Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .

  Рет қаралды 364,870

macalin basbaas

macalin basbaas

10 жыл бұрын

Heestii ay jilbaha isugu dhigteen, kadib markii ay fooda is dareen, abwaan iyo hoobal, heestan oo loogu magac daray ( Hoobal ) Kadibna uu abwaanku go'aan ku gaaray,
in uu hoobalka iyo bulshada isku mid uu ula hadlo, weeydiiyana hoobalka iyo bulshadaba todobo su'aalood, si uu hoobalka uga jawaabo gaar ahaantiisa, bulshadana qof walibaa uu gaar ahaantiisa fiiriyo in uu jawaab u haayo su'aalahaan, kuna bilaabay sidaan.
Sida haatuf iyo weedh, ama heego iyo roob, ninka hirarka dhaadheer, dadka kala hadlaayee, dusha sare ka heesee, qof kastaba la haaystee, haasawahaagiyo, waan hubaayoo, haasawahaagiyo, hananka iyo sir gooyaddu, hibo gaar ah weeyee,
1 = hiddo maxaad ku dhaqantaa,
2 = hanti maxaad u talisaa,
3 = hub maxaad ka sidataa,
4 = hoowl maxaad ka qabataa,
5 = maxaad haabaneeysaa,
6 = maxaad heeybineeysaa, hoobalka iyo farshaxanku, aduunyaddu hir weeyee,
7 = heerkee ka joogtaa ?
Hoobalka muxuu ku jawaabay ?
abwaanimo iyo suugaanba lagu tumay,
tan waxay cadeeyn u tahay nabaad guurka ku dhacay qoowmiyadda soomaaliyeed,
dhageeysi wanaagsan.

Пікірлер
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 429 М.
Xulka heesaha Aun maxamed saleeban tubeec
40:40
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 37 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
SIDA SIDA | TUBEEC & MAGOOL | HEESIHII HORE.
6:32
HH HEESIHII HORE
Рет қаралды 16 М.
Maxamed Suleman Tubeec History talking about M.MOOGE
31:08
Duul Media
Рет қаралды 172 М.
Dulqaado Hay Odhan (feat. Maxamad Saleban Tubeec)
7:39
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 15 М.
Maxamed Saleebaan /nasteexo/by :Arrowtail
7:40
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 673 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
hassanjky
Рет қаралды 918 М.
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 112 М.
Mohamed Saleebaan Tubeec Bilowgeeni Hore
9:15
Royal Media Pro
Рет қаралды 75 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 502 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,3 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 82 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,8 МЛН