Maxamed Suleman Tubeec History talking about M.MOOGE

  Рет қаралды 173,486

Duul Media

Duul Media

Күн бұрын

Eega eega eega amarkan iyo yaabkan ega, #MaxamedSuleman & #Marwo- what a ... #Cajabayeey cajiibeey, cawo iyo ayaaneey, It is Mohamed S. #Tubeec ... Waa adi daraadaa - It is deeqa, #MuuseIsmacilQalinle

Пікірлер: 104
@hamseganey4383
@hamseganey4383 8 жыл бұрын
Illaahoow u naxariiso maxamed Saleebaan iyo intii dhimatayba ee Islaama. Aaamiiin aaamiiin aaamiiiin. Waan salaamayaa qoyska iyo cidii uu ka dhintay Maxamed Saleebaan.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
لن يتكرر في الغناء الصومالي فنان كمحمد سليمان بهذه الضخامه من الأغاني والحانه... نسأل ألله تعالي ان يرحمه ويحسن إليه ويجعل قبره روضة من رياض الجنة
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Allow unxariiso med saleban tubeec wariyuhu su aalo xumaa wlhi uu bahdili gaadhey fanan dhan oo magac iyo mamusle oo ku leeyhy yaad dhageystaa af miishaar nimuu kaga baxey fananku allow hacadaabin🤲🤲
@ShaaficiMaxamuud-rn6zn
@ShaaficiMaxamuud-rn6zn Жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto maxamed saleebaan tubeec awbaankii samaawiga ahaa ee in badan dhagaha umada soomaalida u raaxeeyayoow.
@omarpk4726
@omarpk4726 11 жыл бұрын
Mohamed saleebaan tubeec waxaanu wada ahayn reer mugdisho mudo aad udheer waxaananu isku school ahayn 2diisa wiil mustafe & mahdi & inanba waxaanu weliba isku fasal ahayn mahdi mohamed suleban san.1976-1982. hoose/dhexe dhagaxtour. mahdi yare fanka aad buu ujeclaa xisaha alcaabtana wuxuu noo qaadi jiray heesihii aabihii. In mogdhisho waxaa igu xasuusa waxaa jiray studio mohamed suleban kuna yiilay dabka hoostiisa inta aan la gaarin Sanka school of languages. Really we were nation
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto maxamed suleeban tubeec aamin
@abdimustafe402
@abdimustafe402 3 жыл бұрын
Wxn wariye mhnn, our legend Alla ya Raxma Boqorka codka💯💯❤️❤️
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 6 жыл бұрын
Wuxuu yiri mar laweydiiyay Fanka somalida madhageesto hadii ay dhacdana waxaan dhageestaa Mohamed moge Alle ha unaxariisto labadoodaba Waa labo fanaan aan aad udhageesto
@zekeriamuse6055
@zekeriamuse6055 8 жыл бұрын
ilaahay ha kuunaxariisto maxamed saleebaan tubeec aaaaaaamiiiiin
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 жыл бұрын
ALLAH HA NAXARIISTO TUBEEC IYO MOHAMED MOOGE
@badriabdulkadir5798
@badriabdulkadir5798 10 жыл бұрын
yaa Rabii u naxariiso Maxamed Saleebaan tubeec
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 ай бұрын
Allah hawnaxariisto maxamed salebaan tubeec
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto fanaankeenii weynaa ee Maxamed Saleebaan "Tubeec". Waa Allah mahadii in aynu waraysigan hayno ee intan iyo toban laab-keedkeeba wuu u qalmaa in aynu ku xusno. Allahayow qabriga u nuuri.
@ademmaxamud6942
@ademmaxamud6942 6 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisyo Maxamed Saleeban iyo Muj Maxamed Mooge
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 6 жыл бұрын
Alleh ha u naxariisto Mohmed saleeban tubeec fanaan wayn buu ahaa
@MrLooyaan
@MrLooyaan 10 жыл бұрын
Allayarxam Mohamed Suleymaan Ummadda Somaliyeed Meeel Kasta Ay Joogaaan Maku Ilaabi Doonaaan Inshallah , Adigane Janada Eebe Hakaa Waraabiyo.
@SuperQadar
@SuperQadar 10 жыл бұрын
rest in peace maxamed saleebaan. umada somaliyeed waligeed way ku xusi donaan ilaahba mahadle somaliya kaa dhaliyay aad baan kujecelnnahay ilaahayna haku jeclaado naxariisto jano. ilaahay. hakaa waraabiyo amiin amiin rest in peace wat a man u. were waxan jeclaan lahaa inaan live kuu arko. i love you maxamed. saleebaan. rest. in peace
@SugalShirwac
@SugalShirwac Жыл бұрын
Wariyuhu xirfad waraysi wu ka habaranyahay! Fursada qaliga ah ee u helay iyo sida u ugu ciyaray!
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 жыл бұрын
Waan wada dhameestay wlhi warey sigiii waa fanan aan aad u jcl wlhi mxamed saleebam tubeec waa fanaan aan heesa hiisa aan aad u jcl wlhi caawo waa habeen 1 / 8 / 2022 / nin kaan hadal kiisa waxan kala baxay figrad weyn waxaa igu balan ah inaa nolosha intaa noolahay aan hadaf ka gaadho wlhi inaa aado haben iyo maalin. Igama baxdo. Wadanka... cadana wlhi 🇨🇦🇨🇦😭 ee qoraal kaan waan sooo laban doonaa wlhi ax asc
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto marxuum maxamed saleebaan tubeec
@Bashi869
@Bashi869 11 жыл бұрын
suaalo xumi iyo akhlaaq xumo ayuu isku darsaday. Alla ninku xumaa, waa geed dhaga xiran oo khashiin ah
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
😂😂 sharafta alle kaa qaad war wuxu wariye maahe fananka uu la hadhi gaadhey tollow cidkale oo warysi fiicn ka qabatey ma jirtaa
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo Hobolkeenii weynaa ee Maxamed Saleebaan Tubeec
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 7 жыл бұрын
alle naxariistii jano ha ka waraabiyo Maxamed saleebaan tubeec
@xuseendacad7216
@xuseendacad7216 6 жыл бұрын
War kan wariye mhn eee Dofrka alle kuu Naxariiso Tubec
@jigarxx9364
@jigarxx9364 10 жыл бұрын
ilahay ha u naxariiso M.S.Tubeec
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 11 жыл бұрын
Viva m saleeban tubeec axsaan Fanaan Mansha Allah longn life
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 10 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Dhamaan fanaaniinta inaga baxday
@emilianoterrell2175
@emilianoterrell2175 3 жыл бұрын
not sure if you guys gives a damn but if you guys are bored like me atm then you can watch pretty much all the new movies on Instaflixxer. Have been streaming with my girlfriend for the last couple of days =)
@justicekorbyn6676
@justicekorbyn6676 3 жыл бұрын
@Emiliano Terrell Yea, have been using instaflixxer for since november myself =)
@ridwaanmohamedali8361
@ridwaanmohamedali8361 11 жыл бұрын
maansha alllah waa fanaan caana oo cod macaan runtiian ka mida fanaaniitna aan jeclahay fankiisa
@abdikadirmuhumed8538
@abdikadirmuhumed8538 8 жыл бұрын
Ilahayoow kuu naxariiso
@FaarahJaamac-bt8wt
@FaarahJaamac-bt8wt Жыл бұрын
Maxamed saleban Wakhti iyo waayo hore
@warsamewaberi3084
@warsamewaberi3084 7 жыл бұрын
maxamad saleeman fanka waxuu ku bilaabay jabuuti ka hor inta aanu tagin somalia isaga oon ku dhalan jabuuti
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Somaliland dheh
@samaalegrouptv5310
@samaalegrouptv5310 10 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto Boqorka codka amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
@abdilahidheereeye7606
@abdilahidheereeye7606 7 жыл бұрын
tubeec waxaan leenaha alla yarxam aniga waxaan ahay darawal heesaha tubeecna waxey iga caawin jiraan inaan hurdo habeenkii
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.hownaxaristo
@Rawmindspoetry
@Rawmindspoetry Жыл бұрын
Ilahi haku naxaristo my dear Uncle
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Ilaahow na xafid dhamaantayo aduun iyo aakhiro aamiin yaa rabi
@asalmedia973
@asalmedia973 11 жыл бұрын
caadi maaha m s tubeec waa nin aad loo jecelyahay goaankisana kusaxan wili lamahayo nin kabadali karo codkiisa macaan oo u baneeyo wada
@nagaadali4013
@nagaadali4013 8 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto
@fuaddeak9853
@fuaddeak9853 9 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo boqorka codka, lkn waxa helay mid madaxa suaal xumada ah.
@xaliye1902
@xaliye1902 5 жыл бұрын
Ilahayow unaxariiso Tubeec
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 7 жыл бұрын
ilaaho kuu naxariiiso 1979 kii iigu dambeeesay oo aan arko waaa seedigay caruurtisa qaaar baan abti u ahay
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
ma khadiijaa carriirteedaa abti u thy
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 жыл бұрын
Heesta Malyuun Hibo waxaa allifey AUN Yuusuf Maradoon Cali oo dhawaan ku geeriyoodey Kismaayo.
@fuaadmohumed3678
@fuaadmohumed3678 7 жыл бұрын
waa run heesta malyuun hibo ilaahay ha u naxariistee abwaan yusuf maradoon cali isagaa alifey
@ahmedmohamedomer5783
@ahmedmohamedomer5783 11 жыл бұрын
maxamed saleebaan oo sheegay in marka uu heeso dhagaysanayo uu dhagaysan jiray heesaha masaarida iy suudaanta se hadii uu soomaliga u baahdo dhagaysan jirya heesha maxamed mooge
@sheqaahmed8245
@sheqaahmed8245 10 жыл бұрын
masha alah ala ha unaxriisto
@asmaabdi6610
@asmaabdi6610 6 жыл бұрын
Xabali maxay rag qiimo leh haysaa alle yaa raxma raxmiin boqorkii codka somaliyeed ado kale somali kama dhalan dono
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka
@burhanfarah19
@burhanfarah19 8 жыл бұрын
Kaan wariye mahn waxd moda talefan iny ku wada hdlayn ilaahow naxaris balaran sii maxamed salebaan tubeec
@hamseganey4383
@hamseganey4383 8 жыл бұрын
+Burhan Farah Kani wariye maahan dee lagayaabee inuusan soo baranba wariye nimmada. Laakiin waa in looga mahad celiyaa Salaantaan weeyn ee uu Maxamed Saleebaan ka soo gudbiyay.
@cabdirashidshcali6620
@cabdirashidshcali6620 6 жыл бұрын
Aaska general caydiid
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 жыл бұрын
Rabiyoow kuu Naxariiso
@apdallashuuqe616
@apdallashuuqe616 6 жыл бұрын
Ale ha unaxaristoH 👐👐
@axmedali783
@axmedali783 8 жыл бұрын
xasad iyo naxli ayaan dadbadan oo reerkoonfurah ka dhadhansanayaa oo xataa fanaaniini ku jiraan laakiin haday hal abuur tahay iyo haday fanaan tahay iyo haday mulaxantahay iyo fanaaw iyo wariye tahay cidikuma gaadhayso tubeec iyo wariya oodwayne kuwaas uunbay kamid yihiin ee horta heesta calanka ee soomaaliyeey toosoo qabile oo reer Somalilan naa iskalahaaye hees aad samaysateen ku badasha xaqiraada dadku ha idiin danbaysee intaad caynkaa tihiina waligii horumar magaa dhaysaan maxamed saleebaana boqorkii codka inuu ahaa shaki kuma jiro allena haw naxariisto
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 4 жыл бұрын
Axmed Ali sxb inta kale waan kugu raacay lkn laxanka koonfurbaa leh heeska somaliyey toosoo calinki loo qaaday unbaa iskale taa ogaw waqooye hal abuurka heesaha bey aad ugu dheereeyeen lkn koofur musiga iyo laxanka ayey ayaguna aad ugu dheereeyeen
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 3 жыл бұрын
Boqorka codka yaa ku heysto tubeec
@ahmedomar496
@ahmedomar496 8 жыл бұрын
ilahow u naxariso
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Allow u wada naxariiso dhamaantood aamiin
@mohamednoor1937
@mohamednoor1937 8 жыл бұрын
ilahi haku naxristo
@muya556
@muya556 11 жыл бұрын
Caadi maaha boqorkii cod wuuba yahay ilaa hada
@abdimustafe402
@abdimustafe402 3 жыл бұрын
Always we miss him 💯💯💯
@stefaniemuller6671
@stefaniemuller6671 8 жыл бұрын
He is now in Paradise
@abdirahmanfarhan8481
@abdirahmanfarhan8481 4 жыл бұрын
How can you prove that he is in paradise
@abdimustafe402
@abdimustafe402 3 жыл бұрын
Fr sure he is, qofba wa sidu iga fisho ayu illhay yiri, qof wngsan lawda jeclyahy ayu ahaa Alla ya raxma jantul fardws Isha Allah ❤️❤️💯
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore 10 жыл бұрын
ala yarxama raaximiin ilaahaayow janada ka waraabi boqorka codka walaahi cod buuhayay ........laakiin waxaan wareysanaayo walaahi waxaan wariyo ma aha ...wareysigiisa..wax jiro ma aha uuuf
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 2 жыл бұрын
AHN boqorkii codka mahamed Saleeban tubeec heestan barnaamijka lagusoo xidhey ee baxaysana waa Heesteydii Degan dadkuse ula baxeen Gacalooy ma isdaadaheeyna heestan degan ee hada baxaysey iyo laba heesood oo kale oo lakala yiraahdo Cayn iyo Xamdi sadexdauba waxay soo wada baxeen hal Habeen bishii lixaad sanadkii 2009 kii waxana codka iyo laxankaba laha AHN Boqorkii codka maxamed Saleebaan tubeec musikadana waxa u tumey Bashiir Hanuuniye kzbin.info/www/bejne/fn7Sq5eGppitgbM
@Bashi869
@Bashi869 11 жыл бұрын
heesihii caanka ahaa ee uu fanaanku lahaa cida samaysay iyo cida laxanka u saartay midna ma waydiin.
@aidarusasad2220
@aidarusasad2220 3 жыл бұрын
wariyahani suaalo xumaaa
@abdiali7666
@abdiali7666 5 жыл бұрын
Wu nooga shekeyey wuxu na u aad u jecla mohaned mooge
@hidaayomohamed9784
@hidaayomohamed9784 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw
@Bashi869
@Bashi869 11 жыл бұрын
Suaalihii loo baahnaa maba waydiinayo, sida inuu noosheego fanaanku heesaha uu qoray wax kamida,ama laxamada uu sameeyay wuxuu ka xasuusto.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 ай бұрын
Mar la Arag ayuu ahaa boqorka Codku
@farhiyajamac7695
@farhiyajamac7695 3 жыл бұрын
Oky
@mali2727
@mali2727 6 жыл бұрын
heestaan soo horjoogsigeedaa malyuun hibo la siistaa waxaa tiriyay abwaan yuusuf maradoon waxuu u dhashay gobol ka gedo waxaana qaada maxamad suleebaan tubeec
@sumayaabdulle4174
@sumayaabdulle4174 8 жыл бұрын
wariye xun waye sidahdalka lodigo mayaqan ama sidalwaristo myqano
@iloveyougeeziyadasomalilan7601
@iloveyougeeziyadasomalilan7601 6 жыл бұрын
nin isla weyn ayu aha allow ku naxariiso
@abdimustafe402
@abdimustafe402 3 жыл бұрын
Dofaryw cuqqdad mun qabin sidda Wna xasuqin mu ornjirn mngaab qddwen!
@farxiyoabshir5207
@farxiyoabshir5207 11 жыл бұрын
BOQORKA CODKA SOOMALIYEED ILAHAY CIMRIGA HA U BARAKEEYO WAA WADANI DHAB AH
@omarpk4726
@omarpk4726 11 жыл бұрын
Waxaan weliba sheeko ku hayaa qudhiisu mohamed suleban boqorka codka waxaa jiray wallaalkii oo ka weyn lana oran jiray jamac. jaamac wuxuu ahaa nin aad u af gaaban laakiin markuu ku dhufto hees waxaa ku qaban yaa ilamaa maanta biis yidhaa.
@dhaqanofficial6425
@dhaqanofficial6425 11 жыл бұрын
kkkkkk...tubeec waa funny..longlife ma best fanan ever lkn wats the secret let the new guys know so you can retire cml..
@farahdahir8554
@farahdahir8554 3 жыл бұрын
AUN TUBEEC
@caanomessi7375
@caanomessi7375 6 жыл бұрын
han weynaan tiisa waxa kamida eryda uu Ku dhawaaqay waxan dhegaysanayaa qof IGA heer sareya lkn wxn dhgysan jiray moh moge lkn wxn qirayaa inuu mxamed moge kacod fiicnaa fnkiisina aan ilaa maanta uu lhyn qaladaad lkn isga ka Maxamed tuubeec ahaan fnkiisu qalald bdn ayuu yeeshey alle hau nxriisto lbadoodaba xaqiiq Dana inlga hdlo waa muhim dadka ugu raacsan reply hasiiyan
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Aniga oo ixtiraamaya Alle ha unaxariistee Mohamed saleebaan Tubeec Aniga waxa aan fanaanka ugu Cod iyo hees fiican u aqoonsanahay mohamed mooge Liibaan. Alle ha unaxariisto mooge iyo Tubeec.
@anisayasin4991
@anisayasin4991 4 жыл бұрын
Waa ninka kaliyee boqorkii codka
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 11 жыл бұрын
TALKING ABOUT M MOOGE!!! NO WHERE HE TALKED ABOUT M MOGE MARKA LAGAREBO INUU YIRI HADII AY DHACDO INAN FANAN SOMALIYA DHAGEYSTO AYAN DHAGEYSAN JIRAY LKN HASO QORIN WAXA UU KA HADLAYA M MOOGE EE ASAGA AYA TARIIKHDIISA KA HADLAY, WLLAHI TUBEC WAA NIN GOAAN ADAG WAXAN KU FARXAY SIDA NOLOSHISA UU U MAAREYN JIRAYO UU FANKA UGA DHIGAN WAX MEHERAD AH, CIMRIDHEER AYAN KU LEYAHAY FANANKA SOMALIYED EE JECEL MIDNIMADA SOMALI WEEYN WAXA UUNA OSLO U YIMID INUU KA QEYBGALO TIYARKI MUQDISHO DIB U HABEYNTIISA
@hamoodhamoodbro1038
@hamoodhamoodbro1038 8 жыл бұрын
ilaahay how naxariistu fanaanka maxamed saleebaan
@abokorabdi2791
@abokorabdi2791 7 жыл бұрын
Jeneral Sooyaal miyaan habragidir ka qaadin guryihi xamar
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@abokorabdi2791 xaaran ayeey ku qaaten
@mali2727
@mali2727 6 жыл бұрын
heestaan soo hor joog sigeedaa malyuun hibo la siistaa waxaa alifay abwaan yuusuf maradoon waa nin u dhashay beesha ku abtirsato gobolka gedo
@Bashi869
@Bashi869 11 жыл бұрын
Kaalay kuwa dadka waraysta alla nimanku badawsanaa, suaalo khasaba ayuu la qarqarayaa kan waraysanaya. ixtiraam maba lahan, fanaan wayn oo darajada uGu saraysa fanka kagaaray Somalida gudaheeda iyo dibadeedana magac kuleh in loo diro maba ahayn, fanaaniinta kuweed dhagaysataa heesahooda ood uGu jeceshahay? inuu suaasha soo celiyo hadana maanay ahayn,
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 116 М.
Wareysi Maxamed Mooge  1981
28:24
Add-Tech
Рет қаралды 53 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,2 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Halkee ayuu ka soo jeedaa Fanaanka Tubeec, Taariikh
10:04
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 17 М.
Muuqaal : Mahdi Maxamed Suleebaan Tubeec.
7:10
Maal Media
Рет қаралды 19 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 377 М.
Sugaantii Cismaan Diiriye Kulane [ Carrabay ]  iyo Heesihii Maxamed Mooge
9:05
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 15 М.