Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba (Kaban)

  Рет қаралды 185,835

Gu`Roon Jire Media

Gu`Roon Jire Media

Күн бұрын

Heestii Hadii aan Daayo Heestaba | Maxamed Mooge Liibaan AUN
#Mooge
#Maxamed_Mooge
#Qaraami
#Qaraam
Heeso_Qaarami
#Heeso_Qaarami_ah
#Qaaci
#kaban
#GuroonMedia
#Guroon_Media
#GuroonJire

Пікірлер: 81
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
Heego inay daruur tahay Duhunkuna uu humaag yahay Haraad biyo la, aan yahay Halyay inuu wax garad yahay Inaan lagu hungoobin Ama laga libin helin Hodan daacaduna tahay Heesi inay dareen tahay Mahadhana kalgacal iyo hami caashaq leeyayhay Huga lagama qaadee Hadal inuu asluub yahay Ma ninaam hagaynoo Igu haystabaa jira Heegadaa nin marayoo Habqamaayay waayoo Waxan ahay hadraaye Hindisahaa kalgacal iyo Sidad heedhe igu tahay Waataan dul iyo hoos Warka kugu hirgisayee Dhaxaan haraadayoon Cidi ii hiloobine Markaan heensihii dhigay Heeryadiisa caashaqa Haadan aan ka seef dhigay Waa quusey wiilkuye Hadii aaan daayo heestaba Haysto erayadaydaba Ama aan hubkaba dhigo Hiyigayga gaabsado Miyaa lay hud hudiyoo Hadal layga yeedhsiin Raga way hirdamayaan Hawlahaa aduunkoo Wakhtigaa hakinayee Habran maayoo geesiye Hoodo waa nasiibkoo Hodan waaye quruxduye Waxan kugu hamiyi jiray Hanti igu faquuqdoo Hayn raac ahaatee Markan furay hogaankii Een tuuray haamihii Hagoogtiina aan rogay Hirir kiina iga hadhay
@bashirjama4283
@bashirjama4283 3 жыл бұрын
''Hadii aaan daayo heestaba Haysto Erayadaydaba '' ee ma aha ''heryadaydaba'' !!
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
@@bashirjama4283 sax sxb anba waan isku qabtay
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 3 жыл бұрын
Waad daddaashay sxb mahadsanid ha ool eray kaliaya Waa quusay wiilkuye!!! midhkaa badal Waa quus haweenkuye
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Woow.raggeedii
@aliafyare4634
@aliafyare4634 2 жыл бұрын
Sekeriye thanks sxb
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 Жыл бұрын
Greatest hits of mohamed mooge what a golden memory and ever green singer allah grant you the highest position in heaven
@abdallakaariye7169
@abdallakaariye7169 10 ай бұрын
Hadaan daayo heesta ba !!! Runtii Waa hees qiima badan waa Curintii Cali Saleebaan Bide iyo Codkii M . Mooge Liibaan .
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 3 жыл бұрын
Mar horaan heesi lahaa ee sida AHUN Mohammed moogaan u heesi waayay!!! ALLA muxuu fannaan ahaa
@abucubayr8517
@abucubayr8517 3 жыл бұрын
Kula mid baan ahay sxp hadii aanan sida maxamed u heesikarayn heesi iga dheer
@sidracabdiweli5488
@sidracabdiweli5488 3 жыл бұрын
Yaasir kaan aqanay miyaa
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 3 жыл бұрын
@@sidracabdiweli5488 Halkeed ku taqaanay?
@sidracabdiweli5488
@sidracabdiweli5488 3 жыл бұрын
@@yaasirabdi6494 Nairobi
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 3 жыл бұрын
@@sidracabdiweli5488 dabcan lkn sanadkee?
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Hadal inuu asluub yahay, Ma nimaan hagaynoo Igu haysta baa jira?.... AUN Maxamed Mooge Liibaan ❤😢
@bootanmaxamed8741
@bootanmaxamed8741 3 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan cali saleban bide heesi anay dereentah mahadhna kalgalcaylyoo
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
hadii aan daayo heestaba haysto ereyadeydaba🥰👌 tiktok baankaso raacay gabar iskaso dul duubtay halkaas baankaso raadiyey mucjisadeeda ileen waa luuqdii mooge oo lagu daray gacantii xudeedi, cali salebaan bide uu maamulay✍ 19/7/2022 talaado goobtu waa gobolada dhexe ee dalka inshh beritoole ayaan u baxaya safar aanku tagi rabo caasimada dalka ee mogdisho 🙏❣ iyadaaan isu diyaarinayaa yaaba heli karo🙏❣
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Hadaa tahay xawo daganti mudugboy ku xerneed 2017 ilaa mar hada dhawa caawana inta jogtid 100 geela ka bixinaa hadaa iga yesho😁🙏 madax baa tahay
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 ай бұрын
@haawodagan hadii aan daayo heestaba waan soo saariwayay halka haysto ereydeydaba
@najiibmohamoud7618
@najiibmohamoud7618 16 күн бұрын
Hadan daayo heestaba gabadhaa ha la Ila so xidhiidhiyo😊
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 жыл бұрын
1:30 maya waa caynakaas aad tidhi ilaahey haku naxariiste
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Guroon media horay u socda ha niyad jabine
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
reer gu roon jire waxan idin weydiyey hees maxamed mooge qado o ahayd waxan ahay nin wacano wayuhu hoganshe mala helaya hesta saxib yal
@nimcaanmaxmuud3131
@nimcaanmaxmuud3131 3 жыл бұрын
Anigu taa mamaqal lkn waxaajirta mid uu dhaho : waxaan ahay ninwaayaha aduun wax ugamuuqdaane .... dadka hayska waynayd qaybteeda hore ayay kujirtaa
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maxamed mooge liibaan
@Aliheybe-b9d
@Aliheybe-b9d Жыл бұрын
Waaqiira.gelin.heesaha.maxzmed.mooge.alaah.hawnaxariisto
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
❤Alle ha uraxamado ❤Amiin ❤Amiin❤Amiin Axa yaa maxamed mooge ❤walabadii bisha rabadan kin began 23 .3 .2023 ❤❤
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.kunaxaristo
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Kabanka macaan gacantii xudeydi❤️
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 жыл бұрын
Maya kii mmooge waalakayaqaana
@AbdiaziizIQ
@AbdiaziizIQ 2 жыл бұрын
Maaha maaha walaal kamanka reema waa sayidka Maxamed mooge Liibaan halyeey
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
Xudeydi weye bilaa hadal
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 8 ай бұрын
​@@buuxciise2338 ma malay ka tahay xudeydi iyo m mooge si umma wada tuman
@abdirahmanismail1818
@abdirahmanismail1818 3 жыл бұрын
Sahra bilan iyo tiktok ayaan ka soo racay wow
@omaraxmed5264
@omaraxmed5264 3 жыл бұрын
Maxamed mooge libaaan Allh yarxamuk
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 3 жыл бұрын
Xuddaydi!!!! inaba caadi maahayn %80 heesaha uu maxamed mooge u garaaco macno gooniya ayay leeyihiin
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 2 жыл бұрын
NINYOW HADALKAA WAAD ASIIBTAY SXB, HEESAHA XUDAYDI (AHU) UU MAXAMED U TUMAY MICNA GAARA AYAY II SAMEEYAAN
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 8 ай бұрын
Markad war soo tabisan raciya xigasho ama cadeyn,Hanuniye,M Mooge,Cigaal Omar Dhuule,Jangow iyo Salax Qasim iyo kuwi kelaba badanaa kamanka iyagaa garaca midwalibana si gara ayuu u tuma,Xudeydi,Hassan Greate,Goobe ,Jim ,Abdi Nasir oon iyagu badanaa heysina leyskuma khaldo iyana, ma dhahayo hada xudeydi ma aha lakin xudeydi siqadisi kama muqato
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 ай бұрын
Xuddaydi marwalba umuu tumijirin mmooge alle hawnaxariisto labadoodaba wuu yaqaanan , qaybta laxanka beerdilaacshe ee maxamed cid ku gaadha majirto
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Hadii aan daayo heesataba, heesta eerayadeedaba ama aan hubkaaba dhigo miyaa laygu hudhudiyo erey layga yeedhsiin. Jawaab: maya wayaay jawaabtu adeer alle Wayne hakunaxariiste.
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.kunaxariso
@CumarCismaan-gr6xq
@CumarCismaan-gr6xq 10 ай бұрын
Wwe❤
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan cali saleeban bide
@abdurahmanmohamed3741
@abdurahmanmohamed3741 Жыл бұрын
Hadii aan daayo heestaba 😮
@najiibmohamoud7618
@najiibmohamoud7618 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
meesha maxamed mooge iyo xudeydi ku kulmeen maxa kasoo baxaya wow wow wow
@saidmohamed745
@saidmohamed745 9 ай бұрын
Hadii aan daayo heestaba eryada isku qabo hadii aan dhayao heesto wyeee
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Ahn legend
@abdihassan893
@abdihassan893 3 жыл бұрын
Heesta iyadoo lyrics meel iigu sheeka codka kistoo ma fahmayo pls macnaha iyadoo qoraala 🙏🏾
@derriiyotowfiiqofficial6920
@derriiyotowfiiqofficial6920 3 жыл бұрын
Inanbaa sooqoray eeg libaaxaas kaa haqab tirayee zakariye
@rashidhassan572
@rashidhassan572 2 жыл бұрын
Heego inay daruur tahay, tuhunkuna hummaag yahay, harraad biyo la'aan yahay, halyeey inuu waxgarad yahay, inaan lagu hungoobeeyn, ama laga libhelaheeyn, hodon daacadduna tahay, heesi inay dareen tahay, mahadhana kalgacalyoo, hammi caashaq leeyahay, huga laga ma qaadee, hadal inuu asluub yahay, ma nimaan hadreeynoo, igu heeysta baa jira? INTAAS WAA GEERAARKA HORDHACA U AH HEESTA. Qeybbta 1aad ee heesta Heegadaa nin marayoo, habqinaaya waayuhu, waxan ahay hadraayee, hindisaha kalgacal iyo, sidaad heedhe igu tahay, waa taan kor iyo hoos, warka kugu hirkisayee, dhaaxaan harraadayoon, cidi ii hiloobine, markaan heesihii dhigay, heeryadiisa caashaqa, haddaan aan ka seefdhigay, waa hoos haweenkuye, haddaan daayo heestaba, heeysto erayadeeydaba, ama aan hubkaba dhimo, hiyigeeyga gaabsado, miyaa leey hud-hudinoo, hadal leeyga yeersiin?.... Erayadii AUNtee Cali Saleemaan Bidde
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Жыл бұрын
Aan kuu sii raaciyee sababta uu Cali Saleebaan Bidde heestan u tiriyay waxay aheyd: isagoo dalkii Midowga Soofiyeeti ka yimid billowgii 70meeyadi ayaa lagu yiri: war dalka milatari ayaa qabsaday, qofkii juuq yiraahdane waa la xirayaaye, ha isku hadlin markaasuu heestan tiriyay oo waa kan leh: haddaan daayo heestaba, heeysto erayadeeydana, ama aan hubkaba dhimo, miyaa ley hud-hudinoo, hadal leyga yeersiin
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 2 жыл бұрын
Maxamed mooge Liiban Baban Sayidka mar la arag ayu aha
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hees xusid mudan
@AdanXasan-f1x
@AdanXasan-f1x Жыл бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊😀😁😂🤣😃😄😅😆😉😊😋😎😍😘😗😙😚☺🙂🤗🤩🤔🤨😐😑😶🙄😏
@AhmedMohamed-hh2hm
@AhmedMohamed-hh2hm 2 жыл бұрын
Guroon jire BAL waxaad isku daydaan Hees tidhaa. (Oo aan xariireey .......xilba ani ilama jiro intaas ayaan Ka xasuustaa waxaana qaada axmed Cali cigaal Axmedna waabu noolyee BAL heestaa soo hela
@ahmedmuhamed8871
@ahmedmuhamed8871 Жыл бұрын
Asc. Sxb. Heestaa 5 Sano ayaan raadinayay waanan waayay wlhi oo aan xariiray ..............xilba ani. Ilama jiro. Bal soo hel adigu
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Dhowr jeer baan tiray oo saxay si aanan erayna u khaldin
@deeqaali2739
@deeqaali2739 2 жыл бұрын
Mujaahid ooyaaye ilaahay ha u naxariisto heesihiisii dhamaan waa calaacal iyo isciil kaambin
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Nin raga oo adag waliba gooni usocd ah bow ahaa qofka aan garab raadsan ee kaligii socodka lama dhihi karo oyaaye
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 Жыл бұрын
Rijaal rijaal dhalay buu ahaa iyo waliba labka kiisa adag qof aan aqoon baa jileec iyo oohin ku sheega . Ma jilcamoo ma jiifsadoo mana jidhiidhicoodee , yaa yidhi taa ma adaa yidhi. Kula yaabi maayoo libaax nimaan aqoon baa lax ka rida . Maxamed Mooge Fii qalbii❤
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 6 ай бұрын
ilahay Qudradisa hibo ebe kusiyana haben cidi kama qado deqda alle bixiyo inad kaxumato wa ku jahil nimo xasidaw deqda alle yay kudhibin inagumed yahaw cadifadu lawayn tahay
@AliabdiazizMuhumed
@AliabdiazizMuhumed Ай бұрын
Kula yaabi mayo waxan ma fahmaysid ereyadiisa oohin ayad u haysata sharma boy ayaad fahmaysaa ha ku hafan mad gaadhin
@CaliDhalo
@CaliDhalo 5 ай бұрын
Waxay tahy heestaan nuxur keedu kacaanka maraac San tahay mase waxaad raacasan ta jam hahaha marka waxaad wey diisaa waxanahay daruuraha cir ka saaran hadan rabo waan away jam hada
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
يا معشر الجن قد استكثر تم من الا نس وقا ل او ليا ء هم من الا سن
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 8 ай бұрын
Qofba si u fahan xagaad jeceshay bal adba wayse macna balaadhantay u jeedada abwaanku
@maxamedidho3146
@maxamedidho3146 2 жыл бұрын
Indho
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.kunaxaristo
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 122 М.
Xasan Aadan Samatar - Igu Dheeridaa - Kaban
11:38
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 59 М.
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 65 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 87 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 378 М.
Axmed Mooge,Heesta,Wali-waa caruuro|| Qaraami Group||.
10:06
Heeso Qaraami
Рет қаралды 6 М.
Shankaroon Axmed Sagal & Maxamed Mooge ahn | Allahayow Nin Daacad
10:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 366 М.
Waxba dunida kama ogid | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
10:04
Baro Afka Hooyo
Рет қаралды 25 М.
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 253 М.
Maxamed Mooge - Sabab kale Ha moodine lyrics
7:23
Rageedii™
Рет қаралды 319 М.
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 21 М.
Magool & Maxamed Mooge: heesta Arrinkeen dhammaaday
7:09
SURUD STUDIO
Рет қаралды 314 М.
Un axmed mooge liiban iyo heeti gasira
8:52
abwaan jaamac ismaaciil cabaase
Рет қаралды 9 М.
Maxamed mooge | heestii | Aduunyooy
9:03
Maadeys Official
Рет қаралды 29 М.
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 65 МЛН