Cabdi raxmaan ubaxle khayr allah haku siiyo, lacag si fudud ayaa lagu helaa, laakiin karaamo iyo sharaf si adag ayaa lagu helaa. Maanta sharafta iyo karaamada ay kuu hayaa reer soomaaliland lacagi laguma qiimayn karo, nin umadiisa karaamo ku leh ayaa xaga allana karaamo ka leh. بارك الله فيك انشاء الله
@mohammedaali-jk1kjАй бұрын
Guulayso indr waxa inagu dhax jira shaydaan badan lkn ha ka leexan Qaranimadda. Guul Somaliland
@YusufAbdi-y4iАй бұрын
Dalkani siyaasi damiir lihi ma joogo, waa meel mooryaan iyo qabiiliistayaal isugu soo habar wacatay. Waxaan. Mid keliya ayuu dalkani u baahan yahay, waana inuu ka dhacaa Inqilaab ay sameeyaan ciidamada ama dhalinyarada mustqbalkooda lagu tumanayaa. Forget about Corrupt/Qabiil elections. Wake up People. VIVA SOMALILAND.
@kinzimahamoud3393Ай бұрын
Nolow Mr abdirahman ubaxle❤❤❤
@MuxiyadinCumar-m4uАй бұрын
Ubaxle Alle ha ku barakeeyo, muwaadin xaq u dirir ah ayaad tahay aad iyo aad ayaannu kuugu hanbalyaynaa waddankaaga aad difaacayso waannu ku garabtaagannahay
@FoosiyaMaxamuud-xy2wyАй бұрын
Walee waxan ku Siiyey (Bellador) hadalkagu Sumad buu leeyahay Alle haku barakeeyo 🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅S/la,aand
Goorma ayaa shacab loo adeegay 34sano keen wax ay qabteen siyaasiyiinta oo aan aheyn qabyaalad iney u kala qaybiyaan shacabka. Somaliland reero ayaa ku daneysta
@Sam-t4p4rАй бұрын
weli waa madaxweyne ku xigeen, haddii ay taasi dhacdo, waa dembi
WARYADHA HJ WALIDA JOOGIYA ILAHAN IDINKU DHARTEE MARKAY NOQTO DNA HY BAA UMADA SOMALILAND IDINKU XIGTA WARYAADHA WALIDA JOOJIYA HY DENBI MA GLIN WAXA CAYTAMA WAXA DENBI GALA WA CIIDGALE OO LA SHAQYNAYA MUUSE WADNINA BEEN KULA DHUUQA HADABA HY MARKEEDA WAA LA DOORANAYA NIYADA KHAYR U SHEGA WALAHAY BILAAHAY DADKA DIIDAYA IN HY KURS KORTO WA QARAN DUMIS DOONAYA IN MEESHA LAGU KA DAREERO WARYADHA XAQA WA XAQ KULMIYE HADA IDINKU WAX KA HESHAN HJ WAX KUMA QABTO WAX LOO QABTAY MA JIRO TAIWAN WAXYA KEENTO XATA NAMA SO GADHO HARGAYSA LA SIIYA ADUUNKA HAYADAHA KA YIMADA BERBERA HA DHAFINA LAGU YIDHAHDA KHIYAMA MEESAHA KA SOCOTA SALADIINTAYADA WAY KA WAYN YIHIN WAX KULMIYE ISKU DIRO ABAAL MALAHA KULMIYE IYO INTA DABO NIIKISA GOOOD BYE BAANU IDIN LEENAHAY
@hargiesa_giraАй бұрын
waa ninkii lahaa u codeeya faysal Cali Waraabe!!! ma garxachis baanu u codaynaa? lama aaaminikaro garxachis oo sheegtey inay yihiin daarood. dalkana inay ku darayaan somalia ama ay duminayaan,labadaas wax ka dhexeeya machiro bay yiraahdeen.
@Dekadjama-jc1dn22 күн бұрын
Waar shacabka.ha.ceebeyn waad laweeydey
@hargiesa_giraАй бұрын
laba wachiilayaashu way bateen.
@HassanbolbolHassanbolbol21 күн бұрын
Waar moryane jihaada musse ayaa ka haleeye wana lafahmay adiga iyo inta kulamida somaliland weey katashatay adiga iyo Ibrahim caydid iyo musse waa linigaqabanaya oo isbadalka ciro iyo ka ah 14 novembre lawareegaya hoganka somaliland moryanta kula mida golka madheere ba tageesan
@nimaali1932Ай бұрын
Stop what are you talking about
@MuxuyidiinJamac21 күн бұрын
awal ufataal reerka ayay caayey.habar jaclo.
@RoblehGuelleh-g2dАй бұрын
War beenata jooji beenaale nin weyne badtahi
@hargiesa_giraАй бұрын
ninkaas waa garxachis waa chanalka wadani taageersan ee "ubaxle" hadaanan khaldamin. Madaxwaynaha in badan buu dbagaley ,wuuna cambaareeyaa markasta. waaa taageerayaashacirro een qarsoonayn! bilaaya shiig edibdaran weeye.
@muxyadiincabdi8570Ай бұрын
Beenalaha.uguxun.waa.adiga Munaafaq.fataal
@Faisa-f8cАй бұрын
No more kulmiye
@MuxuyidiinJamac21 күн бұрын
qaran mee ujabay muuse qaawiye. sharatay ayuu aniga qaaday.
Hadalkaagu aad buu u wanaagsanyahay, adoo mahadsan madaxweyne muse u sheeg in Abiy sahan u yahay Oramo sidii ay u iman lahayd Saylac amba lughaya. Hore ayuu u yidhi: Itoobia wa inay ku heshaa Badd xoog amba Xeelad. Abiy waa kha'in kuu quslaaya. Isaga oo dhul inaga haysta DDS ayuu rabaa inuu baddiina ku darsado.
@RoblehGuelleh-g2dАй бұрын
Djibouti waa dawolad jirta ee somaliland waa gobol somalia ka tirsan
@Faisa-f8cАй бұрын
Kulmiye waa la’nacay jooji cabaadka, waxaad ka xuntahay Garxajis Ayaa kursiga imanaaya, No more jegaan way burburtay, Sacad muse Ayaad difaacaysa muse jaahil Dalka halaga qabto, Soo raac Waddani jooji Garxajis nacaybka,