DEG DEG NIMCO NINKII DILAY WAAA KAN WUU WAALANYAHAY

  Рет қаралды 12,902

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 5 күн бұрын
Like saar & subscribe thanks
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 5 күн бұрын
Allahayoow gabadhaan ufududey salaada iyo cibadada culeyska haystana ka dulqaad iyada iyo inta lamidka ah dhamaanteen Allaha noofududeyo cibadada
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 5 күн бұрын
Sadex jeer ayay illaahay iga badbaado yay. Oo waan cararay.allah ayaa iga qabtay. alxd.
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 4 күн бұрын
Muniiro goorma ayaad soo celin iyo maahir quruxsan. ❤🎉😂❤
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 5 күн бұрын
Waa been ma waalno gabadha xaqeeda ayay. Duudsiin rabaan
@alisham3413
@alisham3413 5 күн бұрын
Abwaanka inaad jaanis uu ku hadlo siiso ayay ahayd waa nin diinta yaqaan o xushmad badan ayu ahaa 😎 Taxadarka hala badiyo telka lagu hadlayo dad baa wehel ka dhigta marmarna wuu caawiyaa laakiin qofka waa inuu hareeraha iska fiiriyo hadaba gabadhii ay la hadlaysay ayaa sheegtay hadii kale lama ogaan laheen meelaha mugdiga ah ama geedaha badan in wado gaabsi loo maro ma aha waa qatar Allah somalida iyo umada muslinka ha xafido Aamiin🙏🥰🥰
@Amineta.0
@Amineta.0 5 күн бұрын
Illaahey Hana amaansado dadkuu weysku dhexjiraan salaamaad
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 5 күн бұрын
ninka ma waalno sweden waxey ilaashane sumcada dalkeeda in la dhaho cunsurinimo lo dilay Wey qarinayaan iyo xaqeeda la duudsiiyo
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o 5 күн бұрын
Gabar dhuuban ayey ahetd haday cararto ninka baas muusan soo gaareen lkn malal mowt ayaa haayey😢
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 5 күн бұрын
Xiliga qaboobaha wadamada reer Yurub nimanka derbijiifyada si ay xabsi u galaan oo qabowga uga xeroodaan dadka ayey dilaan.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 5 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Anigu wan dagana markaan ka soo rawaxo shaqada kl. 4.30 niman xoogwawayn ayaa soo daba galijiray anigoo dama daymonayo ayaan guriga adijiray cabsi wan isgatagay meshii
@farhiyoali791
@farhiyoali791 5 күн бұрын
Aqligoo Mintida ku soo Gatay bus 🚌 ka kusooracay Gabadha ku U gaarsada Ayuu Qantas👮🏾‍♀️
@Amineta.0
@Amineta.0 5 күн бұрын
Illahoow saladaha moo fududeey Nagana aqbal inta Ku dhiban ufududeey warsalada Ku dadaala
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
inalilaah ilahay ha u naxariisto
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Wayii taydaan galin
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Nimanka niman badan oo swedish Somli wa kaligay lakin kuwa siriyan Joogay nimankn xiliga rast ga ama Xiliga nasashada wan la fadhisan jiray kaffe ga ayaan la cabijiray Malin un ban arkay nimankan midkamida oo midi jeebka kusita maalinti ayaa igu danbaysay kaffee anlacabo way lahadlijiray wan la shaqayn jiray waan iska ilalinjiray tuyar oo wadanka siriyan u dhalatay ayaa goor galab ah ayaa igutidhi maanta waxa jooga gurigena agtiisa nin swedish ah oo Dadbadan dilay oo midi haysta waxan ku idhi aaway itus bal waaba ninkii anwada shaqaynaynay wuu i salama marmar dharka kommun ayuu xidhanyahay waan isku dhar egnahay waxa kammun ka u shaqeeya dhar isku eg bay wada xidhanyihin
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Meesha wa in ad katagtaa sacada afarta iyo badh hadan katago afranta oo biira way soo dabagalijireen
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 5 күн бұрын
AAMIIN YAARABIL CAALAMIIN DHAMANTEYN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 JJIJISAAKALAAH KHAYR. SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Kayganyar waa ilmo yar
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 5 күн бұрын
Buskudoow hadal badnidaa horta dadku hakaa hadlaane ka aamus
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 5 күн бұрын
Baster baa tahay doqon yahow aan xishoonen xolaha ah
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 4 күн бұрын
Buqa dhafa qofna sacadisa maa dhafo ilahaay baa kuu sababay
@mlove3616
@mlove3616 5 күн бұрын
War racist ma aha waa qof loo soo diray cid u soo dirtayba ninkeda iyo saxibteedba ay la hadlaysayba ha la baaro qofkani haduu waalanyahay dadka dhan buu dili lahaa lkn waa qof ku soo tala galay inuu gabadhan dilo
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Niman swedish ah cusuriyi n oo muslimka diidayo
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 5 күн бұрын
Waa waalantahay wallaalkaagaa laga helaa cadaalada hala jeeno
@Jrmugabe-hq6bv
@Jrmugabe-hq6bv 5 күн бұрын
Naag weyn 4 sano ma tukan ciyaal miya musik ayaa iska dhaqaysata qurbo shalay soo gashay xitaa
@RIP-CLANS
@RIP-CLANS 4 күн бұрын
MashAllah
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Swden aad bay u kacsantahay muslimka ma rabaan lakiin sidan may ahaanjirin
@Jrmugabe-hq6bv
@Jrmugabe-hq6bv 5 күн бұрын
Qurbo dhib wadan kii dhib somali alle u maqan
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Ninwalan maha waa cunsuri
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Gabadh siiriyan eh oo muslim eh meesha kawada shaqeeno ayaan u sheegay waxan dhahay ninkan midi ayuusitaa waana nin katirsan kommun ka wan iska ilaalinjirnay wuxu ahaa kuwa cunsurta ah ee muslinka rabin markan arkay inay marka kayara waxa lagabaxaya kl.430 hadan kaboxo kl.4.00 way isoo dabagalijireen wayba iga siihoreeyenba guriga iyagoo jooga unban arkay dhawr cisho cabsi wan daganankariwayay meshii midida jeebka ayuu kusitaa markasta wuu isalama
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Reer an darisnahay de somalina wadanahay inankeegii yaraa macalimadisii ayaa gadhi jiidhsisay Madaw marbo baytidhi
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Waxan ku idhi taydan dhaman
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Meshaa waxan joogay inbadan mudo sanado ah melkale oo 30 daqiiqo ilaa aduu 4.0 daqiiqo yaabay ii direen marka xagankale way ii dhawayd lakin xagan 7.00 subaxnimo waa hiir de dhulkuna madaw bas baan raacijiray laba cisho unban arkay ninkii oo iitagayn markan buss kadagayo marka gurigi ma ii dhawa buss kale ayaaban raacay oo lakin simaraya xafadii 8 daqiiqo ama 9 daqiiqo hada kuwa kale ayuunban ku arkay yagootagan guriga hortiisa wan garanayaa nimankan inay yihiin kuwo kommun ka u shaaqeeya marka kuyar ay dhaleen nimankan midkamid ah ayaban waydiyay ilmahayar een waxwaydinaya waa swedish nimankan maxay rabaan wuxu iguyidhi mawaxadtihin kuwa muslimka ah ee argagixiso waxan idhi anigu magaranayo waxas adshegaysid somalidu wa argagixoso ayuu igu yidhi waligay maan arkin mana maqlin lakiin somali wan ahay baan idhibateeyay idhi
@Hibaaq2436
@Hibaaq2436 4 күн бұрын
Hooyaday Ban u sheegay waxan idhi hooyo wala idilaya wan cabsanaya hadalo ayaala iguyidhaa cusurnimo ah
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 5 күн бұрын
Waa leeyahay miyaarada darawalka kala socdo. Xaalada gudaha baska.
@Deeqoadann
@Deeqoadann 5 күн бұрын
Somali khoof kii dhusaa waxaay Oraan 😂😂😂ilbaa haaysa
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 5 күн бұрын
ILMAHEENA ALAAH HA U FUDUDEEYO SALADA
MURUGO  SIDA LOO AASAY NACIIMO GABADHII LAGU DILAY SWEDEN pls uducee
37:59
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 11 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
SACDIYO NINKII 32 KUN DOLLARS KA DHACAY OO POLICE KA SOO XIREEN
1:25:57
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 6 М.
DAGAAL CUSUB QUEEN CAA'ISHA & LABADII NIN EEY CARUURTA U DHASHAY  KA DHEX QARXAY
23:48
NIMCO BASHIIR AYADOO SHAQO KASOO BAXDAY AYAA TOOREEY LAGU DILAY SWEDEN MIRUGO
12:35
POLICE KA SWEDEN OO SOO QABTAY NINKII DILAY NIMCO  & FAMILY GA OO NOO WARAMAY
1:33:41
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 21 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKENA BY FARTUN HAPPY
9:14
Fartun Happy
Рет қаралды 65 М.
"Heesaha aan qaado Ajar ayaan ka helayaa" Maxamed BK
23:24
MM Somali TV
Рет қаралды 22 М.
Yasmin o ka xanajisiy yasinhalyey o maserey arimo badan kahadle
9:20
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН