Mohamed Mooge - Anigo Dagal Dood iyo Colaad iyo Dirir Ka Yimi

  Рет қаралды 139,778

Nagib Nuh

Nagib Nuh

Күн бұрын

Mohamed Mooge - Anigo Dagaal, Dood iyo Colaad iyo Dirrir Ka Yimid.
SNM Last Offensive to take Berbera.
Snap Shots of SNM Warriors Ahmed Mireh,Mohamed Ali, KoodBuur,Lixle,Abdillahi Koosar,Abdillahi Askar,Hassan Kayd,Siilaanyo,Mohd Haji Ibrahim Egal,Abdirahman Tuur,Sheikh Yussuf, and Mohamed Mooge.

Пікірлер: 150
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 Жыл бұрын
Walalaheen xaqii aad mudneeden waa hesheen waxyaraa idiin dhiman guul From gobtii Hawiye walalihiin
@suudichannel1929
@suudichannel1929 6 жыл бұрын
Heestani waa heesti uu maxamed mooge u qaaday kaban kiisaAnigoo dagaal dood iyo colaad iyo dirir ka imi oo dabeecaday dii tahay midanDadkuba u dulqaadan karinDajiyaha naf tiyo daadihiiya hoow maxan kula dalmaray AHUN mujaahid maxamed mooge liibaan aamiin aamiin
@shhurhurialmureesi274
@shhurhurialmureesi274 7 жыл бұрын
walahi Waan Ooyaa Muuqalkan Iyo Heeskan Markaan Daawo Alle Dagaalka in.Aanan Ka Hadheen Hadii Aan Gaashaan Qaad ahaan Lahaa Alle Ha Sharfo SNM inta Nool Inta Dhimatayna Janada Alle Ku Aroora insha Allah
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 6 жыл бұрын
sh Hurhuri al mureesi bro raqba waa Ku rageed Mohammed mogaha wakhtigan waa adiga waa haday wax dhacaan
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 5 жыл бұрын
codkiisa ayaa aduunka mar hore iyo mar danbe toona lagu arag Allah haku naxariisto waxuu ahaa halyeey Naga dhashay maxamed mooge 2019/7/24
@jamaalaadan-om2ej
@jamaalaadan-om2ej Жыл бұрын
Buurta gacan libaax ayaan kudhagaysanayaa habeen 2023/7/27❤❤xasuus
@ahmedaabimaxamed5315
@ahmedaabimaxamed5315 8 жыл бұрын
illahay haw naxariisto dhamaan mujaahidintii snm waxay ahayeen dadkii naftooda u hurey nabada maanta aanu Ku naalonayno
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 4 жыл бұрын
08/04/2020 yaa dhagaysan murqaan wuu baxaa saamka danbe axyaa m. Mooge
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 2 жыл бұрын
U gained what u deserve RIP Mohamed Mooge Somaliland 4 Ever
@fahadabdi2109
@fahadabdi2109 7 жыл бұрын
heestan kaman kiisa ayuu uqaaday alle how naxariisto muj macalin mahamed mooge
@NagibNuh
@NagibNuh 13 жыл бұрын
Few Times Some of you Friends out there Asked why Some Highly Decorated Snm Members are not included in the Video....Well i updated it and added few more.... More over the Audio was out-dated Analog / Linear . So I Digitalized the Audio to Perfection..... Hope you like it better now....... Enjoy
@salimibnusadie1714
@salimibnusadie1714 7 жыл бұрын
Ale ha uunaxaristo into dhimatay ee musln ah iyo s.n.n amiin
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 4 жыл бұрын
Thank you sxb
@guleidahmedguuleedshafi6420
@guleidahmedguuleedshafi6420 4 жыл бұрын
Anigoo dagaal Dab iyo colaad Iyo dirirka imodoo Oy dabeecadayduna Tahay mid aan dadkuba U dulqaadan karin Dajiyaha naftiyo Daadihiyohoow Waxaan kula dal maray Waa hestuu u qaaday kaban kiisa waa fanaanka keliyee iskiisii isu soo saaray waxaanu la gaar noqday kaban kiisaa waa fanaanka keliyee kabankiisa hes u smeeyay malaa kabankisan dabyar shidayn
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 6 жыл бұрын
S O M A L I L A N D 4 Ever ❤️⚪️💚.:DxD
@hamseroyal21
@hamseroyal21 6 жыл бұрын
MASHA ALLAAH HALYAYDII SNM EE NOO XOREEYAY DALKAYGA FAQSH IYO GAALKII GAALKU DHALAY EE SIYAAD BARE
@ibrahimgaangi3831
@ibrahimgaangi3831 9 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto dhamn Snmti inta nolana Allah ha xifdo
@NagibNuh
@NagibNuh 9 жыл бұрын
+ibrahim gaangi ...Aamiin
@exhargaysa8328
@exhargaysa8328 7 жыл бұрын
ibrahim gaangi ijoolaji wa shuquladadii
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Anigoo gadaal dood iyo colaad iyo diri kayimid Oo dabeecadeydiyo tahay Midaan dadkuba Udulqaadan karin Dajiyaha naftoo Daadihi yahooow Maxaan kula dalmaray Mxmd meesha uu ku ciilbaxo ama uu wax ku gudbiyo waxa uu ahaa kabankiisa AUN
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 4 жыл бұрын
Heestan wuxuu marxuunku ugu talo galay kabankiisa eryada cida leh ma garanaayo lkn waxaan u malaynayaa inuu isagu sameeyay ALLE HA U NAXARIISTO MAXAMED MOOGE LIIBAAN
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 4 жыл бұрын
10 Jan 2020 Heesta ayaan ku mirqaamayaaa. ANIGOO DAGAAL DOOD IYO COLAAD OO DABEECADAYDI TAHAY MIDAAN DADKUBA U DULQADAN MARIN DAJIYAHA NAFTIYO DAADIHAYOOW MAXAA KULA DALMARAY DUMAAR WA BALEE DOQONKAY QABSDAY ANOO DIBAD KU SUGAY OO AAN DIRIRID IYO U DULQAATAY DHAXAN. BORAMA XASUUS GAAR AH
@ForEverProgame
@ForEverProgame 10 жыл бұрын
Landers, NEVER FORGET the men and women who got us to where we are now. Mujaahidiintii Ilaahay qabriga who u iftiimiyo, Janadiina ha geeyoyo......Aaaamin!!
@NagibNuh
@NagibNuh 10 жыл бұрын
Aamin
@abdifatah821
@abdifatah821 8 жыл бұрын
snm ragbey ahaayen alle ha u naxaristo
@bushidoshogun4964
@bushidoshogun4964 6 жыл бұрын
My dare Issaq nation, we must continue our national political interests of unity and nationalism forever. We must unity and must never forget our darkest hour in our national history. The SNM political interests must over come all other clan interests. We must be read for next Farqsh war. It's our national duty to do military service for our Issaq nation. We must have a strong military and government so our future generations don't face the problem Farqsh. I call on all Issaq men of military age to service in Somaliland nation army. And most important of all I love you. We must love each other to secure our national sovereignty and prosperity.. long live the Issaq nation..... Ameeen
@nadamohamed4643
@nadamohamed4643 4 жыл бұрын
You didn’t have to put tribe into this, we can never get anywhere with such mentality
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 8 жыл бұрын
Anigoo dagaal Dood iyo colaad Iyo dirir Ka imid Oo dabeecadaydu Tahay midaan dadkuba Udulqaadan karayn Dajiyaha naftiyo Daadihiyahoow Maxaan kula dal maray Heestan Maxamed Mooge wuxuu uqaaday kabankiisa
@adammursal4106
@adammursal4106 8 жыл бұрын
+abdisalan ali Fadlan page-ka kalana noo soo qor
@cadnaanducalle1857
@cadnaanducalle1857 8 жыл бұрын
sxb hesta dhamesan hdad qori garto plz
@NagibNuh
@NagibNuh 8 жыл бұрын
+abdisalan ali .. Waa runtaa waxaa se ka danbeeyay dagaal isagoo sita Kaban iyo Kalashinkof [ Qoriga ] .. sida awgeed heesto markan waxay ahayd Dagaal oo uu Ku Dhintay... Alla Ha Naxiisto.... RIP .. Mohamed Mooge
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 7 жыл бұрын
abdisalan ali Anigoo Dagaal iyo Colaad iyo Dirir ka imi oo Dabeecadaydii tahay midaan dadkuba u dulqaadan Karin dajiyaha naftiyo daadihayoow maxaa kula dalmaray Dumaar waa balee doqonkii Qabsaday Anoo dibin Ku sugay Oon diririgyo U dulqaatay dhaxan diriyaha naftiyo Maxaa kula dalmaray
@faaraxladane946
@faaraxladane946 7 жыл бұрын
anigoo dagaal dood iyo colaad iyo dirir ka imi dabeecadayda ahayd midaan dadkuba u dulqadan Karin diriyaha naftiyo daadihiyaw maxaan kula dalmaray
@kaliil1
@kaliil1 13 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Maxamed Mooge Liibaan iyo halyeeyadii SNM e dhimatay, inta noolna ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo. aamiin!
@abdirashidawnuur5956
@abdirashidawnuur5956 4 жыл бұрын
alle how naxariisto maxamed mooge libaan
@hamseqayz7210
@hamseqayz7210 5 жыл бұрын
ZNM haL maLin ma hiLmaamo iLhy ha idiin naxariisto
@aminajamac2388
@aminajamac2388 8 жыл бұрын
dhaygeel laguma kenine dhibad layma sinine dhig maxmed mooge dhaxalki lixlad tahay
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 4 жыл бұрын
wadanka waa loo soo wada halgamey
@maxamedaxmed4724
@maxamedaxmed4724 5 жыл бұрын
Mujhd macalin mulxamste fanaan maxamed mooge liibaan Alleh hw nxriizto wax dilay ogaadeen kaba xume Walee nin rageed dheh mujhdka like izaara zxpyaal inta ila tageerta
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 ай бұрын
Anigoo dagaal dood iyo colaad iyo dirir ka imi Bal dabeecaday tahay mid aan dadkuba u dulqaadan karin Dajiyaha naftiyo daadihiyohoow maxan kula dal maray Dumar waa balee Dookhu tii uu qabsaday Anoo dibad ku sugay Oo ay daahiyeen dibna iigu imam Oo aan dilalyiyo roob igu da iyo u dulqaatay dhaxan Diiriyaha naftiyo dedegooyohooow maxan kula dalmaray
@abdirahmanninjira850
@abdirahmanninjira850 8 жыл бұрын
markan somalia qabiilada dagani miyey iswada laynayeen mise qabiil kaliya ayey somalia iskugu wada tageen oo ay laynayee ilayn waa kuwan imika reer somalia yidhaahda somali way iswada dishaye aynu heshiino dadka waxaas falay ee aan hadana qiranayn sidee ayaa loola heshiinayaa horta waa suaal
@NagibNuh
@NagibNuh 8 жыл бұрын
+Abdirahman Ninjira waa waqatigii snm iyo faqash inder
@abdikanimahamed2259
@abdikanimahamed2259 4 жыл бұрын
Haaa sxb reer qudha ayaa awoodii somali odhan ee dhisnaud laysugu geeeyay
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
caqligii ay caruurta iyo dumarka kulaynayen kii uunba weli kujira jahil jahil dhalay
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 жыл бұрын
Wax yaabihii soo dada jiyey ama sababta u ahaa jabkii ku dhacay ciidankii af wayne ee waqooyiga ka dagaa lamayey waxaa kow ka ahaa docwareenkii uu caydiid ku sameeyey ciidankii saadka iyo gurmadka iyo guutuuyinkii taangiyada ee fadhiyey dhaanka roone ,miircowleed ilaa bariga mudug waayo waxaa meel la marsiiyo la waayey sahaydii ciidanka waqooyi ee dagaalka kula jiray jabhadii snm Runtii doorkii caydiid iyo jabhadii usc lama yaraysan karo
@NagibNuh
@NagibNuh 3 жыл бұрын
Waxaa hubka USC iyo general Caydiid sii yay SNM iyo Mengistu Haile Mariam president of Eithopia who also help all Somali freedom fighters ..I personally remember that day USC received weapons from SNM in Harta Sheikh in 1990.. I was present that day
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 жыл бұрын
@@NagibNuh inay siiyeen lama diidana lkn nabar halista gaadhay ayey ku dhufteen xoogagii g caydiid ciidankii faqashta Waxaana meesha ka baxday wada shaqayntii ciidankii afwayne tankale snm iyo usc hubka waxaa siinayey ethiopia 🇪🇹
@hodanciise6965
@hodanciise6965 7 жыл бұрын
Abtigay alle haw naxriste ogaden caag dher ayaa aware ku dilay qudhunku
@salaaxnuuxawcali6032
@salaaxnuuxawcali6032 6 жыл бұрын
MUUSAA IYO SIILAANYO MA KU JIRAAN RAGAA GAEAADHIDA SAARAN INA KAAHIN MA KURAA WAA RAGII DALKA XOREEYEY
@philosophyidee7159
@philosophyidee7159 6 жыл бұрын
Hodan Ciise Wabariiba
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 5 жыл бұрын
Ilahay ha unaxriisto
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 жыл бұрын
Marka hoore nin cidagalee ah aya dhawacay somaha?
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
@@achmedlander3123 haaa wlaal nin ciidagale ah baa xabad naaska.hoostiiss kaga dhuftay isagoo dhaawac ah baa la qaaday markaas baa shufto jidka u gashay oo rasaasaysay markaas halkaas buu ku dhintay 😭😭😭
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Allah HAUNAXARIISTO maxamed mooge Liibaan
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Alle ha uu naxariiato dhamaantood
@cabdalaismaaciil
@cabdalaismaaciil 11 ай бұрын
Waa TD.gi ina xange iyo UD.ina madar.iyo sizihi.faraxyare..iyo.TiYoTi.in dharjan.waa inta gaadhi een gartay...
@ibrahimgaangi3831
@ibrahimgaangi3831 9 жыл бұрын
Snm Somaliland
@mubarikbile3867
@mubarikbile3867 9 жыл бұрын
aaaaaaamin aaaaaaamin aaaaaaamin aaaaaaamin yaa ALLEH wakhti adag aya soqaten anagun raxo Ayan ku dheex marayn Somaliland oo dhoon ALLEH hino ilaliyo
@NagibNuh
@NagibNuh 9 жыл бұрын
+mubarik bile .....Aamiin
@daryeelyare2805
@daryeelyare2805 8 жыл бұрын
mubarik bile maskaxdada iyo kuwa kula imidaba nus waye ...... heestan goormee jirtay somaliland na waa goormee .? .. Allah somalinimada inku soo duwo wax kalo dhaho maba aqaan
@MowliidCabdi-p4i
@MowliidCabdi-p4i Жыл бұрын
Gadhigi madar xuseen Allaha u Naxariisto intii SNM Ahayd
@L.i.B.a.a.X.o
@L.i.B.a.a.X.o 15 күн бұрын
Alle ha u naxaristo naftod hurayashi snm alle swt ka sakaw yaga dartod io dadaalkod ayanu nabadas io nimcadas ugu nalonayna manta alle abaalkina jano haka yeelo naftod hurayashi snm 🤲
@abuabass1780
@abuabass1780 4 жыл бұрын
Alah ha u naxiisto dhamaan walidiinteenii sooo halgamay smm
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 12 жыл бұрын
thanks inadero . history never dies
@SuhaybCumarmuuse
@SuhaybCumarmuuse 6 күн бұрын
Allow kuu naxariiso halyay aan dib loo arkayn abaaalkaagu jano adeero Mar la arag ❤😢 geesi
@xamsejama-kg5ob
@xamsejama-kg5ob Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto mujaahidiinti snm
@mowlidfaisal9004
@mowlidfaisal9004 8 жыл бұрын
allow ku naxariiso mahamed mooge liban ......waxa uu ahaa mid kamida rukunada fanka somalida allow godka kuu nuur
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
heestan wuxuu usameeyey kabankiisa waraysiga lagaqaday ka dhegayso saxib yal
@QadanMuuse-fc2qh
@QadanMuuse-fc2qh 4 ай бұрын
Mxmed mooge halyay qaran geesi naftiisa u huray dadkiisa iyo dalkiisa hoyo wadani an ina so maridonin alle haw nxristo
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 8 жыл бұрын
Maxamed Mooge Alle sw waa ka koriyey beel iyo qabiil, dayax shaniyotobnaadu ka qiima badanyey; macalinka umadu illaa maanta yahay, umana heeseyn kala kaxaynta ama kalagoynta qaranimada soomalia, bal kuwa abaalka looga dhigey ama lagu laaluushey!! iney majaraha u rogaan maamulka hargeysa waa kuwa lagu tuhunsanyey dilkiisa(Taliski Nssta ama nabadsugidi faqashta)ayna tahay in maxkamad lasoo taago.
@ForEverProgame
@ForEverProgame 10 жыл бұрын
Nagib, May Allah bless you for keeping our struggle against the Faqash alive; your digitizing is phenomenal; keep up the great work, my brother. And thank you for all your efforts.
@NagibNuh
@NagibNuh 10 жыл бұрын
Isaak Jama It is my pleasure....
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
midhahan manta guraneyno snm ayaa inoo beertey markasta wa inan xusnaa oon xasusnana dhalinyroy
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 3 жыл бұрын
Wa ninka kaliye gamankisa U hesay
@suudichannel1929
@suudichannel1929 6 жыл бұрын
Maxamed mooge ilaahay hakuu naxariisto mujaahid bu ahaa Heesaagii halgan kii hubaysnaa ee dib u xoraynta qaran Maxamed mooge taariikhda soomaliland baal daahab buu ku lee yahay
@hassanahmed-bg6me
@hassanahmed-bg6me 5 жыл бұрын
Plz yaa qoraalka heesta igi caawin kara isagoo dhamaystiran
@ahmedabdiahmed5526
@ahmedabdiahmed5526 7 жыл бұрын
Illahayow u naxariiso snm, wlhi wan iska oya markan taariikhdooda iyo halgankii adka eey soo mareen, Illahay somaliland barakee yaarabi yaaraxmaan oo cadawga reer Somalia naga qabo,
@maxamedxasan9186
@maxamedxasan9186 Жыл бұрын
no Ninku gesisi sanaye alle haw naxariiste
@Hindasalebaan
@Hindasalebaan 3 ай бұрын
😮😢😂 2:50 p❤
@Xamda_botaan7
@Xamda_botaan7 8 жыл бұрын
manahalleh snm soldier alleh dhantootba hunaxaristo inta noolna barawaqo haku waran
@heawan_abdigamil.comhussei4541
@heawan_abdigamil.comhussei4541 8 жыл бұрын
aminnn ilahay haa unaxaristo
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 6 жыл бұрын
Illaahaw unaxariiso mujaahid Mohammed mooge liibaan gobanimadaad udagaalanatay midhaheedii waa hadhsadaan dhamaan dadka Somaliland allaah yarxam
@NagibNuh
@NagibNuh 6 жыл бұрын
Aamiin
@houseinabdillahiabdi8182
@houseinabdillahiabdi8182 3 жыл бұрын
@@NagibNuh dhegawayne ku dar
@NagibNuh
@NagibNuh 3 жыл бұрын
@@houseinabdillahiabdi8182 okay
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 6 ай бұрын
​@@houseinabdillahiabdi8182Waar dhagaweyne wuu noolyahay.
@fade9984
@fade9984 7 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto😢😢😢😢😢😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😭 guuul snm RIP all of you
@sakandar31
@sakandar31 7 жыл бұрын
Anigoo Dagaal Dood io Colaad Iyo Dirirr ka imi waa Dabeecadaydee Tahay midaan Dadkuba Arag U Dul qaadan karin Diiriyaha naftiyo Daadihiya oo Maxan kula dallmaray Dummar waa balee Doqon midu habsaday Anoo Dabad ku sugay
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
tariikhdu wamahadho malmo qadhaadh iyo dhimasho aya losomarayl dalka inago isku duban dhamanten ino ilaliya nabada wallahi wan qiroday markan dawaday kiliibkan oo cadenaya marxaladi dalka losomaray muqalkedi mujahidintii snm inti dhimatay alle hawnaxariisto aamiin
@abdiegal615
@abdiegal615 8 жыл бұрын
Allahu Akbar
@nashwaqd1290
@nashwaqd1290 8 жыл бұрын
🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ allaha kunaxariisto
@claahisaalax8382
@claahisaalax8382 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto isaga iyo intii ladhimatayba
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 6 жыл бұрын
snm inkar iyo siyad bare iyo ina cigaal inkaar bay qabayn naarti alah geeye wa maroo marka hore siyad waxa larabey inu xilka ka dago snm ayadana waxa larabay in aysan dagalamin ilen dawladu musuq wa ahayd daarod besana wax cuni jirey snm wa kasii dareen cigaalna dalkii buu kala gooyey o somalia iyo somaliland bu shaki kala dhax dhigey war shakhsigii caqli lahow waqooyi iyo koofur mabda ah cimri ma dhicin walh bilh hadana inusan jireeyn
@nimcoahmed5322
@nimcoahmed5322 8 жыл бұрын
alahaw naxriisto mujaahid maxamed mooge w
@suudichannel1929
@suudichannel1929 6 жыл бұрын
Kuma ilawno maxamed moogoow
@danabbcumar3137
@danabbcumar3137 8 жыл бұрын
alla ya raxma mj m mooge
@dhimbiilchannel5295
@dhimbiilchannel5295 6 жыл бұрын
Allah ha u naxatisto mahamaed mooge raggii rag ahaa ee kudhintay halganki dalka jamhuuriyada Somaliland viva Somaliland
@SOMLILAND418
@SOMLILAND418 9 ай бұрын
ZNM
@zainabmusse7091
@zainabmusse7091 4 жыл бұрын
Waa Sheekoamadhcadojirta
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 12 жыл бұрын
asc inadero nagib xage ka hela videoga ka bilabmya 5:08
@abdilahimuse6154
@abdilahimuse6154 4 жыл бұрын
allah yarhamak brother
@faaraxladane946
@faaraxladane946 7 жыл бұрын
Allah haw naxariiste sayid maxamed mooge heesta wuxuu sameyay kabankisi cuudka ahaa magaca kabankisa oo layidha dalmar
@hikamhassan4858
@hikamhassan4858 3 жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto mooge iyo dhamaanba walidiinteen
@NagibNuh
@NagibNuh 12 жыл бұрын
I 'ill make you a clip , gimme sometime
@houseinabdillahiabdi8182
@houseinabdillahiabdi8182 3 жыл бұрын
Dhagawayne ku dar
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Snm dayuusiin wadankooda ku soo duulay oo amxaaro u adeegaya ayay ahaayeen nacaladi Haku dhacdee shaqaday qabten 50 sano kadib ayay ogaanayaan.dhibaatada Ay u gasteen dhalintoodii Mantana xabashi ayaa gacanta ku haysa maxay faaiideen ilahay godka idinku cadaab wixii jamhad ahaayoo dhan
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Waxaad u xiisteen boobkii matidaydaya Haku riyoonina
@hassanahmed7590
@hassanahmed7590 8 жыл бұрын
ilhy haku naxariisto mj Maxamed mooge libaan waa heestii uu kabankiisa u qaaday
@NagibNuh
@NagibNuh 13 жыл бұрын
@kaliil1 Aamiin Inaadeer Kaliil
@NagibNuh
@NagibNuh 13 жыл бұрын
@kaliil1 Aamiin Inaadeer Kaliil
@Raneemmahamed
@Raneemmahamed 8 жыл бұрын
AHUN
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 жыл бұрын
Heestaan yaa iga saacidayo lyrics keeda
@NagibNuh
@NagibNuh 4 жыл бұрын
Nobody knows the lyrics of this song
@AbdellaAbuHaniifaHD
@AbdellaAbuHaniifaHD 9 жыл бұрын
Mustafa Cabdi
@ahmedmoogueh6181
@ahmedmoogueh6181 6 жыл бұрын
Naxariin jano. Maxamed mooge geesi tariix wngsn
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679 6 жыл бұрын
Ilahaw unaxariiso mxamed moge liban
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 8 жыл бұрын
macamed heestan kabankiisu u qaaday.
@NagibNuh
@NagibNuh 13 жыл бұрын
@kaliil1 Aamiin Inaadeer @Kaliil1
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
ind abaahay fadaxadaa umaar dyaradiiba diishay 1988 waan yayaaya walaahay noloow tolkeen waagooob
@ahmedismail2182
@ahmedismail2182 7 жыл бұрын
allow unaxariiso muj
@qozaliyoxarapo2162
@qozaliyoxarapo2162 7 жыл бұрын
lipxyo MaSHA allah
@آتتنن-ش8خ
@آتتنن-ش8خ 7 жыл бұрын
alle haw naxariisto
@axmedkayse8023
@axmedkayse8023 7 жыл бұрын
snm vs faqash
@jibrilcabdikharash644
@jibrilcabdikharash644 7 жыл бұрын
aalle hawu naxa
@latestfanproj8022
@latestfanproj8022 7 жыл бұрын
k
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 5 жыл бұрын
Rip maxamed mooge
@xasanjaamac8704
@xasanjaamac8704 7 жыл бұрын
Allaw Unaxariso
@xasanjaamac8704
@xasanjaamac8704 7 жыл бұрын
Allaw Unaxariso
@nunenune1415
@nunenune1415 Жыл бұрын
Naagib wll
@NagibNuh
@NagibNuh Жыл бұрын
Hee wll
@nunenune1415
@nunenune1415 Жыл бұрын
@@NagibNuh sxp heesaha qoraal maka haysaa
@nunenune1415
@nunenune1415 Жыл бұрын
@@NagibNuh qoraal ahaan noogu soo gudbi haday macquul thy
@NagibNuh
@NagibNuh Жыл бұрын
@@nunenune1415 okay
@maxamedogle611
@maxamedogle611 4 жыл бұрын
Geesiga alaajecel jano fardawsa ale hageyo aamin aamin qofkasta oorer somaliland ah waxa ku waajib ah inuu uduceyo walee ciilkumaad dhiman
@Dalwanaage
@Dalwanaage 13 жыл бұрын
@NagibNuh Thanks bro.
@aidrousa.hussein1054
@aidrousa.hussein1054 6 жыл бұрын
I'm sorry about the hard times my father passed through the struggle of SNM due to our right Waan ka xumahay malimihii adkaa ee uu aabahay kasoo maray halgankii adkaa ee SNM isagoo xaquuqdeena uhalgamaya Halyay Mohamed moge nagu qaali weeyan Anigoo dagaal Dood iyo colaad Iyo dirir Ka imid Oo dabeecadaydu Tahay midaan dadkuba Udulqaadan karayn Dajiyaha naftiyo Daadihiyahoow Maxaan kula dal maray Mohamed Mooge Liiiban
@abdirahmanninjira850
@abdirahmanninjira850 8 жыл бұрын
markan somalia qabiilada dagani miyey iswada laynayeen mise qabiil kaliya ayey somalia iskugu wada tageen oo ay laynayee ilayn waa kuwan imika reer somalia yidhaahda somali way iswada dishaye aynu heshiino dadka waxaas falay ee aan hadana qiranayn sidee ayaa loola heshiinayaa horta waa suaal
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Bro isaaqbaa laysgu tegay somalia oo dhamina way la dagaalamaysay se qolada reer koonfurku waa kiis iska waal markay leeyihiin soomaaloo dhami wy islaysay . Snm vs faqash
@childrenentertainment2254
@childrenentertainment2254 3 жыл бұрын
Heestan maxed mooge wuxuu u qaaday kabankiisa sida uu waraysiga laga qaaday ku sheegay
@NagibNuh
@NagibNuh 3 жыл бұрын
Ibro Jama ....waxaad Degeystaa midhah heesta.... Markaas ayaad fahmi doontaa waxa uu heesayao.... Bal dhageyso heesta mar kale .... Ma Dagaal bu ka hadlayaa mise Kaban kiisa.... Ka Jawaab adigu....?
@asmamahamud1096
@asmamahamud1096 7 жыл бұрын
woooow
Mohamed Mooge - Aduunyo
10:27
Nagib Nuh
Рет қаралды 300 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY HAYAAY JUG CULUS | HEZBOLLAH | ISRA
11:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 509 М.
Mohamed Mooge & SNM Heroes
7:22
Nagib Nuh
Рет қаралды 131 М.
Hadduu Geelii
7:31
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 6 М.
Maxamed mooge | heestii | Aduunyooy
9:03
Maadeys Official
Рет қаралды 19 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 865 М.
Sugaantii Cismaan Diiriye Kulane [ Carrabay ]  iyo Heesihii Maxamed Mooge
9:05
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 15 М.
Waraysi Maxamed Mooge BBC Ethiopia 1981
14:31
Duul Media
Рет қаралды 117 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 376 М.