantaa waxbaaa inmaga ma maqne tolkeeen waagoob
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 жыл бұрын
mujahidkii weynaaye maxamed mooge liibaan fadligiisan ku dhegysanaya heestane wax la eegto maha mesha maryaloolkii isaaq kala dilay ka muuqdaan halgankiina ku xaaray... #RIP Adeero Halgama Maxamed Moge Liban Ustaad alfannaan M.M.L
@aidrousa.hussein1054
@aidrousa.hussein1054 6 жыл бұрын
I'm sorry about the hard times my father passed through the struggle of SNM due to our right Waan ka xumahay malimihii adkaa ee uu aabahay kasoo maray halgankii adkaa ee SNM isagoo xaquuqdeena uhalgamaya Anigoo dagaal Dood iyo colaad Iyo dirir Ka imid Oo dabeecadaydu Tahay midaan dadkuba Udulqaadan karayn Dajiyaha naftiyo Daadihiyahoow Maxaan kula dal maray Mohamed Mooge Liiiban
@fatimaali848
@fatimaali848 6 жыл бұрын
Eng Aidrous Abdikadir Hussein .Aidrous you are right many of our fathers, uncles died and may Allah take care of these men whom died in SNM Sami imaan.
@fatimaali848
@fatimaali848 6 жыл бұрын
Eng Aidrous Abdikadir Hussein From Fatima Ahmed Abdi Goleh I was with UN during the WAR I stayed to help the North with Dr Ali Salah and Dr Abdi Aw Dahir and many more the devastation was attrocious, and destructive by the siyad barre ragime they should be trialed for war crimes. Not sitting free in many countries abroad. Fatima Ahmed abdi goleh
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 8 жыл бұрын
ragii rga ahaa ilaahow u naxariiso dhamaantood
@nuhshine6933
@nuhshine6933 7 жыл бұрын
dhul bahante faqash ish
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 6 жыл бұрын
G aamiin aamiin yaarabil ku wii dhiigooga huray geesiyaal dhaxal i nooga tagay
@fatimaali848
@fatimaali848 6 жыл бұрын
Samir Imaan to ALL SNM Fighters and the MEN whom were in support in helping SNM by getting food supplies, and ammunition as my husband did as a Member of SNM with two 8 Tonne Lorries and by the way they had Buhodhle Members also fighting for the Freedom from Siyaad Barre Ragime, and torture of the Northern Regions including Buhodhle they suffered like many towns and coastal areas many, many lost their lives and they should put up memorials for them plus remember their were also woman in the SNM that also lost their lives but not spoken about I saw my own father's cousin's, my uncles the guunlow family, and my cousin Hassan Kayd all died to FREE Somalia like the SNM and ANC and many more Hassan Kayd and many more tough Commanders like More and many many more whom gave their lives for FREEDom of the Somali Nation we must not forget these strong men whom lost their lives to torture and WAR Samir Imaan but their memory in us their children lives on forever in our hearts it was not in vain Ameen. May Allah bless the always. Every way we could we all supported them all over the world financially, and morally Jenna haa warabiiya Ameen. Fatima Ahmed Abdi Goleh
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Alle ha unaxaariisto geesiyaashi sabab in aan nolol fican ku nolaano inta noolna cimri iyo camfimaad ku waara
@asmahamoud9902
@asmahamoud9902 7 жыл бұрын
Cadnaan maxamuud Aamiin Aamiin aamiin
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 6 жыл бұрын
Habar yoonis weye nimanka dagalamay iidor habar yonis la antood Malin cad ba Ka xogi lahayn burco iyo Hargeisa waxa ay dabka Ku shitaan wa habar yonis
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Ciidagale awey
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Ax wlhi wn qiiroday 😭😭😭😭😭😭😭😭
@safiyai2843
@safiyai2843 5 жыл бұрын
Asc reer sheekh isaxaaqow daawada video yada snm iyo wixii idin soo maray oo qabyaalada iyo isnacaybka Iska dhaafa oo iaku dhaga oo Hays kala qoqobina hadaad dad caqlile tihiin
@omermdshakir4110
@omermdshakir4110 2 жыл бұрын
Wan xasuusta anigo yar aya reraha laga so ururin jiray dhalinyarta dagalka gali karta.. Dabaylka dibile ...
@jamalali3175
@jamalali3175 6 жыл бұрын
Way way uur wuxu jecleysta afka lagaga hees ibtiladu waxay tahy marka howl timaadee wlhi soomaaliland meel halisa ayey igaga taala balse waxan sugnaaba maalinka cadow soo faragaliyo wlhi suma wlhi dhiigayaga ayaan uhibeyneyna waana balan
@sacadxasan3323
@sacadxasan3323 4 жыл бұрын
yaa salaam waa codkii mujahid maxamed moge allaah ya raxma iyo mujaahidiintii ❤️❤️❤️❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@MohamedAmine-sf7nj
@MohamedAmine-sf7nj 6 жыл бұрын
Ayayaye c'est beaux
@mustafehadari8169
@mustafehadari8169 Жыл бұрын
Halkan waxan ka arkaya madaxwayne muuse bixi. Ex madaxwayne ahmad siiranyo iyo maxamad kaahin. SNM INTI dhimatay allh waxan uga baryaya waa Ramadan 5:29 maalin jimce ah UNI NAXARIIS JANO KAWARABIYO AAMEEN AAMEEN. 🟥⬜️🟩 mag waxan ka haystaa calankayga tawxiidkale een ku hoos dhashay illahayow dalkayga iyo dadkayga iyo midnimadayda soomaliland brake
@MJama-wu7vm
@MJama-wu7vm 7 жыл бұрын
We never and never forget our dark history with Somalia even we were children in that time but we can remember anything that happened and we did the right thing for a better future to our kids When we separated from them ... ..... ..... thank you so much somaliland for this independence
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 5 жыл бұрын
runti tariikhdu wa mahadho dhibatada losomaray aadbay u adkayd runti dhimasho iyo silic aya losomaray qaranka somalilaan ino ilaliya inago kamidaysan qaran nimada somalilaan
@NagibNuh
@NagibNuh 11 жыл бұрын
Hodan Caday ...... Thanks Inaadeero
@shako7423
@shako7423 7 жыл бұрын
Ragaas dhiigoda daatay ayan maanta hadhsanynaa allaw idiin naxariiso dhamantiin 😰😥😰😓 ifka nin raguunba dhibta loo abuury
@awilahmed9758
@awilahmed9758 8 жыл бұрын
ax ax igadaa wallee waa xusuuus.... wadani from austria
@abdilkarimjam2877
@abdilkarimjam2877 6 жыл бұрын
Somaliland dhib badan ayaa loo soo maray walee heestani aad ayey ii taabatay walee alle ha u naxariirto Mohamad mooge 😭😭😭😭
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 жыл бұрын
AxAxIllaahow unaxariso Muj Maxamed moge iyo Mujahidinti anaga dartayo naftooda u iibiyey nolosha ka doortay geeriSi aan u badbaadno
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 Жыл бұрын
Qof kasta oo reer somaliland ah waxa ku waajib ah inuu dib u eego waxa loo s    oo maray dalkan oo uu xamdi naqa allaah badiyo allaahu akbar alaahu akbar yidhaah
@MohamedAli-dy2px
@MohamedAli-dy2px 8 жыл бұрын
alle ha idiin xaristo mujaahidinta SNM qaranka u dhimatay wl
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 3 жыл бұрын
Hees igu qaaaliya marka loo eego marxaladay Ka hadlayso❤️ Greece/Mitilini 11.11.2020🌝 Momed Drs InDhbs.
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
illahow unaxiriso Maxmed MOGE ifka raguunbaa dhibtaa loo abuuro
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Aun inti dhimatay magti buxur baxir nagu noqden dadka kacanka ka dilay ila iminka lo dhiman
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
Ax walaaahi waaa xanuuun😢😢😢😢😢😢😢😢
@shhurhurialmureesi274
@shhurhurialmureesi274 7 жыл бұрын
Walahi Rag Dagaalkan Kama Hadheen Hadii Aan Qaangaadh ahay Ax Ax Waan Ooyaa Markaan Daawado
@noorcali1694
@noorcali1694 7 жыл бұрын
goobonimada waa loo dhinta Adduunyada wadahadal qaran ma lagu heelo hadu luumayna xoogba lagu so ceesha
@naimahasaen3041
@naimahasaen3041 5 жыл бұрын
Ax ax
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
walaahi waan qiiroodey allow snm intii dhimateyna qabriga u nuur inta noolna allow naxariista kusoo deji aamiiin
@lakimaxmedcabdi1233
@lakimaxmedcabdi1233 5 жыл бұрын
Guuuuuul somaliland
@mahadjeesto8129
@mahadjeesto8129 2 жыл бұрын
Alow adeeRo Ku NaxaRiso Amiin Wanu argna mujahidnimadi Ad samayesaye Adeero mcn alaya raxma
@bushidoshogun4964
@bushidoshogun4964 6 жыл бұрын
I ❤️SNM...... remember 28/5/19988.... remember all the SNM soldiers... long live SNM...
@ahmedadan2745
@ahmedadan2745 2 жыл бұрын
geesiyal snm
@mohamedkarama4815
@mohamedkarama4815 7 жыл бұрын
walhi ilmo uun ban ku cabari karaa abalkay nogaleen snm gesiyo halgamyo ifka inta joogto raxo akHirona jano aabayal ma Noqon Doono kuwo Ilaaba abalkiina iyo Naftina dartayo U hurten
@aminarabi438
@aminarabi438 7 жыл бұрын
moha karaama
@axmedshiirkadaguuledccmaxa5097
@axmedshiirkadaguuledccmaxa5097 4 жыл бұрын
Naxaristi jano ale ayano u baryayna
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 6 жыл бұрын
2018 cidii daawanaysa like ha saarto 😍Kama daalo heestan
@abdulahiabdiomar1419
@abdulahiabdiomar1419 6 жыл бұрын
Macnaha hesta ma fahmaayo maxaan like saara
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 жыл бұрын
@@abdulahiabdiomar1419 ax ax ax waa hees qaaliya u fiirso muqaalka waa xoogagii snm dee
@NagibNuh
@NagibNuh 6 жыл бұрын
Xamda weydii
@NagibNuh
@NagibNuh 5 жыл бұрын
@@abdulahiabdiomar1419 Dadka weydii sida hooyo Aabo ama Adeero
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Ilahay inta dhimatay ha u naxariisto inta bugtana ha caafiyo inta ladana caafimaad iyo camal suuban ha ku risaaqo
@quadanabdi200
@quadanabdi200 6 жыл бұрын
Ilhy hakuu naxaristo muj.dalkaaga af iyo adinba waad ugu hiilisay wlleee magac iyo xasuus aan hadhaynbaad nooga tagty
@ismailjama178
@ismailjama178 6 жыл бұрын
Ifka inan rag uunbaa dhibta loo abuuree.udubada waxyeeladu waa eheladiisee .sidaan ahay ninkii ogi meel istaagi maayee.
@khalidabdi9350
@khalidabdi9350 5 жыл бұрын
alle naxariiistii jano haka warabiyo inta dalka maalkooda iyo naftooda u hurtay inta cafimaadku ka maqan yahayna alle ha u soo celiyo inta nola alle ha barakeyo maxamed moogana tariikhda xuusta allena u naxariiisto SNM hadhkoodiina waynaga ku dhisanay dal adunka wax la qaybsada waana alle mahadiii
@abdirahxakabdi5185
@abdirahxakabdi5185 8 жыл бұрын
ilahayow naxaritada jano ka warabi halyayadas waxasus. lama ilawan ninki damirlihi u damqanayo waxay dhiraden inay ka hortagan. oy ladagalaman cidamadi xogawayna e siyad barre e dulmiga iyo dilka inaguhayay ilahayna wu laqabtay kumankumk ayana ku nafway lakin. wa. nasibdaro inay. imbadani ku. dayacantahay dalka gudihisa qarna berbiyad. ay jifan niman xabad ridina darajadodi ku xaragoda waa ayandaro. inay qarna kursi iskuhaystan i lowsho dhawa ma umulba
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 жыл бұрын
ILAHAY mujahidiinti geesiyada ahaa ee SNM naxariisti janno haka waraabiyo , kuwa noolna RABI caafimaad iyo nolol fiican ha siiyo Aamiin
@maxamedliverbool6060
@maxamedliverbool6060 7 жыл бұрын
ax ax ilahay ha u naxriisto dhamantood ita nool cimridhar ilahay ha siiyo
@coutinhoyare6678
@coutinhoyare6678 7 жыл бұрын
#SNM LEGENDS WLHI IDIN JECELHY ALLAH YARXAMAK INTII DHIMATEYNA INTA NOOLNA CIMRI DHERER IYO CAAFIMAAD
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
ax ax ax ax ax ax waxi hogani waxan maxa iskulada lugo digiwayi dibatada mesha kadacdi
@NagibNuh
@NagibNuh 3 жыл бұрын
Marwa Qalanjo Inaadeero ....Adigu bilaw oo u sheeg dadka aan waxba ogeyn ee reer Somaliland.... Thanks Marwo
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
@@NagibNuh inader anigab waligi laigam shekin wanan jeclahlaha e waxaba xita in Somaliya jorto waxa igo horisi 20 16 donidab waxan uhisti Somaliland
@NagibNuh
@NagibNuh 3 жыл бұрын
@@marwaqalanjo4902 Marwa Inaadeero waan ku fuhmay ... Anaa kuu sheegi taariihkda Kaa maqan .... Inaadeero iso dir E-mail Nagib@telfort.nl....ama Nagibnuh@live.com.....waan ku salaamy Inaadeero Qaali .. habeen Wacan oo Wanaagsan.... Have a good night dear
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
@@NagibNuh Thank yuo inader fisbugiga igso darso waxa kuqoran marwa Qasium yutubkigan isar samis garabka Thank yuo
@NagibNuh
@NagibNuh 3 жыл бұрын
@@marwaqalanjo4902 Inaadeero Google nagib nuh ....ama..... Facebook NagibNuh anigu na magaca aad iiso qortay waan raadinayaa
@eiddaroor9440
@eiddaroor9440 7 жыл бұрын
Maallitaas burco duuray duleedkeda ayaanu joogaynay ciidankana waxa watay ilahay ha unariisto lix ax ax ax ax geeriyay xishoodlay
@munacawil4815
@munacawil4815 7 жыл бұрын
EID Daroor walaal heestan midhaheeda iyo abwaankii sameeyey hadii aad hayso ii soo qor
@abdihakimhassan7350
@abdihakimhassan7350 6 жыл бұрын
EID Daroor ALLE HAKU GUULEEYO AMIIN MUJ.
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 6 жыл бұрын
Muna Cawil wll heestan waxaa Sameeyey alle ha unaxariistee Cali Saleebaan Bidde Oo ku Geeriyooday Dagaalkaas Waxaana Qaaday alle ha unaxariistee Muj......maxamed Mooge Liibaan Mageceedana Waxaa La dhaha Nafi Orod Bay Kugu Aamintaa
@somalilandboy4648
@somalilandboy4648 6 жыл бұрын
waa duleedka hargeysa ciidankana waxaa wata muse biixi siilaanyo oo soo bookhday jiidda hore ayaa isna meesha maraya
@hassanxaaji7801
@hassanxaaji7801 4 жыл бұрын
Allayarxamhu halgamagii waynaa mu lixle ee dagalka bueca duuray hogaaminayay
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
2018😢😢😢😢😢😢😢 abaalkii SNM waa haynaa illahaw calanka tawxiidka ha ridin
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 7 жыл бұрын
Ale how Naxaristo GeeesiYshi Snm Amen
@rahmaxasan7597
@rahmaxasan7597 29 күн бұрын
heestan MAANTA ooah 3/9/24 AYAAN dhegaysanayaa ,waxaana AYAAN darro ah in dadaalkki dheeraa ee sidaaa loogu dhabar adaygay,in uu nin aan maalin lagu xasuustaba jirin KU tafri falo gacantiisana KU baabi,iyo ,si dhib yarna u kala diro ,muuse biixi halaga qabto xukuumada
@marwadiidanjiraha6535
@marwadiidanjiraha6535 8 жыл бұрын
illahayoooow gesiyashii godka unuuur😢😢 ....naftooda ayay no hureen si aan nabad iyo gumaysi la aan ugu nolaano illahayna wuula qabtay oo wanagaa manta hadhsanayna allxamdulilaah
@NagibNuh
@NagibNuh 8 жыл бұрын
+Sinyora Shamuuza ...Aamiin
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Marwadii Danjiraha I
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
+Nagib Nuh maskiinka faqash aya dishay sxb allow u naxariso
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
+Nagib Nuh maskiinka faqash aya dishay sxb allow u naxariso
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 6 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabii lakiin wllo xaq u dirir bay ahaayen oo ilaahay baa u hiili yay
@halimoadan474
@halimoadan474 5 жыл бұрын
Qof naftiisa kuu horay ileen abaalkii magudid
@ayannharame4188
@ayannharame4188 5 жыл бұрын
rapaw u naxariiso shuhadadiii snm inta dhimaty inta noola cafimaad iyo cimriga u siyadi
@willienymanasa4823
@willienymanasa4823 14 күн бұрын
Taylor Helen Martinez Thomas Jackson Steven
@qadanqadan6095
@qadanqadan6095 6 жыл бұрын
maydaan Ku qasaarin dhiigiinii aad u hurteen dadkiina .mar haday mabdi.iinii Ku taagan yihiin ilaa hada no faqash
@abdimajidmohamed5580
@abdimajidmohamed5580 7 жыл бұрын
Allaah u naxariista inta u dhimatay inaa xuriyad helno iyo intii u dhaawacabtayba
@ahmedrachid1501
@ahmedrachid1501 7 жыл бұрын
allow unaxariiso mujahidiinta naga shahiiday aamiin ya rabbi
@nuuradiincalijaamacaxdi150
@nuuradiincalijaamacaxdi150 8 жыл бұрын
(AHUN)maxamed mooge liibaan iyo dhamaan intii dhimatay ifka inan raguun baa dhibka loo abuuree urugada waxyeeladu waa eheladiise.cajiibatul cajaa,ib!!!!!!!!!!
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 Жыл бұрын
Halgan qasaaray
@L.i.B.a.a.X.o
@L.i.B.a.a.X.o 11 күн бұрын
Allow abaalkoda jano haka dhigo naftod hurayashi snm alle janayinkisa kuwa ugu sareya ha geeyo 🤲😥
@samiirajaamac5142
@samiirajaamac5142 7 жыл бұрын
ilahow idiin naxariisto nabada an ku nololano idinkaa nogu wacan ilahay ka sokow ilahay ha idin naxariisto
@mukhtaardhako1053
@mukhtaardhako1053 7 жыл бұрын
Allow unaxriiso inta dhimatey inta noolna farxad kunoolada ayaan leeyahay waad hesheen waxaad udagaalamayseen anaguna halkaas ayaanu ka qaadayna
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 4 жыл бұрын
alle yarxamak,muxuu wada ii fadhiisty niman wllkey moodayey😌😌
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 жыл бұрын
Siilaanyo. Iyo. Maxamedkaahin. Iyo. Muuse biixi cabdi. Sadexda. Mujaahidba. Halkaasay. Kamuuqdaan. Waakaqiirooday. Iyo. Maxamed mooge. Alahaw naxariistee
@hodanciise6965
@hodanciise6965 7 жыл бұрын
Abahay habar wadgi allow uu naxriso abtigay iyo dhaman mujahidinti
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 6 жыл бұрын
Ruux wuxuu jeclaystaaba Afka lagaga Heesaa....Ibtiladu Waxay Tahay Marka lagu ogaado MML ilahay haw naxariisto
@MarkSeal-c8p
@MarkSeal-c8p 13 күн бұрын
Moore Elizabeth Taylor William Miller Timothy
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 4 жыл бұрын
Ilaaahooow unaxariiso muj mohamed mooge
@rajoqabe9055
@rajoqabe9055 7 жыл бұрын
Somaliland waa dhulkii Ay geesiyaashasi xoreeyeen Rabi janadisa ha geeyee Guul somlailand
@azumaden2150
@azumaden2150 7 жыл бұрын
ax ax alle haw naxariisto mujahid maxamed xasusus magurana
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 12 жыл бұрын
ala waa ka rastada ahi ma snm ta ayuu ku jiray ee clipka xaga hore kaga jiraa fefan !!!
@naimahasaen3041
@naimahasaen3041 5 жыл бұрын
Muuse biiixi ayaan arka
@Quote_and_Fact
@Quote_and_Fact 7 жыл бұрын
SNM=====LEGENDS=======MAXAMED MOOGE ,LIXLE IYO DHAMAN JUJAAHIDIINTII ALLE HAW NAXARIISTO.....ANAGAA DIYAAR U AH INAANU BOOSKOODII BUUXINO MALINTAANA WAAN SUGAYAA WAANAY IMANAYSAA
@gelle7458
@gelle7458 7 жыл бұрын
Xuusuus ii gaaro aan iga go ayn baa ii gaaree allahayoow gobonimada kii u go ayna naxariista gaadhsii
@minasomali8242
@minasomali8242 6 жыл бұрын
😥😥😥😥😥 Illahow u naxariiso ax
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 6 жыл бұрын
Rabi naxarista janada hakaa waraabiyo halyay tarikhda Somaliland ku suntan waan jeclaan lahaa inaa Somaliland soo gaadho geedka beerten midhihisa aragtaan mooge😍😍😍
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 2 жыл бұрын
Muj.Axmed siilaanyo
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
ninkaa dheer ee khudbadaynaya waa siilaanyo kan dirayska madow iyo koofiyada cowboy mohamed kaahin kan cimaamadaa iyo cumaraayadaha sita waa muse biixi heros
@DHAKO-un4wt
@DHAKO-un4wt 6 жыл бұрын
Waxn anka naloka tagy wa hadnu ninan waxba ogyn ka yelo Somaliland ma jirto walhy kuwas n.a. dhaly nar banu warbinyna qofki is hortaga
@mohamedamiin8996
@mohamedamiin8996 7 жыл бұрын
Muse biixi baan arkaa
@somalilandboy4648
@somalilandboy4648 7 жыл бұрын
Haa iyo siilaanyo
@abdullabwabdi283
@abdullabwabdi283 6 жыл бұрын
mohamed amiin hhhhh ilaahey hakaa cafiyo
@gaashaanducaale8806
@gaashaanducaale8806 3 жыл бұрын
Isaaq wa reer dhan o 30 sano cabaya o afkas haday kala qadan wanala layay Somali way is wada laysay wayna is cuntay cid kalo cabanaysa lama arag
@hamdasulayman1728
@hamdasulayman1728 2 жыл бұрын
Snm mujaahidiinta dhamaan waan uducaynayaa dhamaan intii halgantay iyo intii dhimatayba ilaahay janno farduws haydin geeyo aamiin aamiin aaamiiiiin
@khalidqordher9683
@khalidqordher9683 7 жыл бұрын
ifka niaan rag uun baa dhibta loo abuuree
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 8 жыл бұрын
ragii taga ahaa aloow u naxariiso
@sagalahmed9241
@sagalahmed9241 6 жыл бұрын
Ilahaw unaxariso dham mantoon
@mohamedhassan9551
@mohamedhassan9551 7 жыл бұрын
wlhi dareenkayga kuma Cabiri karo abaalkay Noo Galeen abayaashen wlhi waa Taa aan maanta Somali u gu Qurux Badan nahay inagana waxaa inalaga rabaa ku weena Dhalax Buuxa oo ay inagu Xasuustan ain aa Uga Tagno Dalkana Aaynu Isaago Midaysan Oo Reerna Cabanayn ka Tagno Qabiil waa waxay Snm.Somalia ku burburisay Ninkasta Wuxu Tabanayo halaga Xaalsiyo Samaroon iyo Dhulbahante ciise iyo warsangali waa dad Dalka inala leh Xuduudka aduunkuna inamideeyay markaa waxan idin leeyahay Somaliland ha Noolato waxna Laysku Garaabo
@NagibNuh
@NagibNuh 7 жыл бұрын
Ashraf Maxamed waad mahadsantahay
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 6 жыл бұрын
Alleh ha u naxariizto mujaahidiintii intii dhimataY SNM
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Жыл бұрын
Ka cumaamada dubani wa muuse
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
SNM geesiyadii somaliland cadowgii boobey ka dhiciyey alow u naxariso inta dhimatay
@abdulrahmanjr1310
@abdulrahmanjr1310 7 жыл бұрын
Ax rabi ha u naxriisto intii dhimatay inta noolna cisi iyo sharaf ku noolaada
@hamdaali8078
@hamdaali8078 7 жыл бұрын
Ar.junior mujahidiin qaran weeyan alleh intii dhimatay hawu naxristo
@abdiali7666
@abdiali7666 5 жыл бұрын
Mohamed Cade allah yarxamu
@GabileyGreenland
@GabileyGreenland 7 жыл бұрын
ax ax ax waxaa soo xasuustey xasuus waayo hore ah 1992 anigoo gaadhi dhiga dheere ah ka soo raacey Djibouti imidna Gabiley oo dhamaan dunsaneed oo geedaha masaabiir iyo sixir lagaga wada tagey dhulku wado miino yahay Hargeysa suuqa hoose, xero awr, goljano shacabka xaafado ka mid ah dhamaan way dunsanaayeen dhulku wado gudaafad buu ahaa dhulku cidlo waayahu aad buu adkaa Alxamdulilah calaa kuli xaal. muwaadin Somalilander ah oo ku nool Frankfurt Germany.
@asmahamoud9902
@asmahamoud9902 7 жыл бұрын
Gabiley Greenland manch Allah llaahay ha ku xafido huno
@youzarsifmohamed6031
@youzarsifmohamed6031 7 жыл бұрын
wa runta sido kale aniguba waxan uso xagabaxay hargeisa 1992 dulko aad u burbusan walahi wa xasuus ilahay ha u naxariisto dhamaan mujahidinti SNM 😢😢😢😢😢😢
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 жыл бұрын
Ilaahow rabigayaw. Unaxariiso. Intiikadhimatay. S n m intanoolna. Ifkaka nimco ugadhi. Aakhiro. Filjana. Aaaamiin
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 6 жыл бұрын
😪😓26/2/2018 ayan daawanayaa muuqaalkan waanu i taabaty wlhy kamana daalo ogaanshaha wixi dhacay waxan ahy qof naziib bdan sababtoo ah waxan hadhsanyaa geedkuu aabahy beeray marnaba xaga dambe ma eegi doono aabo 16jirbuu abahay kugalay SNM
@arbacshow8243
@arbacshow8243 8 жыл бұрын
Alla yaraxma dhamaan Mujaahidintii Dalka xoreysay oo gusha maanta aan ku naalooneyno keenay illahey jannadi fardowsa haka waraabiyo dhamaantooda.Aaad baana utaageera fananka weyn MML.
@abdifatahsomalilanderdhaba9323
@abdifatahsomalilanderdhaba9323 8 жыл бұрын
Allaw ku naxariso adiga iYo dhaman mujahdintii naga shihidaY dhamantod jano fRdowsa ka waribIyo
@NagibNuh
@NagibNuh 8 жыл бұрын
Aamiin
@suhaybahmed1443
@suhaybahmed1443 7 жыл бұрын
rag baa dhibta loo abuuro maxamed mooge liiban wale fanaan kama dan bayn
Mohamed Mooge - Aduunyo
10:27
Nagib Nuh
Рет қаралды 300 М.
Tribute To Our Forgotten  SNM HEROES.wmv
6:43
Somaliland Org
Рет қаралды 128 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Mohamed Mooge - Anigo Dagal Dood iyo Colaad iyo Dirir Ka Yimi
6:45
Dagaalkii Buuraha, Dilkii Jihaad & Jid-gooyadii Dawga Sheekh ee SNM....
15:42
Dhamays Media Production
Рет қаралды 14 М.
Baxsanoow Hadraawoow.SSC00045
10:53
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 465 М.
Dar Allaad Uhurudaa- Codkii Mxamed Mooge Liibaan
9:41
xusuushore
Рет қаралды 361 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 181 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 223 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН