Codkii maxamamed saleemaan mid la jili karo maaha . Ereyadu ankee waa kuwo la wereeriyey . Fadlan respect fanka iyo sugaanta, waa dhaxal ma guuraan ahe .
@AbwaanIlkacase-y5y7 ай бұрын
Thanks
@marwodhawrsan57305 ай бұрын
Dhakinyaro ayan ahay wakhti adagna wan ku jira durufo badana way igu hareeraysan way jiran illahy sw ka rejeynaya isbadal khayr qaba hestana is ilawsin wakhti ayan u dhagaysta
@nuuradiinxariir13076 ай бұрын
Wllahi aad iyo aad heesto macaanaa rubtii muran ayaa kataagan heesta haduu kaskey yahay waa cajiib runtii cod ayuu hayaa boqorkii codka waa dhaxli karaa malaa dhinaca kale ee cuudka (kabanka) ninka tumayaa runtii wuxuu ag dhigay a ma ku dhaweeyey boqorkii cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@hah7064 Жыл бұрын
Kaskey waa fanaanka ugu dhow codka Mo S. Tubeec
@MrLooyaan Жыл бұрын
الف رحمه ونور تنزل عليك يا اسطورة الزمن الدي لايعود